Maxaad Ka Ogtahay Habeenkii Raysal Wasaaraha Loo Magacaabey Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal.

  Рет қаралды 7,300

SAHAN TV

SAHAN TV

Күн бұрын

Maxaad Ka Ogtahay Habeenkii Raysal Wasaaraha Loo Magacaabey Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal.

Пікірлер: 10
@muxammedxasanmmm6064
@muxammedxasanmmm6064 3 жыл бұрын
masha allah waa berigii quluubta somalidu siinoolayd, Xitaa hadalkooda ayaa noolaa, waxay adeegsanayaan ereyo carabi ah iyo somali badhaxtiran.
@drmaxamedaxmed4671
@drmaxamedaxmed4671 3 жыл бұрын
😓😢😭😭😢😭😢😭😢😓😢😭ilahay ha u wada naxaristo labadoodaba ... aaamin aaamin aaaamin
@mohamedmohamoudaden757
@mohamedmohamoudaden757 9 ай бұрын
AHUN labadoodaba waxay ahaayeen Laba hogaamiye oo runti Ku dheer dhamaan quluubta soomaalida,Waxaan aad ula yaabay oo hada anan arag haddii lagu dhaqmilhaana noqolahayd Sune fiican oo madaxwaynuhu AHUN abdirashid magacaabay AHUN Raysalwasare maxamed x I cigaal,sida uu masuuliyada shaqada ugu wareejiyey Isna sida aanu markiiba uga aqbaline Ee uu yidhi wakhti i sii bal aan soo eego sida dadku madaxtinimadayda u raban iyo rayul caamku kadib uu usoo laabtay,maanshallah waa sune fiican runti alleh swt illahay labadoodaba Ha u naxariisto.
@anissaabdi8261
@anissaabdi8261 3 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto 2ba doodaba raaga dacada u ah siyaasada ee wadaniyadu kudheerayd bey ahayen🤲🤲🤲
@ahmedmohamedlukman3782
@ahmedmohamedlukman3782 3 жыл бұрын
Allow janaadad ka waraabi Amiin🙏
@saidahmed3524
@saidahmed3524 3 жыл бұрын
Allahayow u naxariiso cadowgii diley ilaa hada ayay nadaba taagan yihiin , raqba waa ku rageed maalin baa iman doonta hadhkeyga laga dido .
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 3 жыл бұрын
Waa tariikh jirta oo lasoo maray alee hau naxaristo labadoodaba
@abdikadiralihaibe3685
@abdikadiralihaibe3685 2 жыл бұрын
😪😪😪😪🤧😪😪😪😪😪😪😪😪waa laba Nin oo dacada waa wax aan so noqonayn wlhii
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 8 ай бұрын
Magacawgu wa waxay Darodku ku dileen cr
@karti-soor
@karti-soor 3 жыл бұрын
"Gob Taloqabeen ah, dhaqanyahan aqoonyahan Siyaasiin..... eebbee haw naxariisto denbigooda ha dhaafo.. Askari basbaasas gumeysi Talyaani iyo Shuuci Ruush oo jahiil ah Diinta Islamka ka fogaa, neceba afgambiyeey... Allee haw General Nuur Galaal siro badan Daaha kasii qaadday...... Madaxweyne Keli Taliye Maxed Siyaad Barre ka hayeey sidaa fashiilkii dalka 1977....
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,8 МЛН
Xog Xasaasiya oo Laga Helay Dagaalkii 1995 & Muuse Biixi oo ka warbixinaaya
13:14
Dhamays Media Production
Рет қаралды 68 М.
KHUDBAD XAAJI MAXAMED CIGAAl ALLAHA U NAXARIISTEE.
9:16
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 90 М.
TAARIIKH  KOOBAAN HALGAMAA MAXAMED XAAJI IBRAHIM CIGAAL 3
3:41
Somali National Television
Рет қаралды 9 М.
TAARIIKH 1960: Wareysi Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal u siiyay BBC
4:00
Kulankii yaabka lahaa  Aniga Siyaad Bare iyo Ibrahim Cigaal. Part 1.
17:52
Turbashaash Family
Рет қаралды 50 М.