Maxay aheyd Heesta laga dhacay aabaha dhalay Xildhiban Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan?

  Рет қаралды 24,699

Dalsan TV

Dalsan TV

Ай бұрын

Maxay aheyd Heesta laga dhacay aabaha dhalay Xildhiban Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan?

Пікірлер: 88
@SaidAli-bl8du
@SaidAli-bl8du Ай бұрын
Fouseya ❤person excellent leady very educated person long live rest her life don't give up all Somalia Educated people is whic u my sweet setter ❤❤person number 1 all Africa Lady's u are the Damien Maind personey I live in U.S.A as Banker I suport u rest of my life ❤❤❤❤❤
@bardacad
@bardacad Ай бұрын
❤❤❤❤❤ Waxaa adiga iyo aabahaaba tihiin sumada iyo taariikhda somaliweyn VIVA fowsiya From pubtlabd
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Ай бұрын
Somali weyn wax la yidha ma jiro koonfur baa burbursey oo illla hada ilaa 1960 noqda madaxweynha iyo Raysal wasaaraha taliyasha ciidamda wasirada muhiimka ah safiirda somali u fadhiyaa dinada 99% reer koonfur ka qarmada midoobey u fadhiya dawalda koonfur kollkaa somali weyn laba iska raacey labdiina waay is nacen 3 dii kalena ma soo socdaan
@mohamudmohameddaar48
@mohamudmohameddaar48 Ай бұрын
MASHA ALLAAH... CALI MIRE... AABAHAA... IYO QAASIM HILOWLEBA ALLAHA U NAXARIISTO.. ADNA NOOLOW MUSHARAX AU. HORTA BOOSKII YAA HELEY. RAILA MISE JIBUTI
@nasragarrett8866
@nasragarrett8866 Ай бұрын
Fowzia bookgaa aabahaa qorey sideen ku heli karaa please Allaha ku xufido wlle
@mahmedmuuse3688
@mahmedmuuse3688 Ай бұрын
Allah how naxariista yusuf xaaji aadan qabile ayaa tiriyey heestaa
@yusufcabdi1731
@yusufcabdi1731 Ай бұрын
Waa run, Fozia run bay sheegtay, heestaa Waxa lahaa AHUN Yusuf Xaaji Aadan Cilmi Qabille, oo ka mid ahaa hormuudkii wax barashada soomaalidaba
@lamafilaanchannel4865
@lamafilaanchannel4865 Ай бұрын
Waa ruun 🙏🙏
@user-gw9jy1gl2q
@user-gw9jy1gl2q Ай бұрын
Mashaa Allah Tabarakallah Allah SWT ha unaxariiso aabe walal. Waa gabayo qiiro badan❤
@aminamohamed5568
@aminamohamed5568 Ай бұрын
Waa runtaa
@barlin1622
@barlin1622 Ай бұрын
Masha allaah Alle haw naxariisto Adeer
@abdihassan4382
@abdihassan4382 Ай бұрын
allaha u naxariisto wa abwaan wadani ah
@miicaadsiciidcdhuux3720
@miicaadsiciidcdhuux3720 Ай бұрын
Maansha allaah Abwaan yuusuf qabile
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 Ай бұрын
Nin faaney ri,isnugta baakafiican.😂
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 Ай бұрын
Tariikh la xado la copy gareyo khati ka joognaa Faan maaha waa tariikh saxid…maxaad ka hinastay 😂😂😂
@user-rx8jz7zu5b
@user-rx8jz7zu5b Ай бұрын
Maashallah fosiya. Guleyso.
@aminaabdi5878
@aminaabdi5878 Ай бұрын
Qasare intasi wax guugu fiilan
@nurta-gh2xb
@nurta-gh2xb Ай бұрын
❤❤❤MAASHALAAH GUULEY FOWSIYA❤❤❤❤❤❤❤❤
@yurub5288
@yurub5288 Ай бұрын
Markaa ma janaduu ku tegayaan ilahay haw naxariisto
@Diinwaangalin
@Diinwaangalin Ай бұрын
😂😂😂Munkarkii baa laisku haystaa😂 Alaha u naxariisto 😂 Hada qabriguu kasoo leeyahay danbigaygii hore bay danbi horle u raadinaysaa
@AbdullahiSoofe
@AbdullahiSoofe Ай бұрын
Heeled hooyadii Hawaii thinking waa cash m mayti
@CabdiNaasir-443
@CabdiNaasir-443 Ай бұрын
Habo heesta aabe alaah hawnaxariistee waa laga qaxay kursigii Africa xasan waa gatay dumaashi shib iska dhehna wuu ku dhahay saw maaha
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 Ай бұрын
Quasim hilowle 😂😂😂 balaaya heshay
@Eng_moy
@Eng_moy Ай бұрын
Yuusuf xaaji aadan alle hawnaxariisto wuxuu ahaa nin umada somaliyed waxbadan gashaday ,tacabkiisii iyo dhaxalkiisuna wuu muuqda ee maaha mid duugoobaya , inshaa allaah.
@Eng_moy
@Eng_moy Ай бұрын
❤mansha allaah foosiya yuusuf xaaji aadan alle hadaayo❤waa qof gob ah oo kasoojeeda reer qaaliya oo alle aqoon siiyay ,mansha alla waa umad alle sharaf u dhaliyay iyo dun wanaagsanan ❤mansha allaah
@sahraabshir1396
@sahraabshir1396 Ай бұрын
Mansh❤🎉 mansh
@user-kc2vw2pi7h
@user-kc2vw2pi7h Ай бұрын
Waxaatahay geesiyad soomaaliyeed guulayso edo
@abasemohamed6827
@abasemohamed6827 Ай бұрын
Waxaa jirey Xisbiga aad sheegayso mid ka weyneyd oo la odhan jirey SNL, markaa naga jooji SYL waxaad sheegayso. Koonfur ayay kaaga dhegtay joog,oo hakugu filnaato.
@saynabSr
@saynabSr Ай бұрын
Syl dad badan oo reer waqooyi ah ayaa ku jiray oo weliba dad aad u qiima badan ayaa ku jiray wuxuuna ahaa xisbiga ugu wayn somalida waa hadaad run doonayso hadii kalena beenta aruurso, takale syl koonfur qudhimalahay yaan been laydiin sheegin,
@khadraali1706
@khadraali1706 Ай бұрын
Way sheegtay SNL
@khadraali1706
@khadraali1706 Ай бұрын
Way sheegtay SNL
@saynabSr
@saynabSr Ай бұрын
​@@khadraali1706garxajis badankiisu syl ayuu ahaa ee soo hubi
@saynabSr
@saynabSr Ай бұрын
​@@khadraali1706garxajis badankiisu syl ayuu ahaa iyo daaroodka waqooyi
@user-bk2pn4jo6g
@user-bk2pn4jo6g Ай бұрын
Waxa wax yab leh lagu tilmamo in fowsiyo loga faiidey san wayay xartededa wax qabad ❤❤❤❤❤
@GaraadMustafXariir
@GaraadMustafXariir Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ indr way caday heestan in uu yuusuf xaaji aadan tiriyay waayo Cid kale masanayn Karto dadka waa lakala yaqaanaa
@abdiisseahmed4188
@abdiisseahmed4188 Ай бұрын
Waa beenteed Somaliya toosay waxas tiriyey Cali Mire Cawale
@user-is6ig7om5n
@user-is6ig7om5n Ай бұрын
Naagtaan oo kale inta la qiimeynaayo ama la dhageesanaaya soomaali waa urtay
@idirismohamed1673
@idirismohamed1673 Ай бұрын
Sababee hdalkaaga hyska neefsane
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
ANAGA KUU CADAYNE MAA QADAWEYN CAAQLI EEYE HEES KUU TERYAN BEEYE LEEYAN DAADKA CUURYE WAXAYE UU DHEEBYAN KUWA HEEYSE
@Eng_moy
@Eng_moy Ай бұрын
Dadka wax aaney lahayn sheeganaya waa tuugo, lkn qofka waxa umada ka dhexeeya iyo heestii astaanta wadanka u ahayd waa dad khaayimiin ah .waa dadka somalia halkaas dhigay
@Abdirahmanyousuf-mw5gz
@Abdirahmanyousuf-mw5gz Ай бұрын
WAKHTIGA ISBADALEY EEDO KU DARSO WIXI INAGU DHACEY TACAB KHASAAR EEDO ABAALKEENI MEE HALKU KU DHACEY EEDO CAQLI YEELO HADAADAN AWOOD LAHEYN SOMALIA DHIMATEY RUNTA UU SHEEGTA ISKA AAMU.
@halimadirie5301
@halimadirie5301 Ай бұрын
Dad aan waxba weligood tirin siday ereyadaa culus u sheegan karaan waxay liqayaan waxaan dhuuntoodaba marayn
@ALI-em3me
@ALI-em3me Ай бұрын
Heesta Allaha u naxariisto Qasim Hilowle Ayaa qadi jirey isagana lagu yiqiin idacadana loga dubay marka rali baad ahaneysa miss ku qabso ku qadi miysidee hhhhh 2024 aya la joga shaqfir shushkaga haku raacokkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@Abdisamad_dirir
@Abdisamad_dirir Ай бұрын
Fawsiyo aabe iyo ragii kale midna ma dhihin AUN maxa sababay?
@halimadirie5301
@halimadirie5301 Ай бұрын
Heesta yuusuf xaaji aadan baa lahaa ereyadaana qof kaleba ma tirin karo
@halimadirie5301
@halimadirie5301 Ай бұрын
Ninka keliya ee heesuu sheeganayo macnayn kari waayey wuxuu ahaa qaasim hilowle
@macrobia5195
@macrobia5195 Ай бұрын
Markii loo fiirsado kalmadaha heesta iyo sida loogu dhawaaqayo Waxaa kuu soo paxeyso in heestan uu lahaa qaasim hilowle, Xitaa naaxiyadda waa qaapki uu heesaha talyaajiga u qaadi jirey
@khadijac9841
@khadijac9841 Ай бұрын
Walal xarafka P soomaali kumajiro iskasax markaad leeday paxaysa maaha baxaysa dhe qaapka iyana waa qaabka fadlan farta soomaali waamuhiim
@halimadirie5301
@halimadirie5301 Ай бұрын
Qaasim hilowle markii ereyada qaar macnahooda la weydiiyey wuuba garan waayey horta isaga meel iskaba dhig
@bardehanad4919
@bardehanad4919 Ай бұрын
Odayga asagaa radio Mogadishu madax u ahaan jiray ayaa maqalay, marka haday sheekadda aad sheegeyso run tahay, waa sheegan lahaa. Dadkii asxaabta ahaa sheeko aan jirin ha ka dhex abuurin. Marku ninka heesta leh noolahaa maxaad u sheegi weyday oo asd ula sugtay intii dhamaan dadkii ka wada dhimanayeen?
@ahmedabdiisse7512
@ahmedabdiisse7512 Ай бұрын
Heesta Somali tooso waxa tiriyey Ali Mire .
@mahmoudxasan7041
@mahmoudxasan7041 Ай бұрын
Qadaadweyne iyo faqash illaahay nacay xin xaasidnimo iyo xasarad bay curiyaane ma laha hal abuur caqli wanaag keena oo waddaniyad leh waa nimankaa dafiray xorrnimadii 26juun 1960kii ma nimankaas ayaa qiraya hees yuusuf xaaji aadan lahaa waxoodu waa copy iyaga caqligooda waxba kama soo fufaan aan ka ahay khasaare iyo bililiqo
@calicoldon
@calicoldon Ай бұрын
Manhijka Ayman ku dhigan jirnay
@user-pc6yq3sj9i
@user-pc6yq3sj9i Ай бұрын
Beenale hasta abwaan xuusen wow faarax aya saamayay
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy Ай бұрын
Ali mire cawaale ayaa lahaa heesta soomaliyeey toosooy sida cali mire sheegay markii cali mire dalka ka dhoofay dad badan baa sheegtay
@Eplhighlights1600
@Eplhighlights1600 Ай бұрын
Somali yar iyo weyn calaacal iyo eed, war hadda maxaa qabanaa sidee qabiilka loo joojiyaa
@solokilimber3818
@solokilimber3818 Ай бұрын
Abeh wlah halyey ayu aha lake adiga xar aya tehay😂😂 seeh xassan gurgurteh aya qutba siro ku hayseh 😂😂
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 Ай бұрын
TANI WAY MADHAN TAHAY TAARIIKH BEENAY KU WAALATAY.
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 Ай бұрын
Amaraxadu UU Tage noo Dhiiga Flag
@ahmedfamily6360
@ahmedfamily6360 Ай бұрын
Aabahaa SNM adiga foosiya faqash somaliwayn
@mohamedahmed9928
@mohamedahmed9928 Ай бұрын
Somaliweyn taariikhdeedu waa mugdi
@user-xd5cb3rg8z
@user-xd5cb3rg8z Ай бұрын
Beenbaad sheegtey heestaas waxaan ku aragney tiriyey . Qaadeyna Qaasim Hilowle .
@user-is6ig7om5n
@user-is6ig7om5n Ай бұрын
Naagtaan waxay xilibaan ku tahay ama siyaasi waa magaca naag iyo booskaan naag baa looga baahan yahay
@MohammedOmer-yv6nh
@MohammedOmer-yv6nh Ай бұрын
Fosiye. Waxa kuu dhacaye xasan sheekhi guregurta
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 Ай бұрын
Heestaasi waxay ka dhalatay midnimadii ay dhalisay somaliland markaasuu ku halqabsaday somaliyeey toosoo toosoo isku tiirsada ee . Reer somalia siday u cuneen midnimadii waagaasi ayay heesihii reer somaliland curiyeena u cuneen waa dad aan hal abuur iyo siyaasiyiinba lahayn oo fadhataysigaa noloshooduba tahay
@user-yi1nu9ne8t
@user-yi1nu9ne8t Ай бұрын
Labada herod ee losamaeyay clanking blugah waxasameeyay . SOMALIYEEYAY TOOSO YUSSF H ADAN. QOLABA CALANKEDU WA CAYNO INAGA KENU WA CIKOKALE. WAXA KALE WA BEEN.
@user-ln7dh7sk7s
@user-ln7dh7sk7s Ай бұрын
Kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk cabdilahi qarshe ayaa leh sxb heesta
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Ай бұрын
You DO NO anything!!...thanks.
@macrobia5195
@macrobia5195 Ай бұрын
Waxaad bilawdeen ma leh ee beenta dhaaf, dad heesahaas sameeyay way ka muuqan lahayd haday run tahay ee LAFTA NAGAA ayuu tiriyay bay ahayd
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Eedo iskakaaly dameeerah xasrmajo
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t Ай бұрын
Ceeb maxay uimanaysaa Sow caruurtedu Ma aha Hawiye markaa Hacaayin
@maslahahmed3524
@maslahahmed3524 Ай бұрын
Walaal dhuunta madadan kartaa. Xasaasaa qabnaa dhuun qaawan uma baahnin adna qog wayn oo hooya ah aa tahay aan filaa
@ahassan1225
@ahassan1225 Ай бұрын
Allah dartiis wax ugu sheeg xasaasiyad Beele
@abasemohamed6827
@abasemohamed6827 Ай бұрын
Foosiya Gabayga Aabo dhimaye,Reerkii ku qabay Shaqadii ma waxay kaa raaceen Kiiniyatigii,waxan maqli jirey naago nin qaawiyey kama quustaan.iskaga kaalay Marxuunkii ku qabo jirey dhimay,qadaad weyna Dharaf ma lahe’e.
@siciidabubakar1046
@siciidabubakar1046 Ай бұрын
Waxma taraa tahay waxaad qoreesana ma taqaaanid natiikadeeda. Dhaqanka Soomaalida waa ceeb inaad gebdhaha cowradooda meelahaanoo kale uga hadasho. Xageed uga weceesaa xageeyse joogtaa sow Soomaali uun maaahin?
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 Ай бұрын
Raga isaaq dhaqan xumo iyo qof dumara oo laga qabo inay gogarada inay ku dhagan ma oromada la somaliyeeyay iyad taha mida kale hadu ninkedi dhintay ilmaheda sow ma jogan
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht Ай бұрын
Qowmulud abaarso
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht Ай бұрын
Ciilan Habar Oromo
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 Ай бұрын
Gabadha daaya oo halaga xishoodo haweenka waa walaasheen iyo hooyadeen iyo inanteenii iyo habaryar teen oo miidhane Waa idin salaamay
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t Ай бұрын
Waar Isaaqow Waata Lacadeeyey In Garxajis yhy hormoodka Iftii ka Waxbarashada soomalilaan 1 Yuusuf xaaji aadan 2 maxamuud axmad Cali Markaasa leedihiin Huwanbaa tihiin xishooda alle idinka aadye kaxishooda umada
@NimcoFf
@NimcoFf Ай бұрын
De inader waa koox yar oo xukunka ku ilaashanaysa hadaladaas lkn garxajis waa tolkay sharaf igo taariikhba leh
@halimadirie5301
@halimadirie5301 Ай бұрын
Adigu waad isku diraysaaye garxajisna uma hiilinaysid isaaqna dhexdiisu kuma qaado
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t Ай бұрын
@@halimadirie5301 Ani yaan ahy markaa leedahy Kuma qaado Isdaji oo wax hubso
@NimcoFf
@NimcoFf Ай бұрын
@@halimadirie5301 inader koox yari dhinacay doontaba ha noqotee reer ma matasho garxajis ama isaaqa kale
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 6 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 3,4 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 56 МЛН
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
Hibo Nuura, waxay hore u nuurisay fanka Somalida, imikana Minneapolis
25:20
Waa kuma Dj Subeer? "Music ilaa Mecca"
28:18
Universal TV
Рет қаралды 97 М.
Kaftankii iyo xasuustii Axmed Cali Cigaal iyo Abdisalaan Hereri
32:08
Xogmaal Media
Рет қаралды 118 М.
Mohamud Abdi Elmi Wareysi #1/2- Gen Caydiid iyo Dagaalki Ranjaris
1:00:36
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 6 МЛН