No video

**Maxamed Saleeban Tubeec Ahun & Rooda Maash | Guryosamo

  Рет қаралды 311,981

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

FACEBOOK - goo.gl/Yq6ie
Google+ goo.gl/ujFnUz
TUMBLR goo.gl/YVDGd6
Instagram goo.gl/xNluhu
/ dalmar_d

Пікірлер: 77
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 ай бұрын
#Heestan Waxa Curinteeda Lahaa #A/ Maxamed Cali Kaariye AHN 1973 Waxayna ku jirtay riwaayadii aabahay Ka Samray ADIGA 1973 KAARIE AHN #Laxanka U/ Xasan Sabriye ( Xasan Great) AHN Luuqda Maandeeq iyo TUBEEC AHUN
@wilsanheros677
@wilsanheros677 4 жыл бұрын
Mohamed saleban tubeec Rabbi Naxariistii Janno Haka Warabiyo hobolkii weynaa ee somaliyeed Hees uu qaado oo la naco malaha wlhi
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Abdullah Adam Aamiin
@deeqsownax4624
@deeqsownax4624 5 жыл бұрын
illaahow kuu naxariiso boqorka codka fanaan ma ag dhigo the one and only 👏👏👏👏👏👏
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@abdullahihassanabdi7621
@abdullahihassanabdi7621 4 жыл бұрын
Roodo mash waxey u cod egtahay mid Ka mid ah gabadha ugu codka macan faanka soomlayeed ee xiligan. Tasoo ah HODAN ABDIRAHMAN. wa sida rayigeyga ah. Salaaan guud shanta somali
@ayanleaden2605
@ayanleaden2605 4 жыл бұрын
Hodan abdirahman iyo rooda mash miya isu kentay saxib fanka ka xisho
@abshircarab18
@abshircarab18 4 жыл бұрын
Wlhi wey isku cod ogyihiin
@adalimpire4128
@adalimpire4128 3 жыл бұрын
Rooda iyo hodan maxa isbar bar dhigey cod mex iyo cod live ah ayad isku kenaysaa fann hadad maqsho waa kan aad dawanyso
@mahmoudibrahim9026
@mahmoudibrahim9026 11 ай бұрын
fanka ka xishood
@billefarah7483
@billefarah7483 2 жыл бұрын
waa dadkii fankii ehelka uahaa maxamad suleiman tubeec 🥰💖🇸🇴
@fatmaali4968
@fatmaali4968 4 жыл бұрын
talow sanadku waa goorma Alla waayuhu iyo wakhtiyadii hore qurux badanaaa🔥💯 Allaha u naxariisto Fanaankeenii waynaaa😢🤲🏻
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@ilyaasahmed7705
@ilyaasahmed7705 4 жыл бұрын
2001 armay adayh
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 4 жыл бұрын
@@ilyaasahmed7705 Maya walaal. Waa 2004tii.
@mosalamuni4456
@mosalamuni4456 4 жыл бұрын
Waxa weeyaan 2003 wll
@arabahmed9042
@arabahmed9042 2 жыл бұрын
Allah kunaristoo
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Ай бұрын
Bqorka codks mohmed saleban tubeec❤
@zahraabdillahi269
@zahraabdillahi269 5 жыл бұрын
Woooow heestan ad ayan u jecelahay wey itabata markan maqlo illahay haw naxaristo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@ahmedali-ss4do
@ahmedali-ss4do Жыл бұрын
M. S. Tubeec Allah ha ku naxariisto. Amin ya ALLAH
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@abdisalanmohamed4678
@abdisalanmohamed4678 4 жыл бұрын
Xusuus qaali ah, ALLE Yaa Raxmo.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@egertonuniversity6957
@egertonuniversity6957 5 жыл бұрын
mnsha allah tubeec codka boqorka alaha unaxaristo dad waa dadkii hore old is gold
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@Anshaxa007
@Anshaxa007 Ай бұрын
Haboyartey fadumo cabdulahi kahin Maandeeq wx sidedo kle u cod macaan never majidho
@cabdisamedmawliid4810
@cabdisamedmawliid4810 4 жыл бұрын
Roodaa daahir (maash) waa fanaanad cod tolmoon heesta waxa orojinalkeda laha maxmed saleban iyo boqoradi raxeeyaha faadumo cabdilahi kahin maandeq
@maahiraxmedcali6601
@maahiraxmedcali6601 5 жыл бұрын
Xasuus fan waa fankii hore wlhi Allah ku naxariisto boqorka codka
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@Xamsemaxamed-zd5ur
@Xamsemaxamed-zd5ur Жыл бұрын
Ilahayow unaxariiso waa hbe arbaco ah hadana soon ah 2023 sonkuna waa 28 yarabi unaxariiso tubec iyo abahay iyo hadraawi iyo maxamed Cali kariye
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@ahmedabdi6958
@ahmedabdi6958 Жыл бұрын
Caawa aad ayay igu socotaaa heestani anoo jooga ubaale isha gobka oo dhulkii dollar ii noqday 29.12.2022
@xamdakayse
@xamdakayse Жыл бұрын
Ana cawaa kula dawanaa waa 3/1/2023 sacada 1: 23 waxa I agfadhiya wllkay iga yar waaa isga cawaynaynaa faraxsanaya hhhh
@yaasir1936
@yaasir1936 Жыл бұрын
Ana caawa ku murqaamaya minnesota
@ismaciilaxmednuur6900
@ismaciilaxmednuur6900 6 ай бұрын
Heestaan iyo heesta boodhari halmar miyu isla qaaday fanaanku mise ana umaleeya
@Abdihassandj
@Abdihassandj 4 жыл бұрын
Allah haunaxaristo marxuumka
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@ayanleaden2605
@ayanleaden2605 5 жыл бұрын
rooda daahir weeye magaceda lakin rooda maash ayay caan kutahay saxib
@adanghane6730
@adanghane6730 3 жыл бұрын
Masha allah cod waa tubeec allaha u naxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin
@abdiwelihassan7941
@abdiwelihassan7941 3 жыл бұрын
WAXA XUSID MUDAN ABWAANKII INOO HUFAY MIDHAHA HEESTAN ILAAHAY HA UNAXARIISTO ABWAAN MAXAMED CALI KAARIYE
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@cabdiaadan9089
@cabdiaadan9089 Жыл бұрын
Cabdi Aadan
@khalid9264
@khalid9264 Жыл бұрын
Erayadii marxuum abwaan Muxammed Cali kaariye,hore waxa u wada qaaday TUBEEC IYO maandeeq, waxaan ka XAQIIJIYAY barnaamijii ka bixi jiray RADIO HARGAYSA EE BADHIGA RADIO AA 1986 INUU KAARIYE ALUFAY .
@abdiyare3617
@abdiyare3617 2 жыл бұрын
2009 kaamka sweden kudhagaysanjirnay qaraami rooda maash manooshahay
@CabdilaahiRashiid-jm2ji
@CabdilaahiRashiid-jm2ji 6 ай бұрын
Alle hawnaxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 ай бұрын
Aamin
@xasanmaxamed4911
@xasanmaxamed4911 3 жыл бұрын
Tubec heestan waxaalaqaday mandeq
@dahirdayib7558
@dahirdayib7558 4 ай бұрын
Tubeec vs maandeeq.
@abdihakimguelleh1814
@abdihakimguelleh1814 6 жыл бұрын
magaca fanaanada isks sax sxb. Rooda mash aa la dhaha fanaanada
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Walaal mahadsanid
@engabdinaasirmahamed7660
@engabdinaasirmahamed7660 3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto lkn awel mandeeq maysan laqadijirin heskan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Haa
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@ayanleaden2605
@ayanleaden2605 4 жыл бұрын
Rooda mash fanaanad lacod ah ok aan hobalada waberi ka ehen malahan
@cabdullahibulay7892
@cabdullahibulay7892 5 жыл бұрын
Maandeeq baa originalka leh
@inayusufkhalid7065
@inayusufkhalid7065 4 жыл бұрын
Magool iyo tubeec...😡😡😡
@khadarnux9728
@khadarnux9728 4 жыл бұрын
@@inayusufkhalid7065 Maandeeq iyo tubeec waye original
@samsamadam9641
@samsamadam9641 4 жыл бұрын
Sax maandeeq iyo tubeec baa leh
@xasanmaxamed4911
@xasanmaxamed4911 3 жыл бұрын
Rooda rooda waaka
@elmigutale8088
@elmigutale8088 2 жыл бұрын
Boqor Tubeec Allaha u Naxariisto,Balse XIDIGTA CAD,RODO MASH,Hambalyo aadbaan kaaga daba Dhacay Geeridaada Allow aanan Maqale.Thanks All&Alone my Friends.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@maaful
@maaful 9 ай бұрын
Tubeec, we always love you.
@ahmedabdullahihassan1262
@ahmedabdullahihassan1262 4 жыл бұрын
Cod waa kii tubeec intakale kadaba tuur dheh
@raflehisse437
@raflehisse437 3 жыл бұрын
Waagan Soomaaliya waxay aheyd libaaxyada afrikada madow qofkii usoo joogay baa u joogay. Caruurta unlike yidhi videogan cuqdad baa idin heysee u dhinta.
@99educationalcenter.97
@99educationalcenter.97 4 жыл бұрын
Roodo waxaa kaa leh maandeeq iyadaane asal ah.
@xasanmaxamed4911
@xasanmaxamed4911 3 жыл бұрын
Sidakale heestu waasax lkn xaga muusigu maya
@haarunhaarun5565
@haarunhaarun5565 4 жыл бұрын
Tan ya ka qabta hesta
@qisasduniya1053
@qisasduniya1053 3 жыл бұрын
Wey ka cod macaan tahay fananiti hore in
Mandeeq & Maxamed Salebaan Tubeec Ahun | Guryosamo
6:08
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 30 М.
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 5 МЛН
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 14 МЛН
**Maxamed Salebaan Tubeec Ahun | Heesta Markaan Iilka Jiifsado
7:18
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 23 М.
Max'd  S. Tubeec
5:21
Jabuuti TV
Рет қаралды 306 М.
Maxamed Salebaan Tubeec Ahun & Rooda Maash | Waynu Ciideyna
7:07
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 75 М.
Gufaaco
7:36
Release - Topic
Рет қаралды 198 М.
MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC (AHUN) HEESTII SIDA MEEL TIGAAD LE
8:22
hilaac media
Рет қаралды 15 М.
HEES TUBEEC FARDOWSA BY ABWAAN LABA RAAD
6:04
Maxamed abdixakiim
Рет қаралды 160 М.
Maxamed Suleyman Ahun | Heestii Cimrigii Jacayl Waa Cawaaqib Xunayahay
8:58
Orignal Heesta Neyruus  Tubeec iyo Maandeeq
10:24
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 94 М.