Qaadku waa cadawga ugu wayn ee aynu leennahay, marka shaydaanka la ga yimaaddo. Qaadku waxa uu u daranyahay Cuudka, cibaadada iyo caafimaadka, Cibaadada ayaa ugu daran, cuudka iyo jeebka qofkana wuu la dagaallamaa oo lacag aad gubayso oon shilin kaaga soo noqonayn weeye. Haddii aad isticmaaasho inaad iska dayso ama iska yarayso ayaan kugu la talin lahaa saaxiib iyo walaal.
@AdarDaher-f5h2 күн бұрын
Xeerki raaga u yaka Mr awaleh
@yaasiinhassan2127Күн бұрын
Ilaahay inta cunta ha ka soo hadeeyo waan cuni jiray waanan fahmayaa dhibkuu leeyahaye uu ku hayo inta cunta
@nim5-r1vКүн бұрын
Waxan aaminsanahay inu halgankaasi gayiga soomaaliyeed qaad ka joojin doono ee Cawaalow halkaa kasii wad dadaalka.
@mohamedmuhamud6605Күн бұрын
Gacan mooryaan ayuu halis u yahay
@abdisalaamizaaq7740Күн бұрын
Ilaahyba mahadle iga joojiyay qaadka ilaahyna iguma celiyo
@abdihafidali75952 күн бұрын
First one 😂💯
@MedaliGireКүн бұрын
Odeygan si dhab ah ayu aqligisa qadka waxyeladisa u Abaarey
@fardowsaabdi334Күн бұрын
Abuukar Cawaale waxuu bulshada Soomaaliyeed u qabtay howl dhaxal gal ah gaar ahaan reer uk. Anigu dhowr jeer baan ka qayb galay wacyi gelin tii uu bulshada u hayey. Waxaan kaloo marqaati ka ahaay markii qaadka la joojiyaan is bedelkii ku dhacay raggii Soomaaliyeed taasoo ahayd in raggii a shaqo tageen.
@mohamudhirsi2502 күн бұрын
Ninkan wa stupid gabadh maskin ah Dubai ku nool bu ciyal ku inkiray wa nin xun waxan wuxu ka dhigtay business lacag bu ka sameeya wa xarif war ciyalkada daryeelo oo xaqa carurtada iska bixi
@saidmirehersi174Күн бұрын
Waaaw wllkeey/adeero kheyr Allah ha ku siiyee ha dambaabin oo qof ha caayin (stupid) waa caay mana kuu banaana lkn waa u aqli celinkartaa waa dacweynkartaa iwm igana raali noqo adeero. Haddana ogoow ninkaan ma garanayo Adigana kuma garanayo
@mohaabdigeelle9034Күн бұрын
Adeer malaha qoftaasi waa walaasha oo carabaha ku rintay cidii wax ka dhashay raadi wadadu waa kaa khaldantahy ninkaan waa nin sharaf leh oo danihiisa iyo caruurtiisa horay ugu shaqaystay ee adiga yaan lagu uurayne caacda meesha ka tag stupid