Soo dhawoow adeer. Waxaad tahay dhal Fanaan qaran. Ilaahay ha u naxariisto Aabo Aamin
@deeqsownax46245 жыл бұрын
aaamin boqorkii codkaa ku dhalay sharaf ayaad leedahay wllo umada Somaliyed oo 100% muslim ah ayaa u ducaysay insha allaah janaduu illahay gaynayaa adinkuna usoo xajiya insha allaah
@tayoqaran.14465 жыл бұрын
Alle Ha u Naxariistee Marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec Wuxuu ahaa Qof Mar La Arag Alle Ha u Raxmadee Waxaan Ku Xasuustaa. In Adeerkay Maxamed Xuseen isku eekaayeen Sidoo Kale isku Eekaayeen Fanaankii Maxamed Axmed Kuluc. Dhamaan Sadexdooda waxaa Lawada odhan Jiray Maxamed Iyadoo madaxweynihii Hore Macamar Qadaafina Isku Eekaayeen Dhana Wariye Axmed Cawke Ayuu tubeec uga Eekaa. Dhamaantoodba Alle Ha u Wada Naxariisto Way Naga Wada Hooseeyaan Dadkaasi.
@cnaasirkooraar81045 жыл бұрын
Amiin amiin amiin abayo
@juliajuju41278 жыл бұрын
allaha u naxariisto boqorki codka rooda daahir I wish u cimri dherer
@hiradkader55515 жыл бұрын
Aamiin alah ha unaxariisto mohamed suleyman tubeec
@caweyskadalmar5 жыл бұрын
aamin
@asadyarreasadyarre71132 жыл бұрын
Alle ha inaxariisto hobolka
@caweyskadalmar2 жыл бұрын
Aamin
@barkhadahmed Жыл бұрын
Heesta 12 sano kahor ku mirqaami jirey 😂😂 Wali kama xiiso dhac9