YURUB GEENYO QOL MADAW XIDIGAHA GEESKA CIID SHOW PROGRAM 2019

  Рет қаралды 3,053,536

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Күн бұрын

QALBIGU WUXUU MUHANAYAA
EREYADA AXMED CISMAAN BATUUN
LAXANKA XASAN DHUXUL LAABSAALAX
CODKA YURUB GEENYO
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 1 100
@NAJIIBB123
@NAJIIBB123 Жыл бұрын
Aar dee qoftan wa fanki o lugo leh kalmada markay dhahdo way badalaysa ma labadka yacni way jideysa Miyan uqalma xubiga Markay dhahdo marka udanbeysa way jideysa Mar kalena ay dhahayso qudhayda ada xukuma Mar labadka waxay dhahysa qudhayda ada xukuma xukumaye ❤ War dee anigu gabdhan Wan layabay sida ay heseheda uqaado Mid uqaadi karta majirto Ufiirsada kalmada markay dhahdo mar labadka way badalaysa si macan ayy ujideysa 😢 Alow mar un itus yurub geenyo sawtu raxma Jecliya ❤
@mustafemedia1759
@mustafemedia1759 3 жыл бұрын
Qofkan aduuga ugu jeclaa wan guursady allah hanoigu wado marwadyda sido kalana alla dadka is jecel hayskuso dhaweeyo
@ayaandagan668
@ayaandagan668 Жыл бұрын
Mnzhallah alle hayskusiin daayo ❤
@MuxidiinCumar-qj4uq
@MuxidiinCumar-qj4uq Жыл бұрын
Aamin🤲☺️😊
@hibomohamed3532
@hibomohamed3532 Жыл бұрын
❤mnshalah
@ahmedqabaase4531
@ahmedqabaase4531 5 жыл бұрын
Ilaahayoow si dhab ah ayaan u jeclehee isku kaaya dhawee. Iyaduna si daacada ayay ii jeceshahay waxaan ilaahay ka baryayaa inuu qoys naga yeelo oo masaafada na kala fogaysayna alle naga furo aamiin yaa rabi.
@nimcadagan7790
@nimcadagan7790 5 жыл бұрын
Yahuba inad sidhaba u jeceshy
@fudumomohamed3330
@fudumomohamed3330 5 жыл бұрын
Aamiin yaa allaah. Allaah haysukiin soo dhoweeyo isu samra, inantana iga gaadhsii iney sabirka badiso aad baan idiin idiin salaamayaa
@ramxadahir6591
@ramxadahir6591 5 жыл бұрын
Aamin aamin allah izkiinkeeno idiin rumeeyo rajadiidan
@ashadirir3085
@ashadirir3085 5 жыл бұрын
Amiin wall
@mustafe1153
@mustafe1153 5 жыл бұрын
Aamiin amiin yarabi alle ha isukiin dayo bro ahmed qabaase iyo dumo sahra
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 5 жыл бұрын
Yurub geenyo wllhi waa fananitii hore ka soo hadhay maha waxa hada iska niicle fananin isku sheega maha yurub geenyo ayaa daawanaya heestan sanadkan dhamaadkiisa wixii commentigaygan arka waan salamayaa 🙋‍♀️22/12/2019
@NAJIIBB123
@NAJIIBB123 Жыл бұрын
Wan Ka qaday from 2023 /10/3 sawtu raxma mod lamoda fanka maso mari donto
@Malloofficial1
@Malloofficial1 10 ай бұрын
Wankaqadey wll from 2024 sowtu rahma hala yaa hala😢❤
@jabirshow7755
@jabirshow7755 5 жыл бұрын
Ilaahoow heesaha naga madoowee amiiin
@hanannalka7542
@hanannalka7542 5 жыл бұрын
Aamiin Aamiin yaa rabi
@sunaydashekh7765
@sunaydashekh7765 5 жыл бұрын
Aaaaamiiiiin
@khadarmahamedosman1592
@khadarmahamedosman1592 5 жыл бұрын
Amiiin👑🤗
@aisha665
@aisha665 5 жыл бұрын
AMIIN,YAA ALLAH,ANIGA ANO ISKA DAAYEY,AYAAN HADA 2 SANO E UGU DAMBEESAY KUSO NOQDAY INDHAHANE KU KALA QAADAY KUWA RER MUQDISHO AH ON AWAL DHAGEESAN JIRIN IYO SIYAASADA IYO QABYAALADA SOMAALIYA ON KUSO BIIRAY FARMAAJO MARKU YIMID LABADABA DHIBEEY IGU HAYAAN HADA ILAAH HA IGA MADOOBEEYO SAN AWAL UGA DHAGA LA,AA ALLAHA I CELIYO ANAGA DHAN AAMIIN
@sahamiyemedia6013
@sahamiyemedia6013 5 жыл бұрын
Aamiin
@dhalboqortooyo602
@dhalboqortooyo602 5 жыл бұрын
Fadlan igu duceeya inaan jacaylkayga ku guulaysto walaahi daacad baan idinka codsadee magaciisa meelkasat waan ku qoray 😭😭😭😭😭
@abdiqanimaxamed6903
@abdiqanimaxamed6903 5 жыл бұрын
Alle ha kuu so dhaweeyo walal
@hudamoe6090
@hudamoe6090 5 жыл бұрын
Guul wll insha Allah ino wadaa duce
@somaligirlchannel8310
@somaligirlchannel8310 5 жыл бұрын
Dhal Boqortooyo ilahy ha ku sahlo jacylkaga intii is jecel na ilahy haysku keeno 😭
@hamdaomar7506
@hamdaomar7506 5 жыл бұрын
Hadlkaga wlalo wlhii Qalbigu itabtay allah haku sahlo insha alllh😢😢😢
@dhalboqortooyo602
@dhalboqortooyo602 5 жыл бұрын
Thanks huunayaal waxaan ka mid ahay naafada caashaqee aduunka 😭
@nouradeggen195
@nouradeggen195 Жыл бұрын
Ilahay Ayan inu ku dharshe iso duceya inan jecelkayga Ku guleysto isku meel ma joogno gala magalo Kala foganshaha wax Ka xanun badan ma jiro ĶhàĎàr l love you mcnow Malin uun wa is aragin labadadana WA galin🥺♥️🤴🏽😭
@talizoapdiraxman493
@talizoapdiraxman493 5 жыл бұрын
Qalbigu wuxuu muhanaya inaan magacaaga qoro 😭😭😭😭 please iiso duceya inuu jacaylkygu iiso noqdo waaa qofkii iiguh horeya aaan jeclaado 😭😭😭😭😭😭😭
@hassanadan74
@hassanadan74 5 жыл бұрын
It's your problem
@ayaansaiid380
@ayaansaiid380 5 жыл бұрын
Amiiin muna amiiin
@mahdaabdirahman6741
@mahdaabdirahman6741 5 жыл бұрын
Insha Allah wlshey muna alle haku sofududeyo hadu kherku leyahay hadikalena u shaar ku leyahayna alle haku dhafuyo wlshey
@aanaan6027
@aanaan6027 5 жыл бұрын
Abayo hadu qeer ku yahay allaha ku so celsho hadu shae ku yahay neh allaha ku hareer mariyo
@fadxaaxmed6142
@fadxaaxmed6142 5 жыл бұрын
Alle hakusodhweeyo wll jacaylkagaga
@xamdatogdheer1007
@xamdatogdheer1007 5 жыл бұрын
Markan arkay hada in showgii xidgaha soo baxy intii yurub qorrty farta taag☝☝☝
@maxdar11
@maxdar11 5 жыл бұрын
TOGDHEER SUBSCRIBE II SAAR WLL
@kaahanuura512
@kaahanuura512 5 жыл бұрын
Ani ugbaad iyo asma love ayn rdiyay
@maxdar11
@maxdar11 5 жыл бұрын
@@kaahanuura512 subscribe ii saar wll
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 5 жыл бұрын
No, Yurub waa nacay markay Xamar isku bahdishay
@maxdar11
@maxdar11 5 жыл бұрын
@@whitephoenixofthecrown8523 heheh xamar ayaa camerad loogu xidhay suuliga
@munaabdi7360
@munaabdi7360 5 жыл бұрын
Hestan simcn ayey igu socotay waliba waxan moday midka aan dunida ujeclay inan aniga uqadayo❤😭💘 naf wax jecel ayaa daremi karto hesta mcn keda sow turaxma waxa lagu dha hay ayat qabta yurub qurux
@ismailhayat
@ismailhayat 5 жыл бұрын
H
@sureeryousuf8373
@sureeryousuf8373 5 жыл бұрын
Khadra abdu
@zakariyeabdihamiid3059
@zakariyeabdihamiid3059 4 жыл бұрын
Ana kula daremayo
@ustaadsiciid6951
@ustaadsiciid6951 5 жыл бұрын
Yurub mohamet abdi Geenyo sawtu Raxma Xidigtan khadka dhexe uga ciyaarta kooxda ugu heerka saraysa xaga fanka ee x geeska Dhamaan tin salaan sharafeed❤️
@yasminelmi4441
@yasminelmi4441 5 жыл бұрын
Waaw Alaah ku daayo cood Kaga yuruub cod kedaa xidigaha geska ayada ugushidan inta iguracsan laaig isaraa
@kingfuaadjabane
@kingfuaadjabane 5 жыл бұрын
Axlaa sowt 🙌🙌🙌yurub cabdi geenyo madaxa kalgacaylka somaliyeed 💞💞guudka sarad ii san thy👏👏 inta ila midka ah ii saara like👍👍👍
@nasirmah8827
@nasirmah8827 5 жыл бұрын
Wara reer waaqooyi wlhi ani 🤲anigu gacamaha idiin taagay like igu qabo only Somalilander
@edilali1095
@edilali1095 5 жыл бұрын
Kugu qabtay bro
@zayidaliabdishakur8314
@zayidaliabdishakur8314 Жыл бұрын
Yurub maxamed abdi Axyaa sowtiii I still listening 2024
@mariama78
@mariama78 Жыл бұрын
Ilahayow si dhaba ayaan u jecladay adionkaga ee rabiyow isku kaaya dhawee oo anago nabada isku kaya keen ya rabbi😭❤🤲🏽
@UsaameMnuur
@UsaameMnuur Жыл бұрын
Ax igadaa jaceyl Anigu waxba ma jeclaane aniga lay jeclaade 7sano ayay iga daba hadhi weyday waxa iga reebay waa balwad iyo daneyn isku dayay inaan ka fa,ideysto ka faa’idaysan kari waayay kasna igamay ahayn inaan u tixgalin waayo jacaylkeeda balse waan doonayy anna balse wakhtiga ayaa ii saamixi waaayy khier baan u rajeenaya meel walpa ay joogto dunida indhaheeda xitaa macal way iga jeclayd alle ha isku soo dhaweeyo wixii is jacelba rabiyow salaad❤makhrib❤ban u kacayaaye
@alltodnt8452
@alltodnt8452 5 жыл бұрын
Yurub geyo alle ha ku dhowro codkagaa jecel an ka faraxashay ayu dib igu so caliyaa intaa yurub geyo tagertaa love isaara❤❤❤❤❤
@hamdaabdillah605
@hamdaabdillah605 5 жыл бұрын
Yurubtayda waan ku wataa walhi Msha alllh sawtu raxma Talaw xageeen nin u qalma uga dooonaa yurub Waad u qalantaa mise jacaylakaba adaa korya hbbty
@mak.am9804
@mak.am9804 5 жыл бұрын
hamda abdillah Aniga 😉😂
@amiinabdirashiid3724
@amiinabdirashiid3724 5 жыл бұрын
Aniga oo joogo Frence 🇫🇷 wll
@ahmedsomalo
@ahmedsomalo 5 жыл бұрын
Axsnan sowd yurub
@cirjiidh77
@cirjiidh77 5 жыл бұрын
Codkanu waa maskiinta waxan hubaa in Yurub tahay gabadha ugu cod macaan gabdhaha Qarnigan jooga💕💕 Codkeeda waan ku gamaa aniga waxa sariirta iigu tuura waa Yurub codkeeda 😭
@NAJIIBB123
@NAJIIBB123 Жыл бұрын
Yes sawtu raxma mid badasha fanka maso mari donto codkeda 💯 io heseheda makala dhacan
@NAJIIBB123
@NAJIIBB123 Жыл бұрын
Still 2024♥️ Sawtu raxma ❤axya cod wale tageero dhaba ku ahay heshaga kama daalo io codkaaga macan
@mohamedshiine3835
@mohamedshiine3835 5 жыл бұрын
Inta Heesaha Neceb ee Qur'aan ka Jecel like Isaara Plzz❤😍❤
@KINGZ44four
@KINGZ44four 5 жыл бұрын
Maxa mesha ku keenay, hadaad heesaha necebtahay?
@abokorabco9393
@abokorabco9393 5 жыл бұрын
Waxy quran ka ha xiijine meshan music weyssne iskaga carar masajidka halaga helo
@kaappestudio1571
@kaappestudio1571 5 жыл бұрын
KINGZ44four 😂😂😂
@umalkhayrmahammud8746
@umalkhayrmahammud8746 5 жыл бұрын
Qadhaabaysi
@aragsan6552
@aragsan6552 5 жыл бұрын
IImaanka laga qaad Qur'an jecel kama ahee waa like inaad heshide edeb yeelo adiguba heesaha maxa ku dhex dhigay.
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 Жыл бұрын
Markale ayaan halkaan imid maaha labo iyo saddex waa ii caado inaan heeskaan soo booqdo runtii yurub waan ku jeclahay milyan jeer codkaaga naxariista badan daqiiqad kasta waan kaa iibin lahaa lkin hadda free ayaad nagu soo gaarsisay maxaan kuugu abaal gudaa heesahaga heestaan ayaan ujeclacay❤ noolow intay nolol jirto 7/7/2023 da habeen jimco baxay sabti soo galyso nairo kenya
@jamalali7842
@jamalali7842 5 жыл бұрын
*Hadan qalin iyo waraaq lagalo qol madaw habeen qalbigu wuxu muhanaya in aan magacaga qoro* #xakima axmed barre🌹🌹#
@jaamacqaasali8042
@jaamacqaasali8042 2 жыл бұрын
Waaaaaaaaw
@SamiiroDanax
@SamiiroDanax 8 ай бұрын
Axyaa hes 😢qofkii waya arga ama xalad jcyl ku jira baa daremi kara qisadan😢❤❤
@marwomustafe2930
@marwomustafe2930 5 жыл бұрын
Waaaaaaaaaaaaaw Caadi ma tihid Geenyo sawtu raxma Cod iyo qurux ayaad isku shubatay wlhi Viva Yurub Mohamaed Abdi🤗🤗🤗✌🏻✌🏻✌🏻
@maprukajoqor9119
@maprukajoqor9119 5 жыл бұрын
Gabadhan waxayi hesaha so sarata markan KU jiro wakhti adag ya Allah i cawi mar walba 💔💔😭😭😭
@maprukajoqor9119
@maprukajoqor9119 5 жыл бұрын
@@MohamedAhmed-ej9tp ❤❤
@haniqalo5532
@haniqalo5532 3 жыл бұрын
Sorry wllo
@khadarmaah6933
@khadarmaah6933 5 жыл бұрын
Boqorada codka somaliyed sawtu Raxma codkaga ayaad fanka ku jogtaye hore uu soco intii Geenyo tageerta like✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌
@cismaancabdi2818
@cismaancabdi2818 5 жыл бұрын
Ax Ax Sowtu Raxma Yurub geenyo sowdigan jacayl nagu riday inanta geenyo heesaheeda markaan dhegaysto ayuu jacayl igu dhaca Allà yaa cizk khadra daahir dabadeed adiga uun baan dhegaysta
@jimcalemurud4900
@jimcalemurud4900 5 жыл бұрын
Hhhhhhh Sax weeyi
@shukriali6715
@shukriali6715 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@engshuceybfarahahmed5300
@engshuceybfarahahmed5300 5 жыл бұрын
Nikko
@engshuceybfarahahmed5300
@engshuceybfarahahmed5300 5 жыл бұрын
Nicko q. @@shukriali6715 z
@engshuceybfarahahmed5300
@engshuceybfarahahmed5300 5 жыл бұрын
Runr J
@amiishaabdiigal2359
@amiishaabdiigal2359 5 жыл бұрын
yurub geenyo xppti afkaga caano lagu qabay one love dagananta kugu jclhay❤❤❤❤ like ta haygu cilina inta jcl geenyo
@farhiyasahalfarhiya1844
@farhiyasahalfarhiya1844 5 жыл бұрын
Kkkk
@qadancabdi9744
@qadancabdi9744 3 ай бұрын
Qalpiyadaa is jecel ilhayow isku so dhaweey yaa raabi❤❤❤❤
@xubixasan1439
@xubixasan1439 3 жыл бұрын
Genyow wee uqalantaa hestaan in lo dhiibo🎤🎹🥁 Warkeyga waan qiise waxaan qandarasaaya nolasha qeybah hare inaa qoysa kula noqade miiyan uqalmaa🥰😍 xubiga🥰😍🤩❤🧡
@NAJIIBB123
@NAJIIBB123 Жыл бұрын
Sawtu raxma mid badasha fanka maso mari donto codkeda 💯 io heseheda makala dhacan axya cod 2023 wali dhagaysanaya heestan
@maxamedqaaje1395
@maxamedqaaje1395 4 жыл бұрын
Fanka soomalida hadii wakhtigan aan joogno laqiimaynayo bilada codka yurub geenyo ayaa qadan lahayd 2021 ilaa malintay sobaxday wan dhegaystaa ❤️
@raxmarooda371
@raxmarooda371 5 жыл бұрын
Yurub heesaheda calacalka inta jecel lime me 😍😍
@yaasmiinyaska6995
@yaasmiinyaska6995 5 жыл бұрын
Yurub geenyo gormey calacalka deeyn 😂
@cismanmaxamuud8062
@cismanmaxamuud8062 5 жыл бұрын
@@yaasmiinyaska6995 calaalka marmar waa udawo caashaqa sxb mcn
@adnanour4545
@adnanour4545 5 жыл бұрын
Yurubeey xbbty qali habeenkii waxed kaquruxbadantahy malintii Masha allah
@xiiamuuuse8695
@xiiamuuuse8695 5 жыл бұрын
Hadan Qalin io Waraaq LaGalo Qol madow Hpen Qalbigu wuxuu muhanya inaan MaGacago Qoro❤❤💎 Best Song yurub❤
@ZakariaSunni
@ZakariaSunni 5 жыл бұрын
Yurub Maxamed Cabdi waa Bedelki khadra Daahir Cige, ku wataa indr Quruxeey: Warkayguna waa Qisee Waxaan qandaraasayaa Nolosha qaybaha hadhee Axyaa Axyaaa Geenyo
@siskosk9059
@siskosk9059 4 жыл бұрын
Hoyada jacelka waan ku sosalamaya waxan kaa salamaya Djibouti 💋❤❤
@abdirahmanrashid4526
@abdirahmanrashid4526 5 жыл бұрын
I'm here before one million viewers of somalilanders
@kawsarabdulahi1925
@kawsarabdulahi1925 4 жыл бұрын
did you meen one million views of Somalis
@abdirahmanrashid4526
@abdirahmanrashid4526 4 жыл бұрын
@@kawsarabdulahi1925 no I don't mean one million of somalia Let me say that again so you can read it again One million people of somalilander
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. Жыл бұрын
​@@abdirahmanrashid4526 kkkk somali oo dhan baa daawaynaysa ee naga daaa sheekadan jilocsan sxb kkkkk
@arawelomakufto8460
@arawelomakufto8460 5 жыл бұрын
Markan jaceyl daayaba oo badisaba ka baxaba yurub baa igu celisa caku xageen aada kii an jacelaa na ma hayeee war somaliyey iso duceya inuu iga masaxo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@caishahussencaisha822
@caishahussencaisha822 5 жыл бұрын
ina hooyo ina hooyo 😓😓😭😭😪 sorry abyo mcn iska samir waqtigu wuu isbadalidonaa inshllh anba kulamidban ahee fataxada aan iskusomarno inuu allaah siduu qeyrku kujiro nawaafajiyo inshllh waan guulaysan donaa
@arawelomakufto8460
@arawelomakufto8460 5 жыл бұрын
@@caishahussencaisha822 insha allah xbbti quruxey illahay ha i kaa daayo
@marwoehelzn2940
@marwoehelzn2940 5 жыл бұрын
ina hooyo ina hooyo khair Insha allah wll
@cabdullhisaladsalad9063
@cabdullhisaladsalad9063 5 жыл бұрын
ina hooyo ina hooyo waaw
@cabdullhisaladsalad9063
@cabdullhisaladsalad9063 5 жыл бұрын
Waaw
@afyareofficial3050
@afyareofficial3050 5 жыл бұрын
wiilow warkagagu waa Qasee miyaan uqalmaa xubiga wa hees wlahi alle haku daayo yurub wll
@zakiabdiaden8869
@zakiabdiaden8869 5 жыл бұрын
Omg yurub geenyo wa qofta kaliya ugu cod macan soomali dhan oo hesaha qado’👌🏾👌🏾👌🏾👌🏾
@suhaybismaaciil3092
@suhaybismaaciil3092 5 жыл бұрын
Wan xadantooday ilah ban ku dhaarte Waa heestii ugu wacnyd barnaamijka gabi ahaan Sawtu raxma 😍😍😍😍😍😘😘
@UsaameMnuur
@UsaameMnuur Жыл бұрын
Maalintay sidaa uso baxday way ka badantay 20 jeer intaan ku ceshceshanyay gaadhiga mp3 intaan iska daayay baa headphones kashaday 😢
@xamdicumar9612
@xamdicumar9612 9 ай бұрын
Heestn waxan dhageysanaya maalin isliin ah tariikh duna tahy 21/4/2024 Hassan si dhab ah Ayaan u jeclahy illhey🤲waxan ka baryaa inuu calf iskugu keen daro marka xigte aan so boqda heestn waxan rajeynaya inay noqota mar aan jaceylkyga ku guuleysto insha allh
@xayiramedia8952
@xayiramedia8952 5 жыл бұрын
Yurub geenyo inay tahay gabadh fahan san hab dhaqanka fanka iyadoo heesba heesta ay ka midho mcan tahay soo qaadaa intii FAHANTAY INAY BOQORADA FANKA UMADA SOMALIGA KU HADASHA LIKE BAL USOO TAGA💕💕❤️❤️❤️❤️
@gabaldayefilms36
@gabaldayefilms36 Жыл бұрын
Yurub geenyo wllhi heesaheeda waan jeclahy dareen igu leedahy ila caawa 5-12- 2023
@n8medyhy747
@n8medyhy747 5 жыл бұрын
mazhallah boqorada codka yuurub maxmed cabdi gull
@n8medyhy747
@n8medyhy747 5 жыл бұрын
nuraysa
@aminoahmeddiriye1832
@aminoahmeddiriye1832 5 жыл бұрын
Alla hestan waxa modaa in ani ligu tala galay axyaaa hes iyo bar yurub genyo waxba lama qaban karo kal iyo laab😙😙
@ilhaaanmaxamed8115
@ilhaaanmaxamed8115 3 жыл бұрын
Xasuus heestan 2019ki ayaa dawan jiraay waaliba Said cawna sii kadiisa igaa so horbaxdaay IAM happy 😍 13/42021❤️🤴😰
@garadbadaninhanad333
@garadbadaninhanad333 3 жыл бұрын
Waxaan Dareemya naxariis jecelka aad isiisay jecelka dhabta ah waa midka qalbigaag aan ka bixin aduunkeega waan kuu xiisay wlhi 🧕😪💉
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 Жыл бұрын
Fananinta hada jooga oo dhan haday fanka ka bixi lahayen waxa nagu filnan lahayd yurub geenyo waxay u dhiganta kun fanan qalbiyada nafobay ayay dawaysa 😊
@NAJIIBB123
@NAJIIBB123 Жыл бұрын
Haa walahi Ala run badanida zxp Axya cod sawtu raxma boqorada codka ❤
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 7 ай бұрын
Hadal Runa Baad Sheegtay Yurub geenyo Fanaaninta hore Codkoodi bay ku xasuusinaysa Sida magool maandeeq sahra Axmed khadra daahir Alle ha u naxariisto Mandeeqna Cimriga Cafimaadka how siyaadiyo Allahuma Aamiin
@akramcabdala5093
@akramcabdala5093 5 жыл бұрын
Waxaan rajaynayaa inay yurub geenyo codkaa ALLE siiyey ku akhriyi doonto #quraanka_kariimka
@shakirjr7269
@shakirjr7269 5 жыл бұрын
Hadaan qalin iyo waraaq lagalo qol madow habeen qalbigu wuxu muhanayaa INAAN magacaaga qoro Sow tu raxma yurub geenyo
@baxwalchannel6062
@baxwalchannel6062 5 жыл бұрын
fdlan qofkii danbayaya haku danbaabo yurub geenyo wxani sowtu raxmo wa dhaaftey xidigaha geeska wa qoftan iyo been love i saadha bal
@abduwahababdinasir7437
@abduwahababdinasir7437 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh wax waalan 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😁😁😁😁😁😁😁😁😁
@jaleecomediapro6334
@jaleecomediapro6334 5 жыл бұрын
Alla yaa salimak sowtul raxma alle cimrig haku barakeeyo fananad codkeda somali oo dhami ku raxaystaan
@naima1.5.75
@naima1.5.75 5 жыл бұрын
Hadaan kula qadan laa nolosha kula qaybsan laha qudhadu waxay rabtaan qumaati uyeeli laha😢😢 Heestan meelo badan tabanysa✔💞
@hamzehugur5830
@hamzehugur5830 5 жыл бұрын
Esh Calaaaa.....Hadal Ma Karayeee Heesta Kaa Daawada Nio...........❤
@hiboadem6hibo492
@hiboadem6hibo492 5 жыл бұрын
Fifiitii kii hixidigaa gysakaa
@barwaqoabdirhmn7210
@barwaqoabdirhmn7210 5 жыл бұрын
Caawa waa sanadki cusba nolol kalo cusubina way ii bilabantay sawtu rahmana codkeda mcn inan jawiga aan ku suganahy ku cabiran uso boqday caawa😍
@drsasmlucky5160
@drsasmlucky5160 5 жыл бұрын
Eshcalaa hees yurub geenyo ayaan siiyey fananada sanadka
@Malloofficial1
@Malloofficial1 10 ай бұрын
Yurub geenyo sowtu rahma hala yaa hala still watching 2024 😢 axyaa hees wlhie dareen gaara xanbarsanatahay naf waliba naftey rabtocalle calaf haysugu daro aamiin 🤲 wll hadas comment gyga akhrinayzo xazuuz ahaan uqortey like ta ha ila dhafin plz 😢
@fardowsoabdulahimuhamud8978
@fardowsoabdulahimuhamud8978 5 жыл бұрын
Satut raxama yurub genayo allah hakuxifadiyo huno fananad buuxad weye 30 sano kadib heesahed walaso cusubanin doonan
@NAJIIBB123
@NAJIIBB123 Жыл бұрын
Mid badasha fanka maso mari donto codkeda isma badalayo fanku waa yurub geenyo ❤
@FaadumoAbdullaahi-jh8fx
@FaadumoAbdullaahi-jh8fx 5 жыл бұрын
Yasalaam yurub sota raxma wwww axla erayo ku taagersanahay heesaha qisada leh ❤❤❤❤❤❤😍👍
@fuaadaddow7656
@fuaadaddow7656 3 жыл бұрын
2021 yaa ila dhageysanyo heestan yurub geenyo fanaan kaa cod macaan inuu jiro ma aaminsani aniga
@NAJMANAJMO-iq2gp
@NAJMANAJMO-iq2gp 9 ай бұрын
😢😢😢qalbigu wuxu muhanaye inaan tariikh naftyda ka qoro😢
@muhsinhussien8155
@muhsinhussien8155 5 жыл бұрын
Yurub Geenyo inanTii jacEYlka la dhalaTey💚 heesahagu waxay Dabiib Iyoh dawo U Yiihin dadka la ildaran JaceyLka💚
@sadamyareofficial3533
@sadamyareofficial3533 4 жыл бұрын
Mshalah waa gabadh dagan alla haku xafido yurub geenyo
@umuamalcabdilaahi8697
@umuamalcabdilaahi8697 5 жыл бұрын
Inadeer inantan yurup waxa haya miyaan cidiba weydiin horta qoftu ma nolee2💔❤❣💖💕
@xamdubare1185
@xamdubare1185 4 жыл бұрын
Safina
@faizoyusuf5864
@faizoyusuf5864 5 жыл бұрын
From qadadweynta gabardooda oo nii salameyso reerka dariska S/L nabada alle hanii ziyadsho
@mustafmustaf7835
@mustafmustaf7835 5 жыл бұрын
Ax ax wlhi gabadhan heesaheeda waan iskajecelahy 💚❤💜❤❤yurub maxamed cabdi❤💓💔💖💖
@shamai6435
@shamai6435 2 жыл бұрын
This message is furinley the musician of this group you are great thank you for making any singers song magical may I join your section Iam a musician too
@omarjama7627
@omarjama7627 5 жыл бұрын
Yurubtayda Caashaqa Waa la dhigtay !xalaaal xalaaali dhashay!
@princessnurahudaomar2482
@princessnurahudaomar2482 5 жыл бұрын
Sowtu raxma ilahay cimrigiyo caafimaadka hakuu siyaadsho
@ayaanabdikani7693
@ayaanabdikani7693 5 жыл бұрын
Shawgaan geenyn kudawadey sawtu raxma lanta fanku abr😍😍😍
@ahmedosman2549
@ahmedosman2549 5 жыл бұрын
Halkeedaad dhigtay boqorada codka mrs geenyo ❤️❤️
@mariyaqalbinuuriyaelectron3311
@mariyaqalbinuuriyaelectron3311 5 жыл бұрын
Waxan umaleya inada heezta iqaday poqorada codka yurupa geenyo ruuxa qiimo leh wllhi😍😍😍😍😍
@nimoshnagtidherayd4213
@nimoshnagtidherayd4213 5 жыл бұрын
yurub igada cayartaa jacel bad nagu ridaa fanankale ba ma dhagysto✊😘💗
@jaylaaniahmed7072
@jaylaaniahmed7072 5 жыл бұрын
Yurub maxamed cabdi geenyo Waxaa thy fananada kliya hablaha ka tageero go forward Like isaar hadad codkeeda ka hishid
@princekimu416
@princekimu416 5 жыл бұрын
me I will say yurub genyo is from another planet wat a voice esh calaa cod macan
@سجلعبذرحمن
@سجلعبذرحمن 5 жыл бұрын
Yurub genyo
@shucaybahmed2841
@shucaybahmed2841 3 жыл бұрын
Fadlan iigu duceeya jacaylkayga inan ku guulaysto.
@ABDIKARIMALI-r8d
@ABDIKARIMALI-r8d 6 ай бұрын
Yuurub abdi geenyo suuratu rahma ❤❤❤❤❤❤🎉🎉
@kayakaya8675
@kayakaya8675 5 жыл бұрын
Dadx hoygii ilbxnimda iyo nabda hargyso cdey 🤗😘😍 marbo marke kadanbyso qurxaa la imanysaan omg 😘😢🤑 one LoVe
@somaliqueenofyear6520
@somaliqueenofyear6520 5 жыл бұрын
Thanks wll waan anaguba waan idin jclnahaY 💕💋
@hassanahmed898
@hassanahmed898 5 жыл бұрын
Qalbigeena waxaa dawo u ah quraanka iyo xuska ilaahay, allow na soo hanuuni
@ayatullahmohamettfardallea445
@ayatullahmohamettfardallea445 5 жыл бұрын
Gabdhaha Fanaaninta HooyadooD Yurub geenyo 💓💓
@suhaib9811
@suhaib9811 5 жыл бұрын
Yurub Geenyo Axyaa Sawt Indr Heesahagu sida bunka ayay I Qabtaan sanado Badan Jiroo Joog 😍😍 ❤❤✊
@Bobji-
@Bobji- Жыл бұрын
FSeee try tc
@nazirmohamed8977
@nazirmohamed8977 5 жыл бұрын
Geenyo codkaagu waa dahab....fananad hantidey dhagaha mudo badan allh haku daayo
@asmaqurux7345
@asmaqurux7345 5 жыл бұрын
Hadaad reer hargeisa tahay plz Yurub geenyo ila Soo hadashiiya😭 jacayl kaba ayada ayaa igu rida anoo ka fayow markaan heesaheeda maqlo gabadhaan dacwaan ka ahay
@hodanadan6595
@hodanadan6595 5 жыл бұрын
Kjkkkkkkkkkkk aniga bari dhagay san jiray lakin waxn ku khatimay saredo nasib dhaliyo sirad baxyan arka salkan uu dhiga axdiga
@asmaqurux7345
@asmaqurux7345 5 жыл бұрын
Hodaneey sxb gabdhani waa jacayl da’aya sida roobka💦🌦
@mohamedismail8560
@mohamedismail8560 5 жыл бұрын
@@asmaqurux7345 anaga la hadlayna kana qabanayne dacwadada la noqo dibna wxy ledahay kuma soo gadhayaan 😄
@habsahabsa6341
@habsahabsa6341 5 жыл бұрын
Mashllh yurub geenyo boqorada codka hablaha somaliyeed ee fananinta imika mashllh kuun jeer yurub maxamed cabdi geenyo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🏽
@ikraamnuur4079
@ikraamnuur4079 5 жыл бұрын
Dhal boqortooyo illhay hakugu guuleyo jacaylkaga wllo rabi ha idinka dhigo labadi nolosha ku midoba
@hibaqdeeqa8598
@hibaqdeeqa8598 5 жыл бұрын
Hadaan qalin iyo waraaq la galo qol madow haben qalbigu wuxu muhanaya inan magacaaga qaro yurub maxamed cabdi yurub geenyo waa fananadayda gaarka Mai Queen korkaad ii sarantey 😘😘😘😘😘👆👆👆👆
@gamestonediomond6017
@gamestonediomond6017 5 жыл бұрын
Ninkan musiga tuma ayaan uga dambeeya somali oodhan wlhi
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 Жыл бұрын
Kkkk bilowga waxaa moodaa inuu ka oohisiinayo mucjiso waaye furinle
@kingsamawade.samish4592
@kingsamawade.samish4592 5 жыл бұрын
Haa waad u qalantaa xbbti 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭adiga kaliya ayaa u qalma xubiga 😍😭hadaa aragto fariitayda xaaskayga mustaqbalka isoo jawaab 😭😭😭adiga kaliya kuu maqanahay 😭😭❤️aniga xagayga waa diyaar adiga iskeen
@ajwakhalif8228
@ajwakhalif8228 5 жыл бұрын
Hassan elme 😂LoL
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 5 жыл бұрын
😂😂😂 waykan diyaar 🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️
@kawsarabdulahi1925
@kawsarabdulahi1925 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@smilerboy9790
@smilerboy9790 5 жыл бұрын
Zawtu raxma alle haku xafido fananad buuxda wanku wata wlhi tageere buxa ku ahay
@ibrahimabdirahman9586
@ibrahimabdirahman9586 5 жыл бұрын
Mahadsanid, Yurub Maxamed Cabdi 🎧🎧 I'm your fan habo.
@bisharahussein9510
@bisharahussein9510 5 жыл бұрын
Nagadaa dee.dhiigad na dhaqajisaye.horey u soco.geenyo.
@Emational70
@Emational70 5 жыл бұрын
Ugbaad aragsan iyo yurub geenyo ✌👏 waxa kale waa iska raaciye yaaal
@zamiyaimohamed1926
@zamiyaimohamed1926 5 жыл бұрын
Gurup geeyo ina jecel 😘 I like iizaara wllayaal 😰💋💘
@omarblack7646
@omarblack7646 5 жыл бұрын
zamiyai mohamed
@zamiyaimohamed1926
@zamiyaimohamed1926 5 жыл бұрын
@@omarblack7646 Hee alpi😉
@turkeykingsomaligalbeed2560
@turkeykingsomaligalbeed2560 5 жыл бұрын
Wlhi jaceyl ku haa waro ilaa Inta is jacey haa isku fududeyo ameen 💋❤️💖 guuuuuuuuuuuuul
@jamiilanuux2118
@jamiilanuux2118 5 жыл бұрын
Yurub geenyo laabsaalax baa buunbuuniyee boqorada codku waa khadra silimo walaahi💚💭❤
@mohamedismail8560
@mohamedismail8560 5 жыл бұрын
Waa raygaga tasi Lkn cod hdada rabto kiisa halasiga ah Sawtu raxma haloo daba fadhiisto Geenyo ☝️
@NAJIIBB123
@NAJIIBB123 Жыл бұрын
Iska hadlaysa sawtu raxma cid cod kuma garto 💯 adeer tan way tagtay hees ay qaaday aysan macanayn wala wayay yurub dad qalbiyadoda bay dhayda
@mastarxanxanteye2680
@mastarxanxanteye2680 5 жыл бұрын
Wooow wooow wooow wooow Yurub.iyo jacaylkeedii oo maanta magacii socad
@davidismail3317
@davidismail3317 5 жыл бұрын
Sawtu Raxma yurub maxamed cabdi yurub geenyo gabadha waa jecelehe hela iiga gaadhsiiyo plz plz plz ilove you yurub geenyo ♥️♥️♥️💝💝
yurub geenyo dharaartaad faraxsantahay ayey ana ii dhantahay 2017 hd
8:42
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,3 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
YURUB GEENYO | WAXDHINTAA KA SAMIRTA |SHOWGII YURUB GEENYO NAIROBI 2024
7:03
ABUU AFNAAN PRODUCTION
Рет қаралды 553 М.
YURUB GEENYO GOBONIMO NEW OFFICIAL VIDEO 2020
5:24
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,8 МЛН
XAMDA QUEEN | GARNAQSI JACAYL 2018 | XIDIGAHA GEESKA
8:30
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,7 МЛН
YURUB GEENYO HADMAAN KADAWOOBAYAA HAPPY NEW YEAR 2019
9:00
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,1 МЛН
YURUB GEENYO 2019 HADAAN QALIN IYO WARAAQ
7:48
SULTHAANKA LYRICS
Рет қаралды 912 М.
YURUB GEENYO NEW SONG HAWAAWI HAPPY NEW YEAR 2019 HD
8:29
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,4 МЛН