Maxamed Xasan Barow & Shankaroon - Miisaan

  Рет қаралды 19,909

Khabiir Qaraam

Khabiir Qaraam

Күн бұрын

Пікірлер: 33
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 Жыл бұрын
Hooriska ama hordhaca cuudka ee heesta ka horeeya ayaa heestaba ka macaan qalbiga ayuu xadantaynayaa
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Shankaron iyo maxamed xasan barow iyo xasan ganey Allh cimre dheer iyo cafimad siiyo gobana Allh u naxaristo
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Aamin sxb Waa hagaag.
@khayre4094
@khayre4094 Жыл бұрын
Wallaahi billaahi taqsiin ka wanaagsan maan maqal taa uu goobbe dareeriyay allahu akbar
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 жыл бұрын
xasan ganey maanta oohin tiisa beerka iga xanuunay aaskii khadra daahir cige alle ha saamaxo dhamantod aamiin aamiin
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin sxb.
@umulkhairahmed168
@umulkhairahmed168 2 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 waa iska Aduun mar haday Fanaanadeeni Khadra daahir cige inaga dhimatay iyo Abwaan hadraawi oo waxyar kadanbeeyay war waa la socday ale toobada hayna waa fajiyo
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
@@umulkhairahmed168 Aamiin Abaayo
@umulkhairahmed168
@umulkhairahmed168 2 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 Aamiin yaarabi Shankaroon Axmed sagal waa fanaanad cod tolmoon runtii wllhi Waa gabadha keliya ee Abwaan Maxamed cali kaariye jaceyl uqaaday heeso laga tiriyay Ale haxafido waxy ku nooshay Wadanka Maraykanka Gaar ahaan gobol ladhaho Menport land
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 Жыл бұрын
Goobe Goobe qofka leh waa Aamina cabdilaahi oo ahayd johorada fanka ruwaaayda bidaar sibiq ayay kugu gashaa martida Xassan Ganey shankaroon iyo barow
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 жыл бұрын
ardayda macalin khabiir 👋
@AliMohamed-li5iw
@AliMohamed-li5iw Жыл бұрын
Maal lihi Nin Maal Lihi Haysan Maayo Madhnaantana Laguma waaro......... saas miyaa Mise. Waa Maalmihii sida ka muuqata qoraalkaaga. Innoo hubi
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
Nin maalmihii haysan san maayo marnaantana laguma waaro Weeye.
@yaxyeismciil6018
@yaxyeismciil6018 Жыл бұрын
Xigmadi waataa waaaw
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 жыл бұрын
wey wey 🤜🤛
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Waa hagaag sxb.
@yahyajama8319
@yahyajama8319 2 жыл бұрын
Heesta:miisaan ErayoMiisaamaan Cod:miisaman Laxan:Miisamaan Kaban:miisaaman Durbaan:Miisaaman Khabiir Qaraam zxb :miisaamaan🥰
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Si Fiican Sxb Waad la heshay Waa Wax wada miisaaman kkk
@yahyajama8319
@yahyajama8319 2 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 Lkn codsi
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
@@yahyajama8319 Soo siidaa sxb.
@yahyajama8319
@yahyajama8319 2 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 A gaceyte heesta ii soo lagad jacaylkii, (Soo gali)
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
@@yahyajama8319 sxb taas KZbin inay ku jirto baan Filayaa
@yahyajama8319
@yahyajama8319 2 жыл бұрын
Sixid Erey: Maal, ama xoolo iyo moodba ujeedo
@sharifabdi7204
@sharifabdi7204 Жыл бұрын
Shankaroon maxamed sagal maxamed xasan axmed brrow
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 2 жыл бұрын
Ku booba like ta iyo comment
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Mahadsanid sxb.
@Cartan7
@Cartan7 2 жыл бұрын
waqooyi aa sameyay fikradda heesta
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Waan gartay
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal Жыл бұрын
Erayadana waxaa summad u yeelay oo hees ka dhigay laxan macaana saaray koofur ama gabay meel ku qoran beey ahaan lahaayeen erayo bilaa iidaan ah 😂😂😂
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 2 жыл бұрын
Heee
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 4 МЛН
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
Wareysi: Fanaankii Maxamed Xasan Barow
29:56
SAAB TV
Рет қаралды 13 М.
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
GEEDI SHAMBOW TUBE
Рет қаралды 1,4 МЛН
Dooq xasan aadan samatar iyo magool
13:49
kaaraan official
Рет қаралды 250 М.
Shankaroon Axmed Sagal & Maxamed Mooge ahn | Allahayow Nin Daacad
10:41
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 399 М.
Heestii sabidii yaraydee | xasan aadan samatar
11:38
HEESO HD
Рет қаралды 519 М.
Waqal Kaban Xul 6 - Samatar Mirqan Mix
2:00:17
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,2 МЛН
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН