No video

Maxamed Bk (Been Go Lagu Daday) 2015

  Рет қаралды 4,153,383

Codka Shacabka

Codka Shacabka

Күн бұрын

★ ★ Subscribe,share and comment Thnkx ★ ★
Facebook ➜ / kooxdaxidigahageeska

Пікірлер: 1 400
@abdinaasirahmednuur8796
@abdinaasirahmednuur8796 7 ай бұрын
Qof kasta oo dhagansanayso 2024 wan salmayaa😊
@NimcomohamuudDuale-kg1tm
@NimcomohamuudDuale-kg1tm 7 ай бұрын
Kaa qaday❤😂
@apdiqani7618
@apdiqani7618 7 ай бұрын
Legend
@abdifatahdayibdubad9062
@abdifatahdayibdubad9062 6 ай бұрын
ano wali qalbi jab drmoyo🥺
@CaraaleSiciidMaxamed
@CaraaleSiciidMaxamed 6 ай бұрын
Libaah sidookle
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. 6 ай бұрын
Kaa qaaday libaax!😅
@hamsehassan-we5wy
@hamsehassan-we5wy 6 ай бұрын
Hada bk fanka uuka baxay Nimco samriyena shaqadii wariyenimo way soo af meertay wax walba aduunka way ibadalayaan waxakuu rajaynaya nolol quruxbadan lakie ha ila dhaafin 😢
@SalmaOmar-dq8yq
@SalmaOmar-dq8yq 5 ай бұрын
Xanuun 😢
@salmaawil9152
@salmaawil9152 5 ай бұрын
Aduun yada dhan baa isbadal ah😢​@@SalmaOmar-dq8yq
@mascuudcabdule5936
@mascuudcabdule5936 3 ай бұрын
xanun 😢
@Agazime
@Agazime 3 ай бұрын
Xanuuuuun😢😢😢😢😢
@Agazime
@Agazime 3 ай бұрын
Time is flying
@najiibcabdi3088
@najiibcabdi3088 4 ай бұрын
Maalinta aan gacan galay waa maalinta aan ku aminay qalbigayga iyada balse waxay is badashay markii aan qalbigayga siiyay oo khaladaad aanan galin bay isaarta xili walba oo aan agteeda naxariis ka soo doonto . In kastoo ay wax waliba calaf yihiin 😢 hadana waxaan leyahy faraxd igu nolow 😢😢😢 love ta ha ila dhaafin saan usoo xasuusto iyada😢
@mariamohamett1252
@mariamohamett1252 4 ай бұрын
😢inay ku dareento baan kurajeynya walal niyada khyr usheeg
@najiibcabdi3088
@najiibcabdi3088 4 ай бұрын
​@@mariamohamett1252😢😢😢waxaas way dhamadeen😢
@yosra2248
@yosra2248 3 ай бұрын
Sorry😢
@Ibraahinaadan-pi5ng
@Ibraahinaadan-pi5ng 2 ай бұрын
100% lama wada siiyo qofka haduusan guur idinka dhaxayn 75% kaliyaa lasiiyaa si haday kaaga baxdo aad u ilowdo dhakhsaba
@nimcaanamir
@nimcaanamir 2 ай бұрын
Sorry taliyow 😮
@farxaanshakaal7739
@farxaanshakaal7739 7 ай бұрын
meshaan wxa usogala ina ina aqrio qisooyinka mucashaqa io legendskaa hda ila mithy love isaar 15/1/2024❤😢
@user-de1vb6dm3k
@user-de1vb6dm3k 6 ай бұрын
❤❤❤
@asmafaysaljaamac6919
@asmafaysaljaamac6919 5 ай бұрын
Kula mid ahay
@Maymun-cz8xv
@Maymun-cz8xv 4 ай бұрын
😊😊
@Maymun-cz8xv
@Maymun-cz8xv 4 ай бұрын
😊😊😊
@user-yc4oh8qn9f
@user-yc4oh8qn9f Ай бұрын
❤❤❤
@Amiraa__.
@Amiraa__. 3 ай бұрын
Waxay ahayd goor fiid ah aad ayan u dalanaa waxan lahadlay qof kii aan xidhiidhka lahayn oon si kaftana ugu qoray wan kaa tagaya lakin wuxu iigu so jawabay farriin aan aad uga naxay wuxu yidhi"tag hadad tagayso wan oga mar uun ina sida I dhahaysee " uman jawabine intay ilin iga so dada Tay ayan qolkayga galay si aan dadka xafada joga u arkin oohintyda 😢 hadad halkan so gadhy like ❤
@Omar24413
@Omar24413 3 ай бұрын
😢
@FardowsoFardowso-dh2tb
@FardowsoFardowso-dh2tb 2 ай бұрын
Sorry abyooo😢😢😢
@XamduushUpdy
@XamduushUpdy 2 ай бұрын
😢
@user-dy3ok8ne4b
@user-dy3ok8ne4b 2 ай бұрын
Wixii ku helaan layaway queen
@rahoadan
@rahoadan 2 ай бұрын
Ax sorry bayo😢
@Xeeefo12345
@Xeeefo12345 3 ай бұрын
Dib ayyan USO laaptey iLa Hda wan dhagaystaaa wxan JecLaadey AdooMda ALLE mid ka Midda Wxan U Jeclaadey si qof Bani’aadama Loo JecLaaan Xnuunkey i dareensiisay Se. ALLAH ayaan Uga dacwoooDeyy YAA RAPPI wad I ARAGTAA hdda QALPigagu I dreeemayyo Hal Like 😥
@user-jc1ph3cl5o
@user-jc1ph3cl5o 2 ай бұрын
Wll aniga hadaa mid askari saan kadaran ujaclaadi lkn wali waa sugaa walibo asiga sida unoco ayu iststu😢 naag uguso amaano wali waajeclahay😢illhow😢 qalbiga iiqawojo
@Nasriin-qw8iq
@Nasriin-qw8iq 2 ай бұрын
Qalbiga😢
@mOh_aamiin
@mOh_aamiin 2 ай бұрын
Caawa waxaan waayay adoon adoomada ilaahay ka mid ah oo naftayda ka dhaadhiciyay inay waligeed la joogayso blze waxaan is dhahay ku soo nafis heestan 😢 hadaa aragto qoraalkan wllshEi ama wllkAyow ii soo ducee inuu qalbiga ilaahay i qaboojiyo xasuusteedana iiga reebo ileyn way i khiyaantay khiyaano qof bini aadam ah lagu sameeyo tii ugu xumayd 😭💔🥺
@najmaizmael
@najmaizmael 2 ай бұрын
Sorry wll ragg iyo dumer qar an jcylka wxba ka aqan ba jira anigaygs kula hdlayba midba i dhawcay alle qalbiga hano adkeyo😫❤️‍🩹
@abdirahmanofficial6923
@abdirahmanofficial6923 2 ай бұрын
Heesaha Calaacalka Ahi Inay Ka Macaanyihiin Heesaha Kale Ma Isku Raacnay. intii Igu Raacsan Like Dhac Kusii.😂
@faatimacabdi3151
@faatimacabdi3151 6 ай бұрын
Jecel xun baa isoo marey runtii qalbiga aya zaid ixanuunayo runtii ilahey baan kugu dayey xanuunka aad igu rebatey kagama cafin Doni I.a walalahyga hada qoralka aragta please si niyada leh igu soo duceya koley jecelkii ugu xumaa 😭wan soo marey lkn Alxmdulilh 🤲🏾wax waliba waa qoral alle waxad igu soo ducesan hada qoralkan aragta inuu ilahey isahlo waxan rajenayo inuu ilahey isahlo mid aan ku nasto farxad ka helo wax waliba agtisa aan ka helo igu soo duceya40 qof ducadoda aqbal weye isoo duceya🥺
@iam.legendar
@iam.legendar 6 ай бұрын
Cafiska badi wlshie waxa laga yaaba in alle cafiskaas awgeed waxyaalo badan kugu hagaajiye
@mahadsegow5479
@mahadsegow5479 6 ай бұрын
Ameen
@NatureRelaxationVideos93240
@NatureRelaxationVideos93240 4 ай бұрын
ilahey haku siiyo wll❤🤲
@gulaidhussein279
@gulaidhussein279 3 ай бұрын
Ilahay culayska ku saran hakaa dul qaado walashay
@RahmaAli-zz4rf
@RahmaAli-zz4rf Ай бұрын
Alle mid bariya haku siiyo wll amiin😊
@cabdiibraahim8017
@cabdiibraahim8017 7 ай бұрын
Hada Dib iso booqatay hestan iso xus zxp 21/12024 ayan dhagaysanaya ano qalbigaygu is waydinayo sualo kusabsan mustaqbalka nolasha 😢
@ApdirizakmohamettBedel
@ApdirizakmohamettBedel 6 ай бұрын
Garna WaLi waLi WaLi Kama H3Lin Waxan GuuDka SaarTah Eedanan waLi Galin waaNa RaaLi Galiyaa BaL inaan La kaLa go'in 😢❤
@fikradtech8264
@fikradtech8264 8 ай бұрын
gabadh aan aad iyo aad u jeclahay ayaa cawa la gursanayaa Ciddhiidhi iyo mugdi ban ku jiraa isoo duceeeeeeya😢😢😢
@Ahmed-jb1qt
@Ahmed-jb1qt 8 ай бұрын
Allaha kabaxsho sxp
@user-ku5px8vn9i
@user-ku5px8vn9i 8 ай бұрын
Iska sabar 😢
@muscabmahad92
@muscabmahad92 7 ай бұрын
Dhul kale raadso
@yosra2248
@yosra2248 3 ай бұрын
😢😢
@zabirinupdulkani-4589
@zabirinupdulkani-4589 3 ай бұрын
Sabar wll
@user-qw5xo7ft2n
@user-qw5xo7ft2n 4 ай бұрын
Halkan ayaaan nafis kaso doonta wxn heestn ku noqnoqanaya mudo bdn markaan dhagaystpa xazuuzihi hore eee qlpigyga dhawaacay ilahow wa ijeeda farxad aaan dhamaad lahayn baan ku waydiistay😢❤
@Umalkhayr-dh5xt
@Umalkhayr-dh5xt Жыл бұрын
Heestan waxaay itahay xasuus qali wayo waxaay kuso gali jirtay musasalki asad sooya ❤waxaan wada soconay wiil aan ad ujeclah hadana mawada jogno 😢lkin ila wakhtiga lajogo qalbigayga kama maxiin oo waan jeclahay 😢waanan jeclan dona ilah inta nolohay😢
@user-db5sl8iq1k
@user-db5sl8iq1k Жыл бұрын
Anah wxn aqanay waqtigas wiil intu heskas daarto sacado bdn kaliged dhagaysan jirey intu kaligis faristo xfada dhan can bu ka aha mana ogolen inu shego sbabta uu heskas kaliya udhagaysto u mararka qaar waxa la arka isago iska baxay oo hada uyereyso cabar Usan ku maqleyn Jacaylka marna wa mcn marna wa xanun wlhy😢💔
@maxamedsalaad9638
@maxamedsalaad9638 Жыл бұрын
Qof aan adi kudanenenin ma jecatay 😢😢😢😢😢 wallahi dhib ayee ledaha inaa qof jeclato oo qof kas neh adi kujeclen 😢😢😢😢😢😊
@user-db5sl8iq1k
@user-db5sl8iq1k Жыл бұрын
@@maxamedsalaad9638 ma jeclan qof an aniga idaneyn blse wan daremin xanunka ay ledahy dad bdn oo la dhibtonaya arky 😥
@Umalkhayr-dh5xt
@Umalkhayr-dh5xt 11 ай бұрын
​@@user-db5sl8iq1khaa wllhi waa xanuun aan cidna ku ogayn marwalba waa xasuustayda waayo qofkan jecla wali waxaan rajaynaya inaan mar un is helidono walow aan ogayn anigu sidan isaga ujeclahay inu isaguna ijecel yahay😢😢😢
@CabdiraxmanBisle-qx7id
@CabdiraxmanBisle-qx7id 11 ай бұрын
Iʟᴀᴀʜᴏᴡ ᴋᴜᴜ sᴀʜᴀʟ
@suhaybkhadar1238
@suhaybkhadar1238 Жыл бұрын
Waa hapeen jimce zo galayo zacaduna tahay 8.15 pizhuna tahay 31/8/2023 waxan ku zuganahay wajle anigoo jeceylkagiih xapazhedi tagay markaa waxan ku xazuuzta mar walpa oo aan izku dhacno waxay ii dari jirtay heezta zacada aan qorolka qorayoh ilipaa iga zocota intii akhrizay waxan leeyahay zhpayaal igu duceeya inuu ilahay janada geeyo marwadayda ana iga duceeya xazuzteeda😢😢😢😢
@hibaaqadan9169
@hibaaqadan9169 Жыл бұрын
Alle haw naxriso adigna qalbiga hakaga rebo😢😢
@hibako872
@hibako872 11 ай бұрын
alle naxariistii jano ha ka waraabiyo wll adigana qalbiga ha kaaga reebo insha-allah janada ku kulma
@user-uj1ce9dx1x
@user-uj1ce9dx1x 10 ай бұрын
Alle ha unaxariisto adna qalbiga Hagu qaboojiyo😢
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 10 ай бұрын
😢😢😢😢😢Allah ha unaxariisto
@bashiircabdi7595
@bashiircabdi7595 10 ай бұрын
Ilaahey ha unaxariisto zxb😢
@mubaarikdhago4393
@mubaarikdhago4393 10 ай бұрын
Heezkani Dareen Gooniya Ayay Izo Xazuzizaa Lkn Wxn Zo Qori Lahaba Wxn Ku Ilaabaa Markan Arko Dad Badan Oo Dareen Hadlaya Lkin Maxaa Zabab U Ah In Somalidu Jacaylka Ay Ku Guldaryztan😢Allah Intii Wax Tabayza Haw Rumeeyo!!!💔💔😭😭💔💔
@AhmedDiini-ik8xg
@AhmedDiini-ik8xg 8 ай бұрын
somalida sidey ugu fashilmeyn iney dalkaan nabad kadhigaan ayey jclka nh ugu fashilmeyn xaqiiqdi😂
@INa_muze
@INa_muze 7 ай бұрын
​@@AhmedDiini-ik8xg😂😂😂😂😂
@AhmedDiini-ik8xg
@AhmedDiini-ik8xg 7 ай бұрын
@@INa_muze been maan shegay😂
@INa_muze
@INa_muze 7 ай бұрын
@@AhmedDiini-ik8xg mya wllhy zxp ani Ahaan Hesta qiso ikuma lahan waase iska jclahy mr wlpo aa dhgesanaayo neh ina commntyda aqriyo aa jclahy dadkaas qisadooda aaba isk Rpaa😂
@AhmedDiini-ik8xg
@AhmedDiini-ik8xg 7 ай бұрын
@@INa_muze kula midaa ahy runtii hesaha macnaha xanbarsan dhagestaa comment yada nh waan aqriyaa qisoyin ca,jiiba arkeysaa mararka qaar.
@user-fp3em4tm8p
@user-fp3em4tm8p 4 ай бұрын
Dadka oo dhan ma wada qalbi jabsanyihiin awaay dadkii qalbiyada jabiyay sidaydo kle heeestan markan maqlo waxaan dareema inan danbiile ahay in kasto qofki aan xumeeyay aan cafis weydiisty uu ii cafiyay hadana naftayda wali ma caafinn💔ilahay dhamaantiinba qalbiyda haydin qaboojiyo ❤️‍🩹
@mOh_aamiin
@mOh_aamiin 3 ай бұрын
Aamiin abaayo ani laftarkayga sidaad qof u dhaawacday ayaa anna lay dhaawacay waan kasoo kabsan laayay😢😭
@xamdixuseen8447
@xamdixuseen8447 Ай бұрын
​pp@@mOh_aamiin
@Mohamett_Amith12
@Mohamett_Amith12 2 күн бұрын
Aamiin ❤️
@hodanabiib5299
@hodanabiib5299 8 ай бұрын
2024 tolow noloshydu zan ma dhamidoonta .. ..... lkn axlm wx wlpa cafimaka k muhiimzn ilahow mahada ........ inta dhimn wy imndoonta😢❤
@AbokorMusse-jr3dz
@AbokorMusse-jr3dz 6 ай бұрын
Wll wax walbo od rabto allah haku fudaydiyo
@mawelvlogs
@mawelvlogs 4 ай бұрын
Who's listening 2024😂😢
@ALHadaadi
@ALHadaadi 4 ай бұрын
Sad
@naimashadaly8517
@naimashadaly8517 4 ай бұрын
😢me
@sagalxirsi1562
@sagalxirsi1562 4 ай бұрын
Me😢
@farhiya2940
@farhiya2940 4 ай бұрын
me😛
@yayaahmed8507
@yayaahmed8507 4 ай бұрын
Me
@AZMAR.MOHAMETT
@AZMAR.MOHAMETT 8 ай бұрын
Caawa waxaan waayey adoon kamida adoomada alle buurey Oo aan nafteyda ka dhaadhiciyey in aysan la,aanteed waxba anan ahyn aniga waxaan si daacda ujeclaadey iyada waayo waxay ahyd gabar qurux badan oo naxariis badan oo farxad badan saasey thy aniga wey i khiyaantey😢💔😭
@dr-ismailahmedbuwe2216
@dr-ismailahmedbuwe2216 8 ай бұрын
😢😢😢
@qurpo11
@qurpo11 8 ай бұрын
Niyada qayr usheeg sxb
@AhmetApdull-il6fs
@AhmetApdull-il6fs 7 ай бұрын
Nabrdena dad dhaya ayaa alle kabryayna💔🥺
@SaabrinIbraahim
@SaabrinIbraahim 7 ай бұрын
Nasiipkaga waad Heli wll😭
@MaasimOsman
@MaasimOsman 6 ай бұрын
dumarko dhan jacyl ma yaqaanan miyaaa😢mise qaarwayeh 😢nftydii ayaan nacay wllllhy ilaahow igah dul qaad hlkan ayaaan nafis kasoo doonty 😊4 yers la socdy waana kala fogaany 😢haba igah fogaate one weeek ayey mid kle igah raacdy wakhtina ima siiso qalbi malaha miyaaa😢😢😢😢😢waligaa qofna ha aaminin
@daahiryareofficial2414
@daahiryareofficial2414 7 ай бұрын
Garna weli kamaan helin waxan guudka saartaa eedaanan wali galin waanan raali geliyaa bal inaan lakala goim😢 BK muxuu inoo hadlay inteena qalbiyada lagaga kaajay💔🥺
@fuaadabdullahiisakc8517
@fuaadabdullahiisakc8517 7 ай бұрын
1:59
@SafaMaxamed-bi6tz
@SafaMaxamed-bi6tz 8 ай бұрын
Waxaan ilahay ka rajaynaya inan helo meel anku faraxsanhy misana ilahay iga raali yahy magacygu waa niciima mohamuud kunool magalada hargyza waxan rajaynaya inan qoralkan kuso noqdo anigo wax badan iska badalay i. A sanadka 2023/bisha /12/malinta/24/axad ah... 10:13/.......🥺🙏
@MaxamedCali-us7xg
@MaxamedCali-us7xg 8 ай бұрын
Ilahay wax ka farxiya ha tus walalo
@AhmetApdull-il6fs
@AhmetApdull-il6fs 7 ай бұрын
Illahy baa ino maqan ha ubaqin💔🥺
@BKNYT1
@BKNYT1 4 ай бұрын
insha allaah
@SafaMaxamed-bi6tz
@SafaMaxamed-bi6tz 4 ай бұрын
Haa wllo 🥺​@@AhmetApdull-il6fs
@SafaMaxamed-bi6tz
@SafaMaxamed-bi6tz 4 ай бұрын
​@MaxamedCali-us7xg aamiin wll mcn 🥺😊
@user-th2rw9kc7m
@user-th2rw9kc7m 4 ай бұрын
Wallhi waxa darema qalbi jab xanuuna waxay ii raadisay mar marsiyo si ay iiga fogaato qalbiga xanuun ka daremaa ilaahay qalbiga ha ii qaboojiyo 25 /4/2024😢😢😢
@abdiraxmanomar8447
@abdiraxmanomar8447 3 ай бұрын
Alha qalbiga ku qawojiyo
@mawelvlogs
@mawelvlogs 2 ай бұрын
16/6/2024 sacaDa 10:32 pm maalinta AxaD waLipa maalinku waa ciiD caraFo qofkii isaGo dareen jacyl hay0 dhagaysaNaY0 iLaahy qalpiga.hayNo.qapojiyo chp qLi😢😢😢loVe hayLa dhaafin chp0😢😢😢thanks
@mawelvlogs
@mawelvlogs 2 ай бұрын
EreyaDa Khalpigayga tapanaya waxN guudka.saaRta Eedan Wali galin waaNa raali galiyaaa bal inan.lakala.go.in😢😢😢😢
@M.xoorzhe
@M.xoorzhe 7 ай бұрын
Heestan waxan igu horesa manta marki qalbiga layga jaciyey 2024 😢😢
@Abdinaasir836
@Abdinaasir836 6 ай бұрын
😢😢😢
@SalahHassan-w6l
@SalahHassan-w6l Ай бұрын
Intaan 8 kaygi inan marwa la yidhaah oo iga hosaysay fasal o 7 ahyd intan jecladay oo an numberkeda so helay casar ayaan lahadlay ka dibna way igu adkaysay inkastoy si wacan ila hadashay haddana naftan markay wax jeclaato hadal ma taqaan wlahi dhibkaan maray alle ayaa og xittaa heer waxan gadhay habenki an kusalalo oo cunto joojiyo, ilaa hadda oo ay kaso wareegtay 4 sanno wan jeclahay balse sidaan barigaa u jecla uma jecli, 4 taa sanna wali maynaan sameen xidhidh anna kama daalo 😔☹️iso duceeya in alle iga madoobeeyo jacaylkeda waayo xiitta wlahi gabadh kaleba ima muuqato waxaad mooda in kaligeed gabadh kaso hadhay 🥺jacaylku wlahi waa balaayo haddi hal qof helo, isoo duceeya form 4 ayaan kabaxaya in alle i fudaydiyo imtixaanka, inantaana hadaysan ahyn calafkayga in alle qalbigayga iiga saaro wlahi 😕😕😕 3/7/2024-habeen khamiis so galayso-10:20 pm 🥲🙌🏻
@SacdiyaSiman-hi4of
@SacdiyaSiman-hi4of 29 күн бұрын
Illlahy haku fududuuye
@user-ip4ok9bz1q
@user-ip4ok9bz1q 17 күн бұрын
Isku level baynu nahay ilahay darajo fiican inasiiynaya wllo ،niyada, khayr u sheeg
@Maalik_ali
@Maalik_ali 8 ай бұрын
Waxan ku ceshta 10mar in kabadan guriga wa mug qalbiga olal aya baxaya 2023/Dec/10 😢
@LM.743
@LM.743 8 ай бұрын
Sido kle 😢
@certifieddinar3648
@certifieddinar3648 8 ай бұрын
maxaa ku haya waad caafimad qabtaa alx dheh
@hasnaamuhsin-ls8yy
@hasnaamuhsin-ls8yy 6 ай бұрын
2024 still its my favorite song😢
@hamthahassan1759
@hamthahassan1759 6 ай бұрын
😢😢😢18 feb 2024
@barwakogouled8930
@barwakogouled8930 6 ай бұрын
19 February 2024 😢
@sumeyaalinur2962
@sumeyaalinur2962 6 ай бұрын
8:25pm Monday feb 2024❤😂😊
@bushramohamed9549
@bushramohamed9549 6 ай бұрын
😂😂​@@sumeyaalinur2962
@user-qq3er1ht1n
@user-qq3er1ht1n 6 ай бұрын
29 ​@@hamthahassan1759Feb 😢
@MahadCabdirashid-r6f
@MahadCabdirashid-r6f Күн бұрын
HESTAN WAXA ISLA DHAGEYSANEYNA JACEYLKEYGA AMA NOLOSHEYDA RIYAAQ MOHAMETT ALI IFKA FARXAD IGU NOLOW AAKHIRANA JANNO MA OGI INA MALIN UN IGA TAGI DOONTID LKN ADUUNKA FARXAD KU DHAMEYSO AKHIRANA JANNO 😢🎉❤
@Cadnaankhaldaan
@Cadnaankhaldaan 7 ай бұрын
Qofkii iga dambeeyoow like i isaar 😍❤
@AsmaAbiib-ie6nv
@AsmaAbiib-ie6nv 5 ай бұрын
13/03/24 talaado💔 Waxan guudka saartaa eedaanan wali galin💔 Hadaad soo boqatay one love❤️
@Bilan3366o
@Bilan3366o 8 ай бұрын
Go.ay caashaq kaligay waa 17/ 1/2021sanadkaa bilowgisiii waxan joogay ismir dalka Turkiga waa bilowgii jacaylkii farxada iyo kalsonida ku bilaabmay lkn muxuu ku danbeeyay dhamaadkiisu 12/2023 isla bishan aanku jirno khiyaaro iyo balanka bax 😢 reekaga ilaahay ha juu barakeyo wll lkn kuma cafin 😢
@nastehajama9605
@nastehajama9605 7 ай бұрын
Zxp iska cafi waa intaasoo aad iska ilowdide 😢💔
@maahirbareabdimaahirbareab3524
@maahirbareabdimaahirbareab3524 6 ай бұрын
Zxp qof ka wanaagsan kuu rajena Wlhi waa ka xumahay
@rahmadeeka6660
@rahmadeeka6660 6 ай бұрын
Haduu qof ku dhawaco midbaa kudhayiidoona noloshuna madhaato balse fursdaha istaaga iska cafiì anba saasokle waaa iska cafiyey kuwaaso kale ❤
@user-dy3ok8ne4b
@user-dy3ok8ne4b 2 ай бұрын
Nolosha way wajiyo badanthy abaayo iska cafi
@user-rh1gd1gt3z
@user-rh1gd1gt3z 5 ай бұрын
Ya ila dha gaysta 2024❤
@MOON_CASKA__7
@MOON_CASKA__7 5 ай бұрын
me
@KalsoomAbdihasan
@KalsoomAbdihasan 4 ай бұрын
Me😢
@farhankorane6901
@farhankorane6901 8 ай бұрын
Hees xasuus goni igu leh sanad wangsan 2024❤
@AyuchAbdinor
@AyuchAbdinor 6 ай бұрын
sanad la mid ah
@queenzluula573
@queenzluula573 2 ай бұрын
4/6/2024/ who's listening still 😢
@MagicAmin
@MagicAmin 2 ай бұрын
Just I listening 🥺😫
@user-gh8xg2gf6w
@user-gh8xg2gf6w 2 ай бұрын
Me😢
@doganbey6190
@doganbey6190 2 ай бұрын
Same😂
@doganbey6190
@doganbey6190 2 ай бұрын
Same ❤
@djzafwan4331
@djzafwan4331 8 ай бұрын
Hada dib usooboqatay heestan erayada macan like 💯❤
@user-md9uv3tw2x
@user-md9uv3tw2x 4 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@user-kb9lb5po5m
@user-kb9lb5po5m 5 ай бұрын
Who listening 2024😂
@abdirahman9339
@abdirahman9339 4 ай бұрын
i see you erver where lol😅😅😅😅
@hiboxuseen3194
@hiboxuseen3194 4 ай бұрын
me😢
@nazteehohachi55
@nazteehohachi55 4 ай бұрын
Just 😂😢
@FUFuBLeuV
@FUFuBLeuV 4 ай бұрын
Hooyaday😂
@MohamedCagaYare-q6q
@MohamedCagaYare-q6q 4 ай бұрын
Me😢😢❤
@cabdifataax8665
@cabdifataax8665 9 ай бұрын
Heesaha Adiga Oo Wax Jacayl Ah Ama Niyad Jab Ah Ku Haya Uusan Jirin Aad La Dareen Noqonayso Bay Kamid Tahay. Bk Legend Forever.
@Ayni88
@Ayni88 Жыл бұрын
Waxaan guudka saarta eed aanan wali galin wanaan raali galiya bal inaan lakala go’in Waanu ku tabnay Bk-yoow❤️
@bashiiromar6819
@bashiiromar6819 9 ай бұрын
🥭🥭🥭🥭🥭🥭🌽🌽🌽🌽🌽🌽🌽🌽🍐🍉🍉🍉🍉🍉🍊🍉🍊🍊🍊🍊🍊🍊🌶🫑🌶🌶🥟🍡🥟🥟🍪🍡🍡🍡🥟🍡🍡🍡🍡🍡🍡🍪🎂🍰🍰🍰🍰🎂🎂🎂🧁🧁🧁🧁🥧🥧🥧🍭🍭🍭🍩🍩🍩🍩🍩🍪🍪🍪🎂🎂🍰🍰🧁🧁🧁🥧🥧🥧🍫🍫🍫🍦🥧🍦🍦🍦🍦🍦🍦🍦🍦🍦
@AaminoMaxamedcabdi-ip4em
@AaminoMaxamedcabdi-ip4em 9 ай бұрын
Waxan ahy NIN Gac angalay😢oocdpaloodhigay
@FadxaSaeed
@FadxaSaeed 6 ай бұрын
Who listened in 2024😅❤
@hanaanapdirahman5406
@hanaanapdirahman5406 5 ай бұрын
Me😂😢
@user-pm2tl5wv6l
@user-pm2tl5wv6l 5 ай бұрын
😊😊
@nemofarah2052
@nemofarah2052 5 ай бұрын
Me too
@user-fe7hp5he5d
@user-fe7hp5he5d 5 ай бұрын
IKRAM WAS HERE😂😂😂
@user-ng1nf7he4b
@user-ng1nf7he4b 5 ай бұрын
Who listen 2024
@Asiyahayd
@Asiyahayd 5 ай бұрын
ruuxan garaw 😔shiya kahelin baa nafta daba wadoo boogti cashaqan siidi udhayayayo daawana inoo qon waydoo takharadad qalbiga igaga dhigtaan wali dhayayayo si Kas tood ii xumaysaba hadana nabsigaygu yuu ku helin dhibna kuu ma quudhe duco qalbiga ka soo godan niyadada kaga haneye farxad ii gu noolaw qofakan jeclayaw ❤😌
@user-cw4mq2vq9q
@user-cw4mq2vq9q 5 ай бұрын
Waa erayo xanuun badan waxna qora mu cashaqinta ma wax baad jecel tay qof qalbi wanagsana watahee Allah qalbiga hakuu qaboo jiyo wll 😭🥹
@SalmaAhmed-ky2uq
@SalmaAhmed-ky2uq 5 ай бұрын
ereyo xanun Koda wata 😢
@MaasimOsman
@MaasimOsman 6 ай бұрын
dumarko dhan jacyl ma yaqaanan miyaaa😢mise qaarwayeh 😢nftydii ayaan nacay wllllhy ilaahow igah dul qaad hlkan ayaaan nafis kasoo doonty 😊4 yers la socdy waana kala fogaany 😢haba igah fogaate one weeek ayey mid kle igah raacdy wakhtina ima siiso qalbi malaha miyaaa😢😢😢😢😢waligaa qofna ha aaminin
@asmasheikh3505
@asmasheikh3505 6 ай бұрын
Galbiga allha kugabojiyo😢 qadar alle wye😢
@CaishaFeysal-cp2ck
@CaishaFeysal-cp2ck 6 ай бұрын
Ilahy qlbiga ha ku qabojiyo😭😭
@user-eu4ob3ff9t
@user-eu4ob3ff9t 5 ай бұрын
😢wakula dardmaya wll😢
@yahyejamaal5194
@yahyejamaal5194 7 ай бұрын
Iam listening 2024 who’s Like me ☝️😂
@munahismail9903
@munahismail9903 7 ай бұрын
Me 😂
@sacdiyoabdiwali1353
@sacdiyoabdiwali1353 6 ай бұрын
Me😂😂
@mulkimalikha5134
@mulkimalikha5134 5 ай бұрын
Me😂
@Prem_abdi
@Prem_abdi 5 ай бұрын
Cawa oo tariiqda tahay 8 march 2024 sacada na tahay 4:17 oo habeenimo waxaan jogaa Mogadishu gar ahaan xafada waberi ee baar ha i dhafin Heestan waxa eey igu leedahay xusuuus 2019 ilaa 2021 oo mar raali galin jiray si aan u kala harin 😢😢😢 Xusuus ayaa cawa galay wilina waan ka qusan la ahay
@AliHassan-us8ql
@AliHassan-us8ql Жыл бұрын
Who listen 2023😂
@fardowsoabdullahi4696
@fardowsoabdullahi4696 Жыл бұрын
😂😂😂me❤
@naimaabdi8782
@naimaabdi8782 11 ай бұрын
Me
@ayanmohamed134
@ayanmohamed134 10 ай бұрын
Me
@hasbaibrahim2613
@hasbaibrahim2613 10 ай бұрын
You 😅
@user-zr1cn6nl7d
@user-zr1cn6nl7d 10 ай бұрын
Me😂😂😂💔😭
@sakariyemohmoud7285
@sakariyemohmoud7285 7 ай бұрын
Hees aan wakhti tegay isku madadaalin jiray welina aan dhagaysigeeda jeclahay 2024❤
@sahroibrahim
@sahroibrahim 9 ай бұрын
ilahayoww qalbiga ii qabooji😢jaceyl danbe leyguma oga😭😭😭😭💔
@ibraahiimabdulhakim3874
@ibraahiimabdulhakim3874 9 ай бұрын
Saa hadhihin😭👸❤️‍🩹
@rosiina1120
@rosiina1120 7 ай бұрын
Aaamiiin mcnto wlhi waa iga qoslisay waana kula murgay
@mihiimibraahim
@mihiimibraahim 5 ай бұрын
Allaw qalbiga ii qabooji😢😢😢😢 qofaad jaceshahay oo ka dareemayn xunun weye😢
@jimcaalecabdi1714
@jimcaalecabdi1714 4 ай бұрын
2024 inta daawaneys legend mohamed siciid bk like❤🙌😢
@user-fv1zh3pf4s
@user-fv1zh3pf4s 24 күн бұрын
Hestan waa noloshyda oo dhan markan dhagaysto Qofkan adunka ugu jeclahay ilmahayga abohod waxan odhan laha SIDAN KU JECLAHY ILAHAY HAKU TUSO NAXARIS BAAN KABARYAYA 😢😢😢😢😢
@Zuhiap-tc2ku
@Zuhiap-tc2ku 9 ай бұрын
Ilaahay qalbiga hayno qaboojiyo 💔💔💔
@user-yq7bp5wf2j
@user-yq7bp5wf2j 9 ай бұрын
Aamin yarab❤❤❤
@ruweida--
@ruweida-- 8 ай бұрын
Aamiin😢
@maxamedmaxa12
@maxamedmaxa12 2 ай бұрын
Markasta oo an dhagaysto waxan xasusta inan an is jeclayn oo djabuuti jogtay wallhi wan oya sida fudud ay ii dayrisay mar kasta oo aan heestan dhagaytana waxan dareema xasilooni ay ilmo dheertay😢😢😢
@nazhaadkhadarkhadar3404
@nazhaadkhadarkhadar3404 10 ай бұрын
Cawa xaalad adag baan ku jira allow qalbiga ii qaboji 3years dhan been laygu waday 😢 ilahy waxan ka baryaya in qalbiga ii qabojiyi 22/10/2023 7:27 😢 wll wxad igu nqotay running dhabarka iga toogtay meeshad kunoshay ilahy hakugu nabad galiyo 😢
@user-hh1sn2kj6g
@user-hh1sn2kj6g 10 ай бұрын
Ax sorry abyo ilaha qalbiga ku qabojiyo 😭
@kowtheral-wadi9194
@kowtheral-wadi9194 9 ай бұрын
Sorrry
@kamdimohamedaadan
@kamdimohamedaadan Жыл бұрын
qofka kaliya ee 2023 dawanaya heestan😍
@kassimabdilahi8267
@kassimabdilahi8267 Жыл бұрын
*
@MutaaasNuradin
@MutaaasNuradin Жыл бұрын
Me😩
@sagalxarbi3412
@sagalxarbi3412 11 ай бұрын
Aniga 😢
@farxaancismaan6699
@farxaancismaan6699 11 ай бұрын
​@sagalxarbi3412 hu
@user-dn8tb2yl9c
@user-dn8tb2yl9c 10 ай бұрын
Same 😢
@Azad_2004
@Azad_2004 7 ай бұрын
Waxaan Guudka Saarta Eeda anan Wali Galin Wana Raali GaliyaH🥺💔 This song Hit different😭💔
@Mohamett_Amith12
@Mohamett_Amith12 2 күн бұрын
Heestan Ano Farxsan Ba Dhagaysan Jiray Lkn Hadda Wx Waliba Way is Badaleen Aduunku Wa Wareegto 💔👍🏾
@Maxamedqanciye-qx6py
@Maxamedqanciye-qx6py 5 ай бұрын
Ani kolay hada wax xiriira ma lihi lkn wan somary jecel ad u xanun badn wlhy wan ka bogsaday wayo wuxu i aha cashar 2021ban gabr quruxbadan o naxariis badan ba waxy utimi xafadado yado magla kale wax kabarn jirtay balse ani marka sa igu horaysan ay timi darisna wanu ahyn rerkoda gabrti lanbarkan ka qortay mudo markan wada hadl nay bal way diyay wax xirira maledah my bay igu jawabty marka wan ushegtay jecelkayga way iga aqbashay sayidan ufarxay wlhy😢balse mudo kadib way noqotay o waxbarshadi aya lofuray sayid cidla udaremay wlhy wan wada hadli jirnay inkaston ka arkay cagajiid ani waxba ma oran lkn ila an anigu waco maye ima so wici jirin ani xanun sayida daremay wlhy lkn malinti danbe yan arkay yado xata lanbarkaygi blokc sarty waliba sabab lan😢ani wlhy masi radin ma isku mashqulin dantaydan ka racday lagayabe inay dhib saty dacdnimdyda iyo danyntayda fara bdn😢inkasto marka an dacad sayida u aha wlhy😢 2023bay bay waxbarshadi katimi waliba colado dartod lkn ani marka dan iyo helo kamlahyn o taydan ku mashqul sana wayo marka wax dacada nimo aha wlhy ma igu jirn wayo nolashaydo dhanba xuman isku badashay😢yadana marka dadka kama aqani wlhy gabrti lanbrkaygay so radisy mid wallkaya so siyay way iso qabtay gabrti yado ay danany badan kamuqato iyo jecel sayida lkn ani marka dan kama lihi lkn marabo inan dhawaco lkn wan iska aqbly xirikeda lkn marka wax dana iga mahyn lkn waxa i cadatay marka dacad tahy cidna kuma jecla lkn marka qof xuntahy walagu jecelyahy😢gabrti ani waxn ahay dhan way ogatay lkn ma igaga tagin lkn ana nacyb fara badan tusiyay waliba xata ano marka jecel😢bal iska dhigay qof an waxab kala ogayn lkn tanta igu khasbaysay wlhy lkn hada gabrta wan jeclhy wlhy mana rabo inan radiyo mana rabo inan radiyo wayo waji an ku radiyo malihi lkn waxn urajyna nolal ta ugu qurxan iyo farxd jogta lkn cawo waxn halkan uso galy inan mucashaqinta commnts koda akhriyo waliba ano la ilmaynaya😭😭💔qalbi jab horana daremaya💔😭 MAJIRAN WAXN GALAY EWAA HAYGU GARAN KAGALGALO XAQIIQADA😭😭 JECLOW MAXAD NCASTHY💔💔😭
@user-le4mc8pg2p
@user-le4mc8pg2p 2 ай бұрын
Ahmed ahaan waxn dabeecad uleeyahy inaan comntiska aqriyo Een caawa anigoo shqo ku jira Ayaan Lptonkyga youtupkiisa soogaly kadib heestii iigu horaysey ee iisoo baxda waa heestan waxn horay usii racay comntiska markaasaa ninkaan dhalnyrdaa iga soo horxay run ahntii anigoo ahaa qof aad qalbiguusu Yahya mid adag misna walhi aadnaan uga danqaday yarkaan histrgiisa 😢 xitaan waxn ku sigtay inaan ilmeeyo 😢😅
@maxamedhadyad7830
@maxamedhadyad7830 13 күн бұрын
Caawa tariikhdu waa 15/8/2024habeen jimce soo galayo heestan waxaan dhagaysanayaa markii aysoobaxday 2015kii ilaa caawa ay taariikhdu tahay 2024 9sano kadib runtii heestani waxay kamid tahay heesaha dareenka leh ee uu inooga tagay maxamed bk runtii markaan dhagaysanayo waxaan galaa dunikle waxaan dib ugu noqdaa xasuusihii madowga badnaa iyo dhacdooyinkii jacayl ee foosha xumaa ee igu soomaray dunida guudkeeda maalmo badan oon xanuun😢 soo weheshaday oon cidlada wehel kadhigtay oon anafacada la cunaba ka go ay hada waan caafimaad qaba wax walibana way isbadaleen maalmihii madoobaana way tageen balse waxaan caawa siniyada ugu ducaynayaa qofkasta oo jacaylkiisii ku guul daraystay inuu ilaahay faraj khayr qaba ufuro hadaad fariintayda akhriso wll like isaar waxaan soo booqan doonaa haduu ilaahay igu simo 5 sano kadib 😢
@liilaaxmed1806
@liilaaxmed1806 10 ай бұрын
Halkaan waax joooga dad waada qlbi Jabay 💔 xnuunkaa wali ma araag lkn Alle ha idiiin sahro🥲
@user-dn8tb2yl9c
@user-dn8tb2yl9c 10 ай бұрын
Amiin byo qalbi jab ka waa xanuun aad u adag 😭😭😭
@MaxasmedAbdi
@MaxasmedAbdi 10 ай бұрын
"Jacaylkii gabood ileen wa gumaysiye Waxan ahay nin gacan galay o cadaawo loo gigay " ilaahow qalbiyadayada qalbi jabka na saar 💔😭😭
@fanibintuaxmed5420
@fanibintuaxmed5420 8 ай бұрын
2019🥺💔 sanad aanan ilobin Waxan aad uga xumay inan qof qalbigisa dhawacay waliba aan takooray😢 ano famligayga ka cabsanya
@AbdinassirAbdullahi21
@AbdinassirAbdullahi21 8 ай бұрын
Wuu ku qabn nafsiguye
@hodanabdi6395
@hodanabdi6395 7 ай бұрын
2014 xasuus
@tujeezesport8676
@tujeezesport8676 9 ай бұрын
MY 897 TIME I LISTENED THIS SONG 😊❤ SOMALIDUNA WAA DAD FANKA KUNOOOL .😮😢❤
@tujeezesport8676
@tujeezesport8676 9 ай бұрын
2024 HADAD DHAGAYSANAYSO WAKUSALAMAYAA SHP 1/2/2024😢 HEES XASUUS GAARA IGU KAMANA DAALO DHEGESIGEEDA 😢
@user-oe1dt5jf5m
@user-oe1dt5jf5m 9 ай бұрын
​²²qqq
@hamdayar3857
@hamdayar3857 9 ай бұрын
​@@tujeezesport8676lamaba gaarine xgee noo dadajin 😂😢
@talasameabdihasan4343
@talasameabdihasan4343 8 ай бұрын
​@@hamdayar3857🤣🤣🤣🤣🤣
@CadnaanapdirahmanmaalCumer
@CadnaanapdirahmanmaalCumer 8 ай бұрын
​@@hamdayar3857 wll hadaa la gaadhey hal habeenn ka hadhsan
@Abgaal_man
@Abgaal_man 6 ай бұрын
Still my fav song
@user-iz6dw8vh9v
@user-iz6dw8vh9v 6 ай бұрын
2024 still listen 🎶 this song and I don't know the reason 😢
@taariikhchannel9733
@taariikhchannel9733 6 ай бұрын
2 saac baad iga Horaysay pro😂😂
@solomonyonas6351
@solomonyonas6351 5 ай бұрын
Ninka ay qisadani ku dhacday waxa la dhahaa cabdi wali saxardiid Waa qof hadal yar balse markaad wada sheekaysataan aad ka dareemayso inuu yahay qof jacayl badani kasoo burqamayo Gabadha uu jeclaadayna hda oo 2024 la marayo isaga meel ayay ka wada shaqeeyaan balse waxba uma oga isaga Dumaroow maxaad rag ciisheen 😢
@rizwanhagy8012
@rizwanhagy8012 6 ай бұрын
24/2/2024 waxa rajayna noloshada ina baal cusub ufuro waxan ahy qof inu dhawacanyhy iyo wax dhawacay kla garn la wlhi waxan darema jahwareer nololed 🤐🤐💔
@najjahmajjid4354
@najjahmajjid4354 5 ай бұрын
De ALLIHI ku aburty bari
@MoHamEtt-fv3wg
@MoHamEtt-fv3wg 4 ай бұрын
Steal 2024😢💔😭
@Calikeeyow
@Calikeeyow 2 ай бұрын
I’m waching just 😭🤳🏽
@user-st7cu8rn4h
@user-st7cu8rn4h 2 ай бұрын
😂😂😂
@maymuunbootaan69
@maymuunbootaan69 2 ай бұрын
Even m
@CabdiraxmaanmaareeyeMaar-sg6mx
@CabdiraxmaanmaareeyeMaar-sg6mx Жыл бұрын
inkastoy gafbadantahey hdalkedu gudinyahey gubashana u badan yahay meelu goyo daranyahey majiran wxan galey ee waa haygu garan eeka galgalo xaqiiqada garna weli kaman helin mxmed sicid bk
@NasroMaxamed-c5c
@NasroMaxamed-c5c 4 сағат бұрын
inta TikTok ka imaaday 🤞 ismujiya 🎉
@qaraami_
@qaraami_ 8 ай бұрын
Ma aqaan si aan u qoro qisadeyda qaabka daran💔 Wn slamaayya mucaashaq wlbo oo dib uso baaray heeskan.
@user-nm5oc2mb2b
@user-nm5oc2mb2b 2 ай бұрын
Waxan dhagausanayaa 23 6/204 / hapen isniin ah waxaa da aya roop wayn waxaan jogaa jigjiga wali qof kii aan sida dhabta ah u jeclaa imuu hagar bixin 😢 mana aamin sana in aan jecelahay ❤ anigu Waxan rajaynayaa inaan mar uun nolosha lawadago ❤😢😮 saacadu waa 9 20 pm ❤💊⚔️
@Soumayramohameth-me9ce
@Soumayramohameth-me9ce 2 ай бұрын
Anigaba caawa yaan dhagaysanaya😢
@rahmanibashiirmohamed9876
@rahmanibashiirmohamed9876 2 ай бұрын
Wll aniga bosska ku bixinYa what app isoqor
@user-wy6zr5el8g
@user-wy6zr5el8g 9 ай бұрын
Heesaha Abwaanada Waa Ay Qoraan Fanaaniinta Waa ku Luqeeyaan.... Lkn Dareenka Dhabta ah Wuxu Saameeyn ku Lee yahay Dadka Dhageeysanayo.... maxaa Yeelay Fanaanka Marka Uu qaadayo Wuu iska Dhoola Cateeynaa Ileen waa wax U Qoran... lkn Qofka dhageeysanaayo Wuu Ilmeeya mar Marka qaar Ileen Waa Boog Damqaneeysa 😢
@user-sd5cr9xh5u
@user-sd5cr9xh5u 8 ай бұрын
😂😂😂
@wizzaada7935
@wizzaada7935 27 күн бұрын
Waxaan inbadan dadka qisadooda aqriyo xanuunka ay soo maareen ugu danbayn anigaaa ka mid noqday iyaga weliba angoo si xad dhaaf ah u jeclaaday ayey qof kle iga guursatay mana ku cafin doono 29/9/2023 😢💔💔💔💔💔💔
@afananyasin7960
@afananyasin7960 8 ай бұрын
Xasoos 2016😢 Hada adunkA u ka tagay ilahay u naxariisto😭❤️‍🩹
@user-rg8tz9rg5g
@user-rg8tz9rg5g 10 ай бұрын
15/10/2023 waxa dhintay inan an jeclaa harvaysa ayeey ka soo baxday waxaanay u so cotay Barbara anay I manaysay gadhigii Ayaan la dhacay wanay dhimatay waa Layla soo hadlay waxaana la yidhi qofkan maad garanaysa haa Ayaan dha HaY way dhimatay Ayaan la yidhi waan washy ilaa imika Waan walanahay
@girlwithn0j0b___33
@girlwithn0j0b___33 10 ай бұрын
Allah haku caafiyo wllo😢😊
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 10 ай бұрын
Allah ha unaxariisto 😢😢
@KhaaliddaahirMaxamud
@KhaaliddaahirMaxamud 9 ай бұрын
sorry pro alle ha unaxariisto
@maahirbareabdimaahirbareab3524
@maahirbareabdimaahirbareab3524 6 ай бұрын
Allah ha u naxariisto zxp u duceey mar walbo salaada dukatid Wlhi waa ka xumahay Lkn geeridu waa lama huraan
@husseinozil3614
@husseinozil3614 4 ай бұрын
"Eyaduna gub mooye qalbigiisa gooyoo gurmad caashaq meey noqon" Waa maalin jimco ah waana maalintii sedexad ee ciida waxan alle ka baryaya kana rajeynayaa inan marka kle een halkan kuso noqon doono eey nolosheeyda wax badan iska badali doono hadu alle idmo saacadu waaa 15:23 galabnimo tariiqdana waa 12_4_24 maaalin jimco ah ☝🏿🙌🏿
@khalidlava8593
@khalidlava8593 6 ай бұрын
Qalbiga xanun Ka daremoya halkan waxan u iimade Inan Ku nafiiso sanadku WA 29/2/2024.) Thursday 9:50 subaxnimo💔😭😭😭
@user-kn8wi8mc5k
@user-kn8wi8mc5k 5 ай бұрын
Am listening 2024
@SadiqAhmed-kq5nj
@SadiqAhmed-kq5nj 18 күн бұрын
Who still listen 🎶 in 2024 😂❤
@Qalbidajisoteam279o
@Qalbidajisoteam279o 5 ай бұрын
Still song 2024 😢😢😢😢 waxaana ahay marwo qalbiga ixanuunoyo sidaas u dhagaysanaya waxa jira alle iyo ani ayaa og 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-si8su2me1j
@user-si8su2me1j 5 ай бұрын
Wax yar ma iku nafisikarta hadee macquul tahay 😢❤
@Qalbidajisoteam279o
@Qalbidajisoteam279o 5 ай бұрын
@@user-si8su2me1j 💔😭😭😭😭
@clraxmaanxasanfaarax5627
@clraxmaanxasanfaarax5627 3 ай бұрын
Who's listening 2024 / may / 18 😢😮
@Kaafi_Seeraar
@Kaafi_Seeraar 9 ай бұрын
14/11/2023 maalin talaado ah duax fadhiya xaafiiskeyga shaaada kor fadhiya computerkeyga shaqada ayaan dib usoo booqday saaxibkeygii mursal. Ma qori karo mana sawiri karo dareenkega waxaan rabi lahaay qof i warsada iga hadashiiya waxa aan dareemayo asagu ila dareemo ka dibna aniga oo hir fadhiya sidii qof maqan iiga faalooda una jiimiyo sidii qof aaan waxba hayn waxba ogeen oo loo shekeynayo. Waxaan doonayaa qof igu qayliya i cananta i caaya ka dibna i dharbaaaxa i yiraaa soco dhaqaaaq jimeeca io beernugeelka iska nace😢
@animeweeb2427
@animeweeb2427 9 ай бұрын
Intas ina ku awodo ayey Ila tahay inan ku cananto ku dhoho ka tilaabso xarigaan horay u qaad tilaabada-?
@BureeqoNuurAbshir-hp3zz
@BureeqoNuurAbshir-hp3zz 9 ай бұрын
😔
@user-tk4sr5gb7q
@user-tk4sr5gb7q 9 ай бұрын
Waxan guudka saarta eed aanan wali galina wanaan raali galiyaa bal inaan lakal og; in ........❤❤❤😢😢
@Asma_dagan
@Asma_dagan 6 ай бұрын
Ma aqano sbbta I iga tagaya ano garaba uga bahan oo u gabar kale u guursadaya u markaya noloshu u hagagi waydaya igu so noqonayo asgo ana waxa gara ana ka helin wan jeclhy Lkn kuma noqon karo wayo aha Waxan ahaya ruux niyad io qalbigba ka dhintaya duco kaliya ayan u bahamya 😭💔😰2023/4/28 ila hada xanuun igma dhamanyo mana u malanyo ini iga dhamanyo ilhayo xagisa I wata moye
@sakariyeaxmed5921
@sakariyeaxmed5921 4 ай бұрын
8/12/2018 WAXN WAYEY QOFKAN ADUUNKU UGU JECLAA..NUURA CODEY ..KADIB MARKII AY IGU HANJABTAY INAY IDILI DOONTO..AMA INAN ISKA DAAYO NOLOSHEEDA😢😢😢WXN AHAY NIN GACAN GALAY O CADAAWE LO GIGAY
@Himo681
@Himo681 4 ай бұрын
Sorryyyyyy
@zekeriyeqarbe
@zekeriyeqarbe 10 ай бұрын
Heestan dadka qlbiga la jabiyey 😭💔ba dareemi kara Waxaan ahay nin gacan galay o cadaawe lo dhigy😭😖
@yahyeMohamud-cb5vd
@yahyeMohamud-cb5vd 2 ай бұрын
Muqdisho ayaan ka dhageeysanaa habeen saqdhexe 4/June 2024
@qurpo11
@qurpo11 8 ай бұрын
Who listen 2024😭
@NimcomohamuudDuale-kg1tm
@NimcomohamuudDuale-kg1tm 7 ай бұрын
😢😢😢😢
@HANNADABDI
@HANNADABDI 9 ай бұрын
Waa haben isniin so galayso tariikhdu waa 3 12 2023 sacadu waa 12:30 jawi aad uqabow heatuma way igu socota my name is mustafe/hms waxan joga magalada dhagax bour ❤ xafadaha 01 masajidka wey xafadaha ag ah
@yasminyusuf2834
@yasminyusuf2834 8 ай бұрын
😢😢❤❤❤
@AbokorMusse-jr3dz
@AbokorMusse-jr3dz 6 ай бұрын
Warya mustafe😂😂❤
@DefnaAxmed
@DefnaAxmed 2 ай бұрын
Hada wali dawanayso 2024 like ii saar E c.ne😂🙆🏼‍♀️
@abdullahisse8766
@abdullahisse8766 6 ай бұрын
Who listen 2024😅
@AhmedMohamed-td3cw
@AhmedMohamed-td3cw 6 ай бұрын
New 😂😆
@Deeqoowpro29
@Deeqoowpro29 6 ай бұрын
Every day i am new😂
@MohamedMohamedAhmedMouss-pi4mj
@MohamedMohamedAhmedMouss-pi4mj 5 ай бұрын
Waow ! Mais vraiment mille fois Waow ! Hanbalyo, wilkanow,. Hobalyahow loo bogay salan iyo boogaadin, walaal iiga guudon ! Djibouti ❤
@Muzamil_111
@Muzamil_111 4 ай бұрын
31/7/2023 malinki aaan bartaY qofki nolosheyda burburin laHa💔😭🥲
@Khader1431
@Khader1431 9 күн бұрын
still it's my favourite song 😢 😳
@SakariE_Abdirahman
@SakariE_Abdirahman 3 ай бұрын
Asc dhamantiin ba Tana waa qisadayda Wxy ahiid haben qurxoon jawiguna ii kala dagan yahayy anoo meel jawi ku qadanayy ayy laba hablood ii imadeen xalkasayy ka bilamatayy qisaday 1 weeka markiiba hablahii soo dhaweyayy ayaguna wayy ii ronayeen xalkii I dhex galnayy adi sheko dher kadib xidhiidh baa dag dag ku bilamayy walhi waan ka.shaleyayy inaan Barton asxabeyy inuu qalbiga ii dhayo isoo duceya mid dhanta taa😍🙆‍♀️
@SadiqAhmed-kq5nj
@SadiqAhmed-kq5nj 18 күн бұрын
Who still listening 😊🎶 in 2024 😂❤
@Cazuuz
@Cazuuz 4 ай бұрын
Heestan dhagaysigeeda kama daalo 2015 up to now, markay soo baxday shalay uunbay ahayd haddana 9 sanno ayaa kasoo wareegay ku raaxayso daqiiqadaha kusoo mara berri xasuus aan duugoobin ayay ku isku beddeli. Weli yaa daawanaya oo aan ka xiiso dhicin sidayda.👋 Ciidul fidri|Arbaca|10-04-2024|08:35Pm
@user-st1fu6dd2i
@user-st1fu6dd2i 4 ай бұрын
Haddaad iga danbeyso isoo xasuusi heestan saacaddu waa 15:33 casar maalin isniina 28\4\2024 khayr ayan kuu rajaynayaa apao iyo apoe❤❤❤❤
@Nasriin-qw8iq
@Nasriin-qw8iq 2 ай бұрын
Sidokle wlll🎉
@yuusufloosey2060
@yuusufloosey2060 10 ай бұрын
Iyaduna gub mooyee qalbigiisa💔🫀gooyoow Gurmad cashaq Mey noqon 😢😭
@amiiracadey1160
@amiiracadey1160 6 ай бұрын
Who listens 2024_2_6 subax 8:57 malin talaada imtixan jaamacad leeyahay 😢wax jacayla malihi blse waxan ahay qof jacayla badan kasoo burbureen qofkeedina wali helin Waxaan guudka saarta.....Eedana wali galin waana raaligaliya bal inaa lakala go.in😢💔
@maahirbareabdimaahirbareab3524
@maahirbareabdimaahirbareab3524 6 ай бұрын
Hadafka Diirada saar Wixi hore inkasto la ilaaweynin hadane waxa moogaata ineysan soo laabaneynin Guuleyso wlshey gabar ilama dhalan Lkn gabar walbo wlshey umaleya 👩🏼‍🦰🤍
@khadarmohamut2306
@khadarmohamut2306 Жыл бұрын
Qalpgiisa gooyo Gurmad caashaq may noqon😢❤
@xafsoilwaadquruxwadaniyad3194
@xafsoilwaadquruxwadaniyad3194 Жыл бұрын
😢😢😢😢
Aduunyo By Maxamed Bk HCTV HD
5:24
Horn Cable Tv
Рет қаралды 6 МЛН
MAXAMED BK | OO LA OOYAY  | HEESTII WAQTIGU | MUSIC VIDEO 202O LIVE ON STAGE
7:43
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 28 МЛН
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 3,9 МЛН
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 8 МЛН
MAXAMED BK/ HEESTI SUQRA /2022 LYRICS
5:46
Abdi Dahir official
Рет қаралды 678 М.
MAXAMED BK HEESTII MUNA  2020 WACDARAHII SHOWGII LONDON
5:59
Faiza Amir
Рет қаралды 2,7 МЛН
Armuu Idilaa Cishqigu  - Official Audio Release - 4K
6:53
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 6 МЛН
Maxamed BK 2016 Heestii Hinda iyo Showgii Stockholm
6:58
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,9 МЛН
Cilmi Baan Kubari Lahaa - Lyrics
6:52
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 12 МЛН
Hoodiyo Ayaanley By Maxamed Bk HCTV HD
5:32
Horn Cable Tv
Рет қаралды 2,5 МЛН
MAXAMED BK HEESO XULA
1:08:30
Fanaaniinta Soomaalida
Рет қаралды 515 М.
Maxamed Bk - Inan yahay adan ka helaa (Official Video) HRGSA
6:50
Vos Somali TV
Рет қаралды 4,3 МЛН