Maxay tahay Shuruudaha beesha Mareexaan kala hortimid DFS?, Muxuuse yahay shirwaynaha ka dhanka ah..

  Рет қаралды 6,798

SMS Somali TV

SMS Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 27
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 10 сағат бұрын
Iimamka Guud ee Jubbaland Waa Runtiisa in Nabada laga Shaqeeyo Wuuna Soobaxay Weligiisa Ayuu Soobixi Jiray Ayuu Yiri Imaan Rashiid Xaqiiq bu sheegay❤❤❤
@AwaleFarah-v4f
@AwaleFarah-v4f 3 сағат бұрын
Bismillah mahad allah usiug naatay somalia madhawe allow farad ufur tanufogaatay
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 10 сағат бұрын
Waa Runtiisa Iimamka Ahmed Madoobe Yuu uga Tagaa buu yiri Ahmed Madoobe hadalka uu yiri Iimamka
@jamayasin2155
@jamayasin2155 10 сағат бұрын
Sax Reer Jubaland waa in ay midoobaan iyaga oo ilaalina danta guud ee dadka iyo deegaanka Jubaland
@libanhagi3503
@libanhagi3503 8 сағат бұрын
Adeer waxaad sheegtay markaad dhisaayay In ay eed kaa raacday. Ee waxaan ku dhihi lahaa eed kale yaynan ku raacinee, ka fogow duminteeda, TAAS OO KUGU NOQON DOONTO EED AAN HARIN. HANA NOQOD BUUNDO LOO SOO MARO BEESHA SADE
@husseinmohamoud907
@husseinmohamoud907 12 сағат бұрын
Tastiikfa neen ja ka sheein
@mohamedhassan3937
@mohamedhassan3937 10 сағат бұрын
Xassan Iidoor Wali Hadamadii DAROOD ayuu wada isago u shaqaynaya Xassan Dhiiqo.
@mahdimohamed6695
@mahdimohamed6695 12 сағат бұрын
War xasan odayaashaan awood maleh ee ha wareerin oday dhaqameed arintu waa dhaaftay
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 11 сағат бұрын
D5 bay tala kago'daa hda ❤
@sahraAli-e9h
@sahraAli-e9h Сағат бұрын
kuwaan odeyada isku sheega baa wadanka qaribay Somalia ilaa Odey wax xukuma laga waayo dhib ma dhamanayo
@farahmohamedfarah3396
@farahmohamedfarah3396 2 сағат бұрын
Ninka la wareysanaayo ma doqon baa... Ilmo 10 jir ah ayaa fahmaayo qaabka uu ninkaan wax u wareysanaayo in eysan sax eheyn,...
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 12 сағат бұрын
Iimaanoow iimaanka alle kaaqaat huguri ayaa iimaan kaa dhigay wallee aaqiro wax baa ku sugaaya qabyaalad aad ku dhimaneey afka ku aamus
@Salugla
@Salugla 7 сағат бұрын
War ninku war badanaa isagu wariyuu sheeganayaaye muu sugo jawaabta uf Somali ma ilbaxaan isagii baa taxliilibaya odaynii iyo anagiiba waanu daalay
@Ahmedkabal
@Ahmedkabal 11 сағат бұрын
Sudant midha farak aad kuu sidatoo mid geed kuyalaa loo maa turoo 20 sanoo baad xoog baad kuu heysatey kysmayo ka dag oo cadalada shaley aad garan weyde manta uu sheek
@husseinmohamoud907
@husseinmohamoud907 12 сағат бұрын
Sax
@zakariaabdi240
@zakariaabdi240 12 сағат бұрын
Qaaq layaasha daarood
@hassanashkir
@hassanashkir 12 сағат бұрын
xasan cade waligii qabyaalad kama korayo daarood naceyb buu la taagan yahay ilaa wakhtigii hornafrik
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 11 сағат бұрын
14:00 Axmed madoobe ( sayidka nool) qof uu uga tago difaaca d5 buu wayey. Ninrageed weye❤❤ 14:35 odeyga been buu kuqariyey ila dhagesta. Beenta walagu margadaa. Kkkk
@ER-qw6fh
@ER-qw6fh Сағат бұрын
qalbi madoobe asagaaba dhiigyacab ah yuu wax u sheegaa
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 Сағат бұрын
@ER-qw6fh Qof uu ku aamino wayey sidaa buu xilka inogu hayaa. Cidii khalkhal gelin iskudaydana, waa layaqnaa waxay kudambyn.
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 10 сағат бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk markii lagu soo tuuray miyaad hada cabaadaysaa adeer
@aweysali
@aweysali 13 сағат бұрын
Waxan kugu ganbal yena mal mahan barnamijkada waxa oo ka hadla dhibatada ka jirto wadanka sas ku soco se ubadato fahanka bulshada ee ka qabto wadanka
@Aisha23-d1e
@Aisha23-d1e Сағат бұрын
Hus
@aweysali
@aweysali 13 сағат бұрын
Waxan kugu ganbal yena mal mahan barnamijkada waxa oo ka hadla dhibatada ka jirto wadanka sas ku soco se ubadato fahanka bulshada ee ka qabto wadanka
Their Boat Engine Fell Off
0:13
Newsflare
Рет қаралды 15 МЛН
Kadyrov Went Against Putin? / Poland Declares War on Russia
11:17
Were Israel’s Actions in the Gaza War Justified? Eylon Levy vs. Mehdi Hasan
1:06:50
Their Boat Engine Fell Off
0:13
Newsflare
Рет қаралды 15 МЛН