Heestan Odaygaga oo 2 wiil udhalay Ayaa inta uu shaqada igaga maqanyahay Fariin Ahaan iigu soo dira Alle ha idii daayee❤
@Najmo88482 ай бұрын
maalinkii ay heestaan soo baxday waxaan jeclaystay cid ii soo dirta miizaanka miraha dartood , Ilaahay wuxuu wado ayaa dhaca e caawa 6/Nov/ 2024 ayuu ii soo hadyeeyay hiiliyihayga aan midoobi rabno dhawaan Insha Allaah, swtheart aad baan kuu jeclahay qalbigaa kugu raali ah ilaahayga i kaa siistay ha ii kaa xifdiyo oo guri jacayl oo nabdoon ha nagu simo ❤️🫂 love you wadnahaygiyoow Deeq❤
@mcaadif19072 ай бұрын
Amiin, Love you so much Gacaliso, Ilaahay cimri iyo cafimaad cibaad leh iyo awlaad saalax ah nabad qaba aya no weydina 💐 4 ever in my heart ❤️ Najma Nuura❤️
@dayahplatnum56004 жыл бұрын
adaa rabitaanka yeeshay Allah yacisak lafoolle legend👊✌
@CashaAbdaleh123411 күн бұрын
Heestan ❤️
@14dayslol4 жыл бұрын
Eesh Qiyaasak Caleek Caleek Axyaa Hees Rooday Intan Koonka Joogo Ada Kaliga Run ii ah Raaskiyo Qoyskaygii Ii Ahaw Qudhaydu Aday Ku Raacday Cml❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Inasheikhnour6 ай бұрын
Waxn dhageysanaya anoo xajigeyga safar iiga maqnyahy o uxiisay 18 julay 2024 malin qamis ah 4.26 daqiqo galabnimo hadad iga dambeyso like isaar wll❤
Qalbi❤ wanaagsan oo jacayl hayo ayaa fahmi kara heestan
@munafaarax-y8e6 ай бұрын
Ani mia talow❤
@MuunaMustafe12Ай бұрын
Adaa rabitanka yeeshay Adaan ralida hogansha Qalbiga run uma mulayah❤❤
@SundusYusuf-ys2eh5 ай бұрын
Hees tan anaa laygu talagaly ❤😂
@omarsudi11 күн бұрын
Amaan jeclaa oona ku adkeyn badanaa gabdhaheena 😂
@ahmedbk95819 ай бұрын
Best song lafoole big legend 😊
@Duqowalidahela2 ай бұрын
Boqorkaygi abdle ilhay ahku xafido 🫂💋wakhti nolosh ila so martahya abdle ziciid ❤❤❤❤❤❤ wadmahsantahya hpppi mcnow
@MiskicabdulaahiMaxamed2 ай бұрын
Xbbi mcn qlbi caawa commente igu xustay ama ad magacayga iyo jeceyl ina ka dhexeya ku xustay Insha alaha ilahay waxan ka barayaya inago wada joogna misna in an commente wada akhrino
@Duqowalidahela2 ай бұрын
@MiskicabdulaahiMaxamed rajdah rabi igu sharfay l miss you 😔 indhahygii ❤️ 😢