Heestan Xasuus ayey igu leedahy wlhi gabdha aan isjeclyn hdda ka hor oo iga dheereyd ayaan u qaadi jirey heestan qurbaha ayey joogtey anna dalka ayaan jogey Calafkii wuu isu kaaya saamixi waayey Gabdhii waa lagursady hdda 3 wiil ayey hysta ana single ayaan weli ayahy waxey ahayd waaaga maalmo madaw alxamdulilah hdda waxan ku jiraa Nolol fcn manshallh gabdhiina waan iscafinay waxan marksta u rageeya Faraxad iyo badhaadhe iminka waan wada hadalaa si wlaaaltinimo ah Heestan Xasuuuus ayey igu leedahy wlhi Aduunyoy Xaal qaado 😰😥💔💔🤦♂️
@nuurcabdulahi40542 жыл бұрын
Ogoow Xasuusuhu Malahan Rogaal Celis Ee iska iloow
@Somalilandgirlll2 жыл бұрын
Ouch 😓 so sorry walalo
@Saadaq__Halas5 ай бұрын
Weli single mathy 2024 sxb
@xamsedacadofficialchanel77572 ай бұрын
Guurso inaderta haku hiliso
@maxamedoscar102 ай бұрын
Imisa ila dawaneysa heestan 2024 ❤
@SulaymAbdiwahab21 күн бұрын
3/1/2025
@happydiamond50534 жыл бұрын
2021 yaa ila daawanooyo xunun jclda qaar inta iga dambeeso lik3 iisaara
@maryanmagaalo42585 жыл бұрын
Nolozhydiii habeeen walpa si farxadlaan ushekysanaa lkn habeen walpa qalbgaan ka oooyaa si aaan niyada kugu dhiso adna ila qabtaas dareenkaas😭😭cidina ma daremi karto lamane kala maqan
@mohamedhashi75424 жыл бұрын
Ilaaahay ha isku kiin keeno 😭😭😭😭😭 Qof jaceyl kiisu ka maqan yahay uunbaaa dhibkaa kula dareeemaya 😢😢
Adoo iga maqan sanado salkaan u dhigaa axdiga 😭😭❤️💖💟💟
@moulitdabaare7442 Жыл бұрын
*Qalbiga samrayaa Ku suga* *Maankiyo sadrikaa Ku taba* *Hankaan Kugu soohay keli* *waxaan Ku sabaa xasuus* *Adoo iga maqan sanado* *salkaan u dhigaa Axdiga* *sama iyo milguhuu gayan* *xubbiga siiyaa tix gelin* ❤️❤️❤️❤️ *intaad sapo dheer Adigu xiisihii kusiyaad* *bogoo sapaaalo intaa Kapadan* *intaad sapo dheer Adigu kusugneyd* *sapaalo intaa Kapadan naftaan igu siisaneyn* ❤️❤️❤️❤️❤️ *Lapada galgacayl Ku siman* *Axdigu sahal Kuma ahoo* *rajada nafta Lagu sabeey* *sareedo Ku tiigsadaan* *ana muxipada isidatiyo* *adaa ila qaba sahwiga bishiyo saaciyo* *ayaankuna sanado kuu Tahay sideeyda* *Maxaan Ku xiisay udgoon badaney*
@mohamudhajji5704 Жыл бұрын
So nice sxp
@elmihussein3718 Жыл бұрын
❤
@haykalawil3642 Жыл бұрын
Midhaha heesta ha kufsan
@Abwaanka80 Жыл бұрын
Markii iigu horreysay eee aan heeskan arko waa galabta😊oo ah 5/10/2023 saacaduna tahay 05:51am istaatis whatsapp ayan kasoo arkay waana markii iigu horreysay een aan arko😢 Lkn aad ayey qisadeyda uga hadleysaa wayo waxaan ku suganahay xaalada uu fanaanku ka hadlayo wayo gabar ayaana waxaan jecelahay 8 sano anoo yar jeclaa ilaa hadda iidna ima fahmeyso mar walbaan usheegtaa jeceelkeyga iidna way iska meermeerisaa Lkn i.n wan iloobi *Sabaalo intaa kabadan naftaan iga siisaneyn☝️🥺🥺
@Ducaysane111 ай бұрын
tani way hees dhafty🥲
@AbdirizaqYare-g4d Жыл бұрын
Heestan waxa ku xasusuta marwalba noloshyda jacaylkyga ubax oo aan mudo 3 Sano ah an is jecelnahay waliba jacayl heerkiisu sareyo oo ay ku dhehantahy isku qanacsanaan qadarin iyo naxariis waxn rajaynaya hestan in an aniga iyo ubax an wada dhagaysano ango nolosha ku midowanay ❤❤❤❤wanku jeclhy mcnto
@MubaarigMaxamuud-j5x11 ай бұрын
Ana maanta ku jira marxaladan jacaylkaygii baa iga dhoofaysa 4/2/2024 waxayna usocotaa qurbaha waxaan isku qabnaa jacayl baaxad wayn mana kala maarano balana waanu galnay ee walaal iigu soo duceeya inuu jacaylkayagu guulaysto 😢😢😢
@sagalsomalia6 ай бұрын
imika ma isheshen wllo
@FadxiMaxamed-u3d5 ай бұрын
Inshaallah waad ku guuleysanaysa wl ❤
@kingdarmaan50922 ай бұрын
9 bilood kadib Ballantii Ma sideediibaa shp Mise waxbaa iska badalay!?.
@NimuzhHusein8 ай бұрын
Heestan qaas ayay ii tahy maadama markii ugu horeysay aan maqlay uu ii qaady Qof aan aad u jeclahy dhanka kle marka loo eegana waxy aad uga hadleysa qisada jaceyl ee inoo dhaxeysa aniga io qofkeyga ,masaafo ahaan waan kla fognahy lkn qalbiyadeena ayaa mideysan ruuxdeenuna way is weheshataa waxaa kaloo inoo dheer wali ismaaann arag hadana jaceylka inoo dhaxeeya wuu ka mug weynyahy 2bo intey jireen wada joogay jaceylka ay isku qabaan Alhm maadama aan qofkaa nasiib u yeesahy inta nolasha kadhiman waan wada qaadan doona waliba si wada jir ah I.a Waxaa kle oo imaan doonta inaan heestan io fariintan soo booqn doono marka uu jaceylkeygu guuleysto aniga oo kaliya maaha waliba si wada jir ah waan ku jeclahy hada oo an fariintan qorayo walibana aad ayaan kgu xiisay Marka aaan fariintan si wada jira u aqrineynana waan ku jeclahy waliba intaan hory kuu jeclaa mid ka badn ☹️💋🫂 Indhaheygii nuurkoodiyoow hubaal waxa tahy qofkeygii dhabta ahaa marxalad walbana igu fahma xitaa mid aan anigu isku fahmi wayy waan ku jeclahy naxariisteydii ifkoow 💋🫂 25/may/2024
@HamdaHimilo5 ай бұрын
Wda jira wligen wll❤
@kingdarmaan50922 ай бұрын
5-bilood kadib ayaan so booqday Halkan Waxaan idin Rajaynayaa inaad Midawdeen Ballantiina Sidiinnii Idiin tahy Guulaysta idam alle wllyal❤️
@sumayasumaya52126 жыл бұрын
Xusuuus wlh ala maxuu jcl ihayay la igu xumeyay waagaan
@abshirpepe41306 жыл бұрын
Sumaya Sumaya sorry abyo wa loo simanyahay meel kala ka hele iska samar
HeestaaN waxaY igu leedaHy xasuus Wiil aan jclaa o wadnaka ka tagy ayaaN marksta isku qori jirany ila mudo 10sano kabadan wan isjcleeen lakin calfkaa nagala geyay 2013_2022 anga wali wa nolsHyda😭❤🥺
@NajaxMaxmed-lf6ew Жыл бұрын
8/8/2023 Qalbiga samraya ku suga Maankiyo sadriga ku taba Hankaan kugu soohay kali Waxan ku saba xasuus😢❤️🩹 Ado iga maqan sanado Salkaan u dhiga axdiga Samiyo milgahuu gayan Xubiga siiya tixgalin❤🫂 Malintan midowno ayan so bookhan insha Allah idinkana ducadu wa dhankiina😭🤲
@mohamedabdimakraan27583 жыл бұрын
Ilaah amarkii anoo iska qaadaayo is arkay malaha waagii schoolka soo xasuustay EVERGREEN PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL OF BAL'AD🙂🤩🤩
@nawalali79342 жыл бұрын
Adoo iga maqan sanado Salkaan udhigaa axdiga Samiyo milguhuu geyaan Xupiga siiYaa tixgelin 🥰 Intaad sapo dheer adigu kusugneyd Xiisihii kusiyaad bogoo Sapaalo intaa kapadan Naftaan iga siisaneyn 💋❤💋❤ Lapada galgacayl ka siman Axdigu sahal kuma ahoo Rajada nafta lagu sabeey Sareedo ku tiigsadaan Ana muxipada isidatiyo Adaa ila qaba sahwiga Bishiyo saaciyo ayaankuna Sanado kuu tahaY sideeyda ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Mohamett duraan for ever i love you huppi🥰😇😊
@xamdiomar47163 жыл бұрын
Heestan yaa nagaye sanayo 2021🥰
@kingahmed4434 Жыл бұрын
Qalbiga samraya ku suga maankiyoo sadrigaa ku taba halkaan kugu soohay keli waxaan ku sabaa xasuus habeen isniin 26 July 01:11 hestaan hwn waliba markii aan soo xasuusto gabdha aan jeclahay ayaan dhageystaa ilaahoow ii daa meel waliba aay joogto iiguna xafid runtii ayada waa iftiinka noloshyda✨️✨️✨️ 🥺💖❤️16 July 2023 inta iga danbeyso like 👍 👌
@drrashiid55332 жыл бұрын
Waxan kala mqanahay jasylkayga mudo 2 sano iyo dheerad.🥺🥺 Runtii marki aan kala fogaane, waxan tabay muuqaalkeedii bilicsana.💘 Maalinkaste jacaylka aan uqabo wuu sii kordhayaa.💓 Hadana wan ka sii socda meesha aan joogo wadankale usocda.😭 Magaranayo goorta aan midoobayno jaaylkayga😭😭😭😭 Lkn dareenka aan uqabo ayaa rajo igaliya. Maalin uuun baan midoobayna gclso.🥰🥰😍
@amiiraabdirahmaan79332 жыл бұрын
alle ha idin kulmiyo mcney anba wan kula qabnsa ciqaabtaas🥺
@drrashiid55332 жыл бұрын
Aamiin qali🥰🥰
@drrashiid55332 жыл бұрын
Lkn hadda wa la guursaday🥺
@hanikhadar76002 жыл бұрын
Qalbiga samrayaa kusuga maankiyo sadrigaaa ku taba halkan kugu soohay kali waxan ku sabaa xasuuus😪😭intaad saba dheer adigu kusugnayd gacaliyeh xiisi ku siyaad bogo sabaalo intaa ka badan naftan iga siisanayn wkhtigu cajiibsanaa bal fiiri hlkuuu iso istaajiyey inan heeso weshado on sawirto nolol khiyaliya io kuwa ano dhafnay o quruxdooda io jawigooda watay😪😪😪AUGUST 26 2022 9:25 habenimo
@axmedzaki68812 жыл бұрын
🤟
@johnwaliid82884 жыл бұрын
2020 hda firsaneeso like isaar💚💚💚💚
@ramadanaxmed65202 жыл бұрын
Qalbiga samrayaa ku suga Maankiyo sadrikaa ku taba Hankaan kugu soohay keli. Waxaan ku sabaa xasuus Adoo iga maqan Sanado Salkaan u dhigaa axdiga Sama iyo milguhuu Gayaan xubbiga Siiyaa tix gelin Si kasta oo aad yeesho wallahi jaceylka ma illaabi kartid 😥. Qof kasta oo aan weli wax jeclaan please waa iga talo waxba ha isku jeclaan. 😥
@mohamedabdilingrad81675 жыл бұрын
Hestan markey so baxday aya ad u dhageysan jiray lkn marka jaceyl dhab ah ima hayn mana liga maqnen lkn hada aya labadiina la.caweysimaya jaceyl xanun waye wlh 😭
@abdirahmanck5663 жыл бұрын
Maxad ciro nolaw wilga
@maxamedfaarax7623 Жыл бұрын
Still watching buetifull memories from burco hees xasuus igu leh reer Garowe igaso hagaaga seediyaaloow😢
6/25/24 8:01pm Alow inta is Jecel ee Kalla maqan Arimahooda sahal Ameen
@randamuuse7803 жыл бұрын
Ilhy waxn ka baryaya inu qof kan dunidan ugu jeclaa mar uun adunka nagu kulmiyo
@suhaybmaxamed6348Ай бұрын
19 Dec 2024 😢 InTa iga Dambeysaa isoo xasuusiya LIKE❤
@naadajamac2933 жыл бұрын
YaaaH iLa dawnYaH sanDkaN 2021🥰🤔
@carafadMaxamed-i5b24 күн бұрын
Heestn aya ila dawaanaya zanadka cusub 2025 😂😅🎉
@hafsanorelmi3994 Жыл бұрын
😢😢xasus 2020 ayan aad udhagesan jiray😢😭😭
@amiiraabdirahmaan79332 жыл бұрын
waxan odhan kara kala foganshuhu waa ciqabta ugu xun Aduunka Qofkayga wan kala dheernahay wallow anan xooog usii kala dherayn hadana qofkii magalada kula jooga io qofki ka maqan isku dareen maha waxa dhacda in anan is arkin bilo badan jacaylkuna wuxu ku xoogaysta aragtida badan hadba qofki aragisu kugu bato ayay xasuustisuna kugu badan tahay oo Anand ilawayn balse qofki markii aanad arkayn wax sas usii wayn kuguma ahaanyo sasoy tahy aniga io qofkayga io dhaman inta kala dherba waxan u rajaynaya inay ku guulaysta ooy timaado maalin qurux badano midayn doonto labadooda imika markan arko qofkayga ama aanu kulano wlhi wan ooya waana iga jacayl io xiiso Aan qofkayga u hayo allw aduunka haysku kaaya siiyo jannada hanaga kulmiyo soo duceeya inuu alle calaf isku kaaya daro🥺🤲