Maxamed Axmed Kuluc iyo Xaliima Khaliif Magool - Anna Baajin Maaye Full Song

  Рет қаралды 149,545

Ik Hajji

Ik Hajji

Күн бұрын

Maxamed Axmed Kuluc iyo Xaliima Khaliif Magool - Anna Baajin Maaye Full Song

Пікірлер: 50
@alihaji9416
@alihaji9416 11 ай бұрын
1997 deertii biyo badan inagoo ka soo hayaanay tuuladii yareyd oo aan soo dagnay dhul yara taag ah oo daaq wanaagsan lahaa ayaan habeen heestaan ka dhagaystay radio 📻 inta badan dhalintii aan xoolaha isla raacaynay way haasaawa doonteen anna heestaan jawi dagan ku dhagaysanaayay. What a nostalgia reminds is remarkable
@MaxamedCali-e4x
@MaxamedCali-e4x 10 ай бұрын
Lafahore ayaa taha hadaad dayrtii biyo badan xasuusatid
@fatimaabdullahimohamud6956
@fatimaabdullahimohamud6956 6 ай бұрын
Cimridheer iyo cafimaad
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 3 ай бұрын
Nio sanadke ayay ahayd biyo badan horta
@SacadafricaanSacadafricaan
@SacadafricaanSacadafricaan 6 күн бұрын
1997_1998 sanad ayay ahay
@Cazuuz
@Cazuuz 3 ай бұрын
Haka baqanin Waxba kama bedelayoo Haddaan ilaahay beenayn Anna baajin maayee!! Miisaanka culus Magool & Kuluc ilaahow qabriga u nuuri. 26-06-2024
@xasanaxmed2221
@xasanaxmed2221 4 жыл бұрын
Labadaba Alla ha unaxariisto janadii farfawsaan ugu duceeyey insha Alla.
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 4 жыл бұрын
Fanaaniin wada heesta waxan ugu jecelahay aun magool iyo kuluc iyo aun sahra axmed iyo xasan aadan markay talantaali noqoto afarta fanaan ayaan ugu jecelahay
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 3 ай бұрын
Kula mid ban ahay sxb
@MrLooyaan
@MrLooyaan 5 жыл бұрын
فعلاً الأغاني القديمه عندها طابع وذكريات اكثرمن حلوه ....ربنا يرحمكما ويجعلكما في الجنة مغول وكلع
@abood4477
@abood4477 4 ай бұрын
mrlooyaan laciib kabiir dhookha heesa aad ayad ugu ficantahay dhoor meelood ayan kugu arkay
@engzachariemahmoud7383
@engzachariemahmoud7383 Жыл бұрын
Inbadan ayaan raadiyey lkn caawaan heley 😢😢😢😢 ana baan jin mayee way adag thy qof balan gala oo kasobqxa 😢😢😢
@boqoradasomaliland5920
@boqoradasomaliland5920 3 жыл бұрын
Magool ale ha ku naxariisto maxey cod laheyd 💕💓
@zamiirdaacad...3474
@zamiirdaacad...3474 2 жыл бұрын
Ficnaan laydaa iyadoo daqiiqad lasoo noolaysiiyo❤ si ay codkeeda dahabiga ahaa mar noogu heesto.....2022
@cabdimaalik4764
@cabdimaalik4764 Жыл бұрын
allah naxariistii janno haka waraabiyo iyaga iyo wixii muslimaba xalimo khaliif magool iyo maxamed axmed kuluc laba fanaan aan jeclaa🥲😪
@kaynaanyare4476
@kaynaanyare4476 Ай бұрын
Masuul ma dhamaystirna heestu ee halkaa inaga hubi
@sihaamaxmed6490
@sihaamaxmed6490 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️ ilaahoow nolosha igukaa lamaanee moha muse abor
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 3 ай бұрын
Amiin
@rash1dahmed358
@rash1dahmed358 Жыл бұрын
Maxee ka hadlee heestaan jacel in ay tahay waan u jeedaa
@AhmedHayaan-Biribiri_47
@AhmedHayaan-Biribiri_47 11 ай бұрын
Waa hees cajiiba oo dhowaan bartay aad baan u dhegaystaa jewiyadda qaar markaan ku jiro
@AbdilahiMaxamed-gf3vd
@AbdilahiMaxamed-gf3vd 10 ай бұрын
0:12 0:12
@xasanaxmed2221
@xasanaxmed2221 4 жыл бұрын
Aniga waxaa ideeqday sawirkani hoboladii hore xasuusintooda.
@abdikadirabdillahi9128
@abdikadirabdillahi9128 6 жыл бұрын
Waxa curinta heestan iska lahaa abwaan maxamuud maxamed yaasiin (xildhibaan dheeg) oo ka mida haattan golaha guurtida somaliland waxaanay ka mid ahayd riwaayadii talo iyo tallaabo ee soo baxday 1967kii waxaana laxanka ku ladhay xasan sabriye afrax (xasan giraydh)
@ambassadorahmed3608
@ambassadorahmed3608 5 жыл бұрын
Waa run
@apdirizaktacapir4547
@apdirizaktacapir4547 4 жыл бұрын
iska ciyaraysa walahi heesta kaariye ayaa leh
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
Heestaan waxaa leh abwaan maxamed cali kaariye aabihii jaceylka
@mahdibra8592
@mahdibra8592 2 жыл бұрын
Waaaaaaaaw old is golden ❤️allah yarhamakom kuluc and magool
@aliabdirahmanjama1445
@aliabdirahmanjama1445 2 жыл бұрын
Erayadii abwaan cali sugule
@DrmohamedHalaa
@DrmohamedHalaa 9 ай бұрын
Love you my seat WIFE ❤❤❤ Nimco Husein Ali ❤❤ waan ku jeclahay eray ka sareya oo kugu sheego jacaylkayga ma hayo. Ilahay adi iyo ubadka quruxda badan le eed ii xanbartayba ha ii kin daayo, balayana dib ha inoga dhigo.❤❤ 😢
@daafeedmuuse4407
@daafeedmuuse4407 2 жыл бұрын
Labada fanaan oo qaadaysa heestaan oo aan codkooda laxadi karin marka laga yimaado dad badan ayaa jecel inay dhahaan fanaan hebel baa curiyey iyo hebel baa laxanka saray War iska daaya qabyaaladda meel ku gaari maysaane Waxa aydaan aqoonta ulahayna hagalina.
@abdiadangadhle9295
@abdiadangadhle9295 7 жыл бұрын
sxb heestu ma dhama dee baydka mahamed baa lagu soo celiyay dee
@raadraacqaraami6621
@raadraacqaraami6621 6 жыл бұрын
saaxib waxaan rabi lahaa qisada heestan anna baajin maayee
@royallimoexch1922
@royallimoexch1922 7 жыл бұрын
Bilasxaanak heeska Soo buuxiya , beej baa maqan .
@nasteexocaqli3092
@nasteexocaqli3092 Жыл бұрын
waaaw heesato way ideeqasay🙏🙈❤️💋🫀
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 3 жыл бұрын
Alaha unaxariisto
@togdheerboy8061
@togdheerboy8061 7 жыл бұрын
erayada heesta yaa iska leh?
@maxamedmusse7778
@maxamedmusse7778 5 жыл бұрын
Togdheer Boy Abwaan Maxmuud Maxamed Yasiin Dheeg.
@apdirizaktacapir4547
@apdirizaktacapir4547 4 жыл бұрын
Maxamed cali kaariye ayaa leh yaa sharad ila dhiganaya
@somaliamg8038
@somaliamg8038 Жыл бұрын
Koley aniga beerkiyo bogad igaga tala igamana baxayside calek team qaaqleyal kaqariya
@raadraacqaraami6621
@raadraacqaraami6621 6 жыл бұрын
iyo heestan abwaanka iska leh
@maxamedmusse7778
@maxamedmusse7778 5 жыл бұрын
Abwaan Maxmuud Maxamed Yasiin Dheeg
@Beldaje
@Beldaje Жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍
@MohamedAhmed-qn1yn
@MohamedAhmed-qn1yn 4 жыл бұрын
Waa mxy ? 1 #Batri Aydina
@avvmataanyusuf
@avvmataanyusuf Жыл бұрын
Baatir waa qaalin geel ah#aydina waa midab wllkey
@amaalshiq3132
@amaalshiq3132 4 жыл бұрын
Woow
@abdiismaciil-tl9ix
@abdiismaciil-tl9ix 11 ай бұрын
472766c
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 124 МЛН
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 36 МЛН
m axmed kuluc iyo qamar
11:59
Abdikhadar official
Рет қаралды 126 М.
Mohamed ahmed kuluc&xaliima khaliif magol heestii (ana baajin maaye)
4:57
XASAN AADAN SAMATAR & XALIIMA KHALIIF MAGOOL. " DALSAN :
13:50
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 2,5 МЛН
dhirta xididka hoosaa
11:36
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 165 М.
Raaxeeye macaan
8:15
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 16 М.
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 124 МЛН