Maxaa ka dhacay Sool maanta oo kale sanad ka hor? Caaqil Cabdirisaaq Falaalug ayaa ka hadlaya

  Рет қаралды 10,313

Daljir

Daljir

5 ай бұрын

Maxaa ka dhacay gobolka Sool maanta oo kale sanad ka hor? Caaqil Cabdirisaaq Maxamed Xasan (Falaalug) ayaa ka waramaya marxalado murugsanaa oo gobolku soo maray maantana ah taariikh mar lasoo maray!★ ★ ★ Daljir KZbin Channel | Subscribe | 💕 💕 💕 | Follow us on Twitter @radiodaljir ★★★

Пікірлер: 34
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 3 ай бұрын
Caaqil cabdiresaaq maxamed xasan falaalug waa tiir adag❤
@Puntland1
@Puntland1 5 ай бұрын
Caqil Faysal Falalug wa nin HALGANKA SSC ku suntan. faisal wa aas aaseyashi SSC tarikhda wa ku xusi donta adeer cimriga alle haku dheereyo ❤️♥️❤️
@HassanAhmed-ty6xw
@HassanAhmed-ty6xw 4 ай бұрын
33 gudida ahayd iyo jamaahiirta alleha barakeeyo
@faniabdullhi3538
@faniabdullhi3538 5 ай бұрын
caqi m falalug guul❤
@abdimalikmohamed3288
@abdimalikmohamed3288 5 ай бұрын
Part 2 soo dhig wallal
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 4 ай бұрын
MAANTA SSC WAA U XOR DHULKEEDA. WAA GUUL❤❤❤
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 5 ай бұрын
Muslim kuma cabiidsamo wallaan madaxa ha kaa gooyne ⁉️‼️✍️ subxaanallaah 😭😭 Allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin barakallaah 🌺🙏
@abdiahmeddirie1643
@abdiahmeddirie1643 5 ай бұрын
Wixii ka dhacay waa La ogaa
@alisaladahmed424
@alisaladahmed424 3 ай бұрын
Kacdoonkii wuxuu socdaba 25 August, haaf qiyaame ka dhacay. Waa Dagaalkii 3xaad ee aduunka ayaa ka dhacay Sool
@engrmohamoudgeelemohamoud2303
@engrmohamoudgeelemohamoud2303 5 ай бұрын
Ragoow kibirka waa lagu kufaaye kaas hala ogaado, أللهم إنا نسألك ألأمن والإيمان
@nuradinmohamed5662
@nuradinmohamed5662 2 ай бұрын
Geesi geesi dhalay falaalug
@batulasmail8261
@batulasmail8261 5 ай бұрын
Gudoomiye Cabdi-raaq maxamed Xassan (Falaalug) Xalay ayaan niyada Ku hayey Arag wanaagsan Caafimaad ku waar SSC guul waarto Inshaa Allaahu
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 5 ай бұрын
ilaahay idinkama soceliyo qabiilka mooryaanta isaaq oo weliba maleeshiyaadki isimada isaaq ba kujiray oo isaaq oodhan wuu kujiray xasuuqa
@abobasement346
@abobasement346 5 ай бұрын
ilahay idin ku mah so celiyoh Argagixisadah snm e idin ku laynaysay isir nacabkah waxaa wanagsanayd in aad kah goysan intay u gaysten dhulbahanteh
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl 5 ай бұрын
Dhulbahante sixirkii baa ka fuqay iidoor saaxirin
@Saeedahmedyusuf
@Saeedahmedyusuf 5 ай бұрын
Odaygani waa adke😂😂😂
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 5 ай бұрын
Alxamdullilaah maanta reer ssc-khaatumo wax afka u soo duubanaayo oo dadkooda wax galka ah dilaayo markaana dhahaayo lama yaqaano wax diley ma laha.
@AbdirishiidYasiin-sz7br
@AbdirishiidYasiin-sz7br 5 ай бұрын
Caaqil kgu maaalnay
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 5 ай бұрын
caaqil noolow adigo caafimaad qaba
@hannanhappy4746
@hannanhappy4746 5 ай бұрын
Idoor dabacayuun wa in an la nasin waxa fican in hada la weraro
@HassanAhmed-ty6xw
@HassanAhmed-ty6xw 4 ай бұрын
Kuwa dadkaa laynayey ee bahdilayey kuwo ayaa ag fafadhiyey waa iska caddayd in ay sheeko qabiil iyo la adeegsadayaal damiirlaaweyaal ah meeshu ahayd ahayd
@ayaansaleeban5109
@ayaansaleeban5109 5 ай бұрын
Kaadib allaah mukuxisaabayo miyaa
@batulasmail8261
@batulasmail8261 5 ай бұрын
Gacan gudhiiglayaashi waa lala xisaabtami intaas Kuma dhamaan wixii ay gaystay SNM
@gedefletv6049
@gedefletv6049 5 ай бұрын
Ayaan adeerkaa muuse juudaan ayaa gacan ku dhiigle ah waana lagusoo maxkamadaynayaa caacda jooji
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 5 ай бұрын
Maxaafa iiday nabad waxdhamy majiree raguunbaadhintay wajiba ciidanku waa isdifaacaye halmaalin kuma weerari
@cbdalesahal558
@cbdalesahal558 5 ай бұрын
Wali mahdlaysan wajiigiiba idin gubtey ubnu guumed
@gedefletv6049
@gedefletv6049 5 ай бұрын
Hasan dulmigii adeeradaa wadeen markii layska geshay oo la fashiliyey ayaad ooyaysaa Akhlaaq yeelo
@ysooyaalka6172
@ysooyaalka6172 5 ай бұрын
Tallaabo kasta oo Somaliland qaadayay mudadaas Alle wuu fashiliyey. Tallaabo kasta oo SSC qaadayna Guul ayey ahayd inkastoo mararka qaarkii samirku nagu yaraa oo aan rabnay inaan Goojacade ku yaacno.
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 5 ай бұрын
caaqil kugu maalnay adiga iyo 33sodankii xiliga adag nagala soogudbay ee qaatay waxaanu rabnay ee diiday waxkasta oo loosoobandhigay ee baahidii shacabka fuliyay idinma ilaawi doono taariiqdaa idin xusidoonta waayo waxaad diideen laaluush kasta oo la idiin soobadhigay afkayaal
@zayn2864
@zayn2864 5 ай бұрын
War isaaq dheh land kaga ma aqane
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 5 ай бұрын
Kacdoonkii imisaakaga dhintay yaaduraacaysa kuwaa
@NatNaught
@NatNaught 5 ай бұрын
Kuwisodulay ba ilaahay xisabinayaa odilkabilaabay argagixis o
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 5 ай бұрын
HASSAN SHARMUUTADII KU XAARTAY WAYDII SU AASHAA😂😂😂😂😂
#ChatGPT & Co - wie intelligent ist KI? | Harald Lesch, Marco Smolla & Hannah Bast
1:38:15
Raila: Be aware of the WRATH of history
23:42
Herman Manyora
Рет қаралды 16 М.
ОДИН ДЕНЬ ИЗ ДЕТСТВА❤️ #shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 9 МЛН
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 5 МЛН
NAJMA NASHAAD XARIIR AXMED ama SULDAAN SEERAAR MiD KALiYA DOORO
18:41
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 555 М.
WARAYSI XASAASIYA FAYSAL FALALUG
24:32
Mohamed Bidhaanshe
Рет қаралды 12 М.
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Madxafka Diinta
Рет қаралды 71 М.
Islamische Bildung - Dr. Ali Özdil | UNITYSQUAD Podcast #26
2:17:08
ОДИН ДЕНЬ ИЗ ДЕТСТВА❤️ #shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 9 МЛН