Maxamed Mooge Liibaan Iyo Shankaroon Axmed Sagal 🔥Iyo Heesta "DIGAROGASHO"

  Рет қаралды 512,972

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

4 жыл бұрын

🌟Heestan waxa curinteeda laha
A/ Maxamed Ibrahim Warsame (Hadraawi) 1973
🌟Laxanka
U/ Cabdi kariim qaarey jiir
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Пікірлер: 171
@hanadabdullahiaden9617
@hanadabdullahiaden9617 3 жыл бұрын
Ereyada Waxaa sameeyay abwaan hadraawi waxay ku jidhay riwayadii aqoon & af garad iyada iyo heeso kale sida saxarla allah yaraxma Mohamed mooge libaan digarogasho 💔
@MohamedMohamed-zp6re
@MohamedMohamed-zp6re 4 жыл бұрын
Yaa salaam! Illaahayoow naxariistii jano ka waraabi Maxamed Mooge Liibaan. Macalin, fanaan, iyo nin rageed mar la- arag ah ayuu ahaa. Shankaroon Axmed Sagal mid ka mid ah hablaha safka hore kaga jira fanka Soomaaliyeed. Illaahay ha dhawro. Kuwa heestan "thumbs down" yidhi ma fayooba.
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 2 жыл бұрын
Mohamed moge liibaan waxa uu ahaa marlarag. Ilahay ha u naxariisto.
@zalmaalibarkhad5750
@zalmaalibarkhad5750 Ай бұрын
@@engosmanabdilahiali5056 maxamad.moge
@mohameddeeq6374
@mohameddeeq6374 4 жыл бұрын
fanaanki ugu weynaa ee Somalia soo mara abid Mohamed mooge liibaan baban Erayadii mohamed Ibrahim warsame hadraawi
@hassanawaleh843
@hassanawaleh843 4 жыл бұрын
M0
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
Waa runta
@omarosman619
@omarosman619 4 жыл бұрын
Xaqiiqdii Maxamad Mooge waxa uu ahaa boqorka codka fannaaniinta Soomaalida
@jamageelle5678
@jamageelle5678 3 жыл бұрын
Paley list
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 3 жыл бұрын
Fanaan aad u cod macaan, allaha u naxariisto Macalin Maxamed Mooge Liibaan. Lkn boqorka codka waa hal ee labo ma ahan waana boqorkii iyo abwaan Maxamed Saleeban Tubeec Allaaha uwada naxariisto ameen
@omarosman619
@omarosman619 3 жыл бұрын
@@yusufsaid2730 Walaal anigu kulama Allaha u wada naxariisto Mohamed Mooge iyo Mohammed Suleyman waxaa ila cod macaanaa Mohammed Mooge,iyaga oo labaduba nool ayaa u duubay Radio Mogadishu oo aan waagaa Ka shaqaynayey in Mohamed Mooge loo aqoonsado boqorka codka Somalia. Mohamed Suleyman Waxa uu ahaa sxbkay Allaha u naxariisto aad iyo aad ayuu u cod macaanaa.
@zizomuktaa2394
@zizomuktaa2394 2 жыл бұрын
@@omarosman619 boqorka codka waa AUN maxamed s. Tubeec lkn ina mooge asna wuu cod macanaa Allah unaxriste labadooda
@buuxciise2167
@buuxciise2167 2 жыл бұрын
@@omarosman619 aniga kugu racsan inu ahaa 👍
@applestoori3908
@applestoori3908 3 жыл бұрын
Bal dayaay ayaamuhu isku darajo maahee Allahayoow nin daacada Allahayoow nin daalina Deeqdaada ha u simin (Aamiin)
@atamayste4593
@atamayste4593 4 жыл бұрын
Alle ahbbarakeey cimri dheer iyo caafiamd na ha siiyo maskaxdii fanka hadraawi iyi hobladii waaberi alle haw naxeisto axmed mooge shankaron cinri dheer all ha siiyo
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii hadraawi laxankii c.jiir codkii m.mooge liiban iyo shankaroon
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 3 жыл бұрын
Cabdikariin waa laxan sameeye qaaliya
@Sargooyo
@Sargooyo 4 жыл бұрын
Laxanka heestan waxaa lahaa xasan garayt, cabdikariin jiir maaha.
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 3 жыл бұрын
Xasan gareyt mahaned saleebaan iyo kinsi ayuu saari jiray bakaaraha ayuu deganaa asgaga jimi saaxiib ahaayeen
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 3 жыл бұрын
Maxamed mooge taariikh ayuu kaga tegey fanka
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 3 жыл бұрын
Waa 1970kii iyo magaalada xamar. Ereyada: maxamed ibraahim (hadraawi) Laxanka: Maxamed mooge Codka : Shankaroon iyo M mooge. Alle ha u danbi dhaaafo fanaaniinta qaaaliga ah.!
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
saxib laxanka malahayn maxamed mooge cabdikariin jiir aya laha sidan jeclahay
@mascuudyusuf410
@mascuudyusuf410 10 сағат бұрын
@@buuxciise2167 xasan gareet dheh hubaal
@calicabdi5734
@calicabdi5734 4 жыл бұрын
Ala yaa cisag heestan in badan ayaan yutobka ka raadiyey laakiin iyadoo faseex ah waan ka waayey laakiin maantan helay
@ahmedhariirhassan1613
@ahmedhariirhassan1613 3 жыл бұрын
ERAYDII ABWAANKA WAYN MAXAMED IBRAHIN WARSAME HADRAAWI RIWAAYADII AQOON IYO AFGARAD
@nuuromar1261
@nuuromar1261 3 жыл бұрын
Allh ha unaxaristo Adero maxamed mooge Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin halgama
@Abdulkareem-sj6ec
@Abdulkareem-sj6ec 4 жыл бұрын
mafileyn shankaron inay waqtigaas heesi jirtay oo misana laheesi jirtay fanaanka codkiisa aan laga xiisin maxamad mooge liibaan alaha unaxaristo mooge shankaron cafimad iyo cimri dheer
@cabdisamedmawliid4810
@cabdisamedmawliid4810 4 жыл бұрын
Waxay bilawday fanka 1969 heesteedi ugu horaysayna waxa sameyay abwaan aadan tarabi
@mohamedabdiaziz5831
@mohamedabdiaziz5831 4 жыл бұрын
@@cabdisamedmawliid4810 aad iyo aad heesta "Goor iyo ayaan"
@hasanalgatra734
@hasanalgatra734 2 жыл бұрын
الله يرحم محمد موجي ليبان سوداني مره من هنا
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 4 жыл бұрын
AQOONIYO AFGARAD BAAN U QAATEY HADANAN QALDANAYN!!😃👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 жыл бұрын
Ma khaldanid waa aqoon iyo afgarad erayadii hadraawi maxamed mooge naxarius waasaca Allah ha siiyo shankaroon oo hadraawina cimri dheer IYO CIBAADO SUUBAN
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 жыл бұрын
@@shankaroonland7480 AAMIIN! MARWADA LOO MUUSOODAAY!!!
@axmedcismaan6497
@axmedcismaan6497 3 жыл бұрын
Digrogasho waa hees uu dhagax dhigay abwaankii waynaaa ee looga hadhay humaagaynta iyo farxanka mansooyinka sanadihii todobaatanaadkii abwaan maxed ibtaahim warsmae hadraawi waxaanay qayb ka ahayd heestani riwaayadii caanbaxday ee aqoon iyo afgarad waxa codadkod halaasigaa ee dareenka xambarsan inoogu soo gaadhsinaya fanaanta shakroon axmed sagal iyo maxed mooge liibaan ilahay hawnaxariisto maxed mooge shakroon hada maraykanka ayay dagantahay
@cnsirjama2217
@cnsirjama2217 3 жыл бұрын
Mujaahid maxamed mooge waxuu ahaaa fanaan soomaaliyeed fanaankii ugu codka fiicnaa ,wuxuu ahaa fanaanka kaliya ama heesaaga kaliya ee lahaa qadiyad ,waxuu ahaa aqoon yahan, macalina bare hadba sidaad u taqaano ,mujaahid maxamed mooge ,heesaha jacaylka uu qaado waxa kamida dhayl loome heesee dharartii aan ku caashaqay
@mustafe2230
@mustafe2230 3 жыл бұрын
Maxamed mooge
@mustafe2230
@mustafe2230 3 жыл бұрын
M
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 жыл бұрын
Inankayagii iyo inatayadii asli hargaysa
@somalipure8835
@somalipure8835 3 жыл бұрын
Intaa Hadaad Fahamto Fanka Soomalida waad Taqaan (Doqonkaa Nasiib Lihi. Marka ay Kudooxdee Birta Kaaladaashee Kugu Celisa Daabkee)
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 3 жыл бұрын
Doqonku intuu Ku dilo ayuu hadana kaaga tegeyaa dhib kle 😂
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 жыл бұрын
Doqon xoog leh wakhtigu kuu lagday naf kaaga kici mayso, maahmaahdii ahayd doqoni nimay ladagtay kama kacdo. Doqontii baa Laga hadlayaa laysla garanayay.
@bashiirmohamed2590
@bashiirmohamed2590 3 жыл бұрын
Heestaan waa siyaasad hadaan si sax uga hadlo gunteeda maanan dhalan wakhtigii laqaaday sidaan filayo lkn hada xaalada jirta iyo waagaas siday ahayd usku fiiriyo iyo abwaabka sameeyayba heestaan waxay ku socotaa saamlida enteeda kale marka la abaarana xukuumadii waagas jirtay lkn reer waqooyi kuma jiraan laba goorba waad igu biirin kartaan wixii iga dhimin
@naasirhirsi5044
@naasirhirsi5044 3 жыл бұрын
Waa anti
@abdihrasak
@abdihrasak 4 жыл бұрын
AHUN M Moge L Baban 😥❤️
@Inakulmiye
@Inakulmiye 2 жыл бұрын
Ruwaayada Aqoon iyo Afgarad waxaan ku daawaday Beerta Xuriyada Hargeisa 1972kii. Hardaway iyo Saed Salah. Macalimiinta Lafoole.
@califaarax4504
@califaarax4504 Жыл бұрын
Allaah ha u naxariisto maxmed mooge iyo abwaankii waynaa abwaan hadraawi oo lahaay heestaan waxa eey ku jirtay riwaayadii aqoon iyo
@amiin4299
@amiin4299 2 жыл бұрын
Marbaa waxa noolaa halgaagii weynaa ee Maxamed Mooge. Alow kuu naxariiso mar la arag baad ahayde. Aamiinta badiya mid lagu jiro alaa oge.
@jaambiir8
@jaambiir8 4 жыл бұрын
Wakaa wakaa sxb inoogu wad qaraamka AHUN yaaa waayo waayo
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 2 жыл бұрын
Erayadii abwaan hadraawi
@haybeabdullahi4228
@haybeabdullahi4228 3 жыл бұрын
ilaahey hakuu naxariisto awoowe ❤️😭🤲
@abdirahmanboqolle57
@abdirahmanboqolle57 4 жыл бұрын
Riwaayadii aqoon iyo afgarad miyaya kujirtay mise tawaawac Kolay Hadraawi baalahaa riwaayadaase Iikalsheega akhyaarey Laxankuna waaa ustaad CABDIKARIIN FAARAX QAAREY JIIR
@abdirahmanboqolle57
@abdirahmanboqolle57 4 жыл бұрын
Mahadsanid sxb WAAYO WAAYIHII WACNAA halkaad kawad hawasha riwaayadaan heeseheeda oo dhan soogele
@abdibashiahmed391
@abdibashiahmed391 4 жыл бұрын
Correct!
@maxamedfarcaano7454
@maxamedfarcaano7454 3 жыл бұрын
Diga-rogashadaadana Degdeg laygu keenayoo Anniguba darraadaa Waan soo dabaashee Innaba caadi maaha, Maxamed Ibrahim Warsame (Hadraawi), Liibaan Adduun iyo Aakhiraba Mowle ha kuugu deeqo. Muj. Maxamed Moogena Allow godka ku jannee isaguna.
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 4 жыл бұрын
2 likes 👍👍qofka labaad ayaan noqday
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 3 жыл бұрын
Iska sax laxanka cida leh, waxaa laxankaan Xasan Sabriye Afrax Great
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 3 жыл бұрын
Waa nin laxan wanaagsan xasan great
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 3 жыл бұрын
Doqon kaa nasiib le waxa loola jeeday jaalle Afweyne dabadeed waa tii Hadraawi LA xidhay
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 3 жыл бұрын
Markuu riwaayaddan sameeyey muu xidhnayn
@MohamedMohamed-zp6re
@MohamedMohamed-zp6re 3 жыл бұрын
@@AhmedMohamed-tn5yg 1973 ayaa la xidhay. Ruwaayadaa horeysay.
@maxamednuuraxmed4232
@maxamednuuraxmed4232 3 жыл бұрын
Waa hees the best one swo aqoon iyo afgarad
@aminhussein578
@aminhussein578 4 жыл бұрын
Waxay ku jirtay riwayadi aqoon iyo afgarad shankaroon marka way da' yarayd sanadki waxay ahayd 1973 hibadi fanka somaliyeed ayay nasib u heshay ee mar la araga aha aun maxamed mooge liiban
@bulahbabulah1792
@bulahbabulah1792 3 жыл бұрын
Amiin xuseen amiin zidane
@huud7497
@huud7497 4 жыл бұрын
Sxp ado mahdsan waxa ino so galisa heesta ay qaday XAREEDO ISMACIIL DUNIYO Ee aheyd WALI DAAD MA KULA TAGAY
@abdullahiguled
@abdullahiguled 2 жыл бұрын
AQOON IYO AFGARAD EREYADII ABWAAN MOHAMED IBRAHIM WARSAME HADRAAWI Rabbi ha siiyo caafimaad CODADKII AHN MOHAMED MOGE LIBAN SHANKARON AHMED SagaL
@shiilalle
@shiilalle 4 жыл бұрын
Wow wow wow waxaas ayaa hees la yiraa.
@abdiladifabdikarin
@abdiladifabdikarin Жыл бұрын
Haldoorka fanaaniinta ayeey ahayeen labaduba AHUN intii dhimatay
@cabdilaahishafeec2447
@cabdilaahishafeec2447 3 жыл бұрын
Alahayoow nin daacada Alahayoow nindaalina deeqdaada hausimin
@ahmedabdi4731
@ahmedabdi4731 4 жыл бұрын
Sixid: Laxanku Jiir maaha ee waa Xasan Giriit.
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 4 жыл бұрын
Waxayna kujirtay riwaayadii aqoon iyo afgarad
@Madadaal
@Madadaal 3 жыл бұрын
Ruwaayadii Aqood iyo Afgarad, erayadii Hadraawi. 1973 kii ayaa la dhigay.
@iswanaajetube3506
@iswanaajetube3506 4 жыл бұрын
Axyaa sawt Waa Fan sharaftii❤❤❤
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 3 жыл бұрын
Laxankii Xasan Gareyd iyo mirihii Hadraawi.
@cabasibrahim3930
@cabasibrahim3930 Жыл бұрын
Allah yaa rahma abwan keynii😢😢
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 3 жыл бұрын
Ku jirtay riwaayadii aqoon iyo AF garad 1972. Erayadii Hadraawi
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 2 жыл бұрын
Deeqah wanageey ilahay ha ii daayee xaaskayga ayaa lidhaa deeqa
@cabdixakiimcareefe1835
@cabdixakiimcareefe1835 4 жыл бұрын
Erayadii abwaan hadraawi laxankii xasan gareed riwaayadii aqoon iyo afgarad 1973 heesa riwaayada kujiray wa kuwan 1)digarogasho 2)gudcur aan cadabajirin 3)mudantii haweenkay 4)saxarlay ha fududan 5)axmed guray ma u dhiman 6)waayeel dadaw inan walanahay 7)maxan dhereg ku falaya dharku muxuu itaraya
@khabiirharnandez5664
@khabiirharnandez5664 4 жыл бұрын
Waxaan Rabay heesta Mudantii Haweenkaay iyadoo Fasiixaan dhagaysan jiray
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 3 жыл бұрын
Axmed Gurey muu dhiman ma goblamin Darwishkii
@garaadsamecali5315
@garaadsamecali5315 3 жыл бұрын
Sxb laxanki wa c.kariin faarax qarey jiiri Xasan gareed mhn
@cabdixakiimcareefe1835
@cabdixakiimcareefe1835 3 жыл бұрын
sxb inyar hadii aan idiin saxo ruwaayada waxa laxamada saaray xasan gareed iyo cabdikariin Jiir cabdikariin jiir labadan heesood ayuu laxanka u sameyey 1) waayeel dadaw inaan waalanahy 2)gudcur aan cadabajirin heesaha inta kaale xasan gareed aya laxmeyey
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 3 жыл бұрын
cabdixakiim careefe mahadsanid sxbow
@hdmovies6911
@hdmovies6911 3 жыл бұрын
Mahadsanidiin somalia 🇸🇴
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 жыл бұрын
Doqonba nasiib leh Markay ku dooxdee Birta kaala daashe Kugu crliso daabke Waxay doodi furanty Ruux kuu daraan jiray Marka aad ku digatee Xaqu kuu duleeye Illaahow u nxariso m.mooge
@aliguled2166
@aliguled2166 3 жыл бұрын
Riwaayadi hadrawi laga raacay weeye
@abdifatahabdulldayib3748
@abdifatahabdulldayib3748 3 жыл бұрын
Heeska magaciisa___diga rogasho Waa labo eray
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 4 жыл бұрын
Chanelkan kaydkii buu dhex fadhiyaa baan umalayn meelo fog fog bay gacantiisu sootaabanaysaa thanks alot
@jiijaahmed1776
@jiijaahmed1776 3 жыл бұрын
😂😂😂
@cawomohmed4250
@cawomohmed4250 3 жыл бұрын
Haa wlhi
@foosiyacali2158
@foosiyacali2158 4 жыл бұрын
wlhi heestan faseex ah maxan inabadn raadiyey iyago labadod wada qadyn
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 3 жыл бұрын
Allahayow nin daacada allahayow nin daallin ah deeqdadaada ha u simin 😅😅
@ahmetgaacir6919
@ahmetgaacir6919 4 жыл бұрын
Axmed ibraahin Aadan Dhalac
@ubeidali1310
@ubeidali1310 4 жыл бұрын
Yaa salaam
@mushtaqsaeed8773
@mushtaqsaeed8773 3 жыл бұрын
Dantu wada jir guudbay dayac kaga fogataa karti iyo dedaal baa gobanimo daryeeshee maalintii abwaanku midhaahaas samaynayay iyo maanta soomaali waa sidii iyo wixii laga cabanayay iyo dayac dhinac walba leh oo umaddan ku habsaday Dadban ayaan macnaha heesta la socon ama fahmaynba heestu waxay tilmaantay wixii markaa ka jiray soomaaliya
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Woos when of best songs
@yuusufcandurbo6495
@yuusufcandurbo6495 3 жыл бұрын
Alahayoo nindaacad alahayow nindaalinah deeqdada ha usimin cajiiib
@Abdulkareem-sj6ec
@Abdulkareem-sj6ec 4 жыл бұрын
Heestaan qofkii dislike saaray dambi buu kagalay fanka somaliyeed xitaa hadii gacantu uga dhacday mooge cod dahabi ah oo aan laga xiisa dhicin inta badan heesihiisa waxaa curiya abwaanada ugu magaca dheer somaliya maxamad warsame hadrawi iyo cabdi qays shankaron axmad sagal fanaanad aan caadi ahayn cod . asluub alaha unaxaristo mooge shankaron cafimad iyo cimri dheer abwaaniinta aan xusay cafimad iyo cimri dheer
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 4 жыл бұрын
Abdul kareem abwaanada somalia eed leedahay waxbay u curiyaan waa kuwee? adeer mooge waxa midhaha u curiya abwaanno somaliland-ders dhalad ah hush baanu ku nidhi.
@Abdulkareem-sj6ec
@Abdulkareem-sj6ec 3 жыл бұрын
@@khadarmohamed2676 adeer isku mustawe manihin groupkaaga la jaanqaad aslubta dadka loola hadlo markaad soo baratid soo gal baraha bulshadu ku sheekeystaan
@maxamedcumar1661
@maxamedcumar1661 3 жыл бұрын
@@khadarmohamed2676 😁😁😁😁😁😁😁😁 cuqdadlow
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 3 жыл бұрын
@@Abdulkareem-sj6ec MA adaa mustawe garanaya. hhhhhh carruureey! Waayo arag ka badan 30 yrs kulaalayey ehelka fanka iyo taariikhdu waa aniga soomaalia iyo soomaali waa kala laba jooji qoraal xumada iyo sheegidda wax lagaaga aqoon roonyahay.
@hilaahilaac9359
@hilaahilaac9359 3 жыл бұрын
Ax maxy xabail dad hysaa alow ku naxariito
@abdirahmanboqolle57
@abdirahmanboqolle57 4 жыл бұрын
Yaaa igasoohoreey
@hassanhussein503
@hassanhussein503 3 жыл бұрын
Asc Masuul Fadlan Heesta Cabdiraxmaan Dheere Iyo Caasha Cige Ee Garida Hawaynkay Fadlan So Gali Adigo Raaliya Mahad Sanid Wll
@cabdiganacsade8647
@cabdiganacsade8647 2 жыл бұрын
Axsan maxamed moge liban
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 3 жыл бұрын
10% baa dislike greeyey sbabta miyaa grnysaan afka lagu heesayaa ayaanu recievers-koodu soo qabanyn deetona tashuush uun baa u sanqadhaya
@qancisokukis2496
@qancisokukis2496 Жыл бұрын
Hhhhh wlee wad buufisay
@BaraxlayMudug
@BaraxlayMudug 3 ай бұрын
Xusus Wanaagsan
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 2 жыл бұрын
Sawirkuna maaha maxamed mooge
@cabdilaahishafeec2447
@cabdilaahishafeec2447 3 жыл бұрын
Aun m mooge
@mowlidabdi9904
@mowlidabdi9904 3 жыл бұрын
Dad ku waxay moo dayaan heesan jacayl Lkn maaha Waa halgan kii siyaad bare la la galay Bal Mac neeya erayga dumarkiyo caruurtu igu diir sadeen
@user-fj2tv9sh2p
@user-fj2tv9sh2p 7 ай бұрын
Erayadii:hadraawi Codadkii: mooge Shankaron
@cabdilaahishafeec2447
@cabdilaahishafeec2447 3 жыл бұрын
Jidhku wuxuu dubaaxshaa
@yuusufcandurbo6495
@yuusufcandurbo6495 3 жыл бұрын
Wawawa waayo waaayo
@cabdilaahishafeec2447
@cabdilaahishafeec2447 3 жыл бұрын
Aun muj m mooge
@user-me2ob9pd8t
@user-me2ob9pd8t 3 ай бұрын
Waaw
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 2 жыл бұрын
Waa sahra siiyad
@BaraxlayMudug
@BaraxlayMudug 7 ай бұрын
Marka Aad Marugsanatahy Xalku Aad Ayaad Uraadisaa
@OmarAhmed-jf5yz
@OmarAhmed-jf5yz 4 жыл бұрын
Hadaan 10 like ku saari karo wan sameyn kari karay. Mahadsanid walaal boggan waxaan kujeclahay fasiixa codka.
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 2 жыл бұрын
Hoy kala dhubsada waxa aad soo dhigaysiin
@mshuurshe
@mshuurshe 3 жыл бұрын
Heeso waa heesii hore fanaaniina waa kuwii hore. 🔥 🔥 🔥 ❤️❤️❤️ way oo way maanta waxaa hees somali looga dhigay waa kun kaan shilin liin dhanaan kusoo gad😡
@qadafinuur
@qadafinuur 4 жыл бұрын
Shankaroon markaas Aad bay uda yarayd sasad kugaran in uu maxamad mooge fanka ogu waynaaa Codsi heestii qalinle ee amal
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 Жыл бұрын
Erayada: Macallin/abwaan M. I. Hadraawi AHN Laxanka: C.kariim Qaarey Jiir AHN Riwaayadda: Aqoon iyo Af-garad oo ay wada sameeyeen Hadraawi, Gaariye, iyo Siciid Saalax Luuqda: Macallin M. Mooge iyo Shankaroon
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 2 жыл бұрын
Shanka roon maha
@abdiwahabashkir3369
@abdiwahabashkir3369 4 жыл бұрын
Cajiib
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Love
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Life
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 3 жыл бұрын
Cod macaan
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Like
@Chanal508
@Chanal508 3 жыл бұрын
Dad ku waxay moodayan hees jacayla lkn waa waa anti kacankii lagaga soo horjeeday waa hees sarbeeba
@AbdullahiIsse
@AbdullahiIsse 3 жыл бұрын
Heesta 1000 views oo ka mid ah malaha waaba aniga ima soo marto saacad aanan dhageysan, moodka marku iga qaldamo aan ku saxdaa
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 3 жыл бұрын
Somalia leaders are not enemy but they caigaabyo
@adamarre519
@adamarre519 4 жыл бұрын
Mala hubaa inay shankaroon tahay
@abdimagan3482
@abdimagan3482 3 жыл бұрын
Waa shakaroon
@ismailjama178
@ismailjama178 3 жыл бұрын
Heesuhu waxay macno yeeshaan marka nin walba dhinacuu doono u macneysto hadana ay ku saxmaan.Hees maaha ta mutixan ee macnaheeda nacastu garato.
@mohamedkhalif4380
@mohamedkhalif4380 3 жыл бұрын
Channelkani wuu ducaysanyahay
@cawomohmed4250
@cawomohmed4250 3 жыл бұрын
Wlhi chanelkan waa cajiib ale hadayee thanks a lot
@hdmovies6911
@hdmovies6911 3 жыл бұрын
😭
@Maeyann9
@Maeyann9 3 жыл бұрын
Wa ayo daalimku waa kee inkartu i want know
@ismailjama178
@ismailjama178 3 жыл бұрын
Waa laba waligood nool,ninba doorkiisa mar walba ku dedaalo.
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LivetionS
@aliabdi1043
@aliabdi1043 2 жыл бұрын
‏مقصود مقصود
@abdirahmanismail1726
@abdirahmanismail1726 3 жыл бұрын
Riwaayadii aqoon iyo afgarad waxay ahayd mid ka turjumaysay aqoonta iyo aqoon darada,hab masrixiyeedka waxa iska kaashaday macalimiinti Lafoole oo badnaa sida aan maqlay fikrad ahaana isku biiriyay iyagoo markaa ahaa aqoontii ummada hagi lahayd oo sida muuqatay awoodoodii iyo cududoodii aqooneed ay miisaan yaraatay lana xoojiyay manhaj aan lagu dhamaysan karin heer jaamacadeed oo ahaa Afka Somaliga oo marka Dugsi sare laga baxo hadana uu ardaygu dib u bilaabayay Jaamacad afafka qalaad ah taasoo caqabad iyo curyaanimo ku ahayd aqoontii dalka. Lama ogolayn in shacabka iyo aqoontooda gaarka ah lagu galo shaqooyinka e waxa jiray guulwadayaal iyo kacaan aan aqoon lahayn oo xamaasad iyo hanuunin loogu dhiibo shaqada inta badan dadka wax bartay way yaraayeen laakiin hadana mustaqbal saamayntiisii iyo curyaanimadii aqoontu ay taabatay dalka ayaa soo baxay marka laga reebo intii uu Ruushku gaar ahaa u fidin jiray tababarada ciidamada. Dhawr jeer ayaa dib u habayn lagu sameeyay Dugsiyada iyadoo laga saaray sanado badan halkii 8 sano dugsiga dhexe ahayd waxa laga dhigay 6 sano hadana ardaydaasi laba sano oo kale ayaa kaga luntay ololihii iyo abaarihii isku soo beegmay. Jaamacadii Lafoole ayaa hadana Laba sano lagu soo koobay iyadoo ka hor la sameeyay barnaaminkii Teacher training colage oo hadana loo badalay BB oo dugsi dhexe marka laga baxo macalinimo lagu soo tababri jiray ardayda ka dibna ay wax ka dhigi jireen Iskuulada. 1973 dhibaatooyinkaa iyo jahawareerka soo socda ayaa u muuqday dhalinyaradii samaysay aqoon iyo afgarad. Heestani waa mid taabanaysa wixii jiray. Gudcur aan cadaba jirin indhahaa cadceedoo cabsi kaa kaxeeyoo cidla kaaga wahelee labadeena caynaan hadii caad ku xidhan yahay cudud iyo laxaad kale ileen laguma ciil baxo Adimadu ma ciidmaan culays kaama qaadaan. Ruuxii curyaan ihi carabkiyo ishaarada kuma caafimaadee hadaan ceebtan igu taal ama cudurka aan qabo curuuqda iyo dhaaayaa cilmi lagu dawaynayn cadka layga jeebiyo cartir layga marinayn Badhi lay cabsiiyiyo cashar muxuu i tarayaa Cirkan hoorimaad iyo curashada daruuraha calcalyada xareedee isa soo cidhiidhiyiyo dhulkan wada cagaarka ah cosobkaa is gaadhay caleentiyo barwaaqada dhalin lala caweeyiyo heestiyo cayaaraha Hadaan calafba ii galin miyuu ii cuntamayaa.
Axmed Mooge Liibaan Iyo Xaliima Cabdi Afweyn 🔥Iyo Heesta "Cagta Saar Wadada"
5:34
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,8 МЛН
Lama Xaambarine
11:49
Tubeec Ahun - Topic
Рет қаралды 642
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 7 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 29 МЛН
Maxay Dantu Ciishay Wiiloo  Maxamed Mooge Liibaan HALYEEY
8:11
Duul Media
Рет қаралды 588 М.
Maxamed Mooge iyo Hibo Nuura - Babaygii jamaame lyrics
14:28
Rageedii™
Рет қаралды 805 М.
Axmed Mooge Liibaan Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "CAASHAQA I SOO RIDAY"
8:25
DHULKA WAA SOCDAA WAANA ,  DHAAFSANEE- AXMED MOOGE LIIBAAN
11:23
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 160 М.
Maxamad Adam Dacar iyo Hibo Nuura Maxamed 🔥Iyo Heesta "DEGMOY II SOO DUCEE"
8:50
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
0:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 7 МЛН
Matt Kills Dexter's Deer | Dexter: New Blood S1E1 | #Shorts
0:51
Clashed PR
Рет қаралды 12 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
0:30
FASH
Рет қаралды 25 МЛН
Waka Waka 😁 #funnyshorts #rianashow
0:14
RianaShow
Рет қаралды 26 МЛН