No video

Maxamed Adam Dacar Iyo Shankaroon Axmed Sagal 🔥Iyo Heesta "IGU DHEERIDAA"

  Рет қаралды 75,734

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

🌟Heestan Waxa Curinteeda laha Iyo Laxankaba
A/ Maxamed Adam Dacar 1970

Пікірлер: 35
@mahadshire1019
@mahadshire1019 Жыл бұрын
Dadka ku murmaya fanaaniin aynaan aad u hubin codadkooda waa dadaan fan waxba ka ogayn fannanada waa shankaroon a.sagal, her early years. Fanaan walibana cod unique u ah ayuu leeyahay ee quraafaadka joojiya "shankaroon kana codmacaan sahra siyaad"
@macaashyare
@macaashyare 4 жыл бұрын
#WAAYOWAAYIHIIWACNAA, walaal ma aha Shankaroon waa Sahro Siyaad; waan hubaa 100%
@xamseibrahim6603
@xamseibrahim6603 2 жыл бұрын
Waa runta codkan ab wan ka yabaya maha codki shankaroon
@AbdulkadirMNur
@AbdulkadirMNur 8 ай бұрын
Dacar caadi ma ahayn, Jaad walba oo Fankeenna ka mid ah wuu ka qayb qaatay. Ruwaayad samayn, Curin Suugaan, Heesid, Majaajilo.
@sulemansiryaaani6913
@sulemansiryaaani6913 Жыл бұрын
WWaa dacar iyo sahra siyaad muran ha gelinina fanka
@khamisohalafo4820
@khamisohalafo4820 4 жыл бұрын
Waaw , dacar iyo shankaroon
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 8 ай бұрын
Sawirku waa sahra siyaad Lkn heestan shankaroon iyo dacar ayaa wada qaada waa sax.
@martine7191
@martine7191 3 ай бұрын
sahra siyaad weeyaan, isku magaalo ayaan joognaa wlhi.
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 3 жыл бұрын
Gabadhu waa sahra siyaad maxamed iska sax wll
@oladahmed8997
@oladahmed8997 2 жыл бұрын
Waaw eshcala. Cod dad waa dadkii hore
@adnanabdi5961
@adnanabdi5961 4 жыл бұрын
C/laahi diiriye sooraan HEESTA been iyo run SOO HEL AMA NAGA DAA WXN WAANU KA DAALNAYE
@layladhemanmaxamuud8411
@layladhemanmaxamuud8411 4 жыл бұрын
Midkamidaa heesihii murtida iyo xigmaada lahaa🥰🥰🥰🥰🥰
@mohamedomar238
@mohamedomar238 Жыл бұрын
Shankaroon axmad yuusuf iyo maxamad aadan dacar labadaba alaha daayo way noolyihiin heestaan iyo hees kale oo leyraahdo sida geenya ugub ayay wada qadeen labada hees ba aad baa loo jecelyahay waxaana iska lahaa isla dacar oo waliba laxankana saaray dadka leh sahra siyaadna waxaan idin leeyahay waad lawaydeen dacar iyo shankaroona wali waa noolyihiin lamana dhici karo.
@ambassadorahmed3608
@ambassadorahmed3608 4 жыл бұрын
Yaa salaam
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 жыл бұрын
wayo wayihii wacna bilash ulamad bixin magaca saxib yal 👋👋👋👋
@maryanali2606
@maryanali2606 3 жыл бұрын
Sahra Siyaad Iyo Dacar Dhaha
@liibaancuunsheeye1377
@liibaancuunsheeye1377 4 жыл бұрын
Woow
@khaalidbaashe8051
@khaalidbaashe8051 Жыл бұрын
M-shaafici aadan-dhakobuur ( dacar ) iyo sahra siyaad weeye wll.
@abdielmi355
@abdielmi355 4 жыл бұрын
Gabadhan waa Sahra Siyaad ee ma aha Shankaroon Axmed Sagal.
@cabdicasiiscali4993
@cabdicasiiscali4993 3 жыл бұрын
Wa maxamed aadan dacar iyo sahra siyaad ✅
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 3 жыл бұрын
Marka heestan la qaaday shankaroon fanaanad may ahayn intaas uun saxa thanks
@cabdifitaaxmahamuudaliwama103
@cabdifitaaxmahamuudaliwama103 4 жыл бұрын
Waaku mahadsantihin sida aad lyrics noogu so raacisen waxaab inka codsanaya inaad hesaha dhamantod lyrics so racisan Siiba shankaron iyo dacar
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 4 жыл бұрын
Ku mahadsanid inaad noosoo gudbiso heesaha aan nafsiyan jecelnahay ee aanu doonayno
@user-nz6lc8ou1m
@user-nz6lc8ou1m 4 жыл бұрын
🤟🤟🤟💯
@Somalia5
@Somalia5 7 ай бұрын
🪽🇸🇴🪽🤍🩵🤍
@abshircarab18
@abshircarab18 4 ай бұрын
Labada fannaan ee kala ah shankaroon iyo sahra siyaad waa isku cod eg yihiin lkn tan waa shankaroon sida ey aniga ila thy
@ahmednour3342
@ahmednour3342 4 жыл бұрын
Shankaroon maaha wa sahra siyaad
@ahmednour3342
@ahmednour3342 4 жыл бұрын
Barkhad maaha waa s siyaad
@maxameddeeq7647
@maxameddeeq7647 4 жыл бұрын
Heestaan aad ayan ujeclahay murti badan aya ku jirta
@liibaancuunsheeye1377
@liibaancuunsheeye1377 4 жыл бұрын
Abwaaan culus
@BashiirSalad
@BashiirSalad 3 жыл бұрын
Gabadhaan Soo Sahra Siyaaad maaha?
@gesiabdi7178
@gesiabdi7178 4 жыл бұрын
kkkkk war waa sahra siyaad
Maxamed Adam Dacar Iyo Shankaroon Axmed Sagal Iyo Heesta "HA ILOOBIN GOBANIMO"
13:39
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 25 МЛН
白天使选错惹黑天使生气。#天使 #小丑女
00:31
天使夫妇
Рет қаралды 17 МЛН
Qaybta 1-aad. Bilawgii nolosha qurbaha ee abwaan Maxamed Adam Dacar
18:52
ilowsha dhawida Abaayo -Maxamed Cabdow & Cadey Cali Axmed
11:11
Daud Maxamud ( Bakac )
Рет қаралды 27 М.
shamsa cumar & heestii waa salow galgacalkuye
6:12
Qaraami show
Рет қаралды 94 М.
Maxamed Mooge Liibaan Iyo Shankaroon Axmed Sagal 🔥Iyo Heesta "DIGAROGASHO"
10:24