MAXAMED BAKAAL CIRO | KAS HAWEEN 2019 | BARNAAMIJKA XIDIGAHA GEESKA 2019

  Рет қаралды 255,207

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

Barnaminjka Ciid ee Koxda Xidigaha Geeska, Maxamed Bakal Cirro, Kas Haween, Heesta Kas Haween, Cabdi Hani, Cirro, Oday, Ugbaad Aragsan, Asma Love, Asma Saban, Barwaaqo Qalanjo, Mukhtar Beeroof, Xuseen Kaafi, Ifraax Tolmoon, Sakariye Kobciye, Xasan Dhuxul, Furinle, Waqal
Erayada Sadiiq Burmad
Laxankii Omar Adan Dugsiye
Music by Furinle

Пікірлер: 159
@djadrahan354
@djadrahan354 5 жыл бұрын
Hambalyo xidigaha inta Quranka jacel like isara please
@nimcoaskar9337
@nimcoaskar9337 5 жыл бұрын
Xiidigah geeska salan
@amjidgamer3040
@amjidgamer3040 5 жыл бұрын
Wooooow
@muniirhaadi3501
@muniirhaadi3501 5 жыл бұрын
Xidigihii geeska soo rogaal celi 😍 Kooxda geeska africa nooleeyayaasha fanka Xulka fanaaniinta io mucjisada musica furinle Koox dheeli tiran Guulaysta😍😍
@aryanali6527
@aryanali6527 5 жыл бұрын
Waaw heestii showga ugu shidnayd ❤️
@djdeeqsidjdeqsi9949
@djdeeqsidjdeqsi9949 5 жыл бұрын
Waa tan
@hudiitailwaad78
@hudiitailwaad78 5 жыл бұрын
My fav fanaan bakaal cirro🙋‍♀️❤❤❤
@khaliilabdirahman6960
@khaliilabdirahman6960 5 жыл бұрын
🛑qalbi aan kula haynin👂 hadalkaagu ma deeqo👂 si kastood uhurayso 👂 hanti kuu sabi mayso👂 🛑halgankaad ku jirtaa waa🌍 hal Bacaad lagu maalay👏👏👏
@evamediaproduction3200
@evamediaproduction3200 4 жыл бұрын
Realiy zxp
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 5 жыл бұрын
Fanaanka aan ugu jeclahay xidigaha Geeska Møhamed àhmed Bakaal Cirro Walahi waa Rijaal Masuula Xidigaha geeska isagaaba igu haya😃
@hudiitailwaad78
@hudiitailwaad78 5 жыл бұрын
Somaha wlh aad cirro❤❤❤❤❤
@mustafeidiris5352
@mustafeidiris5352 5 жыл бұрын
Mashaa alaah maxamed ciro bakaal waa haybad codku waana nin masuula oo ixtiraam iyo sharfi ku dheehantahay horr u soco
@hibakyuusuf3944
@hibakyuusuf3944 5 жыл бұрын
Jecliyaa muuqa yurub❤️
@abdirisakdabaare9065
@abdirisakdabaare9065 5 жыл бұрын
nin weyn baa sameeyey ereyada abwaan sidiiq maxamed burmad afkaaga caano Lagu qabey
@AGR-nd5uo
@AGR-nd5uo 4 жыл бұрын
Lkn fanaan anagu huuno ma nidhaahno wayshidan thy heestu m.a
@mustafegaydh8241
@mustafegaydh8241 5 жыл бұрын
Go east and west xidigaha geeska is the best😍
@zhr13yosef54
@zhr13yosef54 5 жыл бұрын
Ya erayadaaa heesta I so qori kara Lyric qofki garanayaa ha I sheega
@awalehbadhi1812
@awalehbadhi1812 5 жыл бұрын
Nimuu caashaq hagaayo Heblaay kaalay ma dhaafo Sikastooy u huruufta Huuno show kama daayo Inkastooy handadeyso Waligii hadhi maaayo!!
@axlaamaxlaam6532
@axlaamaxlaam6532 5 жыл бұрын
maxamed bakaal nin aaan aad utaageero😍😍💋💋❤❤❤
@fatima_qurux27
@fatima_qurux27 5 жыл бұрын
xidigaha geeska faninta kaliya somali kufaanto😍😍😍
@c.raahidmahad115
@c.raahidmahad115 5 жыл бұрын
ciro sxb heestan waa fashil midhaha iyo laxanka wax dareen ah malaha alcumuum hore usoco
@asmaadan3538
@asmaadan3538 5 жыл бұрын
ilahay amarkii bakaal ciro waan iska jecelahay
@ibnufadal3877
@ibnufadal3877 5 жыл бұрын
Xidigaha geezka Love idin ku ahy dhamaaan😍😘
@suleiman6408
@suleiman6408 5 жыл бұрын
*Maxamed Bakaal Ciro hambalyo wiikii sodahdey.*
@abdikariimismail4766
@abdikariimismail4766 5 жыл бұрын
Inta sugaysay barnaamijka xidigaha sidaydoo kle like..Igu cumaamada
@khaalidcawad1675
@khaalidcawad1675 5 жыл бұрын
We love xidigaha geeska
@munaabdi7360
@munaabdi7360 5 жыл бұрын
Wlhi hesta aniga ayey siqasa ii tawa tay qof kaan ogahay heli mayi hurdadina oga go ay dadalka iyo jacaylka ii hayo mudo 1 sano ku dha wad waa hal bacad ku lis ciro wanku tagera hesahada midba mida kale kadaran darena xam bar san❤❤💋
@cadeeycadeeyqurux4104
@cadeeycadeeyqurux4104 5 жыл бұрын
Nin marka aad is shukansaneysa sida doonto u gal dhulka ayu is dhigayaa lkn maalintu ku guursado ayu dhulka kula jiraa walhi
@FF-li1bu
@FF-li1bu 5 жыл бұрын
👏👏
@zhr13yosef54
@zhr13yosef54 5 жыл бұрын
Iska tag Ma kaliga ba la abuuuray
@evamediaproduction3200
@evamediaproduction3200 4 жыл бұрын
May walaahi waadadka qaar wllo mcn ha uwada malayn faraheenuba masina 🤔
@sundusismail2366
@sundusismail2366 4 жыл бұрын
Wan kugu racsanhy sis ragoo dhan ma ahn ee wa qomiyada an ka soo jednoh somalida
@deeqayassin8012
@deeqayassin8012 5 жыл бұрын
Cod macaan iyo hees macaan maasha allah
@idontcare6856
@idontcare6856 5 жыл бұрын
Ustaad Maxamed bakaal cirro timo Cawsle timihina maanta iskamad madobene 😂HA HA Waa run nin cashaqa hagaayo hiblay kalay iyo Khaawisaad ma dhaafo 😂
@zacktv2921
@zacktv2921 5 жыл бұрын
😂😂😂 ka xishod gudomiyaha
@xigmad7122
@xigmad7122 5 жыл бұрын
AHLA QANAAYA GOOD SONG BEST SONG HEES WACAN OO LOOBAAHNAA GUDOOMIYAHA CODKA TOLMOON ALFANAAN MAHAMED BAKAAL CIRO SXB SALAAN SARE
@hindaxubi1435
@hindaxubi1435 5 жыл бұрын
Ciro masha allh alle haku xiftiyo
@abdukareemrobleh7231
@abdukareemrobleh7231 5 жыл бұрын
Www med bakaal fananka kaliyen xidigaha geeska ka tagero salan sare
@istahililwadsan2691
@istahililwadsan2691 5 жыл бұрын
tolow laba asma ma fadhikay maciin bideen ugbaad argsan bood boodka kugu jeclahy 😍
@fatxaabdigeenyo1735
@fatxaabdigeenyo1735 5 жыл бұрын
Istahil Ilwadsan laba asma afkiiba juuqda gabey hestaana hodan ayaa logu talagalay inta badan qadra ayaa lala jiraa sida ugbaad ifrah aarshe bakaal abdi hani
@hasanabdihamid6646
@hasanabdihamid6646 5 жыл бұрын
@@fatxaabdigeenyo1735 kkkkkk haddii hodan laga hadlayo kii mursal sowkaa ka dhex jaasaya
@sayidomar7516
@sayidomar7516 5 жыл бұрын
Ilaahy amarkii ninkaa cirro wan izka taageeraa
@yaxyehimilo440
@yaxyehimilo440 5 жыл бұрын
Inta like saarta jiidka toosan eebboow mari nebiga jaahiisa (SCW).
@awilahmed7231
@awilahmed7231 5 жыл бұрын
Inta xidiga zugay say fadlan like hyla dhafin wllo
@maestrohanad4454
@maestrohanad4454 5 жыл бұрын
Cirro heestii Qarnigan🌹
@FardowsaCudoon
@FardowsaCudoon Жыл бұрын
2019 maalin ciid ah baadiye ano joga baan dawanayy😂
@yaasmiincqaadir728
@yaasmiincqaadir728 5 жыл бұрын
Waaaaw so cute hambalyo xidigaha geeska
@aziaisse4759
@aziaisse4759 5 жыл бұрын
Mohamed ciro ✌😍
@evamediaproduction3200
@evamediaproduction3200 4 жыл бұрын
Alfanaan maxamed bakaal cirro dhal boqortooyo madax sare Cirro miyaa haa igu sawir🤳 😎😎
@fuaadaddow7656
@fuaadaddow7656 5 жыл бұрын
Waloow ey handadeyso waligii hari maayo hees iyo badh
@somalilandtoday7000
@somalilandtoday7000 5 жыл бұрын
Eesh calaa kooox walee halkii waabari waad noo buuxiseen
@khadanmuse7828
@khadanmuse7828 5 жыл бұрын
Mncha Allah HORN STARS wa faniinta pedelay HOPOLADII WABERI waxn wataa ifrah hargeisa nolol warta wll ilahy hakuu fududeeyo hawsha kula soo deristay
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 Жыл бұрын
Hurdadii uga baaday Habeenkii fikirkeeda Niyaddiii heli maayo Ikhtiyaarna ma haysto😭💔 16 june 2023 jimce 9:45 fiidnimo jigjiga
@hafsaahmed7581
@hafsaahmed7581 5 жыл бұрын
Heesahni waa iskuwada Music 😂😂😂😂
@aishaabdullahi5258
@aishaabdullahi5258 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhh waa runtaa
@Anynomouslyyyher
@Anynomouslyyyher 5 жыл бұрын
my gosh cirrooy maanta mxaa timaha kaaga dhuusay.... any way welll done🌷🌷..xidigaha geeska ❤❤❤
@glowgirl2988
@glowgirl2988 5 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@arawelomakufto8460
@arawelomakufto8460 5 жыл бұрын
Naagtisi un baa fadhida ifraax sanadkan baby bay so wadaa
@istahilchannel
@istahilchannel 5 жыл бұрын
Gudomiyaha wa lo wada istagay ciro cadi mahan wa ku salamay abowe
@brotherspage5799
@brotherspage5799 5 жыл бұрын
GuuL.xidigaH
@glowgirl2988
@glowgirl2988 5 жыл бұрын
Ala hestan midyaroo igu washay beey kusocota wlhi maskiin
@abdishakurmaxamed107
@abdishakurmaxamed107 5 жыл бұрын
😂😂😂😂
@sidiiqcr7411
@sidiiqcr7411 5 жыл бұрын
Doqon bad tahy iska amus Naag sidaa isu macaanaysa ma arag lkn doqon bad tahay
@maestrohanad4454
@maestrohanad4454 5 жыл бұрын
Hhh alle nabar xaq darro hawga Dhigo😂
@anhaarfanwar3901
@anhaarfanwar3901 5 жыл бұрын
Eesh calaa hees Ciro huuno show kama daayo
@mahamedahmed2478
@mahamedahmed2478 5 жыл бұрын
Xidigaha geeska meel jawi wacan xidigo la tabay
@femsmsnshhsbsbshhsjdjdh6196
@femsmsnshhsbsbshhsjdjdh6196 5 жыл бұрын
Ana ugu horeyey
@mohamedsalahawil8078
@mohamedsalahawil8078 5 жыл бұрын
Hees cajiiba gudoomiyaha xidigaha geeska calyk calyk
@Somalisongs388
@Somalisongs388 4 жыл бұрын
Hees iyo bar si dagan udhagayso Well done
@saiddhoof7666
@saiddhoof7666 4 жыл бұрын
M.a hees iga dheh
@najiipsiciid5138
@najiipsiciid5138 5 жыл бұрын
Heeezkiii ifka
@osmanak5391
@osmanak5391 5 жыл бұрын
maxamed bakaal ,, suaal gudoomiye ,,, adiga oo ka cabanayey cusurnimo iyo qabyaalad maxaad uga so qab gali wayday showgii cawaale aaden ,,,,, laaan gaabyow ,,, daraad baan cabanaysay in lagu so weeraray
@sanaagvlogs8382
@sanaagvlogs8382 5 жыл бұрын
"Halgankaad ku jirta wa hal bacaad lagu maalay" intaasu ma BK bay ku soctaa inta wx fahantaay
@fatxaabdigeenyo1735
@fatxaabdigeenyo1735 5 жыл бұрын
Said soome my hodan ayey kusocotaa bahashu
@sanaagvlogs8382
@sanaagvlogs8382 5 жыл бұрын
Wlh ma sas baa indr
@ibrahimabdi8900
@ibrahimabdi8900 5 жыл бұрын
Inta jaylaani nala salamaysa like 🙌🙌🙌
@cadaryusuf1994
@cadaryusuf1994 3 жыл бұрын
hhhhhhhh. ,
@abdiwelijamma
@abdiwelijamma 5 жыл бұрын
Xidigaha Geeska Back Back
@hassanelmi4150
@hassanelmi4150 5 жыл бұрын
Nimankii xidiga geeeska diiftan iyo ayaanyufkan ka muuqdaa waxay
@mohamedelabe3356
@mohamedelabe3356 5 жыл бұрын
Hees igu socota
@maryamamohamed2576
@maryamamohamed2576 5 жыл бұрын
ciro heeskasta maqaado hadaysan macno xambaar sanayn
@sadoyassinatteyeh2205
@sadoyassinatteyeh2205 4 жыл бұрын
Mashall this is raly
@halimaahmed212
@halimaahmed212 5 жыл бұрын
Halbacad lagu malay wow asxan
@samiiracadey2166
@samiiracadey2166 5 жыл бұрын
Heestan wlhi qofan ogahay weye kusocotaa
@hanahanajama7424
@hanahanajama7424 5 жыл бұрын
Maxamed bakal
@hafzamohamed9997
@hafzamohamed9997 5 жыл бұрын
Barnaamijka oo Dhamaystiran NooLa soo Dhakhsada wllo
@laylacisaman4179
@laylacisaman4179 5 жыл бұрын
Waaaw
@hafsaahmed7581
@hafsaahmed7581 5 жыл бұрын
Cidii Abdirisaq anshax tabaysa☝️
@dhaladkasomaliland5878
@dhaladkasomaliland5878 5 жыл бұрын
CirCiro kaye masoo kadlaa tolow
@cooflenews4812
@cooflenews4812 5 жыл бұрын
Hhhhhhh Heestaasi waaa ay iga qoslisay
@Awale.british
@Awale.british 5 жыл бұрын
Kooxdii Shiidbay noqotay hhhhhh
@juweeriyajamac1166
@juweeriyajamac1166 5 жыл бұрын
Inta ila aragtay inay samaroontu ciyaarta dhaanta yaqaanan liketa igu qbo
@xaawomacalin3113
@xaawomacalin3113 5 жыл бұрын
Gacmo wada jiree wax ku gooyaan xidigihii oo dib isu helay
@abdirisakchanel7846
@abdirisakchanel7846 5 жыл бұрын
bk may kawada Hestan miyh intawax aragteY like isaar
@nimcoaskar9337
@nimcoaskar9337 5 жыл бұрын
Hanbalyo xiidigah geeska
@hamdaqueen8406
@hamdaqueen8406 5 жыл бұрын
Mugdinoqdeen
@missmovingon9795
@missmovingon9795 5 жыл бұрын
Walle maxamadoow adeey howl kugu faruurantahay weeyna ka muqataa huuno heryada iska tuur ku saaran
@prettylanda6940
@prettylanda6940 5 жыл бұрын
Ciro miyuu catopay misse anaa model 🤔😂
@asmaadan3538
@asmaadan3538 5 жыл бұрын
waa runtaa walaal
@zhr13yosef54
@zhr13yosef54 5 жыл бұрын
Ha wan kula arkay
@fardusahmed4960
@fardusahmed4960 5 жыл бұрын
Ciro isaga doorkan uleh ifraax so eegimayo😅😅😅
@queeniqriiza4885
@queeniqriiza4885 5 жыл бұрын
Ma ifraax buu qabaa
@fardusahmed4960
@fardusahmed4960 5 жыл бұрын
Haa wll isaga qaba
@faadumomaxamuud9329
@faadumomaxamuud9329 5 жыл бұрын
Heestaan Khusayn Ifraax Markaa wuukala fogaanayaaa
@danielbryanbriebelleloveyo3587
@danielbryanbriebelleloveyo3587 5 жыл бұрын
ugbaad🎤💡
@hodanshine8949
@hodanshine8949 5 жыл бұрын
Ugbaad ma daasho
@samiiracadey2166
@samiiracadey2166 5 жыл бұрын
Yurub weyduqowaday ya ila arkay
@mudasirabdi411
@mudasirabdi411 5 жыл бұрын
AnaGu AnsHax rapNaa Ee Mee AnsHax
@mohamudabdirisaq7450
@mohamudabdirisaq7450 5 жыл бұрын
😍
@ridwaanmaxamed3015
@ridwaanmaxamed3015 5 жыл бұрын
Hipla kaaly ma adaayo
@indhodeeq3336
@indhodeeq3336 5 жыл бұрын
Mahamed Ahmed bakal waa niin qaliya niyow igu tago igaso barya in minyaro iga dhigto somalay koley gargar maihidine dhig iskuyelo awgi gaban ahe icawiyo igu taga ifrax hargeysa kaqariyo djagta ugushega
@charmarkemohed2929
@charmarkemohed2929 5 жыл бұрын
Niyad meel laga haysto Habqankeed laga yaabye hoobeey Maxaa hawl ku faruuran
@cooflenews4812
@cooflenews4812 5 жыл бұрын
Ninmuu caashaq hagaayo heblaayay kaalay ma dhaafo si kasta oo ay u huruufto oo ay u handadayso waligii hafhi maayo niyad meel laga haysto hoobeey habqan keeda laga yaabye maxaa hawl ku faruuran
@hamdaqueen8406
@hamdaqueen8406 5 жыл бұрын
Qoraxda meellagagaalaa. So cmerda kumeey soobixin baqxiran laahayeen
@abdisalanmohamed4459
@abdisalanmohamed4459 5 жыл бұрын
Xidigaha qabyalada ahaa
@asmaadan3538
@asmaadan3538 5 жыл бұрын
ax sxp iska daa sida xun ee aad u fakarayso mahadsanid
@abdisalanmohamed4459
@abdisalanmohamed4459 5 жыл бұрын
@@asmaadan3538 walahi qadro siday ugaleen layabanahay
@asmaadan3538
@asmaadan3538 5 жыл бұрын
@@abdisalanmohamed4459 walaal khadri waxay ka xanaaqday oo kaliya sida ay kooxdu u soo dhowysay arooska mursal iyo hodan oo qudha ee waxkale majiraan maseer.com
@asmaadan3538
@asmaadan3538 5 жыл бұрын
@somaliland community kadaa dee xidigaha geesku qabiil mahee waa naaniin somaliyeed walaal
@somalidhabah1485
@somalidhabah1485 5 жыл бұрын
Doorkan maxaa helay masaakiintu way diifaysan yihiine fanaaniintuye ma handaraab baa helay oo dhaqaalihii ka qufulay ax ax ax sorry wlhi 😭😭
@faadumomaxamuud9329
@faadumomaxamuud9329 5 жыл бұрын
Mayee waa Maalin Iyo cadceed Oo Wajiga cadceedii Kaga Wada Dhacday Labiskuna masoo Baxo Maalintii Qashaafadii Baad Tabaysaa
@somalidhabah1485
@somalidhabah1485 5 жыл бұрын
@@faadumomaxamuud9329 kkkkkkkk ma sidaasaa waan yaabay ilaa aan dawladii dusha uga baxay 🤣🤣🤣
@faadumomaxamuud9329
@faadumomaxamuud9329 5 жыл бұрын
@@somalidhabah1485 kkkkkkkk Haaa Dowladdii baa Go'day Oo Cannaaan dusha Loogaga tuuray
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 5 жыл бұрын
Yurub wata furunle u tagte miyay so sasabanas hhhh
@femsmsnshhsbsbshhsjdjdh6196
@femsmsnshhsbsbshhsjdjdh6196 5 жыл бұрын
Mu arinta khadra galo wll
@dagandeeqa4383
@dagandeeqa4383 5 жыл бұрын
Godad leh 😆
@munaabdi7360
@munaabdi7360 5 жыл бұрын
Mursal muse garab kisa khadro sinimo ayaa ka maqan hodan cabdiraxman godob ayey rerka ka gashay wlhi wuba qoslaa mursal sambac
@lailacali7754
@lailacali7754 5 жыл бұрын
Waraa bakaal maxaa Ku gubay oo kurify bisika xabaal ma qodaysay🌚
@zamiaziman2390
@zamiaziman2390 5 жыл бұрын
😂😂
@anabilmi8275
@anabilmi8275 5 жыл бұрын
hhhhhhh funny walaahi ayaa tahay
@xillojanno
@xillojanno 5 жыл бұрын
Ragii mxaa blck kawada dhigey habeenkii baa udhaameyba
@khadijafarah3644
@khadijafarah3644 5 жыл бұрын
Hees iga qoslisay caadi mahan alla qofaan ogahay maxaa ku dhacay looooooool
@ubaxiitaaragsan9641
@ubaxiitaaragsan9641 5 жыл бұрын
Shawgan ragu xayramin bay ueegyin maxa kaqaldan inamadi xidigaha busaradba kawada muqata madaxyadoda iyo wajiyadoda Ciro shawgi 2017 ifrax hargaysa urbaylahayd imakana urbay uleday say waxana kudhexjirto anu hadan ahanla odaygeda ciro Kama ogoladen ilmahedu waxa usodhalanaya asago he saya allaw usahal
@mihilewarfaa3278
@mihilewarfaa3278 5 жыл бұрын
Ubaxiita aragsan wllo qali qasab maha jawigu inuu sidii 2017 usaxnaado mrka wx garad noqo wana aroor kasina habeen buu ahaa Understand
@zamiiryusuf6895
@zamiiryusuf6895 5 жыл бұрын
XaBad heezoo lagah qaatoh mayqaadin zanadkan xidigaha geeskuh weykah fiishtaY sanadkan😅
@mohamedaden2180
@mohamedaden2180 5 жыл бұрын
Xidiga wy kajiifta dowrakan siiba ragga busarad ba kamuuqata sorry wllhi😔
@apdalleallih6509
@apdalleallih6509 5 жыл бұрын
Madaxii sulDanadaH
@munajamaal4428
@munajamaal4428 5 жыл бұрын
Mursal leydhkiisa akhaz 😹
@suhaybgafaneh5687
@suhaybgafaneh5687 5 жыл бұрын
Muna Jamaal ..Mursal muu ku wasay adna walaal maxaad ku haysataa ?
@munajamaal4428
@munajamaal4428 5 жыл бұрын
Suhayb Gafaneh wxpa kama galin adiga pilaa Rapayadyey
@suhaybgafaneh5687
@suhaybgafaneh5687 5 жыл бұрын
Muna Jamaal dee haaye walaal adiga miyuu ku wasi jiray waa maxay waxan oo hinaase ahi kkkk noo sheeg ninka hadaad rabto dubihiisa rabto anagaa kugu balaminaynee kkkk
@munajamaal4428
@munajamaal4428 5 жыл бұрын
Suhayb Gafaneh nooca afku sigaarka afka sidi paras ku dhacay Afka cadeyey Umna pahni hinazna nooca wxpa kuma fili Adaa wxa kagalay
@suhaybgafaneh5687
@suhaybgafaneh5687 5 жыл бұрын
Muna Jamaal.... kkk mxd qiiqa iskugu qarinaysaa ? Ninka hadii aanad rabin oo aanad ka hinaasanayn mxd ku haysataa ? 😂
SAKARIYE KOBCIYE | MARWADAYDA QUDHA | BARNAAMIJKA XIDIGAHA GEESKA 2019
8:27
cabdi zaki adaa iga qiimo badan hees cusub 2021
5:48
Kabtanka
Рет қаралды 24 М.
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 124 МЛН
Остановили аттракцион из-за дочки!
00:42
Victoria Portfolio
Рет қаралды 3 МЛН
MAXAMED CIRO 2017 HEESTA ABWAANADA JACAYLKU KU DHACAY
9:55
Waqal WStudío
Рет қаралды 710 М.
MURSAL MUUSE | HOOYO | BARNAAMIJKA XIDIGAHA GEESKA 2019
9:47
Waqal WStudío
Рет қаралды 832 М.
MAXAMED CIRRO BAKAAL MA ADO QUDHA OMAAN NEW YEAR 2018
7:20
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,8 МЛН
MAXAMED (BAKAAL CIRO) (LAMA HURAAN) HD LYRICS 🎵
6:02
KHAALID LYRICS
Рет қаралды 85 М.
YURUB GEENYO QOL MADAW  XIDIGAHA GEESKA CIID SHOW PROGRAM 2019
9:00
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3 МЛН
IFRAAX HARGEYSA | ANAA UFASAXAY | BARNAAMIJKA XIDIGAHA GEESKA 2019
6:51
Maxamed Ciro Hafar baad ku Nooshahay 2013 HD   YouTube
7:03
mahamed mushtar nasri
Рет қаралды 368 М.
MURSAL MUUSE HEES QIIRO AH HOOYO XIDIGAHA GEESKA CIID SHOW 2019
9:47
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,7 МЛН