MASEER PART 114 || xaaladeeda cafimaad qatar aye ku jirtaa ||

  Рет қаралды 305,301

Family Sagal Channel

Family Sagal Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 324
@AbdiDaqniGodobdiid
@AbdiDaqniGodobdiid 4 ай бұрын
Gacantaada ugu raaxey salliga nabiga scw❤❤❤
@rukiaali9748
@rukiaali9748 4 ай бұрын
Scw
@AsmaAlicigal
@AsmaAlicigal 4 ай бұрын
Salalhu calahi wasalam ❤❤❤❤❤
@nafisamohamed8110
@nafisamohamed8110 4 ай бұрын
Scw scw scw scw
@HudaMohamed-kd2tf
@HudaMohamed-kd2tf 4 ай бұрын
Scw
@Fathia-26
@Fathia-26 4 ай бұрын
Salalahu calahi wasalam❤
@KawsarAhmed-u2g
@KawsarAhmed-u2g 4 ай бұрын
Aan uwada ducayno wllshen hodan illhay unaxariisto🤲🤲🤲qabriga allaha uqaboojiyo🤲
@Nusaymamoha
@Nusaymamoha 4 ай бұрын
alla xalay xiligaan oo kale wey caafimad qabtey oo rajo kalahay gaarisa lkn cawa waa meyd kuligen sas ina sugeysa inta laynoso jiro ma ogin rabi naxariis wasac ah hasiiyo inagana haynoga dabanaxariisto 😭😭😭😭
@ardomohamed708
@ardomohamed708 4 ай бұрын
Aaaaamin ale haunahariisto
@KowsarAbdulwahab
@KowsarAbdulwahab 4 ай бұрын
Amin
@HadiaAhmet
@HadiaAhmet 4 ай бұрын
ALLAHA u naxariisto 😢
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 4 ай бұрын
Allah ha uu naxaristo
@SakimohamedHassan
@SakimohamedHassan 4 ай бұрын
Team sacdiyo hadaa nahay filimkaan madaawan karno calool xanuunkiisa😢😢😢😢😢😢😢😢
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 4 ай бұрын
Ad oo weyn
@queenayan-r7v
@queenayan-r7v 4 ай бұрын
hodan wey dhimatey alh u naxariisto 😭🥹💔🤲u so duceyaa😢
@nafisamohamed8110
@nafisamohamed8110 4 ай бұрын
Yaa run MIAA
@queenayan-r7v
@queenayan-r7v 4 ай бұрын
Haa wlhi😢😢anigaa isku xafada ah😢😢
@ardomohamed708
@ardomohamed708 4 ай бұрын
Ale haunaxariisto😢😢
@SleepyBirthdayCake-om7qm
@SleepyBirthdayCake-om7qm 4 ай бұрын
Ilahy ha u naxaristo
@abas-gh4yz
@abas-gh4yz 4 ай бұрын
janatul firdooso allaha geeyo aamiin yarabi
@Zamiya884
@Zamiya884 4 ай бұрын
Ilahow walashen hodhan unaxariso 😢😢😢😢😢😢😢
@maaidaaadan8920
@maaidaaadan8920 4 ай бұрын
Nagaha waxa ugu doqonsan uguna mangabsan mida nin rer xaskisa iyo carurtisa mustaqbalkoda so babi iyey oo mel cidlaha uga so dhaqajiyay markad guri ku xareysato na wax uu ku tarayo malahan gabdhaha kartida iyo dulqadka qalbi saafi ah halkan ba waxa ka leyhy waxa tihiin lama helan Allaha idin sharfo❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@RoodadhooL_lj4ub
@RoodadhooL_lj4ub 4 ай бұрын
Team sacdiya waqtigeen sugayna 😢
@NaciimoMaxamad
@NaciimoMaxamad 4 ай бұрын
😢wan kadiyad jaway🥺
@aliugasmohamud6824
@aliugasmohamud6824 4 ай бұрын
Sacadiyo dulmiga kadaaya
@maryanxayti1293
@maryanxayti1293 4 ай бұрын
Waan sugi la ahy 😢😢😢
@AbdirahmanXirey
@AbdirahmanXirey 4 ай бұрын
Wlhi Anika hitaa team sacdiyo ayan haa runtaa. Wankaniyajawe😂😂
@muqdishogirl9244
@muqdishogirl9244 4 ай бұрын
Aniga waxay ila tahay cunuga si kastoo loo dilo ma dhimanaayo
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 4 ай бұрын
Tolow goormee miskiintaan sacdiya guulaysan
@FatxiAxmadAxmad
@FatxiAxmadAxmad 4 ай бұрын
Illahow walashen hodan unaxariso😢😢😢😢
@HassanFabaraca-mi7vu
@HassanFabaraca-mi7vu 4 ай бұрын
أ للهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وسلم ❤❤❤kusaliya rasulka scw scw scw ❤❤
@fihimaaden1611
@fihimaaden1611 4 ай бұрын
Scw
@MaxamedCalibasto
@MaxamedCalibasto 4 ай бұрын
Hodan awday nite jirta
@FarahAbdimuhamud
@FarahAbdimuhamud 4 ай бұрын
Alxm sagal xaqiiqada soo ogaanaysa😂
@ZuhuurMohamedyusufhurfe
@ZuhuurMohamedyusufhurfe 4 ай бұрын
Anoo og inay beentahay hadana calooshaa ihurisay sacdiyoy
@DekaAhmed-kk6im
@DekaAhmed-kk6im 4 ай бұрын
Sacdiyo walshed waa doqon doqon mrku kuladhashey waa sidan😂😂😂
@Deeqocaliyare
@Deeqocaliyare 4 ай бұрын
Alah ha una xariisto hogan gaabo 😢😢😢
@Keeeyf-vy2nu
@Keeeyf-vy2nu 4 ай бұрын
Illlow hodan unaxariiso😢😢😢😢
@AbdiDeksan
@AbdiDeksan 4 ай бұрын
Aan uwada ducayno walsheen hodan ilahy ha u naxristo amiin amiin ya rabi 🤲🤲
@BoqoradaRerkeenadiid
@BoqoradaRerkeenadiid 4 ай бұрын
Alla sacdiyo rabiyow ka qabo naagaha cadowga ku ah ax ax waa xanuun aad u weyn iyadoo hadli weyday bay uurka ka ooyday
@imanabdi9643
@imanabdi9643 4 ай бұрын
Naagahan qabiga naxnuujiyay sacdiyo mar wayka guulaysan inshsalaah
@Sahane-bw6ob
@Sahane-bw6ob 4 ай бұрын
scw
@Xaawo-om4rj
@Xaawo-om4rj 4 ай бұрын
Aamiin aamiin alle hanaxariisto
@SaadaMaxmed-j2v
@SaadaMaxmed-j2v 4 ай бұрын
Ar waaa oyi rabaaaaaa
@maryanshire3387
@maryanshire3387 4 ай бұрын
Maxaa ku helay 😢
@fadumogarwaan2770
@fadumogarwaan2770 4 ай бұрын
Allah ha naxariisto janatul acal ha geeyo insha Allah
@nicimaawbarakaale6839
@nicimaawbarakaale6839 4 ай бұрын
walahi sacdiyo calosha ayaa iga xanuuntay anoo og inay jilatan tahay sorry 😢😢😢
@mustafeofficialchannel3282
@mustafeofficialchannel3282 4 ай бұрын
Iimaanka lagaaqaad masiibayahay gabadh sidee ugalaysaa😢😢😢😢
@UmuMaahir-x4g
@UmuMaahir-x4g 4 ай бұрын
Yaa iga horeyo tiim sagal
@SuhuurMaxamed-v7p
@SuhuurMaxamed-v7p 4 ай бұрын
Alleh how naxaristo wllzhen hodan😢
@moniomer5160
@moniomer5160 4 ай бұрын
Sacdiyo wlleshed Waa legend wlhi❤❤😂
@Malyun578
@Malyun578 4 ай бұрын
Sacdiyo walaasheed jilicsan weeye mxay filmka ugu soo biirtay waxbaba uqaban maysee
@HAMDAFILFILO58
@HAMDAFILFILO58 4 ай бұрын
Qofkii sadexaad ahay icimaamada 😂❤
@CabdulaahiDholey
@CabdulaahiDholey 4 ай бұрын
Sagal waa ka haya
@amalali9405
@amalali9405 4 ай бұрын
Waxaa samaynaysaan aan dacwo ka nahay lama daawan karo xaasidnimo xadka dhaaftay subxaanallah kkkkk
@umuamiira5186
@umuamiira5186 4 ай бұрын
Sacdiyo sorry wllo😢😢
@SahraAli-m8b
@SahraAli-m8b 4 ай бұрын
Sacdiyow.mustaqbalkaada.bahdil.haku.iibsan.filimkaan.waa.lagugu.bahdilay.waana.sawir.waligaa.ku.daba.soconaa.xataa.hadaad.ayeeyo.noqoto.walaaleey.irsaq.haka.raadin.bahdilkaan.eeka.bax.filimkaan.mar.lagu.kufsado.mar.lagu.dilo.xumaan.oodhan.aa.buuga.laguu.galshay
@XasanXajimuxumad
@XasanXajimuxumad 4 ай бұрын
Wlh waa ruun
@fihimaaden1611
@fihimaaden1611 4 ай бұрын
Scw scw scw
@mariamroun9493
@mariamroun9493 4 ай бұрын
😢😢😢
@yasminali5763
@yasminali5763 4 ай бұрын
Sacdiyo at least qof ha unaxariisto mashruucbaba kadhigaten 😢
@Cabdifitaaxbashiirmaxamed
@Cabdifitaaxbashiirmaxamed 4 ай бұрын
Sagal qayaanooleey
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 4 ай бұрын
Nolshayda somali film yaa leedahay ma dwana kii ugu xuma baan ka dawaday uf walhay film dhan oo hal qof wada dulminaayo markiin ma arkiin noolshayda
@fariihamohamed1446
@fariihamohamed1446 4 ай бұрын
Xaarka io waxaa ka sheekynyso sudci waxy si kasty jiliin u thy savdiyo flimka waa ku bahdilnthy ereyo aanay kuwa kle isdhihin baa lgu dhahaaa ya@an😢
@BoqoradaRerkeenadiid
@BoqoradaRerkeenadiid 4 ай бұрын
Ak waa waalan rabaa
@BoqoradaRerkeenadiid
@BoqoradaRerkeenadiid 4 ай бұрын
Kkkkkk sagal caawada muusigaa ku yeeray sucdi oo leh asad waa ku jeclahay ee maqashay caawa filmka xaga sagal waa xaraabo bcse sagal waxay ogaaneysaa inay sucdi qiyaameeysay sagal,
@Waraabxoojiye
@Waraabxoojiye 4 ай бұрын
Sacdiyo walasheed waa doqon
@SharifHaji-i4d
@SharifHaji-i4d 4 ай бұрын
Horteba Sacdiyo dhuuso wa ohenbadneyd.sagal geed ku xira
@NashaadCabdifitax
@NashaadCabdifitax 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@RukiaKeyley
@RukiaKeyley 4 ай бұрын
Wapi hakina AK na mutathir why all ladeis love asat
@habonahmed-b9i
@habonahmed-b9i 2 ай бұрын
Wamerogwa ama wote asid asid
@habonahmed-b9i
@habonahmed-b9i 2 ай бұрын
Very hard druma 😢
@AyaanDaahir-zc2zy
@AyaanDaahir-zc2zy 4 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@abdullahimohamedwiire8821
@abdullahimohamedwiire8821 4 ай бұрын
😢😢😢 Calib
@IstahilAli-i1c
@IstahilAli-i1c 4 ай бұрын
sheekoyinka dhaadher naga daaya action uso badiya
@BoqoradaRerkeenadiid
@BoqoradaRerkeenadiid 4 ай бұрын
Alla ku qaad deeqooy waa dhoohan
@AymanMahad-po1xi
@AymanMahad-po1xi 4 ай бұрын
Nabad iyo nin laan😂
@najaxabdulahi1142
@najaxabdulahi1142 4 ай бұрын
Ayy anna uhoreeyo😂❤🎉plz 300knagarsiya🙏🙌
@suleimanfarahgedi
@suleimanfarahgedi 4 ай бұрын
Goormaa naagahan nabsiga Sacdiyo kasoobixi doonaa
@mariamroun9493
@mariamroun9493 4 ай бұрын
Aan uwad ducayno wllshen hooilhay
@abdishakurhassan8379
@abdishakurhassan8379 4 ай бұрын
Saw fani
@HabiibaOmar-e4m
@HabiibaOmar-e4m 4 ай бұрын
Qoftaan dusha weyn baan waxaan daawashooda u daayay iyo film aan dhamaadba lahyn
@Waraabxoojiye
@Waraabxoojiye 4 ай бұрын
Asadna waa doqon kale
@BoqoradaRerkeenadiid
@BoqoradaRerkeenadiid 4 ай бұрын
Waa run Asad Io deeqo waa labo doqon gabadha way dayaceen
@AnasCadceed
@AnasCadceed 4 ай бұрын
Filimkaba sagal iyo sucdi unacay xaasidiin foqal xaasidiin waaaye
@Shamuure836
@Shamuure836 4 ай бұрын
Sacdiyo goormay hadli😊
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 4 ай бұрын
Sacdiyo gorme guleysanee waba nacay filinkan 90 sacdiyo la bahdilaa uf sacdiyo qeybta silaca ma ku fcntahay plz boskan dambe ha jilin
@HodonSaed
@HodonSaed 4 ай бұрын
Pagab dhahada yay ka cayumin shakalaahaa please sagal
@FaadumoAxmed-o1b
@FaadumoAxmed-o1b Ай бұрын
asc mad❤❤❤❤
@RaxmocaliMaxamed
@RaxmocaliMaxamed 4 ай бұрын
Sacdio waa uxiisanay😢😢
@abdulahimohamed7877
@abdulahimohamed7877 4 ай бұрын
Waa yab
@ManiroAbdirsaq
@ManiroAbdirsaq 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@ShamisDiamond
@ShamisDiamond 4 ай бұрын
Team SacDio wn SuGeynaa Guuzha😢
@RukiaKeyley
@RukiaKeyley 4 ай бұрын
Ya rabi not make all of you pralized
@CadceedXashi-s9v
@CadceedXashi-s9v 2 ай бұрын
Saamee
@naciimaabdirahmaan2145
@naciimaabdirahmaan2145 4 ай бұрын
😢😢abeesu ninkii korsadaa u aaya sucdi abeeso
@habonahmed-b9i
@habonahmed-b9i 2 ай бұрын
Huu mchezo inatisha sana 💔💔💔
@HamdiQurux-i5d
@HamdiQurux-i5d 4 ай бұрын
Sacdiyo😥😫
@roodoarab6684
@roodoarab6684 4 ай бұрын
Sacdiyadani goormay aargoosan yaabaye
@Ayaanosman-mk5rc
@Ayaanosman-mk5rc 4 ай бұрын
Fimkan ila iyo malintii 1 aad sacdiya ladilmiya is badal mahala miya
@CadceedXashi-s9v
@CadceedXashi-s9v 2 ай бұрын
Team sagal❤😢
@MaryanMohamed-v4g
@MaryanMohamed-v4g 4 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scw
@Cabdifitaaxbashiirmaxamed
@Cabdifitaaxbashiirmaxamed 4 ай бұрын
Sagal iyo sucdi guriga sadeed ugu daadi irida guriga
@faadumoxuseenasc5193
@faadumoxuseenasc5193 4 ай бұрын
sagal khalbiweyneey weykugu macdahay caawa maxaa dhegahaagu makhleen
@Munajaamac899
@Munajaamac899 4 ай бұрын
24 saac Sacdiyo la bah dilaa uf 😂😂😂
@fowsiyodaahir4819
@fowsiyodaahir4819 4 ай бұрын
Xasuus u yeela flimka maxa waaye saan
@Cabdifitaaxbashiirmaxamed
@Cabdifitaaxbashiirmaxamed 4 ай бұрын
Sagal dhimo
@NaleeyCali-j6f
@NaleeyCali-j6f 4 ай бұрын
😂😮
@KhadanMuxumed
@KhadanMuxumed 4 ай бұрын
😊
@shukrisalah6790
@shukrisalah6790 4 ай бұрын
Uf showga sacdiyo sida loola dhaqmayo ayaan nacey
@sahroxassan6814
@sahroxassan6814 4 ай бұрын
Jahilad naa rer badiyadan filinka waa ku dheshay e naga saara gaajada waqti walbo cunto ayey ku muruntaa iyado saqiir silcineysane wan arkey wajigeda ayey kaemuqataa iney from G tahay
@DekaAhmed-kk6im
@DekaAhmed-kk6im 4 ай бұрын
Sorry
@AishaAbdisalamFarax
@AishaAbdisalamFarax 4 ай бұрын
tan intaas laga oohinsiinayo an nacyba hdda😢
@Umabushrachannel
@Umabushrachannel 4 ай бұрын
Kan filin maah naxriisa la aan
@SihaamNuur-bo9no
@SihaamNuur-bo9no 4 ай бұрын
Sacdiyo 😢
@UbaxyuusufUbax-b7o
@UbaxyuusufUbax-b7o 4 ай бұрын
Asad inte naag jecel 😅
@qamarcumar1119
@qamarcumar1119 4 ай бұрын
Uf asadow naagahan gbrta ka qabo Midn sucdi la dhahaa ninka inee run run ula wreegta u mlynaa😂naa sagaley ninka isha ku haay
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 4 ай бұрын
Horta sagaley bagad ogatay wajiga saxda ah ee sucdi
@iskufilanhadiyojre2180
@iskufilanhadiyojre2180 4 ай бұрын
Sacdiyo walasheed doqoneey ilaahey kaqaad😂😂😂
@BoqoradaRerkeenadiid
@BoqoradaRerkeenadiid 4 ай бұрын
Sagal quuso hadad qalbi ledahay sucdidaad futada ku wadataa asad kugu haaysataa iska celi, miskiinta sacdio ah haku waalane😂😂
@aminaidris426
@aminaidris426 4 ай бұрын
Filmkaan sheekadiisa uma bogin maxaa markasta Sacdiya ugu dhibantahay waa xaaladu is badashaa sacdiya bilowgii iyo ilaa hada way dhibantahay xaraarad malahan
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 4 ай бұрын
Wllhi sagal labada indhooda kudhufen lahaa mxy thy jilicsanantan deqo
@MaryaNmaxmedxasan
@MaryaNmaxmedxasan 4 ай бұрын
Team Sacdiyoh😢
@maryanshire3387
@maryanshire3387 4 ай бұрын
😢😢😢
@ubahahmed1464
@ubahahmed1464 4 ай бұрын
Ak wuu carab layay shaw 😂
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 4 ай бұрын
Waar. Xaaani. Filiinka. Mahaa. Waxaab. Looga. Jeedaa. Waxaan. Umalanayaa. Dadka. Reer. Waqooyiiga. Iyo. Baadda. Sucudiin. Ciil Shay. Fooga. Baahaaya. Ciila. Sacadiyo. Oo. Fooga.
DHOOF PART 41
17:42
Family Sagal Channel
Рет қаралды 8 М.
FILO PART 126
30:15
Abukar Mahdi
Рет қаралды 207 М.
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,8 МЛН
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 16 МЛН
Офицер, я всё объясню
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 2,3 МЛН
MASEER PART 115
21:33
Family Sagal Channel
Рет қаралды 173 М.
Daawo Riwaayad cusub saxariir jecel part 18
20:30
Qadracomdy
Рет қаралды 1,1 МЛН
MASEER PART 118 || xaaladeeda cafimaad qatar aye ku jirtaa ||
29:32
Family Sagal Channel
Рет қаралды 218 М.
MASEER PART 127
20:02
Family Sagal Channel
Рет қаралды 226 М.
Ruwayad cusub WAALI jeceyl part '1'
20:01
Somal media
Рет қаралды 578 М.
MASEER PART 119 || xaaladeeda cafimaad qatar aye ku jirtaa ||
26:45
Family Sagal Channel
Рет қаралды 223 М.
DHOOF JACAYL PART 40
20:23
Family Sagal Channel
Рет қаралды 22 М.
Boqor Buurmadow Oo Siweyn ula hadlay Ciidamada SSB Ee Habarjeclo ee Jiida
14:47
ELSAR MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 8 М.
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17