MAXAA SABABAY WAJIGAYGA INUU BARARO TIMO BEERASHADA KADIB..!!!

  Рет қаралды 42,119

Kamaal Abdul

Kamaal Abdul

Күн бұрын

INAAD NAGU SO BIIRTO DHIIRO GELIN BAY NO TAHAY : Share Like & Comment
Snapchat: kamal.abdul
Instagram: kamal_abdull
Facebook: kamaal abdul
Tiktok: kamal.abdul
THANK YOU FOR 400K
CAN'T WAIT ⏳HALF MILLION🥰

Пікірлер: 107
@xogtaqarsoonchanell3840
@xogtaqarsoonchanell3840 2 жыл бұрын
wuuna ku jeclaah wuuna ku soo ducayan jirey adigoo aduunka joogin cidkale maahan waa nabi maxamed scw❤🕋
@fahadhassannuur7329
@fahadhassannuur7329 2 жыл бұрын
Salalaahu caleeyhi wasalam😍
@kowsarmohamuud6396
@kowsarmohamuud6396 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 2 жыл бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤🤲☝🕋ﷺﷺ
@fahadhassannuur7329
@fahadhassannuur7329 2 жыл бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam
@wllmaanka9251
@wllmaanka9251 2 жыл бұрын
The beat person ever The most knowledge able and most shine all created prophet Muhammad scw scw (NNKH❤❤💯🕋✅✅)
@walalzakigamer2257
@walalzakigamer2257 2 жыл бұрын
Bilaal bulshaawi Allah caafiyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@EngAliDaYax
@EngAliDaYax 2 жыл бұрын
Aamin 😪
@EngAliDaYax
@EngAliDaYax 2 жыл бұрын
Masuul sare Subscribe isaar kheyr Allah kusiiye 😍 👍
@hanahana5548
@hanahana5548 2 жыл бұрын
Amiin
@walalzakigamer2257
@walalzakigamer2257 2 жыл бұрын
@@EngAliDaYax kuu saray 🥰🥰
@mohamedabdullahi3187
@mohamedabdullahi3187 2 жыл бұрын
Kamal ,sxb muuqaaladii aad soo dhigtay ee aad uga hadleysay waxyaabaha dhaca ,marka Timaha la beerto waa arin fiican maxaa yeelay dadka ayaa wax badan ka fii'daya Arimahaas Soomaalida wey ku yaryihiin , waxaana keenaya aqoon yari iyo arimahaan oo nagu cusub Mahadsanid walaal Kamaal guuleslyso.
@nimaismael7104
@nimaismael7104 2 жыл бұрын
Mudane asma poqoradeeni soo fariisi ❤❤
@hooyomacan3073
@hooyomacan3073 2 жыл бұрын
Team Kamal Abdul Marnaba Noo Hoos😇🥰🥰🥰🥰
@barwaaqo_channel
@barwaaqo_channel 2 жыл бұрын
Asc wllo qali Iso Booqo KZbin channelkayga 😍
@haliimasacdiyo1576
@haliimasacdiyo1576 2 жыл бұрын
Ayyyy Welcome Back sit Kamaal Abdul Asmana Noo keen wn uxiisne🥰🥰
@kingsamir2542
@kingsamir2542 2 жыл бұрын
Kamal Abdul best somali KZbinr
@abdullfree6378
@abdullfree6378 2 жыл бұрын
Aniga aa soo bertay wax dhibata ah malahan, xannunka lashegayana waa mid aan saas uweenen, sppto ah manta qorral aan qoroyaa kamalna muqaal uu sameyoya marka mahan mid saaid ah, 10 sep 2022 aan pertayna😋
@mahadgooraa9974
@mahadgooraa9974 Жыл бұрын
Sxb xagee ka beeratay
@amirabdala5127
@amirabdala5127 2 жыл бұрын
Kamal sxb somalida waa iska war badantahay hada ani timahayga hadaan wax yar ka dareemo oon kharashkeedina haysto waan beeranaa wlhi waayo timuhu waa quruxda 2aad ee qofka bini,aadamkaa ta 1aad ayaa wajiga lagu sheegaa marka sxb nala soo socodsii xaalad walbo cause waa horumar
@abdiwalicirro4383
@abdiwalicirro4383 2 жыл бұрын
Kamaal Goormuu Chines noqdey is dhhay wlhi sawirkaa markaan ku arkay Facebookga😅😁
@amiisha.d.dsingle2545
@amiisha.d.dsingle2545 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@abdimodel6539
@abdimodel6539 2 жыл бұрын
Kamaal sxb wa mahadsantahy horey usoco
@bashiirgaabanehashi3145
@bashiirgaabanehashi3145 2 жыл бұрын
Kamaal sxb Asmo aaway
@umucayuuni1459
@umucayuuni1459 2 жыл бұрын
Maasha allaah kamaaloow horey usoco👌👌👌👌👌💕💕💕💕💕
@nasrim8341
@nasrim8341 2 жыл бұрын
Cabdinasir sola waa nin waxbartay timo labeerto hadii ay cafimaad yihiin asagaa beeran lahaa waa nin aqoonleh luqado badana kuhadla marka uma ciil qabo wuxuu ogyahay inaysan faido lahay ee abowe alle hakuu sakhiro
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 2 жыл бұрын
Asc walalehey chanelkeen Soo booqda kheyr Aduun & mid Aaqiro Allah idinsiiyo insha Allaah🥰🤲💜
@suususharaf7353
@suususharaf7353 2 жыл бұрын
Kamaal khalad baad ufahatay ee bararka ayuu kuleyahay ilahay haku cafiyo ceeb ma aha ee waa duck cadi iska dhig
@luulsabriye3421
@luulsabriye3421 2 жыл бұрын
Ma arkte si kajin eh ayu ugu jwbay odayga kamal xnaq lee kaso horeeyo bisinkah
@ikranhassan402
@ikranhassan402 2 жыл бұрын
Kamalow sxb cajiskan maxa waye 500coming soon sxb video kalakacsan sosami nacasya how 😂
@amiisha.d.dsingle2545
@amiisha.d.dsingle2545 2 жыл бұрын
mashallah sidaada ku qurux tahay ku qanac
@oscarlyrics6767
@oscarlyrics6767 2 жыл бұрын
Aniga islahaa beero Markan arkay kamaal ayaan lafhyg ubaqay
@c.ronaldochenal8862
@c.ronaldochenal8862 2 жыл бұрын
maxaa naga galay bararkaaga yaan!
@qalanjoqurux7910
@qalanjoqurux7910 2 жыл бұрын
Mansha alah hadabo cafimad qabto alxamdulilah horay usoco
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 2 жыл бұрын
Masha Allaah💜🤲🥰
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 2 жыл бұрын
Mshallalah walkal
@sahra7553
@sahra7553 2 жыл бұрын
Maashaa Allah
@cabdilaahimaxamed9610
@cabdilaahimaxamed9610 2 жыл бұрын
Abowe asma Away nosofadhisi wan uxisaye
@rayaanahmed
@rayaanahmed 2 жыл бұрын
Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 11k i gaadhsiiya fadlan fadlan 😭😭🙏🙏
@maxamedcarab1705
@maxamedcarab1705 2 жыл бұрын
Kamaal sxp qaali su,aal ? Timaha markii la beero miyay baxayaan oy dheeranayaan mise inta lagu beeray ma dhaafayaan
@mrsaidmoha8097
@mrsaidmoha8097 2 жыл бұрын
Marka saxipow marada hada madaxa ka qaad
@cubeyda
@cubeyda 2 жыл бұрын
Effect la'an ma ahan madaxa wxa jiro xidido ka yimado taranka
@umumucaad6196
@umumucaad6196 2 жыл бұрын
M.a
@hothozuzu1405
@hothozuzu1405 2 жыл бұрын
asma meeday kamaalow
@updihamiid1283
@updihamiid1283 2 жыл бұрын
Pro qofka timaha ku beeray asiga xitaa bidaar ayuu leeyahy 😟 wa mxay sababta asi u abuuran wayay zxp fikir hal 👍
@Amiira96
@Amiira96 2 жыл бұрын
Wuu shegay ma dawan miyaa wlshey Koley qofkii sfcn vediow yasha dhameysto ayaaa fahmi karo
@nimaismael7104
@nimaismael7104 2 жыл бұрын
@@Amiira96 😂ha ku laydhin dee inuu la hadlo ayey rabtaaye 😂😂😂
@mahdimo6276
@mahdimo6276 2 жыл бұрын
@@nimaismael7104 haku laydhin maxa wye 😆😂
@nimaismael7104
@nimaismael7104 2 жыл бұрын
@@mahdimo6276 🤣🤣ha ku daadin ama ha ku cadayn kaad utaqaan ba🤣
@mahdimo6276
@mahdimo6276 2 жыл бұрын
@@nimaismael7104 ree xamar ahy ani haku daadin u aqaanaa 😄🥰
@axamedharuuse6057
@axamedharuuse6057 2 жыл бұрын
Kamaal waji maxaa kagacay
@EngAliDaYax
@EngAliDaYax 2 жыл бұрын
Masuul sare Subscribe isaar kheyr Allah kusiiye 😍 👍
@roda6729
@roda6729 2 жыл бұрын
Wankusalamey kamal
@ridwaancali2431
@ridwaancali2431 2 жыл бұрын
Kamaal aad iyo aad ayaad qalbi furan tahay maxaa yeelay dad badan ayaa afgooye kudhashey weyna inkireen wallaahi qof afgooye xasuusto adilee ka arkaa
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 2 жыл бұрын
Abdnasir sola wa nin wax bartee
@dyqx___785
@dyqx___785 2 жыл бұрын
Hhhh aaway kuwii madaxa xiranaa 😅😅🤣
@malkacadeymalka5499
@malkacadeymalka5499 2 жыл бұрын
Pro natus timaha
@qalanjoqurux7910
@qalanjoqurux7910 2 жыл бұрын
Naag guurso markasa ogane darenka inu kaqaday amo
@mohanidaamiye8130
@mohanidaamiye8130 2 жыл бұрын
Micno darada naga dhaaf wajigaaga xaa naga galay
@zamzamhassan9820
@zamzamhassan9820 2 жыл бұрын
Kamaal enjoy prank soo sameey
@maarizacadeey6142
@maarizacadeey6142 2 жыл бұрын
Timo berasha hady fcn thy mise cafmd ahaan fcnthy ninka tintada kuberayo asga ayaa beran lahaa marka bro ilahy cfmd haga dhigo
@sadioali7329
@sadioali7329 2 жыл бұрын
Baraarka waa caadi walalkey sameysty saas u bararay
@daauudburcaawi1151
@daauudburcaawi1151 2 жыл бұрын
waxa laga yaabaa inaad xasaasiyad lahayd
@hothozuzu1405
@hothozuzu1405 2 жыл бұрын
meeday dumashideen asma
@haashimyare1466
@haashimyare1466 2 жыл бұрын
𝕨𝕒𝕔𝕒𝕝𝕖𝕪𝕜𝕦𝕞 𝕤𝕒𝕝𝕒𝕒𝕞
@mohakhader2649
@mohakhader2649 2 жыл бұрын
Inta camerada ka maqantahay madaxa waxbo haku xirin walal we sikanesa tinta hore
@sacdiyoraaxo7552
@sacdiyoraaxo7552 2 жыл бұрын
Su aal ayaan qabaa qofkii igu dhaama ha iiga jawaabo kamaal timo soo awal malahyn yacni food baan ku arki jiraybee maxaa qaldan 😊
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 Жыл бұрын
Salaxyo dheer ayuu leeyahy oo timaha markey badanyihiin la fahmeynin lkn markuu jaro bidaar caadi soo bexeyso anigaaba leh markan timo leeyahy laima dareemayo lkn markan dhulka dhigo caadi bananka u imaanee
@sacdiyoraaxo7552
@sacdiyoraaxo7552 Жыл бұрын
@@salaaniofficial5654 haaa sax waan yaabanaa shukran wllo
@nasser-1429
@nasser-1429 2 жыл бұрын
Sxb Asma Noo keen de Soo fadhiisi iyadaan ku haysanaaye😂
@HIIGSI9
@HIIGSI9 2 жыл бұрын
𝗣𝗹𝗲𝗮𝘀𝗲 𝘀𝘂𝗯𝘀𝗰𝗿𝗶𝗯𝗲
@ayaanleabdulleali9937
@ayaanleabdulleali9937 2 жыл бұрын
suunka muusan xiran wa ina xirata ee ninkan hadafku laha wa gaaray vius badan ayu noloshiisa riski u galiyay
@Sheeko-Sheek0
@Sheeko-Sheek0 2 жыл бұрын
taaasina waa macquul🤣🤣🤣🤣🤣
@GaraadAbokar
@GaraadAbokar 2 жыл бұрын
Bararka madaxa waxaa keeni karo inu qofka sigaar Cabo ama shiishad. Ugu yaraan waa inuu isbuuc jojiya ka dibna operationka galaa 👍🏾
@ayaanleabdulleali9937
@ayaanleabdulleali9937 2 жыл бұрын
beenale ani madaxa wa ibararay walikayne sigar ma cabin shiishadne sido kale
@quenmasbal9558
@quenmasbal9558 2 жыл бұрын
Farmaajo ma bararine
@fahiimaqurux5103
@fahiimaqurux5103 2 жыл бұрын
Walalow gabodi miya tahay dadba isku qabsade sojwb
@maanali7596
@maanali7596 2 жыл бұрын
Muxuu beerta timaba kumayaalaan xagee looga soo jarayaa
@Sheeko-Sheek0
@Sheeko-Sheek0 2 жыл бұрын
from shuunka🤣🤣🤣🤣🙌
@ibtisaanbeutychannel2657
@ibtisaanbeutychannel2657 2 жыл бұрын
Waraya savannii noo keen asma waa ku sidee Mise waad naga qarsatey 😂
@fatumaahmed9105
@fatumaahmed9105 2 жыл бұрын
Abowe timaha markaste wax hakuxirin wlh is not good
@CaluusheShow
@CaluusheShow 2 жыл бұрын
Wax walbo aqri Ani turki go,aan ayaan ka gaaray😆🤣😂
@caaishoqaasim5135
@caaishoqaasim5135 2 жыл бұрын
Ninka kuubera tusale ma unoqonayo miya asiga xitaa wuukararay sawirka natustay lkin adiga xoga wuukaronaa
@zamzamhassan9820
@zamzamhassan9820 2 жыл бұрын
tik tok dadka weey ku aqoonsan wayeen markii lakeenay video
@abdirisaaqziyaad3965
@abdirisaaqziyaad3965 2 жыл бұрын
Kamaalow Nin Asaga Bidaar Leh Maa TinTa kuu Beeray Dhibkaaga MaYaro😂
@queendahir1096
@queendahir1096 2 жыл бұрын
🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️
@roda6729
@roda6729 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk
@ubahabdi6315
@ubahabdi6315 2 жыл бұрын
solo kaliya maxaa usoo qaadatey mida kle qorax majoogtid miyaa ma adaaba xariif iska dhigey baacow
@barwaaqo_channel
@barwaaqo_channel 2 жыл бұрын
Asc wllo qali Iso Booqo KZbin channelkayga 😍
@caaishoqaasim5135
@caaishoqaasim5135 2 жыл бұрын
Adi goormee arkeysay dareenka micnaha hada leeba eheyd 🤣🤣🤣kuley aniga waxas waxba kama ogi lkin bila aadan lee kamaqlay dhahayo qaniis kaadhige aniga fikirkeyga waxey ila tahay been hadii aad naag guursato lee dareemeysa oo aad naagta micnaha qanci weyso waxan qoral lee waye caadi umashegi karo 😭🤣🤭
@mahdimo6276
@mahdimo6276 2 жыл бұрын
Admaaba saas u hadlooyo 😆😂🤣😄 qaniisnimo aaaa allahuma najinaa
@abdiazizm.hussein9358
@abdiazizm.hussein9358 2 жыл бұрын
Ninkaas ayaad isku xaalad soo marteen, Marxaladda bararka ahna wuxu kaga badbaaday Marada madow ayuu isticmaalay. kzbin.info/www/bejne/a5nIY4uKZtyiZrc
@ismailahmed1420
@ismailahmed1420 2 жыл бұрын
Kkkkk
@EngAliDaYax
@EngAliDaYax 2 жыл бұрын
Masuul sare Subscribe isaar kheyr Allah kusiiye 😍 👍
@abdiqaniali2890
@abdiqaniali2890 2 жыл бұрын
Nio ina abuurta rapa salxaa igu jira nh
@abdiqaniali2890
@abdiqaniali2890 2 жыл бұрын
Dhaqtar xage kla xiriira
@sacdiamandela1382
@sacdiamandela1382 2 жыл бұрын
War waba ku aqon wayey ila aa chanalkaga kasoo dawado wllhi😢😅
@mahameddaahir4932
@mahameddaahir4932 2 жыл бұрын
Heer uu garay camirada duurka ku qabto
@Kaldoojiye
@Kaldoojiye 2 жыл бұрын
War bal isoo qiime hadaa muuqaaladeeda ku qamacdo subscribe ha ila dhaafin👍👍👍👍👍
@faadumoaxmadxaaji971
@faadumoaxmadxaaji971 2 жыл бұрын
M.a
@ikranhassan402
@ikranhassan402 2 жыл бұрын
Kamalow sxb cajiskan maxa waye 500coming soon sxb video kalakacsan sosami nacasya how 😂
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 35 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 37 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 99 МЛН
XAAJIGA SAFIYA TUSMO OO AFKA FURTAY SHEEGAYNA CIDII GUBTAY
18:24
Awdal Media Production
Рет қаралды 4,9 М.
10$ 💵 Maxay kaaga Jaraysaa, Belarus 🇧🇾
12:52
Cadnaan Cadceed
Рет қаралды 3,7 М.
deg deg dilka loo qorsheyay laftagareen war naxdinle
11:42
Kaafiye TV
Рет қаралды 1,2 М.
صنعت شوكلاتة دبي الترند و خليت مستر بيست يجربها ! 🍫
19:47
Ossy Marwah I اوسي مروة
Рет қаралды 3,9 МЛН
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 35 МЛН