No video

KULUC IYO MAGOOL - HEESTII QOYS

  Рет қаралды 232,095

Farhan Jimale

Farhan Jimale

Күн бұрын

Codadkii Maxamed Axmed Kuluc iyo Xaliimo Khaliif Magool - Heestii Qoys.

Пікірлер: 74
@MaryamaAbdulahi-er5ug
@MaryamaAbdulahi-er5ug 3 ай бұрын
Magool ayeeyadey iga sheeki jirte❤
@Madadaal
@Madadaal 2 жыл бұрын
Maxamed Cali Kariye (AHN) ruwaayadii sidaa maysu qabnaa mise waan qasanaa 1977kii anigoo yar ku daawadey magaalada Burco. Ilaahay haw naxariisto Maxamed Axmed Kuluc iyo Xalimo Khaliif Magool.
@MohamedSaid-rs8rv
@MohamedSaid-rs8rv 2 жыл бұрын
Asc saxiibkay xagaynu ka yareyn sawnagii ahayn year seven ka ee ahayd 76kii
@Madadaal
@Madadaal 2 жыл бұрын
@@MohamedSaid-rs8rv kkkkk year seven miyaanu dugsi dhexe ahayn Sxb. 76-77.
@amirsheikh691
@amirsheikh691 9 ай бұрын
​@@MohamedSaid-rs8rvawoowe 1977 wa berri samaad ma dhowo waayo aragga ka wareeji kkkk
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 2 ай бұрын
Masha allah waad iga nasiib bdn tahay ana 1987 ayaan dhashay
@mahdinuurdaahir
@mahdinuurdaahir Ай бұрын
0:23 ​@@MohamedSaid-rs8rv
@craxmaanmuuse510
@craxmaanmuuse510 2 жыл бұрын
Kaliday baa u hsdhi jirsy heesta ugu dambaysa ee laga dareeray ahayd. Anigana musishsnkaa sigsfoonzda bzl day thats the one in 1978. In buro. Isiiiiii aw faraxow lacagtaydii.
@ifk02
@ifk02 5 ай бұрын
Qiimigii jaceeylkee qubtay aan u qiil bixinee Hada qeeyla la,aan qurux reer u dagoo quman aan noqoneee❤❤❤😊
@abdielmi355
@abdielmi355 2 жыл бұрын
Riwaaayaddii "Sida Mayku Qabnaa Mise Waan Qasanaa" ee Maxamed Cali Kaariye (AHU)....
@maxamuudbashiir3267
@maxamuudbashiir3267 Жыл бұрын
Cibraa ku sugan
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 2 күн бұрын
Alla ha u wada naxariisto kuluc iyo magool
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Soomaaleed Guulwacan xusuus Calanka Soomaaleed U Duchesne maxamaed Kuluc iyo Xaliimo Khaliif
@faaomar8598
@faaomar8598 2 жыл бұрын
Danbigiina Allaha magool iyo kuluc dhaafo 😢
@abdirahmanmohamaddaher8949
@abdirahmanmohamaddaher8949 10 ай бұрын
Ameen Yaa Rabbi
@MubYus
@MubYus 8 ай бұрын
Alah dhaaafo
@MubYus
@MubYus 8 ай бұрын
Aaamiin
@7aydarus
@7aydarus 2 жыл бұрын
Heesahii Aanan waligood Aan dhacayn Old is gold........ 7..dec..21..x..weyn
@anissahassan9932
@anissahassan9932 2 жыл бұрын
Woow ilahoow uu naxariisto both of the artists rest peace amiin ya rabii Rahman 🌷🌸🇸🇴🇸🇴
@calixasan5359
@calixasan5359 Жыл бұрын
Kuluc
@ayaanlewajiofficial1662
@ayaanlewajiofficial1662 Жыл бұрын
Waa qisadii ku jirtay riwaaydii sidaa ma isku qabnaa mise waan qasnaa alle ha u naxriisto maxamed cali kaariye iyo gabadhay ku socotay oo ahayd shankaroon ahmed sagal
@maxamedabdinour-dt1zf
@maxamedabdinour-dt1zf Жыл бұрын
Riwaayadii sidaa ma isku qabnaa mise waan qasanaa abwaan Maxamed Cali Kaariye alle isaga,kuluc iyo magool
@MubYus
@MubYus 8 ай бұрын
Magoool... boqoroda Codka.
@cabdigeedi1319
@cabdigeedi1319 2 жыл бұрын
Alla ha unaxiisto magool iyo kuluc
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 2 жыл бұрын
Erayadii maxamed cali kaariye AUN iyo laxanka xasan gareed 1976
@ahmedismaeldjama606
@ahmedismaeldjama606 2 жыл бұрын
Laxanku waa Axmed Nuur Jaango
@sahrohirsi9787
@sahrohirsi9787 Жыл бұрын
Dadka waayadaan waxaa laga gaday Ahmed Nuur Jaango. Heestaan laxankeeda waxaa lahaa Hassan Great
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Soomaalia Walaalo Noqno
@ahmedadanjibril6105
@ahmedadanjibril6105 Жыл бұрын
Waxan ku daawo day riwaayada magaalada burco anoo aad u yar ilaahay ha u naxariisto abwaan maxamed cali kaariye fanaaniinta maxamed axmed iyo xaliimo khalif magool
@MubYus
@MubYus 8 ай бұрын
Alah raxma
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 4 ай бұрын
Alle ha u wada naxariisto
@xasanxuseen9897
@xasanxuseen9897 2 жыл бұрын
Waa ruwaayadii sidaa maysku qabnaa mise waan qasanaa
@DiiriyeCabdilaahi-ot4jf
@DiiriyeCabdilaahi-ot4jf 7 ай бұрын
Diiriye Cabdi laahi aw rooble
@MubYus
@MubYus 8 ай бұрын
Magoooo. Boqorodka codka fanka.
@xasanxuseen9897
@xasanxuseen9897 2 жыл бұрын
Ilaahoow unaxariiso fanaaniintan qaaliga ahaa m a kuluc iyo magool
@xiisemedia6971
@xiisemedia6971 2 жыл бұрын
ERAYADII ABWAAN MAXAMED CALI KAARIYE ALLE HAW NAXARIISTO
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Alle sw haw naxariisto Labadoodaba🤲
@abdirahmanmohamaddaher8949
@abdirahmanmohamaddaher8949 10 ай бұрын
Allaha U naxariisto dhamaantood
@MubYus
@MubYus 8 ай бұрын
Xaliima Khaliif magool.... alah u raxma
@cumarmaxamed8253
@cumarmaxamed8253 2 жыл бұрын
Hargeysa iyo xamar jaceyladii ku dhacay 1960kii oo buuq galay
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 10 ай бұрын
Alla ha u naxariisto dhamaantoodba abwaankii 2da fanaan iyo mulaxamaystihiiba
@MubYus
@MubYus 8 ай бұрын
Hadba qaylo laaaan
@adnankafi4035
@adnankafi4035 2 жыл бұрын
Hees waa heesihi hore ❤
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Labrada Allahoow Naxiiso
@khadra-km6lq
@khadra-km6lq 8 ай бұрын
Faarax inu qasto waa u diyaar.
@xasanxuseen9897
@xasanxuseen9897 2 жыл бұрын
Waan jeclahay heesaha fanaaniintan
@MubYus
@MubYus 8 ай бұрын
Somaliland waa Qaran.
@MubYus
@MubYus 8 ай бұрын
Qurux reeer u dega.... qaylo la,aaaaan
@abdiahmed5092
@abdiahmed5092 6 ай бұрын
Alah yarxam dhamaantood
@ahmedfaray2513
@ahmedfaray2513 2 жыл бұрын
kol hadeynu qoys nahay qeymigii jaceylkee qubtay aan uqiilbixinee hadda qeylo la.aan qurux reer udagoo quman aan noqonee axzan hees Codadkii AUN Mohamed Ahmed Kuluc iyo Haliima Khaliif Magool Heestii QOYS Riwaayaddii Sidaas ma isku qabnaa mise waa qarsanaa Abwaankii weynaa Mohamad Ali Kariye
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 9 ай бұрын
WA jacail losamray❤❤❤❤❤❤ WA kaiga❤❤❤❤
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b 7 ай бұрын
Woow what a song 🎵
@mowlidadan4459
@mowlidadan4459 9 ай бұрын
Allow ha u naxariisto😢
@MubYus
@MubYus 8 ай бұрын
Heeees wanaagsan
@BaraxlayMudug
@BaraxlayMudug 2 жыл бұрын
Sugaanta waa Gaas Ayay Nuxur Lahayd
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Viva Shacabka Soomaalia
@IbrahimIndho-yj4bc
@IbrahimIndho-yj4bc 4 ай бұрын
2:45
@xasanxuseen9897
@xasanxuseen9897 2 жыл бұрын
Waa murti miisaan badan
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 2 жыл бұрын
Kuluc iyo magool AUN
@MubYus
@MubYus 8 ай бұрын
Qosol kugu dhaafay...
@axmedmursal9444
@axmedmursal9444 2 жыл бұрын
Mahad sanid farxan hees saafi ah ayaad sogalisay abwaan kaariye buug ayaa laga diyaarinayaa imika maxaad taariikh kahaysaa sxb
@mascuudyusuf410
@mascuudyusuf410 Жыл бұрын
Ana live ula kulmay kaariye 94kii intusan dhiman Nairobi isla sanadkas xamar isbtal xamar kuwada galny nin cajiib ah ayuu ahaa
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 10 ай бұрын
Waar wll wuu mudan yahay alla ha u naxariistee abwaan maxamed cali kaariye in taariikhdiisii dhigane laga qoro yaa wada qoraalka
@saki7344
@saki7344 2 жыл бұрын
Wlhy waxaad moddaa dhalin yarada had a joogta in ay kashekeynayaan waxaad arkaysaa laba qof oo say u sheekaysanayaan odhananaya wa isqabnaa reer waalan
@mohamet_fouzi4504
@mohamet_fouzi4504 Ай бұрын
8/07/2024/mon/10:40
@IbrahimIndho-yj4bc
@IbrahimIndho-yj4bc 4 ай бұрын
0:25
@Barreh-ix3ri
@Barreh-ix3ri 11 ай бұрын
garaad
@nasirosmanali2576
@nasirosmanali2576 Жыл бұрын
👍
@user-gc5sp3hw5p
@user-gc5sp3hw5p 11 ай бұрын
Hznl 7:55
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 2 жыл бұрын
waayo waayo
@ismailbaaw3775
@ismailbaaw3775 2 жыл бұрын
Maxamad ahmad iyo magool waxay ahaayeen laba qof oo cajiiba oon inna soo marayn. Kuluc London ayuu igaga sheekeeyay magool halkan kagama sheekayn karo, si niyad ah ayuu uga sheekayn jiray magool IHN u duceeya walaalayaal. MAHADSANIDIN. CABDI BACAW LONDON.
@suadahmed9126
@suadahmed9126 4 ай бұрын
Jacayl kala dhumay miya mise waa Jacayl is qoomay hadana hishiinaya?
@AliHasan-zt7sw
@AliHasan-zt7sw Жыл бұрын
Horta scw Abaayo magool ma aheyd lesbian.
Ma ifkibaa ma aakhiro joognaa Kuluc iyo Magool
11:45
Badbaado Bulsho
Рет қаралды 14 М.
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 46 МЛН
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
КТО ЛЮБИТ ГРИБЫ?? #shorts
00:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,3 МЛН
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 274 М.
Maxamed Axmed Kuluc Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "INDHA DARAANDAR"
10:48
Heestii Dhoof caashaq magool iyo kuluc best qaraami
9:26
IRMAAN TUBE
Рет қаралды 395 М.
Muuniso - Xaliima Khaliif Cumar " Magool"
12:13
Heellooy
Рет қаралды 149 М.
HEESTA XAMDI, AUN M AXMED KULUC IYO AUN SAADO A WARSAME
11:15
Arrale Media Production
Рет қаралды 52 М.
XASAN AADAN SAMATAR & XALIIMA KHALIIF MAGOOL. " DALSAN :
13:50
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 2,5 МЛН
maxamed axmed kuluc sida geed caleenloo lyrics hd
11:56
Qaraami Channel
Рет қаралды 62 М.
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 46 МЛН