Mushkiladda Sharka | Maxay Dhibaatooyinku Adduunka Uga Jiraan?!

  Рет қаралды 22,482

Sahanka

Sahanka

Күн бұрын

Baraheena Bulshada:
Facebook: / aadansahan
Instagram: / aadan_sahan
Teitter: / aadansahan
Tik Tok: vm.tiktok.com/...
Waxa aan jeclahay aqoonta Taariikhda, Juqraafiga & Falsafadda.
Waxa aan aad u xiiseeyaa akhriska, qoraalka & Tarjamaadda.
Higsigaygu waa bulshadayda oo wada indheergarad ah.
Xigasho:
كتاب: مشكلة الشر ووجود الله. د. سامي عامري

Пікірлер: 168
@hasaniizteman51
@hasaniizteman51 4 жыл бұрын
Wxd thy runti indhaha somaliye aadna sahan wxn ku tagera sidii qof iga horeya
@koos1302
@koos1302 4 жыл бұрын
Masha allah 😍😍😍😍 KZbinrka keliyan anan ka caajisin
@jafarrashid183
@jafarrashid183 4 жыл бұрын
Aadan khadar inaan daawado wxn ku jeclaaday waqti kagama luminayo Like share subscribe ALLE HA KU DHAWRO WLL
@xidigarts4908
@xidigarts4908 4 жыл бұрын
Illaahay ha kudaayo amiin sxp
@ikraanmuuze3625
@ikraanmuuze3625 4 жыл бұрын
Masha ALLH waruntaa
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 4 жыл бұрын
Mnsh Allah Teacher ' 💖
@amazik5216
@amazik5216 4 жыл бұрын
Teacher maaha ee waa ardey 😏
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 4 жыл бұрын
أما زيقي amazik Kkk isagaa ardey isku ah laakiin anaga macalin ayuu noo yahay ileen qofkii wax ku bara hal xarafba ha noqdee waa macalinkaa 😊
@apdirasakmahamud7801
@apdirasakmahamud7801 4 жыл бұрын
Mnsha Allah our teacher
@mohamedomer1827
@mohamedomer1827 4 жыл бұрын
Masha Allah
@suhaybabdirahmanboqore3165
@suhaybabdirahmanboqore3165 4 жыл бұрын
Jasakallahu khayr dear bro aadan may Allaha bless you keep going 🙏🧠
@khadijaabdi5970
@khadijaabdi5970 4 жыл бұрын
Maanshallah kuwa lagu khasaary illaahey kaama dhigin waalidkii ku dhaleyna wey nassiib badan yihiin oo waxad tahay nin indheer garada oo garan kara baahidooda waalidka ummada na waad u faaiideysa inta wax fahmeysa cadowga allah hakaa xafido akhi fillah Maanshallah
@mohamodgaariye8864
@mohamodgaariye8864 4 жыл бұрын
Aadan sahan Macha allah
@moamein6399
@moamein6399 4 жыл бұрын
Wan dhameysan lahaa video gan waayo waa mid qurux badan lakiin wakhti igu filan ayanan haysan Alle wakhtiga haynoo barakeeyo anigana iyo inta ila midka ahba
@jacfarabdulkadirali8018
@jacfarabdulkadirali8018 4 жыл бұрын
Amiin
@apdirasakmahamud7801
@apdirasakmahamud7801 4 жыл бұрын
Mr aadam
@fataaxmj7793
@fataaxmj7793 4 жыл бұрын
Illahay baa nala jira
@teamzaki8880
@teamzaki8880 4 жыл бұрын
Allahu yaxfidik teacher
@muktarcadde6413
@muktarcadde6413 4 жыл бұрын
ustaad Allah haku sharfo
@hayaankiibilowka9893
@hayaankiibilowka9893 4 жыл бұрын
Masha Allah ilahy shaqada hakuuu fududeeyo
@saciidogumbe8068
@saciidogumbe8068 4 жыл бұрын
Masha allaah allaha kuxifdiyo adiyo dhaman bulshada musliminta iyo dhaman somalida kala daadsan
@khaalid1
@khaalid1 4 жыл бұрын
Sharku wuuu soooooo batay sababtoo ah waxa ka mid ah soomaalidii ooo ku dayatay gaaalada
@munibadam6607
@munibadam6607 4 жыл бұрын
Go ahead bro 👊💪👍
@logo7077
@logo7077 4 жыл бұрын
Ha warun waqof uqalma Alle hainamid dhigo amiin
@hassanmoalim9049
@hassanmoalim9049 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا كثيرا يا أخي
@shirwacck5582
@shirwacck5582 4 жыл бұрын
MANSHA ALLAH
@liibaanali2843
@liibaanali2843 4 жыл бұрын
Allah ha ku xafido wll
@capdiwahaapaxmed3280
@capdiwahaapaxmed3280 4 жыл бұрын
Masha Allah walaal illaahay haku barakeeyo gaadhna hankaaga waxaan kuurajaynayaa in aad
@harrykane2398
@harrykane2398 4 жыл бұрын
ilahy ha ku barakeeyo wllkeyow
@ibtisammahamed9882
@ibtisammahamed9882 4 жыл бұрын
Masha alah
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 4 жыл бұрын
teacher Aadan KhaDer Ali
@abdiqanibashir6406
@abdiqanibashir6406 4 жыл бұрын
man shallaah
@amiishahasan3936
@amiishahasan3936 4 жыл бұрын
Aadan zahan mahadznd lkn volume/codka yara kordhi plse wuu gapaN YahaY☝️
@Yaya-xy7xq
@Yaya-xy7xq 4 жыл бұрын
Thank you.
@Annaatti
@Annaatti 4 жыл бұрын
مشا الله و جزاك الله خيرا يا اخي العزيز ءادم Wlhi Aadanow cimmaamadaadad cid heysataaye majirto. Garaadka Alle hakuu kordhiyo, qofkii Aqris iyo Baarista xogaha qofkii doonaya adi hakaa shidaal qaato.
@sayidcilmi8390
@sayidcilmi8390 4 жыл бұрын
Mansha allah Mahadsanid zhp qli
@cabdixakiin4492
@cabdixakiin4492 4 жыл бұрын
Mansha allah ustaad
@zalatanka184
@zalatanka184 4 жыл бұрын
Fav channel brother hore u soco
@rizafilm2442
@rizafilm2442 4 жыл бұрын
subscribe isar an kusare
@Ahmeto536
@Ahmeto536 4 жыл бұрын
Macalin sare aadan mahadsanid
@ridwandalxiis9196
@ridwandalxiis9196 4 жыл бұрын
ILahy ciLmiga io caqLigapa haku parakeyo aadan, jazakaLahu khyr
@mohamodgaariye8864
@mohamodgaariye8864 4 жыл бұрын
Chanelkan inaga ama bulshada Leh .Chanelada kalehna Ragga Samaysta leh.Waayo chanelkan waxa uu Aadan inaga difaayacaya cadowga ugu wayn .
@sultandahirbaibars2648
@sultandahirbaibars2648 4 жыл бұрын
waa aad mahadsan tahay aqoon-yahan iyo taariikh-yahan (masonic-yahan/masonic-yaqaan) aadan-sahan iyo xaruuntaada sahanka-xogaha bur'o somaliland, from khadar xasan berbera somaliland جزاك الله خيرا،وبارك الله عليك
@guleidmuhammed5985
@guleidmuhammed5985 4 жыл бұрын
Allah yaxfidukum wlo qali from Paris France ❤❤❤❤❤
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 4 жыл бұрын
Mulxidiintu waa sun
@ZakiyaCabdullahi
@ZakiyaCabdullahi Жыл бұрын
Alle haku xifdiyo sida aad wax wax nogu ifisay alle aduun iyo aaqirp hakunuroy suaalul qabriga alle hakuu fududeeyo wllh kama daalo dhagaysigaaga mhs alle hakaa soosaro kuwo qaado wadaad qaaday iyo wado kawanaag kuwo qaado
@mustafemusse4967
@mustafemusse4967 4 жыл бұрын
Macalimu Adan sahan💪
@nimcokoosnimco1683
@nimcokoosnimco1683 4 жыл бұрын
Masha allaah xaqiiqweeyi wllhi wllo alle hakuxifdiyo
@loveryperson9342
@loveryperson9342 4 жыл бұрын
Muxuu yahay sharku cidii duunaysaa 👍👍👍👍👍saar
@xogsan895
@xogsan895 4 жыл бұрын
Aduunkan cid kale oo dhibta inaga saaraysa ma jirto ee waa waxa aynu samyno uun 😓
@rizafilm2442
@rizafilm2442 4 жыл бұрын
subscribe isar an kusare
@DALMAR123-n2d
@DALMAR123-n2d 4 жыл бұрын
Aadam khadar ALi♥️
@muslimomacalininamuslimoma9159
@muslimomacalininamuslimoma9159 4 жыл бұрын
Allaha ku xafido sxp hore usoco
@liibaanali2843
@liibaanali2843 4 жыл бұрын
Jaazaaku Allah qeer
@mursalsayed5722
@mursalsayed5722 4 жыл бұрын
Masha Allah wll Alle ha Ku xifdiyo
@sacdiyamahamed8139
@sacdiyamahamed8139 4 жыл бұрын
Mash Allah wll mahsanid Allaha kuxafido cilmigaaka Allaha kubarakeyo wllhi marwaliba iimankena iyo sabarkena ayaa inookordho Alxamdullihi Alle qofkoodono uu fahamasiiyadiinta
@hoodocabdi8263
@hoodocabdi8263 4 жыл бұрын
Sahan xagaha soo daaa asaxaabiyafa taariiikh doodii
@clraxmaansiciid9570
@clraxmaansiciid9570 4 жыл бұрын
Ustaad aadam✊✊😍😍
@calijaamac6240
@calijaamac6240 4 жыл бұрын
ما شاء الله❤❤❤
@hamsemustafe2882
@hamsemustafe2882 4 жыл бұрын
Mchallh
@abdirahmanmohamed5100
@abdirahmanmohamed5100 4 жыл бұрын
Msha allah wllo ❤❤❤❤❤❤❤❣❤❣❤❣❤❣❤❣❤❣❤❣❤❤❣❤❤❤❤❤❣❤❤❣❤❤❣❣❤❤❣❤❣❣❤❤❤❣❤❣❤❣❤❣
@suldaanabdullahi4407
@suldaanabdullahi4407 4 жыл бұрын
Mashaallah
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 4 жыл бұрын
Jasaakalaah wll Aadan
@zakariemuumin6680
@zakariemuumin6680 4 жыл бұрын
Msha alh aadan khadar cl
@FATHER00001
@FATHER00001 4 жыл бұрын
fadlan usaar like aadan sahan alle haku dhawro wll iyo subscribe aadan wll
@alibinali2141
@alibinali2141 4 жыл бұрын
Thanks wll Aadan
@muktarcadde6413
@muktarcadde6413 4 жыл бұрын
legen hore usoco
@xusenyusuf9361
@xusenyusuf9361 4 жыл бұрын
*Adrn zxb taariikhihii waan kaa sugeynaa ileen waad nagu dhaantaa dhankaase thanks*
@xamsebulkaofficial18
@xamsebulkaofficial18 4 жыл бұрын
Masha llh wll Adan
@jamiilaquruxwanaag128
@jamiilaquruxwanaag128 4 жыл бұрын
Mnsha allh alle haku barakeeyo
@sharmakemohamed5755
@sharmakemohamed5755 4 жыл бұрын
Wll aadan sahan waxa tahy teacherkygii waxa tahay nin indhaha u fura wllaha soomaaliyeed iyo aduunkaba wiixii muslimiin ah wll horey u soco waanaad noqotaa sida doodyahanka weyn ee islaamka ah ee ilahy haw dhawree kolba dalal argagixiso ku sheegayaaan oo wll aadan wxn kuu rajeynayaa in aad noqoto madax weynaha s.land inshallah si aad u noqotid sidii madaxdii guulaha weyn soo hooyey sida cibaadu diin zink nuuradiin maxmuud iyo saalaxadiin ayuub raga taariikh islaamka ku xusen wadadey mareen alle haku mariyo oo madaxada dalka noqo inshallah
@yahyealnajmi8
@yahyealnajmi8 4 жыл бұрын
Mashaallh ustaad
@daraawiishdr7250
@daraawiishdr7250 4 жыл бұрын
Mansha allah wll siiwad Dadaalka aad wado insha allah
@sultandahirbaibars2648
@sultandahirbaibars2648 4 жыл бұрын
saaxiib channel-keena sahanka-xagaha waxa aan kaga cabanayaa codkaaga oo daciif ah/gaaban fadlan saaxiib codkaaga ,volume-kaaga dalac oo kordhi إن شاء الله
@faysalali8282
@faysalali8282 4 жыл бұрын
Mashallh aadan qofaan kugu dhigo ma aan arag
@user-zw3je5jy7z
@user-zw3je5jy7z 4 жыл бұрын
Aadan sahan nin rageet
@50jir
@50jir 4 жыл бұрын
Eebe waxaan ka magan galney ilxaadnimadda iyo waxkasta oo la hal maalaba Ciqaabta maalinta qimaayo dadka bidixda laga siinayo kitaabkooda iyo mulxidiintaba , shaki bixintoodaba waxey kujiraan suuradda 56 suuratul waaqica( الواقعة) aayadaha 41 ilaaaaaa 89 sifiican tafsiirkooda u dhageyso si aad cadaabka alle ugu digtoonaato oo aadan shirki ugu dhicin iyo si iimaankaagu u xasilo waxaana kudhex aayadahaas xujo furyaalo badan wa bilaahi towfiiq❤ ogow waxkasta nolosha quseeyo kitaabka qur'aanka ah iyo axaadiithta bey kudhex jiraan ee diinta hala barto cidna kaama xigto ee💥 Waad mahadsantahay wll AADAM SAHAN
@kaltuunali7597
@kaltuunali7597 4 жыл бұрын
nolosha iyo fahamkeeda waxa toos ugu hadlay sheekh mustafe xaaji ismaaciil rabi ha xifdiyeee qof adag oo INA soo marayna waa nebi Mohammed rabi umadiisa ha xifdiyeee aduunkana waan Ku imtixaamanahay lkn ciyaala mulxidiin kibir baa haya iyaga iyo abayaashoodba waxy doonaan haku hadlaan ma kolbay awooda sare dhuuso Ku toganayaan waa may allh inagaa u baahaan waan Ku jecalahay illahayagow ee hana cadaabinn mahadsanid walky Adam yare
@mamomaryanali334
@mamomaryanali334 4 жыл бұрын
Masha.allah
@salebansuudi9575
@salebansuudi9575 4 жыл бұрын
Ilaahay hakaa abaal mariyo abaal-marin kuu qalanta.adaaba dhameyey hadale komanti uma baahna fiidhyowgan
@zayidboss795
@zayidboss795 4 жыл бұрын
Wllky wlleh ha ku sharfo ❤🥰
@arnold5983
@arnold5983 4 жыл бұрын
Waxa tahay haleeye aqooned hore usoco wllky👋
@badrimohamud8111
@badrimohamud8111 4 жыл бұрын
Mnsha allah
@Annaatti
@Annaatti 4 жыл бұрын
Aadanow wll wxn kaa codsanayaa inaad bal isku daydo intaad awoodo inaad inoo Turtunto Buggaagtaasi. Maantadan Soomaalideena aqriska ayay hada lasoo hanaqaadayaan wxyna ubaahanyihiin Buggaag Cilmi dhammeystiran leh oo Garaadkooda Kordhiyo. Adna cilmigaada Alle hakuu barakeeyo
@amiinhaibe
@amiinhaibe 4 жыл бұрын
gaalada intooda badan way ku dhaceen imtixaankii adduunyo. Inyar ayaa ku baastay intaasina waa inta Aduunka Qaybta lacagta uun laga tusay.yacni millionaire noqo ayay kaga dhegtay.Garaad xumaa wuxu.
@Qubanaha_Uurdoox
@Qubanaha_Uurdoox 4 жыл бұрын
Horta waaba yaabe su'aalahan mxy u keenaan? Mxy Ilaahay shiki u galiyaan? Ayaa kownkan abuuray een ilaahy ahyn? Qofka yidhi allaaah ma jiro ee aqliga isbidaya isagaa xayawaanaadka xataa ka caqli yar
@updymajidfinlandeski2765
@updymajidfinlandeski2765 4 жыл бұрын
Aadan khadar 👏
@bakarahmed8955
@bakarahmed8955 4 жыл бұрын
Msh allh wllkyga qaliga ah
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 4 жыл бұрын
mahadsanid wll adam
@suldaansheikh3610
@suldaansheikh3610 Жыл бұрын
10/1/2023 ❤ ayan dawaday 👏🏻
@faysalinho6682
@faysalinho6682 4 жыл бұрын
Waa ku waata sxp guuul iyo gomaniml
@hamzeabyan8500
@hamzeabyan8500 4 жыл бұрын
Aadan sahan hore usoco pro
@Duluf-film
@Duluf-film 4 жыл бұрын
Wll wakuku daydaa waad mahadsantht
@zamiiiribrahim3491
@zamiiiribrahim3491 4 жыл бұрын
Adan wll buugag baa soo turjumaysee meeyen ma iska dhaaftay kasoo jwaab
@fahmimaxamet9391
@fahmimaxamet9391 4 жыл бұрын
MashallaH 🥰
@muslimsomaligirl8115
@muslimsomaligirl8115 4 жыл бұрын
Jasa allahu khayr wll. Dr sami caamir waxan aad u daawaday xalqada uu kaga sheekeynayo diinta islaamka iyo diinta feminismka waa sheekh ilaahay wacyi sare siiyey soomalidu way u baahnty in dr kaas oo kale dhiganyashisa loo soo turjumo
@mohaalimohamed9058
@mohaalimohamed9058 4 жыл бұрын
Sahanka walal waxan dheelaa pubj mobile hada apdate cusba waxa lagu so daray salan la cabudayo marka ad ag istagto labo gacmod bu kuso saraya marka wan layabnahah ee inaga jaahil bixi👍👍👍
@zeynaadbilicdumarinabashii8296
@zeynaadbilicdumarinabashii8296 4 жыл бұрын
Aadan Sahan
@bashiryusuf4756
@bashiryusuf4756 4 жыл бұрын
M a wll
@cilmidahir1765
@cilmidahir1765 4 жыл бұрын
tnx pro
@cabdilaahimaxamed6935
@cabdilaahimaxamed6935 4 жыл бұрын
Muqaal muhiim ah
@shaqalecabdikariin1565
@shaqalecabdikariin1565 4 жыл бұрын
Asc sxb adaan aad ayaan kuusaalayaa Wll waxaan kaacodsan lahaa inaad kitaabta aad taariikhda ka akhrido nala wadaagto Ani waxbadan kafaaiday ktaabta nala wadaagtay sida تاريخ التتار كتب ،بن عقاد
@AidarosHassan
@AidarosHassan 4 жыл бұрын
Aad bad U mahad San tahy
@zeynaadbilicdumarinabashii8296
@zeynaadbilicdumarinabashii8296 4 жыл бұрын
M.a waa waano waxkuool ah
@mharith5145
@mharith5145 4 жыл бұрын
💙
@abdirahmantoronto787
@abdirahmantoronto787 4 жыл бұрын
Sxp boogagata xage kaxelaa ado rali
Burburinta Islaamka | Baaqa Madaxda Gaalada | Buug Muhim Ah!
11:47
Waaqica & Sooyaaalka | Xaqiiqooyinka Colaadinta Islaamka.
9:40
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Кушать Хочу
Рет қаралды 2,9 МЛН
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 34 МЛН
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 47 МЛН
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 7 МЛН
034 | 20 fekradood oo ay tahay in aad degdeg wax uga beddesho.
1:24:04
Sahan Podcast
Рет қаралды 128 М.
Maxamed Alfaatix | Amiir Uu Nebigu Ku Sii Bushaareeyay.
12:05
BUUGA| soo koobida buuga wadada mufakirka| buug muhiim ah.
10:26
Golaha Tariikhda
Рет қаралды 6 М.
Yaa mustaqbalka tilmaami karo?
24:00
Som Social Media
Рет қаралды 15 М.
Zionismka Caalamiga Ah | Xaqiiqada Dawladda Yuhuudda!
10:23
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Madxafka Diinta
Рет қаралды 204 М.
10 ISKU TASHO EP12
22:03
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 24 М.
Maxaad ka taqaanaa Xeerka Haan Gunla'?
10:29
Sahanka
Рет қаралды 24 М.
Iskuulka Iyo Calmaaniyadaynta Dhallinta Soomaalida!
13:55
Sahanka
Рет қаралды 18 М.
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Кушать Хочу
Рет қаралды 2,9 МЛН