maxamed mooge liibaan HEESTII: carro edeg KABAN LYRCS

  Рет қаралды 63,952

jibo qaraami media

jibo qaraami media

2 жыл бұрын

#JIBO_QARAAMI_MEDIA #SUBSCRIBE_LIKE_SHARE

Пікірлер: 50
@abdiboodhari9944
@abdiboodhari9944 2 жыл бұрын
Cajiib zaxib sharaf wacan ku noolow Saxiib qaliya M .mooge xasan Allha u naxariistee waxaan ilaawi Waayay heestii Ba bay gii jamaami It is the only song that never left my mind. Thank you my dear friend. May God have mercy on the dead and grant you good health.
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
shukran zxb qali adaa mudan 100%
@cabas5769
@cabas5769 Жыл бұрын
I also like babaygii jamame so much wlh we have similar choice my friend enjoy every where you are.
@maxamudqalinle455
@maxamudqalinle455 2 жыл бұрын
Yaasalaam zxp heestan maan ogayne waaa heesta aan ugu jecelhay maxamed mooge erayadi muuse cali faruyr
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
kuraaxayso zxb
@Newheesocusub
@Newheesocusub 2 жыл бұрын
Wee wwwe Halkaa ka wad hawsha wllky hees qaaliya Aun M.m Libaan
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
shukran wllky haye insha allah
@MrLooyaan
@MrLooyaan Жыл бұрын
الايرحمك ويغفر ليك محمد موجي رجل لن يكرره التاريخ الفني الصومالي
@mohameddeeq6374
@mohameddeeq6374 2 жыл бұрын
Erayadii muuse cali faruur Codkii Mohamed mooge liibaan AUN Waxaa riwayadi ay ku jirtay ku qaaday AUN SAHRO AHMED JAMAC 1971
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
waadhab midaasi
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 2 жыл бұрын
Allah haunxariisto yaa rabi yaa raxman 🤲🤲🤲
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
aamiin aamiin wllo💜
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 2 жыл бұрын
@@jiboqaraamimedia4583 😍😍😍😍🤲🤲🤲
@najibhassan7018
@najibhassan7018 Жыл бұрын
Fananinti wuxu kamid aha haybada loo siiyay codka quruxda badan allaa yaraxma my legend ducan ku awooda manta 👏🥹
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Aamiin zxb alle haw raxmado
@miiraalmiiraal9880
@miiraalmiiraal9880 Жыл бұрын
Aniguna Cir ii da ay Markii aan Cab idhi saw Ceeryaamo muu noqon
@buuxciise2167
@buuxciise2167 2 жыл бұрын
anna ciilka kama koro mana dayo cashaqa cabashana ma waaye wow wow axmed nuraani 👋🤝✌😍
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
shukran zxb cabdi raxmaan buux
@HassanAhmed-ti3ef
@HassanAhmed-ti3ef 2 жыл бұрын
Ereyadii muuse cali faruur iyo codkii ina mooge liibaan AHUN
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
waa siday tahay zxb
@siyaadbarre7969
@siyaadbarre7969 Жыл бұрын
Maxamed mooge liban Haldoor iyo halyay hal adayg Lahaa rabigu godka hawjaneeyo
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Aamiin aamiin zxb
@fardushurre1668
@fardushurre1668 7 ай бұрын
Caqli daran naftaaydaa Carcaraaf imarisaye Sideen caawa yeelaa 😢 Maxamed mooge liiban AUN alla soomali maxay halyey iska cuntay
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 7 ай бұрын
🥰🥰🥰🥰
@shiilalle
@shiilalle 2 жыл бұрын
Erayga CARRO-EDEG macnihiisa waa ADUUNKA sidaan heesta ka muuqata
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
zxb beentaa maaha oo waad ku saxantay halkaa
@shiilalle
@shiilalle 2 жыл бұрын
@@jiboqaraamimedia4583 Balse innagu haddii aan reer KOONFURta gobolada dhexe degta nahay CARRO-EDEG waxaan u naqaan dhul dheer oo maalin ama 2 maalin loo socdaalo
@abdirashiidshataa9195
@abdirashiidshataa9195 Жыл бұрын
Caro edag waa aduunka waana somaliga saxda ah
@shaafitube4531
@shaafitube4531 2 жыл бұрын
Ceesh calaa waxaan galay wllhi xasuus aad u dheer waqti aan miyiga u xagaa baxay oo an galab aan tuulo kasii caraabayey ay ii baxaysay iyadiyo heesta kale todobaad Sida soona iyo tas Ama nimanka time qora Ta u af dheer wargeysyad Ay ereyadeeda ka mid ahaayeen 11/3/2021 ----1:16pm Xasuus noqondoonta
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
shukran zxb qali xasuus wacanbaan ku leeyay waliba♥♥♥
@mohafarcaano7442
@mohafarcaano7442 Жыл бұрын
Caawa waaba ka dhammaan la'ahay Channel-kan! Libaax soo cartamaya lamoodkii Mujaahid Ina Mooge baa igu socda, waar bal mucjizadaan arka; Caqliga daran naftaydaay Carcaraaf i marisaye 💔😭 Sidee baan caawa yeelaa?! Arbaco, 02:17AM - 02-11-2022 Sidoo kale isla heeskan oo uu Abwaan Muuse Cali Farruur allifay waxaa qaadday AUN hobaladdii caanka ahayd ee Sahra Axmed Abokor❤️🙏🏿
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Shukran zxb qali
@haawodagan5472
@haawodagan5472 9 ай бұрын
Anigana cir ii da,ay Markii aan cab iri soow Ceeryaamo muu noqon😢 31/10/23 isniin 6:30pm
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 9 ай бұрын
Ax way
@Ibnuciisaa
@Ibnuciisaa 2 жыл бұрын
Cal iyo xaraarug weeyaan masuul
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
malaa lahjad kale weye zxb iyo hees kale
@ayaandaahir-nq7fl
@ayaandaahir-nq7fl 10 ай бұрын
Sxb waad fiicantahay ee waa rig cadaadi baa yidhi
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 10 ай бұрын
OK zxb
@safiyamahamud6021
@safiyamahamud6021 Жыл бұрын
Anna ciilka kama koro mana daayo caashaqa cabashana ma waayee
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Eesh qiyaasak
@derriiyotowfiiqofficial6920
@derriiyotowfiiqofficial6920 2 жыл бұрын
Waxaan soo xasuustaa beri aan ani iyo c.risaaq m.guure nin layiraa aan 2 faras karaacnay derri anagoo usocono ceelbuur fardahaas la dhihi jiray naftii hure iyo afleeb wadada ayaa soo yaraaneysay markuu isku dhaco kabanka waa anoo ah maxamad carabey o idin mahadcelinaya
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
#maxamed zxb aadbaad umahadsantay xasuus wacanbaan kuleeyay
@abdirashiidshataa9195
@abdirashiidshataa9195 Жыл бұрын
Aqli daran naftaydaay carcarahaad imarisaye sidee baan cawa yeela ww erayo 100
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Aad iyo aad
@alasabdiolad9681
@alasabdiolad9681 2 жыл бұрын
Sahra axmed ayan ku aqin hestani
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
riwaayaday ku gashay iyadu maxamedna QAACIGA
@xasandhere8149
@xasandhere8149 2 жыл бұрын
Cajiib m mooge
@xasandhere8149
@xasandhere8149 2 жыл бұрын
Allwo ku naxariiso
@IsxaaqIsxaaq421
@IsxaaqIsxaaq421 Жыл бұрын
Anigana cir iidaay markii ancab idhi sow ceryaamo muunoqon. Habeen sabti soo galYso 1:45 22/7-2023 habeen xusuus mudan cawa daran nafgaydaay carcarahad imarisee sideeban cawa yelaa ax ax
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Halyay sare sodhawaw
maxamed mooge liibaan HEESTII: hadaan daayo heesta LYRCS
7:54
jibo qaraami media
Рет қаралды 36 М.
maxamed mooge liibaan HEESTII: caano diid (lyrics kaban)
9:55
jibo qaraami media
Рет қаралды 219 М.
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 30 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 23 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 33 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 10 МЛН
maxamed mooge liibaan HEESTII: sabab kale hamoodin  oo dhamaystiran
11:28
jibo qaraami media
Рет қаралды 104 М.
maxamed mooge liibaan HEESTII: saw maan haraad bixin KABAN  mcn
7:18
jibo qaraami media
Рет қаралды 15 М.
Maxammed Mooge iyo Hibo Nuura. Heestii Carro Eddeg Lyrics.
7:21
Shankaroon Axmed Sagal & Maxamed Mooge ahn | Allahayow Nin Daacad
10:41
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 336 М.
Hees: Carro-Edeg || Maxamed Mooge || Balwo Lyrics
7:50
Balwo Lyrics
Рет қаралды 389 М.
maxamed mooge liibaan HEESTII: soosoco wax iisheeg KABAN QAACIYA
7:02
jibo qaraami media
Рет қаралды 27 М.
Maxamed Mooge Liibaan | Hadii aan Daayo Heestaba  (Kaban)
8:23
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 164 М.
LYRICS | Heestii waayeelka jaqafsada | Maxammed Mooge Liibaan
8:11
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 468 М.
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 30 МЛН