Wakhti buu aha wlhi xasuusu wa dhamac barigii hestasi so baxday isla sanadka 2014 bishii 9 September ayan ku dhagaysanayay sudan anigu ku mirqamaya wakhtigii adkaa ee tahriibka alxmdulillah inkasto asaxaab badan meshas aan ku wayay oo aan markasta illahay ubaryo hadana kolay xasuus uun weye markastan maqlo hestan amaba aan dhagaysanayo wan xasuusta wakhtiga aanu so marnay hargaysa wan uu xiise illahay nabad haygu keeno 9 ka sanoba wadanka wan ka maqanay illahayow amuraha sahal ❤❤❤
@gabaldayefilms368 ай бұрын
Wllhi heestani waxay i xasuusisay xiligaan yaraa iyo dadkan la socon jiray shalay hees ayay ii ahayd mantana tariikh 😢maxamed siciid cabdi bk fanaan aan jeclaa fankasa ❤
@abdul-rahmanbelel3 ай бұрын
MacquuuL maaha inaad sawirato isbadelka waqtiga 9 Sano ka hor wiil yar oo raynrayn farxad iyo ciyaar ku jirey heesano kalena bashaaal iyo ciyaar u dhegaysan jiray maanta wuxuu la daaladhacaya mawjadaha nolosha wuu hamiyaya wuu fikiraya siduu u dhisan lahaa hooy uu ku dego iyo nolol lagu nagaaan karo , inta ila midka ee xaladahan noloshu la marayso dhamaanten eebe hayno fuduudeyo 🤲🥺 📍Hargeisa . 08 Oct 2024 Abdirahman. Taariqdu waa muhiim si kastoy tahay
@abdiqadirmahamoudgalaal95642 ай бұрын
28-november-2024 1:00pm khamiis Lascanood👋🔥
@AxmedXamse-o6eАй бұрын
20/12/2024 xasuus wcn insha Allah waxan soo boqon dona 2027 halaso duceyo wixi iga dambeya waa wakhti xasuus mudan 10 yearska hor Alle ha isiiyo mid wanagsan oo ila dhamaysata nolosha maxamed mubarik Alle haku dambi dhaàfo wllo qli
@adnanabdi6019 күн бұрын
Amiin sxb
@baxnaano14369 жыл бұрын
hees iga dheh bk heesaha oo qaado 80% waxaan u maleeyaa in oo qalbigeyga ka hadlaayo wax ku jira
@boqortooyadashacraawi55284 жыл бұрын
Fan uu BK ka baxay waa Allow sahal wallaahi. Alla heestan maxaan jeclaa😭😭
@NehaAbdi7 ай бұрын
I love this song it reminds me off someone 😭😫 wherever you are I wish you nothing but the best ❤
@AiSomaliland7 ай бұрын
Don’t worry life goes on, It reminds me some1 as well named xawa ❤️this brings back memories 🔥
@cawkeaxmed81313 жыл бұрын
Waxaa ii sawirmay aniga oo hadda ah araday awoodina inaan guursada,in ay gabdhi igu tiri dhib iyo dheefba waan kula garab taaganahay maalina wax baan heleynaa maalina waan waayanaa,ee i guurso,oon Sidaasi ku guursaday jamacadii aan dhameeyay shaqo wanaagsana helay oo nolashyda iyo mid qoyskeyga kaafisa.maanta aan heestaan xaaskeyga u qaadayo.😭😭😭 Haweenku waa garab ninkii ay gacan siiyaan.
@caaishaabdullahi8951 Жыл бұрын
M.a wll ilaali gbdhaas
@abdiabdisalad0987 Жыл бұрын
Naag lamiyara waa boqorad
@Waxkasta8 ай бұрын
@@caaishaabdullahi8951wuu sawirtay uune dee maba hayo uuye 😅
@aqoonbaahiyechannel12004 жыл бұрын
Waa xasuus lama illaawaan ah noloshii mcnadey iyo markan dalkygii mom joogay allow dhulkayga igu nabad celi mxn u xiisay wxa igu ballana inan si daacada oo karti leh ugu shaqeeyo oo dalkasta dhaafiyo deedna somali isukeeno oo soo celiyo quwadii somali lahayd inshaa allah I am boast to be somali alxm
@hamz2333 жыл бұрын
Riyo Malmeed baad ku jirtaa sxb Somaliland baa Waxaa ku hungowday 1960…Somali mid walba dalkiisa iyo deegankiisa ha ka shaqeeyo✌🏽
@abwaanqanciye94698 жыл бұрын
heestan waa hees qaasatan niyad kahadleeysa runtii aniga aad ayeey iidiirisay qalbi aad wax ujecel ayaaa sameeyay abwaan Xasan dhuxul lamsalax wan Ku taageeri doonaa inshaa Allah
@sharevaali25018 жыл бұрын
woow inaba cadi maha wllhi qalbiga dhabta ayey ka hadleysa dhabti wey ikicisa hestan i love bk for ever merci bk
@abdallashariif573710 жыл бұрын
bk axyaaa fanaaaan sxb u noolow taageerayaashaada oo aan ka mid ahay happy Eidulfitr
@madhibamaxamud1959 жыл бұрын
Hessti hawa love yu
@لولاصومالي7 жыл бұрын
bk waaaaaaaw waaaaaw nolow agkagane cano Lagubi waa magaceyga wana kuna tagersanahay
@Nawaalmubaarik11 Жыл бұрын
Wlshy xawa Abdirahman boqoradayda ilove you❤😢adaa dadka ii xigee miyaan ku xumayn karaaa marnaba xaaway anigu❤🎉
@caydarusjano88478 ай бұрын
10sano kadib xasuus ayay itahay❤❤❤
@nimcoladan50804 жыл бұрын
Hadii aad 2020 dawaneyso like isaar😁😁
@Alxmdullilah02193 жыл бұрын
2021/4/08 ayan dhagaysanaya balkwran hhhhh
@zuhaylaherbalonlin89753 жыл бұрын
15/6/2021✌
@mustafaadan42492 жыл бұрын
2022/12/3 wlhi gabar xaawo ladhoho jeclahay
@barkhadibraahim1023 Жыл бұрын
8/1/2023 ankara
@cadnaancawil72036 ай бұрын
23.july2024 ... Hargeisa WoW habeen arbacii soo galayso jawigu Adbu u roobanyahay .. waxaan sawiraya jawiga quruxda badan Asaxaab sido kale aad u qurxoon waxaan dhegta La raacaya Erayadan Macan 😢😂❤❤ writer MaaN Maxamud .. Xasan Muuse... xasan shaaH❤
@Raaye_Rijaal2 жыл бұрын
Fanka waa nolol kale oo aad u macaan. Maxamad Bk waa Ciil-tire caadiya. 7 sanno kadib baan soo xasuustay heestaan oo aan aad ujeclaa. Xaaladaha ugu adag dadka isjecel kala geeya waa wax la'aanta. 💔😢
@AbdinassirShukri Жыл бұрын
Aad buu kuu salaamayaa Abdinassir Shukri, Abdimaaligoow.
@axmadmoge5149 Жыл бұрын
Ppooooookiiiooo
@zuperzaylac13742 жыл бұрын
Hees waa dhaaftay 07/02/2023 Bk fank waa noo mcaaneyay🥰
@FaysalCarmiye-k1d4 ай бұрын
8/9/2024 4:54 arday nimo fasalka 8aad 2025 itaxaanka shahadiga u fadhiisanaya i.a kaalin sare Hadad qoraalkayga akhrinaso like isaar
@libanitomaxamed92036 жыл бұрын
Adaa dadka ii xigee Miyaan ku xumaynkaraa Woooow Nice song
@rabshefuels43002 жыл бұрын
Heestan waxaan ku xasuustaa Jcylkaygii Oo Iminka Aan Dunidan Joogin😥Alle U Naxariso
@xaawobaashimohamed88082 жыл бұрын
Heestaan waxay taabatay qalbigeega my favorite song good to you Mohamed bk
@xaawobaashimohamed88082 жыл бұрын
Queen Hawa 😍😘✌️
@cookwithme94179 жыл бұрын
wow I don't know what to write it love u and urban songs cousin
@kamalhasan-pu5ff10 жыл бұрын
adaa dadka ii xigee miyaan ku xumayn kara marnaba xaway anigu adiga ...............bk nolow inder
@saalimmataan47346 ай бұрын
50 sano ka dip hadaad daawanyso like io comment iga bixi😂❤
@moxaaji97939 ай бұрын
10. YEARS Ayaa Kaso wareegtay Waqtigaas Hada 😢😢😢
@ahmedelmi817710 жыл бұрын
bk lama odhan karo waa fanaan oo keliya waa haldoor waa xidig u soo baxay fanka ummada soomlida
@amalkhalif208910 жыл бұрын
Wooooooooooooooooooooow amaizing sasa lga yirah fanaan
@abdul-rahmanbelel3 ай бұрын
Asc wlal aadban kuu salamaya hdad nooshay hada
@muhanadahmed73417 жыл бұрын
Heestan heestan caadi maha 2017
@SacdaMaxamed-e1bАй бұрын
Ala tani heees way dhaftay😢😢😢😢😢
@abdishukriibrahim31589 ай бұрын
Wlhi waa xasuus waagii ardeyga ahaa ayay ii celisey Big leng bk
@abdifarhan323010 жыл бұрын
Axyaa fanaan bk sxb nooloow cod macanaa bky nolow
@hamiiyoqami1355 жыл бұрын
Inaad tahay ruux xurmiyo xil iyo iga mudan xaquuq. ❤️❤️❤️❤️
@naimaabdilaahi46806 жыл бұрын
Xasuus 🙋♂️🙋♂️
@nasseeb537 жыл бұрын
GABAR XAAWO LA DHAHA QOOTO QOOTO ISKU WADNA I HOPE SHE SAY YES SO I CAN SING THIS SONG FOR HER///GOOD JOP BK LOVE THIS SONG
@Inna_mohamet2 жыл бұрын
Maku yeeshay wll😂😂
@axmeddaahir1272 жыл бұрын
Lajan😂
@Xawokiin-gh1nb9 ай бұрын
Mad is heshen
@infantinoalarkon52198 ай бұрын
Did you get her bro
@yasirmungani67785 ай бұрын
War nasii hee aqwaan😅
@kinghanadhargeisa82778 жыл бұрын
heestan qalbiga ayay iga tabataaa
@mukhtarbaadil7 жыл бұрын
Qof iyo maalman ku xasusta
@HassanAbde-v2u6 ай бұрын
Wow granada waa fadiyaan
@hamzeahmed64112 жыл бұрын
Bk la,aanta fankii dhadhan maleh 1/2/2023
@jimcaaleabdrisaq6609Ай бұрын
Allhamdullilah I have xawo n.a.n my wife❤❤
@miskiquen46296 жыл бұрын
Adaa dadka iixigee miyan Ku xumen karaaa mcnw💗💗
@munaqali28068 жыл бұрын
Bk Bk Bk waaaaaaaaw
@yusryaqub95498 жыл бұрын
waku haysta heestan mahad saniid
@ayaanabdirahman46309 жыл бұрын
waleeeee waa nice pic
@qurpohtube75572 жыл бұрын
my noloshydi A wankuwayay ax ax hestan markan arko xasus bangala
@abdirahmanhugur15433 жыл бұрын
Cawa waxaan xusayaa 6 years ago iyo jacaylkaygii had a sheekh baan ahay xusuus hore
@hawaibrahim960911 ай бұрын
Nice MashAllah 😘😍🥰
@nehajiiabdiyere51549 ай бұрын
This song reminds me of someone special 😢 I wish nothing but the best 😊
@Amazing202349 ай бұрын
Xidigaha geeska uu ku daayay
@MATAANoffishical9791Ай бұрын
2013kii😢
@SakariyeCali-t8v7 ай бұрын
The song very interesting❤❤❤❤❤
@samirasiman627310 жыл бұрын
waxsa baa hees ah
@MaxamedCabdullahi-h2e9 ай бұрын
Asn zoaocsn mcxh❤😂😢😮😮😅is the most important part 😂
@ayaananfac7452 Жыл бұрын
7/october/2023 Still Waan Dhagaysanayaa😢
@ayaananfac7452Ай бұрын
Waa Isla Anigii Oo 27/12/2024 DhagaysNaya I Love This Song😢
@filsanyasin794310 жыл бұрын
waaw waa hees macaan caleek bk iyo kalshaale tv
@saidosman58037 жыл бұрын
bk aabaha coddka addaa dadka ii xigee miyaan kuxumyn Kara waaan ku hystaaa heestaaa
@muxudiinmoddel9168 ай бұрын
Adaa dadka ii xigee muqdishaay miyaan ku xumeyn karaa loo moo iska dhaho ileen erayada muqdisho ku socdanaye
ada dadka ixigee miyan ku xumayn kara .........................adiga viva xidigaha geeska
@LaabSaalax-oy1xs Жыл бұрын
2016 dhayasan jiraya aad baaujecelaa
@abdiaziizibnutarantoote153810 жыл бұрын
wooooooow nice song fanan ad igu qaliya maxamed siciid cabdi bk
@abdiaziizleo88083 ай бұрын
Hada 2025 daawanyso like qac kusii😂❤
@ahmedbaas63687 жыл бұрын
hooyo qali dumar maamo Qali
@haniyehismail73469 жыл бұрын
wooww afkaga caano lagu qabay maxamed bk
@updynaasir68986 жыл бұрын
Like sare hdi ad dhsnysid 2020
@wedisaho60717 жыл бұрын
محمد بيكى you are the best one
@abdifitahabdullahi14237 жыл бұрын
Xusuus ayey igelisaa hestan
@thkiskhalid83104 жыл бұрын
illahyay ka baq
@abdinur83355 жыл бұрын
Waxaan u sheegay Maxamed BK,in uu si deg deg ah ugula noqdo Magaca uu u bixiyay Furinle ee ah Ciil-tire,waayo Magacaa Ciiltire Annigga ayaa la yiraahdaa Waxaana Markhaati ka ah Reer Somaaliland oo dhan,mana ah in magac uu nin laha nin kale uu ula baxo,waana in uu xaal ka bixiyo,magaca ma ah mid qof uu alla baxo/./annigoo ku sugan magaaladda Burco Bulshadana ay aad ii taqaan,Burco oo dhan Anniga moyee qof kale oo loogu yeedho Magacaa Ciiltire ma jiro/./hadii la soo helo anniga ayaa Been badan/.//./hadii shirkadaha Taleefanadda la waydiiyana waa laga helayaa magacaa ciiltire/./
@bashkadahir879810 жыл бұрын
Plz höre uso galiya cawa KZbin ka god jop
@soofeaadan4738 жыл бұрын
mOh ziCd bk abO waN ku cabsane nOlOw daimN 😍i wizh uh lOng livE
@hawaaboker86077 жыл бұрын
thank you
@aymanguhaadmaxamed95583 жыл бұрын
Hawa abdi ahmed noloshaydii alle waxaan ka bar,yaa inuu nolosha nagu lamaaneeyo aaqiro,na jannada nagu kulmiyo wan ku jclhy ❤❤🥺🥺