Maxaa Keeney in la Burburiyo Hantida Haldoorka Reer Awdal

  Рет қаралды 2,671

AyroTV

AyroTV

Күн бұрын

Haldoorka reer Awdal iyo hantidooda ayaa noqotey mid uu maamulka Hargaisa la dagaalamayo
Join this channel to get access to perks:
/ @ayrotv
XOGTA SOOMAALIDA MAANTA IYO AFKA SOOMAALIGA
Somali Cultural and Social Anthrapolgy

Пікірлер: 20
@Abdisalaanahmed2011Muxum-vk3ix
@Abdisalaanahmed2011Muxum-vk3ix 3 күн бұрын
Ok good suxufi ini reer mude
@CabdiAadan-z1d
@CabdiAadan-z1d 3 күн бұрын
Aadbaad umahadsantahiin wll dagaal diyaar baan unahay laakiin Hogaan baan sugaynaa
@Abdisalaanahmed2011Muxum-vk3ix
@Abdisalaanahmed2011Muxum-vk3ix 3 күн бұрын
Ok good awdal state guul gacmaha isqabsada soomaroonow salaan lamida
@Cirroole
@Cirroole 2 күн бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل Eebowaynow Guul
@abdiahmed9094
@abdiahmed9094 3 күн бұрын
Waxaa keenay gunnimada iyo xiniinya la'aanta😢
@queensahara5735
@queensahara5735 3 күн бұрын
BOORAAN HADIIMO HA QODIIN HADDII AAD QOODO HA DHEERAYN KUUDHIICI DOONTEE NA MOYEE . ISSAAQ ISAGA IS BUURIYEE, CIID UU EERSAAN MAJIIRTO.
@roadahmed766
@roadahmed766 3 күн бұрын
I feel bad for Awdal people walaahi
@CabdiAadan-z1d
@CabdiAadan-z1d 3 күн бұрын
Faysaloow wadmahadsantahay Saad komantigayaga udhagaysato xornimana inyar bay inoonirtaa
@halimjiomohamed2678
@halimjiomohamed2678 3 күн бұрын
Raganimo Maxaa helay gobonimo ayaa dilay aawey geesiyaashii gaarida cisayn jirey gef haduu ku dhaco dumar ama aalagaasiro ragu waa ka gubanjirey gabadh oohinteedana geeri buu ka xigijirey
@nasserhassan3023
@nasserhassan3023 2 күн бұрын
Waa in lalayaa horgalada
@chirdonandamaantime8800
@chirdonandamaantime8800 Күн бұрын
Samroon waxa ubahayin wada jir waxa lobahayaya ina horgalayasha layoyo ka igu xiga Galahad bilaabo
@a.j2428
@a.j2428 2 күн бұрын
GABAYBAA YIRI KACOO DHIDIDKA RIDA WAA INTAASAAD DHAIMANBA WAYDAANE
@nasserhassan3023
@nasserhassan3023 2 күн бұрын
Diyaar baan u nahey inaan snm dhulkeena kasarno oo in aan ladagaalano
@nightmarebutittrandahmeedr7296
@nightmarebutittrandahmeedr7296 2 күн бұрын
Reer.awdal.haldoorkoodu.matusmaa
@NuuraMaxamed-gi4zr
@NuuraMaxamed-gi4zr Күн бұрын
Waar ninkan saajin layidhaa ee bilaa aqliga ee intujogay boqolka ceebood usoo hoyay samaron hala rido
@hajii2033
@hajii2033 Күн бұрын
waa been
@hajii2033
@hajii2033 Күн бұрын
tuug tuug beenale beenta jooji
@elhanweera2435
@elhanweera2435 3 күн бұрын
Wa been
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 12 МЛН
Men Vs Women Survive The Wilderness For $500,000
31:48
MrBeast
Рет қаралды 97 МЛН
Teaching a Toddler Household Habits: Diaper Disposal & Potty Training #shorts
00:16
UGU DAMBEYN CABDULLAHI WARQADII MARKAN TUSAY FARAXAD AYUU LA ILMEYAY
12:04
دعوات مجهولة المصدر لتنظيم وقفات بمدن مغربية
39:08
حميد المهدوي Hamid Elmahdaouy
Рет қаралды 716 М.
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
Dhallanyarada Soo galowga oo hablihii Maraykanka joogay ay ka daba dhaceen.
19:24
QURXINTA XAFLADAHA IYO MAXAMED MACLOW NUUR
7:49
HANOOLAATO
Рет қаралды 8 М.
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 12 МЛН