MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC. HEESO KABAN AH.

  Рет қаралды 390,701

Jaalle Allamagan

Jaalle Allamagan

Күн бұрын

/ jaalleallemagan

Пікірлер: 87
@somaliencounter6685
@somaliencounter6685 4 жыл бұрын
وَمَا تَكُونُ فِي شَأْنٍ وَمَا تَتْلُو مِنْهُ مِنْ قُرْآنٍ وَلَا تَعْمَلُونَ مِنْ عَمَلٍ إِلَّا كُنَّا عَلَيْكُمْ شُهُودًا إِذْ تُفِيضُونَ فِيهِ وَمَا يَعْزُبُ عَنْ رَبِّكَ مِنْ مِثْقَالِ ذَرَّةٍ فِي الْأَرْضِ وَلَا فِي السَّمَاءِ وَلَا أَصْغَرَ مِنْ ذَلِكَ وَلَا أَكْبَرَ إِلَّا فِي كِتَابٍ مُبِينٍ
@abdukadirmohamud8390
@abdukadirmohamud8390 5 жыл бұрын
allaha u naxariisto qaan gaadhkii fankeena mulaxan abwaan fannaaan maxamed s tubeec booskiisii wuu inaga bannaan yahay heesta laab raac jacaylba sida qaalin layliya i laalaadinye waxay ii leedahay xusuus jacayl iyo tu saaxiib waxay ahayd sanadkan dhagaysan jiray 2005 waxay ii xusuusisay jacaylkayga ku sugan amerkica sanadkaas iyo maantay oo ay tahay 2019 waa dhikan jacaylkeenu ii noolow xayaati Ramila waxaan kalo ku xusuusanaya saaxiibkaygii aan waayay 2013 geeriyooday tuugo ay dishay cabdisalaan cali jiife aun faataxada igu soo mara sxbkey fannaankana u duceeya allaha noo naxariisto dhammaanteen
@adalimpire4128
@adalimpire4128 4 жыл бұрын
Dhawristeeda oo qudha Ayaan dhawr u qadayaa Wali dhaban midkula mida Kuma dhalanin aduunkee!!! Ax fanaan maqaamka ugu sareeya Fanka aw ahaa rabbow cadaab kabaaji 🤲🤲
@oma2635
@oma2635 2 жыл бұрын
sheeko gabaan dhaxaah maratay jiikakow iyo OMA father wa wacaay inaa korka ka isatahaay bunado jaree kalaaya ya na wacaay duulami farat ka xiiran hayee wa nakuuwan jiikakow jareeweno madaxaah xoqaay inajiir so qabaaty igaaqabat abakiin meegan waxaah yiraahaden ma qabano madaxaah qariiso inajiir adiifey ka dhalaatay ka tiimid ee horaay uu wado ama ooji iyo oroomo qaraata uugilii waxaah irii ojii ama oroomo ma uu dhiibayo jiikakow jareeweno waxaah tiihin dhagaaxanat shiiday face you All jiikakow jareeweno dhaxaanata by by
@adalimpire4128
@adalimpire4128 2 жыл бұрын
@@oma2635 timirtii horaba fab loo waaa maxad ku hadshey hada midh kaama fahmin walhi bro
@ahmedhassan-vo1uu
@ahmedhassan-vo1uu 4 жыл бұрын
Sida jaawa geeloo Jilaal abaariyo Jeel iyo haraad tiray Waxa ishelay erayo rasiin ah laxan aan iskula soo bood ahayn oo laga soo shaqeeyay iyo BOQORKII CODKA MOHAMMED SULIEMAN TUBEEC ALLE HAW NAXARIISTO FANAANKA
@nimconadar7850
@nimconadar7850 6 жыл бұрын
rabiyow naxariistii jano kawarabi janadii fardowsa gali
@xasancumar145
@xasancumar145 6 жыл бұрын
nimco nadar Aamin abaayo.
@babblewadani6660
@babblewadani6660 6 жыл бұрын
Aamiin.
@JohnJohn-th1sl
@JohnJohn-th1sl 5 жыл бұрын
Aamiiiin aamiiin Yaa Allah
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 жыл бұрын
The Goat Of Somali Singers M S Tubeec 🙏❤️ Ale Sw Naxariistii Janno Haka Waraabiyo🙏❤️
@saeedali2693
@saeedali2693 5 жыл бұрын
Manta bishu 19/8/2019 iyo abwaan kii somalied allah yarxama raximiin
@bandhigsommedia5557
@bandhigsommedia5557 6 жыл бұрын
Waa heeso Baal dahab ah kagal suuganta soomalida
@xuseenibrahim217xuseen7
@xuseenibrahim217xuseen7 4 жыл бұрын
1942 ayaay heesaha ugu soqaxeen burburkii 610411988913
@mohamedali-vd9zr
@mohamedali-vd9zr 6 жыл бұрын
alow kuu naxariiso boqorkii codka
@abdoobaasha352
@abdoobaasha352 5 жыл бұрын
Waa boqorkii codka oo aan aad ujeclahay runtii kamadaalo hesihiisa inkastoo jiilkeenu ahayn hadana waa qofka kaliya ilaa hada qof aan barbardhigo waayey Allaw unaxaxriiso janadaadana gee
@muhammadiali3095
@muhammadiali3095 5 жыл бұрын
ilaahyoow unaxriiso
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Alah u naxaristo
@abdisalanismaelmohamed4681
@abdisalanismaelmohamed4681 4 жыл бұрын
Allaha uraxmado boqorkii codka soomaaliyeed Mohamed Suleebaan Tubeec 😍
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Alaha ku naxaristo king vote tubec fanan ad u jecla hesahisa
@libanyahya3537
@libanyahya3537 3 жыл бұрын
2021
@Khaliil123
@Khaliil123 3 жыл бұрын
Waa 1da July, 2021 00:49:00 in Mogadishu at km4, Saxafi hotel 🏨
@maxamudfaarax4152
@maxamudfaarax4152 2 жыл бұрын
fanaa niinteenii hore intoodii Dhimatay.ilahaay.dambi goodii Hadhaafo.naxariistii janana Ala haka waraabiyo.
@mohamedabdi8895
@mohamedabdi8895 4 жыл бұрын
Alle how naxariisto🤲🤲
@maxamedcabdimuxumed9708
@maxamedcabdimuxumed9708 6 жыл бұрын
Runtii raxada Adunyadu Adigay Rako Kale Kusartee Ilahaw Unaxariiso
@buuxiwarka6615
@buuxiwarka6615 6 жыл бұрын
maxamed Cabdi Muxumed
@jsavage4229
@jsavage4229 2 жыл бұрын
2022 still be the best of all time the only one above the all may grant you jan'nah 🙏 #RIP #jasvage
@cabdiqaadirkaahin8017
@cabdiqaadirkaahin8017 5 жыл бұрын
Suuradaada oo qudha masiisteen aduunyada haday ii sinaatee alahayow u naxariisto axyaa fanaan
@xuseenibrahim217xuseen7
@xuseenibrahim217xuseen7 4 жыл бұрын
dhageysi wacaan somaliweyn like isaara sxb
@abdisamatarsamatar9498
@abdisamatarsamatar9498 4 жыл бұрын
masha allaah tabaarag hooyo waa aniga
@abdiazizosman960
@abdiazizosman960 3 жыл бұрын
What a wonderful song
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 10 ай бұрын
Khaatumo State Of State Of Soomaalia 😊
@fadxiahmed9734
@fadxiahmed9734 Жыл бұрын
Hees aad u macaan badan erayada xuseen awfaarax lahaa alle haw wada naxariisto labadoodaba
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Allow u naxariiso
@mohamedabdiibrahim2080
@mohamedabdiibrahim2080 6 жыл бұрын
waa heeso mcn
@babblewadani6660
@babblewadani6660 6 жыл бұрын
Heeso dad fiyow ay qaadeen, curiyeen ahaa!
@AsSa-jg5nf
@AsSa-jg5nf 5 жыл бұрын
Maqal qaarami
@maxameddabaare5658
@maxameddabaare5658 5 жыл бұрын
Allahaw kuunaxaariso m s t
@mohamedobsyassin8002
@mohamedobsyassin8002 5 жыл бұрын
Naxaris ayaan Eebe kuu baryayaa.
@farahabdi878
@farahabdi878 3 жыл бұрын
Legendary
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 10 ай бұрын
Shacabka Sscoow Iska Celeya Idoorwagasha Shacabka Ssc
@ahmedaarka1276
@ahmedaarka1276 4 жыл бұрын
Boqorka Codka Tubeec, Allah ha unaxariisto, inta ila taageerta like👍 Wallal❤🙏
@zainabguulkein4782
@zainabguulkein4782 3 жыл бұрын
Boqorka cod macaan Illah unaxariisto
@abdullahiali9899
@abdullahiali9899 2 жыл бұрын
11/4/2022
@marwanali4333
@marwanali4333 4 жыл бұрын
Allow ku naxariiso
@abdisamatarsamatar9498
@abdisamatarsamatar9498 4 жыл бұрын
masha allaah tabaarag
@hamsemali9257
@hamsemali9257 5 жыл бұрын
alle hakuu naxariisto
@abdisalamdirir5904
@abdisalamdirir5904 3 жыл бұрын
Ilma adeerayaaloow kuwa “thumb down “ tubeec u taabtay ma falan yihiin mise waa amxaaro?????
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Carab weeye xageed wax uwadaa
@libansomey1794
@libansomey1794 3 жыл бұрын
ilahow kuu naxariiso
@abdirsaksaid2903
@abdirsaksaid2903 Жыл бұрын
29 jun 2023 habeen eid ah ban dhagaysanayaa,marar kaloo badan dib wan usoo boqon i.a😢❤
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacab Ala wacanaa Inagoo Mida
@kadar-gindhiir
@kadar-gindhiir 3 жыл бұрын
Allahayow u naxariiso
@maxamedcalibulaybulay6462
@maxamedcalibulaybulay6462 4 жыл бұрын
Ilaahay has naxriisto
@abdinasirmohamedkheyre7764
@abdinasirmohamedkheyre7764 3 жыл бұрын
Cali
@shadoormohamed5487
@shadoormohamed5487 3 жыл бұрын
Waaw axyaa
@ayubmohammed8407
@ayubmohammed8407 2 жыл бұрын
Alle hau naxariisto
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 10 ай бұрын
LAACAANOOD WAA Caasimadii Ssc
@cabdiqaadirkaahin8017
@cabdiqaadirkaahin8017 5 жыл бұрын
Habariiqan waligaa beenaalahana iska ogow axdigana ha baylihin
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Aun kin😅King voice tubec 😅😅😅😅😅😅
@MohamedHassan-ui1cq
@MohamedHassan-ui1cq 2 жыл бұрын
His voice is pure gold. Much appreciated 🙏
@AhmedAli-yy9nw
@AhmedAli-yy9nw 5 жыл бұрын
55:45, heesta qalbiga u sii daaya, Mohamed na aan u duceyno Aun...
@nabardaarshe6276
@nabardaarshe6276 Жыл бұрын
Heestaa magaceeda sxb magaran?
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Ssc Guulwacan Laascaanood Libdhimayso
@abdullahabdinur9302
@abdullahabdinur9302 2 жыл бұрын
Hesihi copy codka ayey keni waayen.
@abdiqadirabdullahi9640
@abdiqadirabdullahi9640 Жыл бұрын
Heesta daqiiqada 38 bilaabmayso magaceed?
@maanshimaz4423
@maanshimaz4423 2 жыл бұрын
😘
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Calanka Of Soomaalia
@najiibahmed852
@najiibahmed852 3 жыл бұрын
Jaalle hees ayan karaba
@JaalleAllemagan
@JaalleAllemagan 3 жыл бұрын
Najiib, heestee rabtaa ? waase hadaan hayo.
@najiibahmed852
@najiibahmed852 3 жыл бұрын
@@JaalleAllemagan m s tubec waxay tidhahada marku xasdaruri xarad dhigo arlada xoluhuna dararan sida loxamdiye ale loxasustan
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Rabi kabaq suuradee rabtaa igadaa cayaartee
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 10 ай бұрын
Reer Laascaanoodoow Diida Maamulka Idoor Wagaashe
@saciidoa1105
@saciidoa1105 8 жыл бұрын
nice song
@hassanmohamed4298
@hassanmohamed4298 7 жыл бұрын
curse sholi layla song
@abdishakuursantoz6210
@abdishakuursantoz6210 4 жыл бұрын
Gooood song 💯 maxamed saleebaan tupaaaac ,, boqorka codkah Alle hawnaxariiisto
@xuseenibrahim217xuseen7
@xuseenibrahim217xuseen7 4 жыл бұрын
@@abdishakuursantoz6210 haa sxb ku raxeeyso mohamed seleeban tubec
@huseenabdi3843
@huseenabdi3843 2 жыл бұрын
2ds
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Hesaha kule waxa tumaya boqorkii jiim
@cumarmaygag7047
@cumarmaygag7047 2 жыл бұрын
0oww
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 10 ай бұрын
LAASCAANOOD
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Heskan hibo nuura qaday
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
maxa ko dhacay rakini walaalay sida mako qanacday
@afeyafey5382
@afeyafey5382 2 жыл бұрын
Tubeec god pleas you waad gaabaneed saas ayaad ugaare waysay. Hhhhhhha mossoi
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Afeeyoow ilkaha soo gasho wacanaa
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 10 ай бұрын
Laascaanood Buuhoodle Widhwidh Gobanimo Ku Dhimo
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 549 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,3 МЛН
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 65 МЛН
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 11 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 27 МЛН
Waqal Kaban Xul 3 - Mega Mirqan Mix
1:49:26
Waqal WStudío
Рет қаралды 252 М.
HEESO QAACI KABAN MIX AH
2:31:11
kobciye official
Рет қаралды 76 М.
Magool (AUN) Collection Mix - Waqal Qarami Mix
1:16:39
Waqal WStudío
Рет қаралды 228 М.
Hoobal ... Maxamed Saleebaan Tubeec, Kaban aad u wanaagsan .
20:49
macalin basbaas
Рет қаралды 376 М.
Tahliil heeso macaan original full songs
43:09
Gorayga cad
Рет қаралды 378 М.
WARAYSI GAAR AH MARXUUM TUBEEC
48:53
Burhan A. Elmi
Рет қаралды 116 М.
Gufaaco
7:36
Release - Topic
Рет қаралды 215 М.
BAXSANEEY HARGEYSAAY. LEGEND SAALAX QAASIM NAAJI
15:01
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 949 М.
CAJABEEY CAJIIBEEY - Codkii (AUN) Maxamed Saleebaan Tubeec.
10:04
Farhan Jimale (Farhan Jimale)
Рет қаралды 115 М.
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12