MAXAMED BAKAL CIRRO | HANO HANO | BARNAAMIJKA SANADKA CUSUB XIDIGAHA GEESKA 2022

  Рет қаралды 518,845

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

BARNAAMIJKA SANADKA CUSUB XIDIGAHA GEESKA 2022
Maxamed Bakal Cirro
HANO HANO
Erayada & Laxanka Xasan Dahir Weedsame
Music Ayuub Haruun
Camera Hawraar & Waqal Team
Editing Khadar Waqal
Production: Waqal Afro Furinle & Hawraar

Пікірлер: 208
@khalidyare7384
@khalidyare7384 2 жыл бұрын
Weedhsame erayadiisu way ka soocanyihiin heesaha kale, Cirro ama Mursal Labadaasi markay qaadayaana wax kale ayay noqotaa 💯✅👏👏👏
@cabdixakiinxamarji3992
@cabdixakiinxamarji3992 2 жыл бұрын
Abwaan weedhsame erayadiisu waa cajiib sxb xitaa heesihiisa daadiska ah way kugu soconayaan sida heesta nabaadiino inan yahay ee Cawaale aadan iyo ha iradsan oo uu qaado mursal muuse
@ilwaat4158
@ilwaat4158 2 жыл бұрын
Heesihii xiddigaha geeska oo dhan Tan baan ka qatay🥰 weedhsame, iyo cirro oo is helay waa wax kale 🔥🔥🔥
@nimohurre6085
@nimohurre6085 2 жыл бұрын
Ugbaad waa inan wacan siday khadra ugu yeedhayso wlhi😭❤️🙏
@melikauthman5367
@melikauthman5367 2 жыл бұрын
Ma iyadab u yeedhay. Asma sabn aya u yeedhe
@DayaxFilms
@DayaxFilms 2 жыл бұрын
Bakaal Ilaa Maalintii U Horaysay ee aan maqlo ilaa iminka fankiisa dhegahaygu macmiil bay u yihiin Weedhsamana waa mucjiso iyo xidigiska fanka waqalow bro guulayso oo guulaysta
@samawade282
@samawade282 2 жыл бұрын
Hada waxadba mooda Weedhsame ereyadiisa in aanu Fanaan kaleba ku aminin Bakaal Mooyane
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
Heesihii xidigaha ee sanadka 2022 badi waan soo wada arkay heestan baan ka qaatay yaa ilamid ah ? Geed ba geed baa kawayane M.A. bakaal cirro ragii fanka lahaa 💯👍
@wardahussein7105
@wardahussein7105 2 жыл бұрын
Aniiga wax marxxx
@abdirahmanjiindhe7564
@abdirahmanjiindhe7564 2 жыл бұрын
Aniga lol
@Siciidiimaan
@Siciidiimaan 2 жыл бұрын
Hano hano sidaan u lahaa Hir fog taga sidaan u lahaa Nin ku helay ku huri maayoo Hebla kale hiigsan maayee Habrashadu hab wacan maahee Taan u hiray ma haasawnaa"
@ahmedjabiibo6264
@ahmedjabiibo6264 2 жыл бұрын
Weedhsame 💯 Ciro 💯 Ayuub haaruun 💯 Ugbaad aragsan quruxdeeda 💯 💯 💯 Ayuub haaruun 💯
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Smooth sailing voice and soothing Mohamed Bakal Cirro love it
@maxamedchannel2507
@maxamedchannel2507 2 жыл бұрын
Heesaa izka daa alaann ku dhaARsheee naaRTa ka jooG ku LeeYaHaYy wallaalkaYoow
@mohamedali2132
@mohamedali2132 2 жыл бұрын
Magaca weedhsame bilaash ugama bixin. Waxan uu qorayayi abwanada hada hesaha qora waa dhif iyo naadir Big respect Abwaan weedhsame Laxanka iyo erayadaba isagaleh
@MareegMedia
@MareegMedia 2 жыл бұрын
Hargeisa Hoyga Fanka 2022 Waqal the best
@maxameddabaare5658
@maxameddabaare5658 2 жыл бұрын
Suldaankii xidigaha ma muuqdo cabdiraxman oday mee
@jamaalibraahim4180
@jamaalibraahim4180 2 жыл бұрын
xasan Daahir Ismaaciil Bookh Weedhsane Yaa Sheekhuna waa ustaadul ustaadiin. Beryahaa Suugaantiisii malabka ahayd lama maqal. Soo Huf oo dabaylaha fa ka soo raaci Macalin.
@kaabahamud1168
@kaabahamud1168 2 жыл бұрын
NIN IS HUBA NAAGTII HESHAAY ILAASHO CIRRO IYO WEEDHSAME WAX KALE 🥰❤🙏
@mohamedxarrago6558
@mohamedxarrago6558 2 жыл бұрын
Waa Hees Uu nin weyni Sameeyay, Fannaan weynina Qaaday. Weedhsame waa another level laxankiisa iyo midhihiisaba. Cajiib
@saxardiidmaxamed1254
@saxardiidmaxamed1254 Жыл бұрын
Xiligaan fan keenu xidigiisa waa ciro De legend!
@xamaadaproductionstudio5883
@xamaadaproductionstudio5883 2 жыл бұрын
HEES IYO BAR WHI 💯LENGN MAXAMED BAKAAL CIRO 💯 HAPPY NEW YEAR 2022 MY TEAM XIDIGAHA GESKA AND WAQAL PRODUCTION 💯
@sadaamartsofficial3146
@sadaamartsofficial3146 2 жыл бұрын
Ereyada 100% Laxanka 100% Codka 100% Best song 🎵 waqal studio🎙Another level 💯
@mohamedmmowli3855
@mohamedmmowli3855 2 жыл бұрын
XIDIGA FANKA
@khadarmohamedelmi7018
@khadarmohamedelmi7018 Жыл бұрын
​@@mohamedmmowli3855 😊
@yasaalemedia8651
@yasaalemedia8651 2 жыл бұрын
Waaaaaw wlee Ragbaa is heley nio lanadaan heesta ereyo iyo codba Wada lihi isku macaana😍😘
@mohamedabdihargeysai6944
@mohamedabdihargeysai6944 2 жыл бұрын
Baraamjiku uu shidanyahay waxan diidaya ninkana wayneee marsarka noo soo xidhaya odyga ma badhabaa caasha aha
@aishajamayusuf3742
@aishajamayusuf3742 2 жыл бұрын
Quruxbu modaa
@ahmedadaawe5415
@ahmedadaawe5415 2 жыл бұрын
Rhythm The voice Music And the words They are very, very good Mohamed Ciro go ahead brother
@Hamda7156
@Hamda7156 2 жыл бұрын
00he 0000
@mohamedfaysal5663
@mohamedfaysal5663 2 жыл бұрын
Heeestiii xidigaha geesku heeestan weeye wlhi❤️
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 Жыл бұрын
7 may 2022 Jijiga 8: 00 pm Nin is huba ma haysaynaa😢💕
@luuleyali5171
@luuleyali5171 2 жыл бұрын
Barigii aay Xamda Queen ku jirtay xidiagaha Ayada bes bu la ciyaari jiray naagtisa Wuu inkiri jiray iminkana waakas marwalba hoosta kaga jira
@caaishaali4884
@caaishaali4884 2 жыл бұрын
Iyadaba quruxda kasosarte oo naxise
@Mustafa-uq5dj
@Mustafa-uq5dj 2 жыл бұрын
Xbbti kaaley hano qalbiga ☺️
@aishahussein2072
@aishahussein2072 2 жыл бұрын
Hayeh 🥰
@mahadmpato7724
@mahadmpato7724 2 жыл бұрын
Hablo kacay hormodkooday halacsiga ugbaad hawraar wan ku haystaa alfaan maxamed ahmed bakaal ciro fanaanka codka halaasiga keep goin
@siciidali4034
@siciidali4034 2 жыл бұрын
Weedhsame erayadiisa iyo codka bakaal marka isku dhagaysato waa cajiib Hano Hano sidaan u lahaa !!!!!!!
@KM-jw8vn
@KM-jw8vn Жыл бұрын
One of the best song and I love it it’s so beautiful the action all kind I hope is a love song but I’m originally Ethiopian and Harari 🌟🌟🌟🌟🌟but I don’t understand👌👌👌👌❤️❤️❤️❤️
@barkhadbestbarkhadbest4089
@barkhadbestbarkhadbest4089 2 жыл бұрын
Best song fanan cod macn qliya way imarty heestini
@eng.abdirahmanhassan758
@eng.abdirahmanhassan758 2 жыл бұрын
Ereyada iyo laxanka ayaad ka dheehan kartaa mowjadihii Weedhsame inaanay ahayn qaar weligood inaga gudhaya, Barnaamijka dhan heestan baan ka qaatey. "Nin ku helay ku huri maayoo, Hebla kale hiigsani maayee, Habrashadu hab wacan maahe, Anoo Hirey ma haasownaa...." 🙈❤ Hees: Hano Hano || 2022 Ereyada iyo laxanka: Abwaan Xasan Daahir - Weedhsame. Codkii Baxsanaa ee Maxamed Axmed Bakaal Cirro.
@maxamedfaarax7623
@maxamedfaarax7623 2 жыл бұрын
bakaal cirro best singer My favourite singer 🤙♥️
@ridwanaar8898
@ridwanaar8898 Жыл бұрын
0
@nouraaay6163
@nouraaay6163 2 жыл бұрын
Weedhsame hadal kari mayo ooof🔥🥵❤
@kaihavertz4569
@kaihavertz4569 Жыл бұрын
xasan daahir wedhsame abwanka keliya mirihiisa ka horeya abwanada kle
@abdisamadmohemad8432
@abdisamadmohemad8432 2 жыл бұрын
Weedhsame iyo Ciro waad noo hagarbaxdeen eebe miisanka xasankadka ha idinku daro jawiga ayaan saaka heesta Ku saxday.
@aqoonbadan3931
@aqoonbadan3931 2 жыл бұрын
Xiidigaha geeska koox aan aad u Jeclahaay tagero weyna u ahaay wada jira❤️❤️❤️🥰🥰🥰💙💙💛💛
@daadaadan5047
@daadaadan5047 2 жыл бұрын
heesta sanad heesta ogu shidan heesaha sandkaan xidiguhu soo saaree
@hanikhadar7600
@hanikhadar7600 2 жыл бұрын
14july 2022 ayan Mark leh gadhaysanayaa anigooo go,aan kaqatY qofkan mudo ku hamiyenayey on ka tanaasulay
@ducaysanofficial849
@ducaysanofficial849 2 жыл бұрын
mnshaallha macaana cood iyo ereyo baa woow guuleyta
@khadijoquruf
@khadijoquruf 2 жыл бұрын
Mukhtaar bayrof dumarka mesha joga oo dhan asagab ka cade😄waxaankala baqa isha wll
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Waa duul waashay waa mid Gabo xidhay iyo mid sidii Qaniiska timihii caseystey
@empireshow1
@empireshow1 2 жыл бұрын
Abwaan midhaha waan dareemay wayka horaysaa abwaanada 😍
@yasaalemedia8651
@yasaalemedia8651 2 жыл бұрын
Wariyuhu wuu iga qoslayey😁 Axmed maxamed bakaal ciro
@nimcodow1230
@nimcodow1230 2 жыл бұрын
Maxamed ciro nice song 🎵👌👍 Waqal studio legend 😇🥰
@aidarouzkassim4792
@aidarouzkassim4792 2 жыл бұрын
Heesiii oodhan waaan arkay heeestanaan qaatay legend m bakaaaal
@azuuupdilaahi2131
@azuuupdilaahi2131 2 жыл бұрын
Ugbaad Aragsannn Quruxdeeda M.allah io Yurub gènyo codkeeeda👸👸🤍💋🤤
@dhagaxjirecompany2605
@dhagaxjirecompany2605 2 жыл бұрын
Ilaahayow noodaa weedhsame waa Nimco aad nasiisaye ❤️
@happyahmad9689
@happyahmad9689 2 жыл бұрын
😂hees waa dhaftay ciro keep gowing bro love u guy's
@Mohamed-Abdullahi713
@Mohamed-Abdullahi713 2 жыл бұрын
Heesihiisa waxa kamid ah Riyo, baxnaano,rag un ba kala sinaa, sow ma oga,ax yaa legend
@thekingmohmeth1435
@thekingmohmeth1435 2 жыл бұрын
MoHamett AHmEtt bakaaL ciro Legend ✌♦️
@fahdabdi6678
@fahdabdi6678 2 жыл бұрын
Hayaay timihiina imika colour Bay marayaaan, Aduunyo
@farxanmaxamuud6507
@farxanmaxamuud6507 2 жыл бұрын
Ax yaa ax yaa another level maxaad samaysay
@amuunaragsanmahmoud2963
@amuunaragsanmahmoud2963 2 жыл бұрын
2022 heesihii odhan tan ban kaqatay yaa ilaa mida ✍✍✍
@mahdikhaleeji
@mahdikhaleeji 2 жыл бұрын
Inta Aamin San Inay Over Million Helayso Heestani Like 👍 Yaynaan Isla Dhaafin Cirro Bakaal🔥 2022
@laylaqani8346
@laylaqani8346 2 жыл бұрын
Wan kahelay heesta 🥰🥰
@abdallasayid5983
@abdallasayid5983 2 жыл бұрын
Weedhsame iyo ciro oo is hellay hadal ma leh
@IbrahimAli-gn9jh
@IbrahimAli-gn9jh Жыл бұрын
Gesi iga dheh nin is huba mahaysanaysa
@Hada23234
@Hada23234 2 жыл бұрын
Maxamed habaryar horay u soco
@afyareofficial3050
@afyareofficial3050 2 жыл бұрын
waa hees mcn Nin is huba ma HaysanaYsaa
@m-dulyar1258
@m-dulyar1258 2 жыл бұрын
Heesaha Abwaan Weedhsame, inaba caadi maaha wlee ****** ciro sido kle legend
@drkhayrealihassan8922
@drkhayrealihassan8922 2 жыл бұрын
Xidigaha labeenti wa ka baxday, Bk X.queen C.hani Waxa hadhay mano badan maleh
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Come! on legend is back! 🔥
@abdifatahalimawel2003
@abdifatahalimawel2003 2 жыл бұрын
Abtigii ismaciil ayaa u dhiibey....sanad kastoo cusubna xabadaasi wey qoran ty weedhsamana macalin inbadan noolow..
@nasraomer2819
@nasraomer2819 2 жыл бұрын
Ifraax iyo cirro isku waara axya jacyl
@khaledobsiye
@khaledobsiye 2 жыл бұрын
abwankii ruuxiga ahaa xasaan dahir weedhasame 🙏🙏🙏🙏
@Buraale
@Buraale 2 жыл бұрын
Maxamed bakal ciro iyo weedhsame o is helay waxkale
@gobpro3576
@gobpro3576 2 жыл бұрын
Maxamed axmed bakaal ciro legend aan la holin karin hees iyo badh weeyi
@najiibhassan
@najiibhassan 2 жыл бұрын
Legend ciro😍✊
@nastehaahmed6712
@nastehaahmed6712 2 жыл бұрын
qadra farxad kama muuqato maskiinta ninkii xumeeyey ayaa kahor muuqdo lakin wa gabar adag
@rodaismail8151
@rodaismail8151 2 жыл бұрын
Wow Ifrah and Ciro very lovely couple.
@abuuanwar0076
@abuuanwar0076 2 жыл бұрын
Next level. ...
@ibraahinsaalax1146
@ibraahinsaalax1146 2 жыл бұрын
Weeewe hore u socda team waqal
@khadirabdirahman302
@khadirabdirahman302 2 жыл бұрын
Legend wayn ciro fanaaan zre best💯💯💯👍
@kaafitube8215
@kaafitube8215 2 жыл бұрын
Ugbaad aragsan Mansha alah
@mohamedibrahim7203
@mohamedibrahim7203 2 жыл бұрын
Ereyo nin wayn Mr weedhsame
@abdiqadir9824
@abdiqadir9824 7 ай бұрын
xaaskiisa oo timo qaawan ninka sii ciyaarsiinaya wlhi iga calool adag
@hanielmi5717
@hanielmi5717 2 жыл бұрын
Abwaan weedhsame hees uu sameeyo oo aan qarxin majirto
@maxamadjaceelow504
@maxamadjaceelow504 2 жыл бұрын
Waqal 💪💪💪💪💪l
@mohamedosman68
@mohamedosman68 2 жыл бұрын
Erayada weedhsame markan maqlan dhag rariciyay
@ruunruun6136
@ruunruun6136 2 жыл бұрын
Bakaal ciro the one and only 💯💯❤💯❤💯❤💯❤❤❤❤❤❤ hano hano sidaaan u lahay eshcalaaaaaaa
@Sir-ahmeth
@Sir-ahmeth 2 жыл бұрын
Hogol yahay haraadka tirtaa nin is huba ma haysanaysaaa hiddo dhalad haldhaa u ege hadal wacan hilaac waqaleeey.. Eesh qiyaasak weedhsame
@aabahajacaylka
@aabahajacaylka 6 ай бұрын
❤🎉Abdi
@highflyer215
@highflyer215 2 жыл бұрын
Nin is huba indeed, Ciro is legend
@cabdilaahicabdiraxman4210
@cabdilaahicabdiraxman4210 2 жыл бұрын
Niinkuhelay kuhuri maaye heesta heesdhaftay bakal ciro pro sanad wanagsan
@osmanzuldan3055
@osmanzuldan3055 2 жыл бұрын
Best of the song Ciro100%
@kanzaamsterdam2868
@kanzaamsterdam2868 2 жыл бұрын
Maanshallah good words do they mean IT ?
@suxufikoke5379
@suxufikoke5379 2 жыл бұрын
Habrashadu Hab Wacan Maaha.😲
@abdiazizawdahir4507
@abdiazizawdahir4507 2 жыл бұрын
Xasan daahir ismacil weedh-same waa abwaan buuxa oo ay heesahiisa iyo maansooyinkiisuba macno wayn sameeyaan
@ruuxaani6868
@ruuxaani6868 2 жыл бұрын
"Nin ku helay ku huri maayo Hablo kale hiigsani maayee Habrashadu hab wacan maahee Taan u hiray ma haasawnaa?" Yaa salaam.
@asma.abdi074
@asma.abdi074 2 жыл бұрын
Mohamed bakaal ciro Fanan dhamaystiran
@sumayacabdi2426
@sumayacabdi2426 2 жыл бұрын
xidigaha is back idinkoo dhan eesh claa
@ahmedcabdi6642
@ahmedcabdi6642 2 жыл бұрын
Beutful family wa idin salamaya is ku waara idin leeyahay
@hamssykaafihk1206
@hamssykaafihk1206 2 жыл бұрын
Codkiisu cid ku Heestuu la'yahaye waa cod aad iyo aad u macaan
@BariiraPodcast
@BariiraPodcast 2 жыл бұрын
Silimo iyo mursal sibay mesha ugu bahdilanyihiin ooooh
@drsaishaabdirahman5928
@drsaishaabdirahman5928 2 жыл бұрын
Best song M A ciro💯❤🥰
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Naagta ninka horaadka saareyso ma KENYAANBA waa bilaa xishood
@ismaciilaxmed4386
@ismaciilaxmed4386 2 жыл бұрын
Best song bakaal ciro
@hamdajaamac5368
@hamdajaamac5368 2 жыл бұрын
Heestan waxay ii leedahay xasuus Gaara 28/2/2022💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭
@KM-vs7tn
@KM-vs7tn 2 жыл бұрын
Ciro legend aan taageero
@xamseaar7698
@xamseaar7698 2 жыл бұрын
Msha allah hees
@abtidoonmohmed3989
@abtidoonmohmed3989 2 жыл бұрын
Legam ciro
MAXAMED CIRRO BAKAAL MA ADO QUDHA OMAAN NEW YEAR 2018
7:20
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,8 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 36 МЛН
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 19 МЛН
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 46 МЛН
IFRAH HARGEISA (NAFYAHAY BOOGAHAGA DHAYO)
7:44
Mohamed Mumin
Рет қаралды 131 М.
Abwaan Xasan Daahir Weedhsame - Waraysi Dhammeystiran.
1:13:17
Hilin Show
Рет қаралды 150 М.
MAXAMED CIRO 2017 HEESTA ABWAANADA JACAYLKU KU DHACAY
9:55
Waqal WStudío
Рет қаралды 709 М.
Maxamed Ciro Hafar baad ku Nooshahay 2013 HD   YouTube
7:03
mahamed mushtar nasri
Рет қаралды 364 М.
MAXAMED CIRO LAMA HURAAN XIDIGAHA GEESKA 2019
6:55
Hawraar Music Production
Рет қаралды 334 М.
Maxamed ciro hees cusub boholyoow Lyrics
5:55
Mohamed Abdulkadir Abukar
Рет қаралды 144 М.
MAXAMED BAKAAL CIRRO - SAW MA OGID (Official Video 2021)
6:58
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,6 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 36 МЛН