HEES INTEE BAAN SUGEYNAY MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC

  Рет қаралды 299,112

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Пікірлер: 257
@mohamedabd4557
@mohamedabd4557 5 жыл бұрын
Dhalyarada somaliyed qurbaha kunool oo ku hamanaya imay dalka ku labtan oy xooga ku biran farta taaga☝🏿☝🏿☝🏿
@libancaaqil6706
@libancaaqil6706 5 жыл бұрын
mohamed abd yeah anigaa wlhi lipaax diyaar ayaa u ahay inaa dalkeyga u dhinto ku na biiro xooga dalka somaaliyeed hadii ciidanka iyo siyaasada lakala duwaayo one ☝️ love xoooga dalka
@hodanahmed2020
@hodanahmed2020 5 жыл бұрын
☝☝☝dhulkayga hoyo diyaar baan u ahay.
@libancaaqil6706
@libancaaqil6706 5 жыл бұрын
hodan ahmed mnshlh abayo gabdhaheena somaliyeed waxd ka mid tihin cudud buuxda eee xooga dalka lets bring our hands together 💪🏾
@abdifatah5180
@abdifatah5180 5 жыл бұрын
wall aniga waa iga diyaar wlhi inaan dalka kulaabta walib aan udhinta insha allah jiif sariir aan laheyn waxaa idhaanto anoo dalkey udhinta insha allah waa kufikiri hayaa inaan kamid noqoda xooga dalka
@Abdikafihassan77
@Abdikafihassan77 Ай бұрын
Insha Allah waxan ka mid noqon doono dhalinyarada xureen doonta wadankooda hooyo korna u qaadi doono diintena islamka insha Allah ✊🏻❤️
@Warsameamir8
@Warsameamir8 5 жыл бұрын
Manaha allah Somalia taagteey allow miid ka dhiig
@khadroali1216
@khadroali1216 5 жыл бұрын
Amiiin amiiin
@queentanya3787
@queentanya3787 Жыл бұрын
Somalia mid way noqonaysaa maalin uun from Burco ❤❤
@shugrixuseen446
@shugrixuseen446 5 жыл бұрын
allaah ha xafido ciidankeyga quruxda badan iyo dalkeyga dheymankaa wlhi waan kuu dhiman dhiiga iyo dhaqaale dibkaagama dhigto lkn igu sawir ayeey beerka igu gooyeen
@SNTVNEWS
@SNTVNEWS 5 жыл бұрын
Mahad sanid walaal
@hodanahmed2020
@hodanahmed2020 5 жыл бұрын
Igu sawir baa la qaatay waxa ka daran jaajuusinta shisheyaha u shaqeeya iyo kuwa siyasada qabyaladaysan dowladnimada isbaarada ugu dhigtay.
@taajirali9132
@taajirali9132 5 жыл бұрын
Qurba joogow aan caawino ciidankeena xooga dalka Guuleesta illaahay cadawgiina hajabiyo waan qiiroodey😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Alle maxan jacayl idiin hayya inolada Insha allaah guuul guul
@ahmedfarah5756
@ahmedfarah5756 3 жыл бұрын
Our brave boys and girls in uniform are doing great job, sacrificing their souls while you guys in diaspora are seated comfortably on your sofa. You should support them if not they may lose hope and join you in the diaspora too and no one will be there to serve the nation. Sincerely, I'm one of those uniformed soldiers that serving our great nation with pride.
@abzeezy56
@abzeezy56 Жыл бұрын
Maxan caawina ma uunka leh madaxweyn lagu noqdey caasimadi lagu lee yahay marti baad katahay
@mkk1428
@mkk1428 Жыл бұрын
​@@abzeezy56dowlada lagu shegayaba wa hawiye ee hurdada ka kac
@abdifatah5180
@abdifatah5180 5 жыл бұрын
waxaan ahay muwaadin Somalia ah waxaan diyaar u ahay inaan kasoo laabto qurbah kana mid noqoda xooga dalka walib kuwa horinta fadhiya ee dhigooda uhuray dalkood hal mar baa ladhintaa halkaa marn waxaan diyaar uhay inaan udhinta dadkey dalkey insha allah
@mubarikmoumin9880
@mubarikmoumin9880 10 ай бұрын
الله يرحمه ويسكنه فسيح جناته محمد سليمان تبيع الملك الصوت صومال ❤❤
@chanel143hussein9
@chanel143hussein9 5 жыл бұрын
Mansh Allah guuuuuuuuuuuuuuuuuuuul ciidankeygow ilahay ha idin xafido dhamantiin gulesta fadhig halag koc shaqo wcn wax yar ay haray
@omarali5514
@omarali5514 5 жыл бұрын
Ciidan a an Ku faani karno waa. Waaaye runtii guuul iyo gobanimo
@neecaawm8583
@neecaawm8583 5 жыл бұрын
ALLAH HA IDIN SIIYO GUUSHA WAQTI KASTA AMIIN
@apdykadirmohamud875
@apdykadirmohamud875 5 жыл бұрын
Masha allah ciidankena guuulo waa weyn aye gaaren horu socda gesiyalkenow garabkina aya nahay Cadowga wey dabar go,en alx Umadda musliminta aye dhibeen
@drnasreabdikariim193
@drnasreabdikariim193 5 жыл бұрын
Waan ku faraxsanahay in Dalku Yeesho Somajeestayaal 🔥🔥 Gobonimo iyo Naxariis Nasiinkara😲
@waliabdijam8274
@waliabdijam8274 5 жыл бұрын
Saasaa la rabaa. Looma baahna ciidamo shisheye. Shabaabna waxaan ugu baaqilahaa. War dowladaan waxaa ka go.an iney wadanka gacan ku hayntiisa la waregto cidamada shisheyana dalka ka saarto. Adikana waxaa idiin fiican inaad la hadashaan oo ciidamada qaranka ku soo biirtaan si wadanka ay uga baxaan shisheyaha. Somalidan isku dhamaneysana u bad baado. Wa bilaahi towfiiq.
@abdixareed4087
@abdixareed4087 3 жыл бұрын
Video gan wuxuu mudnaa 18 millions views iyo love intaba allow dhowr ciidanka qarankeena wadankenana ka dhig mid sharaftiisii iyo haybadiisi soo ceshada oo barwaaqo ah amiin amiin amiin
@ErlingHaaland-k8o
@ErlingHaaland-k8o 24 күн бұрын
Somalia 🇸🇴 💪
@adnanmohamed6100
@adnanmohamed6100 5 жыл бұрын
Illahow guuleey waa bil Ramadan ciidanka xooga dalka yaa Allah
@axmedbaregoob757
@axmedbaregoob757 5 жыл бұрын
Oh. what a legend singer he was MOHAMED SOLOMON TUBEE'.the best and the leader of the Somali male singers along with the female leader Magool..may Allah bless them all..amen...by Mohamed Farah hadji abdi..from lasanod Somalia..Somalia hanoolatooo
@awoahmed2337
@awoahmed2337 5 жыл бұрын
Ramadan Mubarak!! Guul Somali National Army ❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🏼🙏🏼 good job May Allah protect our beloved country from evil viva nabad iyo nolool guul
@ahmedmahamoud4005
@ahmedmahamoud4005 5 жыл бұрын
Guuul cidan ay tayo iyo dhiiri galin ka muuqato
@natbakkabtan5954
@natbakkabtan5954 5 жыл бұрын
mashalah somaliya guul geesiyada qaran🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hassanjama682
@hassanjama682 5 жыл бұрын
Guul somali ciidanka
@hassanjama682
@hassanjama682 5 жыл бұрын
Somali aan.midono
@abdis4930
@abdis4930 5 жыл бұрын
Masha allah walee rajo wayn baa ii muuqata ilaahoow umadaan quluubteeda isu soo jeedi aamin. 🇸🇴
@mizkimohmed822
@mizkimohmed822 2 жыл бұрын
🥺🤍wax wlpa hagagayaan I.a
@farxiya4585
@farxiya4585 5 жыл бұрын
Maasha Allah xoogga soomaaliya waan taageer 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘😘😘😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖💖💖
@abdinasir9040
@abdinasir9040 5 жыл бұрын
Masha Allah allow ciidankeena XD noo xifdi insha allah wlh waan kufarxay ciidankeena awooda badan Masha allah
@farxaanyare9707
@farxaanyare9707 5 жыл бұрын
Masha Allah wan qiirooday wallaahi😢😢 ciidankegow guuleystaa guuleysta 💪💪💪
@calishiine6270
@calishiine6270 5 жыл бұрын
Masha Allah guuleysta halyeeyadii qarankoow Waan ku faraxsanhy wana ku amaana shaqada G.Odawaaa
@fardowsamohamed4673
@fardowsamohamed4673 5 жыл бұрын
Maasha allaah jeneraal aad u da yar oo kartileh
@tienshealthandwealth3137
@tienshealthandwealth3137 5 жыл бұрын
Masha Allah ciidanka xooga dalka somaliyeed guuleesta dharaar iyo habiin garabkiinaa taaganahay wax alshabaab ladhaho marabno inaa ku aragno dalka somaliyeed guud ahaan shacabkana waxaan leyahay cidankina lashaqeya habin iyo malin cidankoo guuleystay waa shacabkoo guuleystay
@umulkheyrmaxaud5018
@umulkheyrmaxaud5018 5 жыл бұрын
Masha allah Ciidamadii Africa ugu awooda badanaay waa ku waan masha allah ilaahey cadawgiina ha jibiyo Guuleysta Guuleysta
@maankanewaction267
@maankanewaction267 5 жыл бұрын
Guul ayaan idin rajeynaa
@SNTVNEWS
@SNTVNEWS 5 жыл бұрын
AAMIN
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 5 жыл бұрын
Waan aqoonsaneynaa Ururkeenna xooggoo Waxay nooga aareen Uubatadiyo yeyda Agoonta iyo maatida Ka idleysay maalka.
@malikjamal6662
@malikjamal6662 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@hindaofficialchanel8893
@hindaofficialchanel8893 5 жыл бұрын
Mashaa allaah ciidankeena illaahay ha daayo guull iyo gobanimo❤💪👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍
@xawomaxamud4808
@xawomaxamud4808 3 жыл бұрын
Msh allh cidan qurux badn guul insh allh
@nadacabdi2922
@nadacabdi2922 2 ай бұрын
❤😊😂❤❤ ​@@xawomaxamud4808
@abdi-hamidyahyayusuf7725
@abdi-hamidyahyayusuf7725 3 жыл бұрын
Allah u naxariisto Maxamad Saleebaan Tubeec iyo Xaliimo Khaliif Magool iyo intii dhimatay Muslimiinta. Waxay noo ahaayeen dad wadaniyad iyo midninada ummadda qiimaheeda nabara.
@DaadirArmySom
@DaadirArmySom 2 ай бұрын
Sorta hala badiyo SomAli 🇸🇴Somalia 🇸🇴 💖 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 🎉Achtung 😢
@cusmaanaadam6771
@cusmaanaadam6771 5 жыл бұрын
Legend 👑 Of 🇸🇴 Pr. Farmaajo & PM. Khayre & S.N.A
@ambarali3719
@ambarali3719 5 жыл бұрын
❤🇸🇴🕊for ever. Alshayaadiin iyo moryaanta ha laga xoreeyo wadanka 🤔
@abdisalansharif26
@abdisalansharif26 5 жыл бұрын
Mashallah guul inshallah Ciidankeena geesiyaasha Somaliyeed noosiyaadi aaamiin Somalia hanoolaato inshallah Heybad
@Warsameamir8
@Warsameamir8 5 жыл бұрын
Cadoowga Caagta halaa maalamatiiyo 😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡
@hajirdalaal3028
@hajirdalaal3028 2 жыл бұрын
Abwaaniintii reer Somaliland ee idin baray waddaniyadda iyo wada jirka, soomaalinimada. Waydin kii cunay. Imikana idinka iscunaya. Allah ha idin soo hadeeyo oo ha idiin siiyo caafimaad..😰
@adoontiallah5638
@adoontiallah5638 5 жыл бұрын
masha allah waxan soo xusustay waqtigii nabada haysanay illahayo guusha sii owadey ciidankeno lahay inoso celi yaarabi
@axmedbaregoob757
@axmedbaregoob757 5 жыл бұрын
what a golden sound he had our legend singer Tubeec
@abzeezy56
@abzeezy56 Жыл бұрын
Kacanki Siyad Bare funded this it’s was called wacyagelinta
@billynathaniel8580
@billynathaniel8580 2 ай бұрын
Ciidangeyka Guul iyo gabonimo inshalah ❤❤❤❤😊
@billowabdi2844
@billowabdi2844 Жыл бұрын
Ciidan Xooga Dalka marnaba abalkoda lama gudi karo. MshaAllah wa barako sugnaatay. Gesiyashi Somalidda ku harsatay. Jira oo jooga weligin.
@zakifreierzvevo5712
@zakifreierzvevo5712 5 жыл бұрын
Guleysta cidanka xooga anigo ah mid kamid dalinyarada qurbaha kudalate walina kunool. 👌👐
@omarali5514
@omarali5514 5 жыл бұрын
Horay usocod wacan
@abdifitah7307
@abdifitah7307 5 жыл бұрын
Masha allah runti waan soo dhaweynayaa waana u hambalyeynayaa guulaha ey gaareen ciidanka xooga dalka soomaaliyeed waxaana ii muuqato no1 rajo fiican taasoo ah in ciidanka xooga dalka soomaaliyeed hadii loo daayo oo lagu garab siiyo dagaalka alshabaab khawaariijta ey gaarayaan guulo intaa kabadan kana adkaanayaan dhamaan cidkasto oo kahortimaado aayaha iyo danaha qaranka soomaaliyeed no2 waxaan rajo xumo ka qabaa in alshabaab khawaariijta ey heestaan taageero caalami taas oo ku saabsan beesha caalamka iyo waxa loogu yeero amisom oo aan uga cabsanyo ineyba tahay waxa Somalia lugaha iyo luqmaha uga dhagan ey tahay qaramada madoobe oo aan shaki weyn ka qabo jiritaanka umadaha midoobe iyo danahooda guud qof kasto oo soomaali ahna waxaana leeyahay cadowga gudaha waa daciif ee halaga feejignaado kan dibada sababtoo ah Somalia waxaa lasoo weeraray 2006 diyaarad ayaana lugu weeraray adan cade international air port diyaarad caalami ah oo la ogyahay ayaana weerarkaas geysatay kadib wixii dhacay weerarkaas ayaa sabab u ahaa
@hoyomcnmtv4507
@hoyomcnmtv4507 5 жыл бұрын
Alshabab dhan lawo bil aa uharte Saan ujedo nabada we so carfesa guul cidan kena sharafta badan nabad iyo nolol we takte
@abdihakimosman6460
@abdihakimosman6460 2 жыл бұрын
Masha allah soamalia guul geesiyada dalk guuleysta guul insha allh🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdihassan5738
@abdihassan5738 5 жыл бұрын
Illahayow guule
@awallaibrahim9192
@awallaibrahim9192 Жыл бұрын
Walaahi waan qiirooday. Ilaahayow dalkeena nabadii usoo celi oo dadkeena ilaahayow u gargaar. War somaliyeey qabyaalada iska daaya oo dalkiina u shaqeeya
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
ألف رحمه ونورتنزل عليك ياأسطورة الزمن الدي لايعود
@anabali1926
@anabali1926 5 жыл бұрын
Maashallaah Allow noo daa ciidankeena😍😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ma ooyaa mase waa qoslaa😭😭😭😭😭😭
@queentanya3787
@queentanya3787 Жыл бұрын
Guuleysta CXDS from Burco ❤❤❤❤❤❤
@khadroali1216
@khadroali1216 5 жыл бұрын
Masha Allah Farxad aye notahay tanu laya cadaoga somaliya wad gulay sanaysan inshallah
@safiyororaye1641
@safiyororaye1641 5 жыл бұрын
Masha allah ilaahow guuleysi cidankeena iyo dawladeena guuul guuuul insha allah
@HappyCupcakes-cg6er
@HappyCupcakes-cg6er 11 ай бұрын
Masha Allah
@adoontiallah5638
@adoontiallah5638 5 жыл бұрын
allahu akbar waa bil barakeysan illahayo guuley wanku baryaa cadowga somali ka tirtir dhulkena hooyo ka dhig kii aduun uso dhofi lahay barwaqda iyo nicmada allaha ina siyay inagu deqay imanka na gali yaarabi
@mahadoismail7684
@mahadoismail7684 5 жыл бұрын
Aamiin Allh hakaa aqbalo
@mahadfarah5914
@mahadfarah5914 5 жыл бұрын
Guuleysta somalia guul somalia ciidanka somalia guul hore loo soco nayaa 😍🇸🇴❤️👏🐆👏❤️🇸🇴😍😍🇸🇴❤️👏🐆👏❤️🇸🇴😍😍🇸🇴❤️🇸🇴😍
@kooman6021
@kooman6021 5 жыл бұрын
Somali oo idil waan ururineynaa. Waan aqoon saneynaa ciidankeena xooggee.
@HEES_CUSUB
@HEES_CUSUB 5 жыл бұрын
Mncha allah
@Xasannuur-go4ts
@Xasannuur-go4ts Жыл бұрын
GUUL ✊ CIIDANKA XOGGA DALKA SOOMALIYEED ALAHA UNAXARIISTO HALYEY MAXAMED SULAYMAAN TUBEEC
@محمدامين-ق8ج7ز
@محمدامين-ق8ج7ز 5 жыл бұрын
Guul wacn Insha Allah
@abdihakimbashirustadh6139
@abdihakimbashirustadh6139 Жыл бұрын
Ilahayow unaxarisa Halayey Qaran Maxamed Tubeec 🤲
@SadiiqAbdikadir-t9k
@SadiiqAbdikadir-t9k Жыл бұрын
Golden Sound ❤
@MohamedAhmed-ou8if
@MohamedAhmed-ou8if Жыл бұрын
Heeestan waxaan dhagaystaa illaaa 2 year wadaniyadu macaanaa markii la isla fahmayo
@calicumarhero8235
@calicumarhero8235 Жыл бұрын
hampalyo C.X.D 12 april 2023🇸🇴
@aliabdullahiOsman-w7s
@aliabdullahiOsman-w7s 9 ай бұрын
Guul ciidankayaga waan kubiiri doona guul 🇸🇴 Somalia
@cadaanimaxamed4590
@cadaanimaxamed4590 5 жыл бұрын
Maashallah waaye laakin lacag aan iskugu dardsrno ciidamadan
@deeqdarajo8511
@deeqdarajo8511 5 жыл бұрын
Madaxawye wlhi geesi ciidaanka ayuuu taaageer
@hassanabdihakim4239
@hassanabdihakim4239 4 жыл бұрын
😢😢😢😢❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤ Allaw wadanka noohagaaji XXXX🤲😢 Cadawga ilaahow nagaqabo SOMALI O ISRAACDAY ILAAHOW NATUS🤲🇸🇴
@faisalabdukadiryusufsabriy4523
@faisalabdukadiryusufsabriy4523 2 жыл бұрын
Guul Iyo Gobanimo Somalia 🇸🇴 ♥
@anabali1926
@anabali1926 5 жыл бұрын
Ciidankeena socodkoodaa i qiiro geliyay guuuul guuuul🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohamedmusse8140
@mohamedmusse8140 5 жыл бұрын
Maahaa´Allaah waa kuwaas rag khayr baan idiin rajaynayaa isha´Allaah.
@abdiosman335
@abdiosman335 9 ай бұрын
Mahadsanidii xusuus waayo waayo ardey nimadeydii dugsiga dhexe soo xusuustey waan ilmeeyey araar hore suba ayaa l so saarey anigoo scoolka u socda Radio muqdisho walee somaliya ma siibaa heshey
@mizkimohmed822
@mizkimohmed822 2 жыл бұрын
Inta dawaneysa 2022 like Sar hdi aad iga danbeysid🤴🖤🤍 SOMALIWEYN nabad waarta I.a
@hiirale2042
@hiirale2042 2 жыл бұрын
Ciidenkoonow Allah idin xafido wlhi aad ban idin jeclhy hamigeyga mar wuxuu yahy sidaan idinkaga mid noqon lahaa one day insha Allah wan rajeenayaa🇸🇴✊🏿💪🏿
@axmedxidig4124
@axmedxidig4124 5 жыл бұрын
Guuuuuuuuuul
@ilasoco5238
@ilasoco5238 5 жыл бұрын
Mashallah ciidamda xoog waxa ay natuseen awoodooda
@nasrojamaabdi2669
@nasrojamaabdi2669 5 жыл бұрын
Masha ALLAH CADAWGAAGA ALLAH JABIYO KUWAAN IFKA U JECLAHAY AA TIHIIN DHIIGAYNA CIIDANKEENA
@aliabdullahiOsman-w7s
@aliabdullahiOsman-w7s 9 ай бұрын
❤❤❤guul my dhiiga somaliyey mid ogaada ciidanka aduunyadu inugu tixgaliso waakana sharfta qaranka somalia xambaarsan aan taa geerno 🙏❤️🙌💪💪
@ismaelabdullahi7780
@ismaelabdullahi7780 5 жыл бұрын
Good bless you my blood
@sahrakadawo9110
@sahrakadawo9110 9 ай бұрын
Guul ciidanka Soomaaliya 💪🏽💪🏽👏👏🇸🇴🇸🇴🌹🌹✅✅💚❤️❤️
@cabdicasiiscraxman192
@cabdicasiiscraxman192 3 жыл бұрын
M.a waa wajiyaal qurux badan allaha daayo guud m.a
@OAM181
@OAM181 5 жыл бұрын
Let National government of Somalia increase the budgets for this brave men in uniform
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 4 жыл бұрын
Alle maxan jacayl idiin hayya inolada Insha Allah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭 waxan ku sugnahay puntland waxan ahay garabkiina waana idinkuso birin Insha allaah
@AbdifatahNadir-fk7lc
@AbdifatahNadir-fk7lc Жыл бұрын
Xooga dalka Sharaf iyo karaamo korkiina Allaha yeelo 🇸🇴
@AhmedMohamed-cn7xn
@AhmedMohamed-cn7xn 4 ай бұрын
Sugaan,heeso,fananin,tacab aya nagaga khasaaray kubiiristii walaalahayagan koonfured e bilaa faa,idada ah wax xikmada dowladnimo mid faneed iyo mid kaleba ah qoladayadan Somaliland ama woqooyi aya keenay tubeec waraysi uu bixiyay ayan hada dhagaystay AUN wuxuu yidhi sadex guri ayan xamar kuleyhay lkn haday magaladaydi hargaysa igu ooli kahayen maanta waan ku nasan laha ilahow kuu naxariso adiga iyo inti kaleba iyo waalidiintayoba aamiin ya rabb
@ismaaciilmaxamed2192
@ismaaciilmaxamed2192 5 жыл бұрын
allah dhowro ciidanka SNA
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 3 ай бұрын
Halkaan waxaan filaya in ay owdheegle tahay mise bariiri
@DaadirArmySom
@DaadirArmySom 2 ай бұрын
Beenta dhaaf
@mahadoismail7684
@mahadoismail7684 5 жыл бұрын
Allow idinxafid omagaciinq korkayeel dal an ciidan qabin wajimaleh ee allow ciidankeena nosiyaadi
@farhanabdi143
@farhanabdi143 5 жыл бұрын
M.a allaw ciidankeena iyo dhulkeena noo xafid
@abdinaasirnuurabdulaahi754
@abdinaasirnuurabdulaahi754 8 ай бұрын
Heestaan waa jeclahy walahi❤
@yahyaabdul8373
@yahyaabdul8373 5 жыл бұрын
Wakas masha alaah ilaahey ha garab gallo amiin ilaahow bedbadi dadkeena iyo dadkiisa.
@mrabdirahmanibrahim1375
@mrabdirahmanibrahim1375 6 ай бұрын
❤❤❤ Xooga Qarankeena Allow lajir ❤❤❤
@caawiyeyare239
@caawiyeyare239 5 жыл бұрын
Masha allah wa guul cidan Somalia 🇸🇴 ❤️
@Sman8876
@Sman8876 8 ай бұрын
Waan aqoonsanaynaa Ururkeena xoogaa Waxay nooga dareen Substandard iyo yeeydii ❤
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 6 ай бұрын
Aun King voice tubec I love somalia force army
@ahmedmaxamed7780
@ahmedmaxamed7780 7 ай бұрын
Mansha alah waqtigii la qaday heestan dawladii jirtay oo kale alaha nasiiyo.ah yaa wadani
@abdiqanijama2926
@abdiqanijama2926 5 жыл бұрын
Guulaysta markasta ciidanka xooga dalka waa la idinku faanaa waana la idinku farxaa guul kasta oo aad gaadhaan
@CabdullaahiCalinuur
@CabdullaahiCalinuur Жыл бұрын
Wow gautama 14 October is not easy ❤❤❤❤
@AbdirahmanGatamow-gl7nj
@AbdirahmanGatamow-gl7nj Жыл бұрын
It is a victory for the Somali nation my god have mercy on the great singer of tubeec😢😢😢❤❤❤❤❤❤ALL SOMALIS PEOPLE GOODLUCK ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@SA-je6ou
@SA-je6ou 5 жыл бұрын
MASHA Allah ALSHABAABUL SHEYDAN AYA LAJABIYAY GUUUL. LAKIN KUWA CADOWGA DHAQAALAHA SIIYO HALA GUBO WA DAHABSHIIL IYO SOMTEL
@abcgaming9153
@abcgaming9153 4 жыл бұрын
Guul SNA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
HEES KUWII XUMAHA DIIDOW HEESAA MAX,ED SALEEBAAN TUBEEC & WAABERI T.QABASHO 22.10.1969
11:25
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
Hees wadani ah halka sahanka yagu tiig sanoo tagayo
5:43
janagale official
Рет қаралды 64 М.
HEESTII WAA DHARAARTAAN WAXYEELADII DHAQ DHAQEE MAXAMED SULEEBAAN TUBEEC 1960
6:03
Somali National Television
Рет қаралды 34 М.
HEES : CIIDAMADII DHULKOW DHIIRANAYAAL.
11:59
Somali National Television
Рет қаралды 186 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,9 МЛН
Maxamed suleebaan Tubeec oo ka dacwooday Hees uu horay u qaaday .
1:28
Bahda Somalistars
Рет қаралды 161 М.
Maxamed Salebaan Tubeec iyo Hibo Nuura : Geesiga Dhulkiisa
7:54
Maxmuud Sanyare
Рет қаралды 1,2 МЛН
Dhulka soo anigu ma lihi with lyrics hoobaladii waaberi wadani
7:10
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 183 М.
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН