Maxamed Saleebaan Tubeec Iyo Maryam Mursal Ciise 🔥Iyo Heesta "NAFTAYDA KU RAACDE"

  Рет қаралды 1,530,777

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

2 жыл бұрын

⭐Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
A/ Xuseen Aw Faarax AHN 1969
⭐Laxanka
U/ Axmed Gacayte Yuusuf AHN

Пікірлер: 178
@naimanaima3564
@naimanaima3564 Жыл бұрын
Hees aad u macan, allaha unaxariisto tubec, maryan cimriga iyo cafimaadka allow ku barakey fananad qaliya
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics 2 жыл бұрын
Hees Tubeec Iyo Maryan Haddii Iskugu Yimaadaan Kaliya Aamusnaan Ku Dhagayso. Mama Maryan Alle Cimriga Ha U Dheereeyo Tubeecna Naxariistii Janno Alle Ha Siiyo.
@efoot-ball845
@efoot-ball845 2 жыл бұрын
yes sir
@Khaliil123
@Khaliil123 Жыл бұрын
Haben axadi soo galayso 11/02/23 Mogadishu, Waberi. Feeling relieved due to the end of meaningless relationships with betrayal selfish individuall. 14/01:2018-06/02/2023 is marked long unforgettable series in my life!
@ubahibrahim5342
@ubahibrahim5342 Жыл бұрын
Aduunyada sidaa ah qof si dhab ah ku jcl marka fahmi waydo wa dhibato qof qimahaga garan hele ee don't look back
@HopeofaHijbai
@HopeofaHijbai 10 ай бұрын
Nolosha cusub so dhaway wllo, it’s painful but choosing yourself ultimately will bring you peace. May Allah grant you sabr, you’ll be fine inshallah. 🫶🏾
@mohamednur1696
@mohamednur1696 9 ай бұрын
26/09/1968❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊AYAAN dhegeystey.,imminkana dhallinyaro yaryar ayaa soo qoraya waxaan dhegeysanayaa 2023 carruur
@jimcaalexaaji5197
@jimcaalexaaji5197 Жыл бұрын
Hestan waxaa iga codsaday nin agtayda ku qayilaya in aan yuyubka ooga raadiyo oo aan ugeeyo Gobtu waa jabuuti 8:41 Haben is nin sogalayso 10/2/2022 xasuus ayay iinoqon dontaa like iisaara walaalayaal Somali wayn guul iyo gobanimo 👍💨😓
@cabdinuurcumar5382
@cabdinuurcumar5382 9 ай бұрын
Caway oo taariikhdu tahay 3/3/2014 wa habeen jimca waxaan jawi dagan ku dhagaysaa heestaan muqdisho cadey garahan xfd odwene aan uducayno fanaankeene boqorka codka tubeec wuxuu ku xanuunsayaa jarmalka alle ha noo caafiyo mamo maryan mursal ciise na cimri dheere & cimaado suuban
@caaishomahamed5562
@caaishomahamed5562 Жыл бұрын
Hawraar la raaciyo raad lamaha beentuye 🥰2023 baan dib usoo milicsadey
@IbrahimAbdiIbrahimAbdi-gl4mc
@IbrahimAbdiIbrahimAbdi-gl4mc Жыл бұрын
Yaka qasaro Badhan adho Reer aqaraad Dabi ukordineso Illah utobad Ekeen
@Hassan_Turki
@Hassan_Turki Жыл бұрын
It's February 2023 let's see how many legends are listening to this master piece
@abdiyakuubali4232
@abdiyakuubali4232 Жыл бұрын
I’m still watching 06/02/2023 at 2:19 Am
@BaazimHassan
@BaazimHassan Жыл бұрын
14 feb listening 🎶
@munnaabdi6630
@munnaabdi6630 Ай бұрын
16 may 2024 8:43
@Sirkhader
@Sirkhader Жыл бұрын
AUN maxamed saleeban Tubeec boqorka fanka somaliyed💛
@aminabdulahiesmail-ew7nw
@aminabdulahiesmail-ew7nw 5 ай бұрын
18/01/2024. Dhagaxbuur Ethiopia. Xasuustii maxamed saleban. AHU iyo mama maryan. Cimriga allaah haku dheereeyo. Waa heesaha aan xiiseeye
@daahircali7314
@daahircali7314 5 ай бұрын
Xuseen OwFaarax Malaha heeskan waxa lahaa allaha unaxariistee Xasan Shekh Mumin
@sacdiaxmed2332
@sacdiaxmed2332 2 жыл бұрын
Hestaan Erayada iyo Laxanka waxaa lahaa AUN Abwaan Ciise Warsame Samatar, Sanadkii 1967kii Hesta Magaceyda Talada la Ruugin, Abwaanka waxuu Geriyooday Sanadkii 2015kii Hargeysa
@abdimohamedabdi6286
@abdimohamedabdi6286 6 ай бұрын
Hesta laxankeda isla fananka iska leh asagaa laxameyey m .s . t wax loma laxmeyn jirin aun
@misterniceguy67
@misterniceguy67 4 ай бұрын
1967 waa sanadkii aan dhashay.
@abdiqanimohamoud2158
@abdiqanimohamoud2158 11 ай бұрын
Nice song, I love this one today is 31st July 2023 in Milton Keynes England
@Abdikadar.
@Abdikadar. 2 ай бұрын
Naftaaydaa ku raacdee waa Runee adna ha iga roorin!!! 😢 maxuu waqtiga raga u kala hiiliyay .. Allah unaxariisto tubeec Mama maryan Cafimaad ku jog dunidan❤ Waqti galab ah baa ku jawi qadan haya 13/04/2024 from Mogadishu. Waa kusalamay sxp hadad qoralkeyga ujeedo😮
@hodmaniitaqueen267
@hodmaniitaqueen267 2 ай бұрын
Kaaama qaadin from isla muqdisho city 😂❤
@Abdikadar.
@Abdikadar. 2 ай бұрын
@@hodmaniitaqueen267 Salanta muhiim weyaa xaliimo dhibka da lol 😆
@hodmaniitaqueen267
@hodmaniitaqueen267 2 ай бұрын
@@Abdikadar. iigu qaado my faarax lugo 💔😂
@Abdikadar.
@Abdikadar. 2 ай бұрын
@@hodmaniitaqueen267 hy poqortoyo inta Horta farin Mala iskaka diri kara halimadan aan Mogadishu ka radiye🤣😭🫶
@SharmakejamacNuur-uo8ou
@SharmakejamacNuur-uo8ou Жыл бұрын
Hees aad u qiima badan shpky Abdikariim ismaaciil mohamuud Baaa I Baray Fasalka Safka Dambe ku dhagaysan Jirnay aqoon yahay noolow From abshir Dhiirane 🥰
@user-bb6dx6qf5e
@user-bb6dx6qf5e 7 ай бұрын
Kkkkk legend
@hussinahmad3074
@hussinahmad3074 2 жыл бұрын
Garan maayo heestani waqtiga ay soo baxday laakiin anigu markaan is qiyaaso waxaan ku jirey waqti degan oo dhexdhexaad ah yacnyi xoriyadda guud ee qufku gaadho maan qaadan laakii dareemayaasheyd wey digtoonaayeen waayo waayo dib u milicso waqtigiinii mandha alaah
@bishaaraddegaming2856
@bishaaraddegaming2856 7 күн бұрын
Who's watching 2024❤
@yahyajama8319
@yahyajama8319 2 жыл бұрын
Eryada: Xuseen Aw Faarax Codadka: maryan mursal iyo M Tubeec Laxanka: Axmed Gaceyte Yuusuf Sandkii: 1969
@abdiqanimahamud8528
@abdiqanimahamud8528 2 жыл бұрын
Adeer gabadhu maha maryan mural ee waa hibo nuura
@yahyajama8319
@yahyajama8319 2 жыл бұрын
@@abdiqanimahamud8528 kkk🤣🤣
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@yahyajama8319 maxaad ku qososhay wll ma waa hibo nuura kk
@yahyajama8319
@yahyajama8319 2 жыл бұрын
@@mohamedyare1917 Haa iam Historian
@farxiyaquruxsan9425
@farxiyaquruxsan9425 Жыл бұрын
@@abdiqanimahamud8528 Waa Maryan mursal Oo yar. Maxa ka Qaldan
@axmedjimcale7559
@axmedjimcale7559 Жыл бұрын
Wow! Reminds of my campus days. Tubeec Aun, Maryamna cimri dheer oo cibada leh
@zulthanazad6057
@zulthanazad6057 Жыл бұрын
savvy
@hazzan
@hazzan 2 жыл бұрын
First person and best song of tubeec jecliyaaa mahadsanid walal
@haweeyasland7489
@haweeyasland7489 Ай бұрын
Laba fanaan aan aad u jeclahay ❤❤
@cubeyd27
@cubeyd27 15 күн бұрын
Raasamaalka guurkiyo Raaxada adduunyada Raalliya ninkii helaa Ragannimo ku faanee Naftaydaa ku raacdee Waa rune waa rune Adna hayga roorine. 23/June/2024 9:17 Pm
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
6:23 am Sat 25 2023 Ramadan kariim. Raxmaanku haw naxariisto tubeec AHN.
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 2 жыл бұрын
Mahadsanid sxb waayo waayihii wacnaa
@mohafarcaano7442
@mohafarcaano7442 2 жыл бұрын
Yaa sallaam macallinkii weynaa MS Tubeec iyo Maama Maryan Mursal oo 18 jir ah cod saafi dumar😍😋💯
@abdiqanimahamud8528
@abdiqanimahamud8528 2 жыл бұрын
Ninkani isagaan garaneyn ayuu iska galiyay fanaaniintan maryan maaha ee waa hibo nuura gabadhu
@c.xakiimqoys8393
@c.xakiimqoys8393 2 жыл бұрын
@@abdiqanimahamud8528 beenbaad sheegtay maaha hibo maxamed
@rasheedgaraad6063
@rasheedgaraad6063 Жыл бұрын
Sxb waa Maryan Mursal Ciise Bootaan
@mahamudmuxumed1106
@mahamudmuxumed1106 6 ай бұрын
7/ 1/ 2024 darik😢😢😢😢
@FuaadCabdi-vn6cn
@FuaadCabdi-vn6cn Ай бұрын
❤😢😢😢
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 10 ай бұрын
Bqorki codka mohmed saleban tubeec.❤
@somalistadalistmrham8631
@somalistadalistmrham8631 2 жыл бұрын
Ilaahaw raaliya ii sahal Amiin yaa allaaaaaaaah
@abdiwalialishiekh7253
@abdiwalialishiekh7253 Жыл бұрын
waaah waaah waayo xasuus mudan
@ahmedmohamed-yp6un
@ahmedmohamed-yp6un 5 ай бұрын
10 February 2024 12:27am kuala Lumpur,malaysia xasuus Allow mustaqbalka noo wanaaji.
@mustaphaaliofficial5458
@mustaphaaliofficial5458 6 ай бұрын
2016 heestan jeclaa
@MohamedHussein-kd7sn
@MohamedHussein-kd7sn 2 ай бұрын
Qace kaban ah🎸🎻🇸🇴🇩🇯
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Soomaaliyoow Midooba Qabiilka Diidaa Aakhiro Xusuusta
@cabdinuurcabdinuur5542
@cabdinuurcabdinuur5542 Жыл бұрын
Alah unaxaristo tubec
@MohamedAhmed-qn1yn
@MohamedAhmed-qn1yn 2 жыл бұрын
"" Taladaan La Ruugin Waa Lagu Rafadaa "" Waa Run Taasi #1443/10/26 #2022/5/27 #12:00pm
@kingmohasuubane308
@kingmohasuubane308 2 жыл бұрын
The best song fanaaniinta kala ah Maxamed saleebaan tubeec iyo maamo maryal mursal The best song
@MahamedAamiin-sv1ci
@MahamedAamiin-sv1ci 16 күн бұрын
Ah yaa heed😊
@abdirizaksheikh9699
@abdirizaksheikh9699 Жыл бұрын
More happier prosperous old years.
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 2 жыл бұрын
waayo waayo
@khadra-km6lq
@khadra-km6lq 15 күн бұрын
Waxa ugu horeeya uu ka fakayao waa xoolaha .
@ahmedcaabi9175
@ahmedcaabi9175 2 жыл бұрын
Heestan gabadh noo shaqayn jirtay ayun ba had iyo goor dhagaysan jirtay
@ibrahimabdulqadir5762
@ibrahimabdulqadir5762 2 жыл бұрын
Hees hees dhaaftay
@badrisheikh
@badrisheikh 2 жыл бұрын
Xusuus Waayo waayo waan ku raaxeystaa !!
@abdulqadiwehliye7160
@abdulqadiwehliye7160 2 жыл бұрын
Waa xasuus
@alimadhin1738
@alimadhin1738 8 ай бұрын
Maryan mursal ciise botaan oo cawa fanka si dhaba uga baxday ilahay qalbiga ha uga reebo
@AxmedNuur2000
@AxmedNuur2000 11 ай бұрын
Waa maalin axad ah sanaku waa 7/30/2023 goobtu waa gaalkacyo gobolka mudug xaafaddu waa israac
@c.xakiimqoys8393
@c.xakiimqoys8393 2 жыл бұрын
waaw dadku yaryaraanta waa dahab la aslay quruxda codka iyo muuquba kala daran
@MciB-gl5mk
@MciB-gl5mk 12 күн бұрын
Codadkii AUN:-M.Saleebaan Tubeec iyo Maryan mursal ciise❤❤😂😂😂 1:55
@kaapekaape6357
@kaapekaape6357 Ай бұрын
23 may 2024 Legends❤
@mohamedali-po3qj
@mohamedali-po3qj 2 жыл бұрын
Ahu naxariisto marxuumka aameen yaa Rabbi
@nourhassan1524
@nourhassan1524 2 жыл бұрын
Wow
@mahamudabdilahi3511
@mahamudabdilahi3511 2 жыл бұрын
waayo waayihii wacmaa waan idin salaamay salaankadib heesaha ad noosoodhigtaan iska hubiya waayo xuquuq qof leeyahay inaad qofkala siisaan waa dabi sidaa darteed heestan waxa curinteeda lahaa ala unaxariistee ABWaan xasan sh muumin waxayna ahayd (1967) foodkii aadan cade iyo cabdi rashiid cali sharma arke waxayna kusalaysnayd siyaasadii markaa taagnayd hadaad kabiyadiidaan sixitaankayga fanaaniintii hore iyo abwaanadii hore ama dadkii baragii joogay wax uunbaad helaysaane waraysta laxankana waxa lahaa alaha unaxariistee maxamed salaybaan jeeska saxa haday garasho la aan idika tahay waad salaaman tihiin
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 жыл бұрын
@@waayowaayihiiwacnaa mahad weyni hakaa gaadho wllky Lkn mala helayaa duubitaankii axmed gacayte iyo marwo 🙏👊✔️
@cismaneygeryaanbo5426
@cismaneygeryaanbo5426 2 жыл бұрын
runti wey.mahadsan yihiin odayashi noo fasiray macnaha suugantani xambaarsan tahay oo aan waxba ka fahamsanayn
@Lakicali-kq3ng
@Lakicali-kq3ng 6 ай бұрын
Heestani waxay ku jirtay ruwaayadii taladaan la ruugin waa laga rafaadaa soo baxday 1968 miaheeda waxaa lahaa ahn xuseen ow faarax dubad
@oktoobbar1164
@oktoobbar1164 3 ай бұрын
Abwaano badan ayaa meesha lagu sheegee Kee raacnaa
@ibnuxuseenyusuf925
@ibnuxuseenyusuf925 2 жыл бұрын
Baraambar tubeec iyo maryan
@QurxdaDalkeena
@QurxdaDalkeena 4 ай бұрын
Waaw 2024 taladan laruugin waa lagu rafaada❤😂
@mascuuduurmaax17
@mascuuduurmaax17 Жыл бұрын
Salaam calayk..
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Sedexaad yarey
@CabdilaahiRashiid-jm2ji
@CabdilaahiRashiid-jm2ji 4 ай бұрын
Rugta lagu Abaarsaday hadaan Reerka laga rarin xoolaha kuriiqmee
@abdinoorkorontoofficial
@abdinoorkorontoofficial 7 ай бұрын
20000 Yan dageysanjiri
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 6 ай бұрын
As, yartayarta qatroisliina qiimobadan dumaroo cadayyareey lagufarxeeeey iyoiyo tii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo walee wacadala iyoiyo gabadha khatraaaay
@yaakcon
@yaakcon Жыл бұрын
ILAAHAY NAXARIISTII JANO HA SIIYEE MOHAMED SALEBAN TUBEC COD MACANAAYAA
@calixaaji3400
@calixaaji3400 7 ай бұрын
3/12/2023 spain barcelona legends kan yaa dhageysanaye waqtigaan
@zakariyemohamudabdi962
@zakariyemohamudabdi962 Жыл бұрын
Heestan Eryadeeda Yaa Iskaleh
@bachirmoud
@bachirmoud Жыл бұрын
Xasan sh. Muumin
@user-cq6es8bt5d
@user-cq6es8bt5d Жыл бұрын
maalin arbaco ah 5/ 7/ 2023❤❤❤
@maarakuwaatare8735
@maarakuwaatare8735 Жыл бұрын
Wlh waxii dhaan wey is raaceen
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Waaanaya.5
@qadarabdullahi5165
@qadarabdullahi5165 Жыл бұрын
"Taladaan laruugin waalagurafadaa" dahab waa dadkiihore
@Nimcocabdi-nl2es
@Nimcocabdi-nl2es 9 ай бұрын
Ok
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 жыл бұрын
Best song raliyo ninki hela raganimo ku fano
@ismailjama178
@ismailjama178 2 жыл бұрын
Waa dhab, ereygaasi, laakiin raaliyinimo ma loo dhashaa mise waa wax qoftu noqon karto?
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal Жыл бұрын
@@ismailjama178 waaloo dhashaabaan is leeyahay (waano abuur baa ka horeeyay) 😂
@adenjda8311
@adenjda8311 2 жыл бұрын
8/7/2022.. tomorrow Eidd
@abdiqanimohamoud2158
@abdiqanimohamoud2158 11 ай бұрын
Aad bay u quruxbadnayd wakhtigaa, lkn hada waa qof weeyn
@user-uw7qs8ug1j
@user-uw7qs8ug1j 9 ай бұрын
24 September 2023👀
@Nimcocabdi-nl2es
@Nimcocabdi-nl2es 9 ай бұрын
🎉❤❤❤
@xuseenmuuse1125
@xuseenmuuse1125 2 жыл бұрын
Yees
@MciB-gl5mk
@MciB-gl5mk 12 күн бұрын
mcibb5❤❤❤Asc sxbayaal😂😂😂Mahadsanid 3:19
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Wonderful masterpiece
@jijaluup7873
@jijaluup7873 2 жыл бұрын
👍👍👍👍👍mansha allah
@ubahabdi2531
@ubahabdi2531 Жыл бұрын
Waa ninka dumarka la.murmah
@hoodomohamed2925
@hoodomohamed2925 11 ай бұрын
2023/Aug/12
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Waayowanaagsan bayba ii tahay gabadha
@mohamedyusuf7523
@mohamedyusuf7523 Жыл бұрын
Habeen sabti soo galayso 03/03/2023 doha ayan ka dhaqaysanaya wale waa cajiib kama daalo heesta
@misterniceguy67
@misterniceguy67 4 ай бұрын
Say her name: Maryan Mursal Ciise Bootaan.
@farhiaismailmohamud-mb8bq
@farhiaismailmohamud-mb8bq Жыл бұрын
Great song 👌
@mohamudismail9045
@mohamudismail9045 2 ай бұрын
01/05/2024😊
@AbdiaziizIQ
@AbdiaziizIQ 2 жыл бұрын
About 2012 I used to listen to this song
@yasinabdi6669
@yasinabdi6669 2 жыл бұрын
Who are u plz u most be brilliant
@fuadmohamed3209
@fuadmohamed3209 2 жыл бұрын
haunuivy
@najmaabdiali2377
@najmaabdiali2377 28 күн бұрын
10 /June /2024
@naftiihure5972
@naftiihure5972 2 жыл бұрын
Cajiib
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 Жыл бұрын
Fanba Waa Kii hore maxaan wejiyo xun nacay.Axsan cod bilaa play back
@mohamedhassan6556
@mohamedhassan6556 2 жыл бұрын
xila libaale maxeeye kawadah??asaxabey eragas waa iga hoosbaxeeye afkeena xoga waxaan islahay waa ku roonahay bal ha la iifaaiideyo??
@sssdddf8508
@sssdddf8508 2 жыл бұрын
Old is gold
@mahamudabdilahi3511
@mahamudabdilahi3511 2 жыл бұрын
Janankan waxa furtay caruur ama cunsuriyiin ama KZbinr shilima doona lakiin waxa uu xumaynaayo garanayn waxan sobobtoo ah heesaha intabadan way kabeen sheegaan taladana maqaataan hees waa u hees
@TheMoemany
@TheMoemany Ай бұрын
2024 and still going 🫶🏾
@mursalabdifarah4540
@mursalabdifarah4540 26 күн бұрын
12/ june/2024
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Nunsesesee.khadraaaydahir khatraaaacaday yatey khayrto dumaaar ugu qiimobadan uwadata gabadha.iyaaah minyaribahhhhyaryar
@bulshokaap77
@bulshokaap77 29 күн бұрын
farmaajo u ekaas tubeec markan
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Aww, waaayodanbe unbaan kusoo biiray yareydaan yartaaan waayahanbaan ahay mabajirinba goortaas tantan yar.khatraaaaayqaran5👋
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Waayowaayodanbe waayahan baan ahay gabadha yarta khatraaayfaraxsannbahbahbahyartan.5
@yasinabdi6669
@yasinabdi6669 2 жыл бұрын
Wow superlative
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Waayadaas mabajirin.nolol
@fuadmohamed3209
@fuadmohamed3209 2 жыл бұрын
haunuiy
@nuurhassan4690
@nuurhassan4690 2 жыл бұрын
Nolol wcn oo qaneeco leh ayaa jirtey, nasiib dadka nasiibku ku simay
@osmanadow2395
@osmanadow2395 6 ай бұрын
Talada laruugin wa lagu rafaada
@yasinabdi6669
@yasinabdi6669 2 жыл бұрын
Wow I noted u any way
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 Жыл бұрын
yaryarta tanaaa yareeydaan gabadha sedexaad yareeeeeeeeey cadceeeddumaaaaaat khatraaaaaaaaaaaaycadayqiimobadan yarta.katrodahirfariidad yareeey gabadha. waleeee
@Cartan7
@Cartan7 2 жыл бұрын
somali waqoyi murti
Maxamed Warsame Qasaali Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "DHEEL DHEEL"
10:10
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 24 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 15 МЛН
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 216 М.
Xasan Diiriye Faarax Iyo Hibo Nuura Maxamed 🔥Iyo Heesta "DHALANTEED"
6:00
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 2,9 МЛН
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 489 М.
Socdaalkii Maryan Mursal iyo Habeenkii hargeysa
5:19
Kaydka Xasan Shugri
Рет қаралды 74 М.
Maxamed Axmed Kuluc Iyo Qamar C/llahi Harawo 🔥Iyo Heesta "HADHUUB CAASHAQ"
11:59
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1,8 МЛН
Sahra Axmed Jaamac iyo Digfeer | Markuu Geelu Ubadkii.
8:40
Keydka Suugaanta
Рет қаралды 1,1 МЛН
Khadra Daahir Cige Iyo Saado Cali Warsame 🔥 Iyo Heesta "DHULKAN KALA FOGAADAY"
11:06
Не трогайте эту ВОЛОСАТУЮ ШТУКУ! 😱
0:24
Взрывная История
Рет қаралды 4,3 МЛН
1❤️ #shorts
0:24
Saito
Рет қаралды 61 МЛН
路飞这是生了个啥? #海贼王 #路飞 #funny
0:47
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 10 МЛН
Сын вернулся с войны и сделал сюрприз 🤯
0:17
Фильмы I Сериалы
Рет қаралды 2,6 МЛН