Lejen an jeclahay xasuusahi uu no reebay inan wax uun kaga bogto Maxamed suleman tubeec jaceyl ima haayo oo majirto qof an hada la socdo iyo gabar magaca laheyd oo an beri jecladaba lakin marxalada kale oo an isaga jiro awgood ayan isaga dhageysta fankiisuba wada emotional allow ku naxariiso tubeec iyo dhaman umada muslim ka aheydba tubeec great legend❤️😥
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@sacdiyosheikhdon90188 ай бұрын
Aaheey maxaan sharaf wanaag badan mudo aan ku nooleeyn 😮😮😮😮😮maantana sidee nahay ❤marba waan ilmeeyaa oo xuduus ku Taagnaa aaheey 😊😊😊😊😊
@abdisalamfarah9344Ай бұрын
😢
@adanghane67303 жыл бұрын
Waa heesha aan ugu jacalahay heesaha somalida oo kaalinta kowaad kaga jirta mar walbana aan dhegaysto allaha u naxariisto legend tubec
@sirilkacase4057 Жыл бұрын
Alle ha u naxaristo maxamed saleban tubeec waa somalida raga baray dunida full respect
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@sacdiyosheikhdon90188 ай бұрын
Aaheey Markaan soo xasuusuusto tiyaatarkii iyo caweyskii ay fanaaniinta ku dhigi jireen iyo nabad galayadii iyo quruxdii caasumada 5 somali weyn 😅😊😊 ilmeeyaa ❤tolaay
@caweyskadalmar8 ай бұрын
Sidoo kale, nolol iyo wadan waanu soo marnay, Ilaahay ha u naxariisto intii dhimatay Aamin
@abdisalamfarah93443 ай бұрын
😢😢 Anu waxa aan dhashay 90aadkii. Haddana, waxa aan ahay Soomaalida reer Itoobbiya. Haddana, sidaas oo ay tahay, erayga "berisamaad" haddii aan maqlaba, bal amarka Ilaahay, waxa aan iska moodaa uun in laga hadlayo waayadaa ay Soomaaliya ku jirtay bullaalka ku-dhawaad dhinac kastaba ahaa. Erayga "berisamaad" laftiisaba iyo xasuusta beryahaa ay Soomaaliya barwaaqasooranka ahayd ayaaba isku khaanad ka wada galay madaxayga sidii aad noo deeqsiinqyseen sida uu dalku ahaa sebenkaa. 😢