MD FIRDHIYE SAFARKA JABUUTI NINKII LAASCANOOD XASUUQA KAGEYSTAY UU LAKULMAYO GEELE MUNAFAQ

  Рет қаралды 5,826

SOMALI FLASH NEWS

SOMALI FLASH NEWS

Күн бұрын

Пікірлер: 15
@hodanroble5337
@hodanroble5337 2 ай бұрын
Masha Allah madaxwayne Firdhiye iyo madaxwayne Ali Baharna dhamaantod Allahayoow badbaadii Amin Yarabi
@mohamedabdishire4356
@mohamedabdishire4356 3 ай бұрын
Adeer Firdhiye waxa u diray Geele Xassan Gurguurte waxaana lagu karbaashaya bixi o xoogaagi dulaalnimadi bada ay ka rabeen u gooyay Firdhiyana Xassan ayu gacanta ugu jira dan SSC u malaynmaayo in ay meeshas taalo
@TripleA0825
@TripleA0825 3 ай бұрын
War 3 nin waa is ogyihiin Ee Nuse nafis siyaasadeed loo raadinyaa si shacabka iddoor ay u taageeraan iyadoo la leeyahy waa la inagu soo duulay iyo huuhaa Shurka firdhiye loogu yeedhay ina Muse Biixi ayaaba jooga Djibouti 🇩🇯 😂
@Sahroahmed-x8b
@Sahroahmed-x8b 3 ай бұрын
ASC Waxaan lee Yahay M/Firdhiye Waa in aad Ka Joogta Jabuuti War Ma Ninkii Harti Cadowgeeda ah Sidee ugu Taageysa Miyusan Dhiig Kugu Jirin Waale Hadad Taagto Waa Meeshi aad ku Dhimaan Laheed Sabaabto ah Waxa la Yiri Doofar Ma Daahiro Ma hadaf Amiini Raba Geele Tuug Soomalidu Waxay Tiraada Ilko Abeyso hoosta Bey Ka Xiriiran Geele iyo Xasan IYO Biixi Ma kala Maqana Ee Ka Joog Jabuuti Dad baa Xoreyey SSC oo Ku Naf Waayey Ee Hada Dhiig IYO Dameer Lee Dahay Ha Adiin PLZ
@Mideye157
@Mideye157 3 ай бұрын
Odayga Jabuti wax uu inoo haya ma jirto. Aan eegno wuxu Firdhiye ka keeno. Wa inu farta ka saaro wuxu lasAnod ka sameeyey oo ka so noqdo. Inta uu halka joogo waa ka asmusayna laakin malintu soo noqdo Ayaa lagala xisabtami
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 3 ай бұрын
Horta ismacil cumar geele haduu kusoo dhex galo balaayo ayaa kusoo gashay kuwa ay irirsamale isku ahayen ayuuna ogolayn inay nabad ka dhacdo muqdisho iyo soomaliyaba waayo waa dilaal dilaa ah
@Mideye157
@Mideye157 3 ай бұрын
Dagaalka u dhaxeeya odayga jabuti, Awadal iyo SNM midna ma aha inaynu faraha la galno. Saas baan anigu rumaysanahay
@AbdirahmanJama-z3j
@AbdirahmanJama-z3j 3 ай бұрын
anigaba ilama qumana inuu FIRDHIYE JIBOUTI AADO iyo ina cudur geele. kuma taageersani anigu...
@Hagimumin
@Hagimumin 3 ай бұрын
MUSE BIXI WEY KA XUMATEY & CAQLI XUME WAX AAN AHEYN MA QABO DAGAALKII LAASCAANO, BAL ISMA’il OMAR GEELE WAA NIN XUMAAN QABA & CUQDAD KU KHAAS AH AYSAN LA WADAAGIN BEELWEYNTA CIISE EE UU KA DHASHEY, MW GEELE MARKA WAX AAN XUMAAN AHEYN OO UU U QABO SOMALIWEYN MA JIRO WAA NINKII NOO SOO XAWILEY 4.5 WAA NINKA AL-SHEYDAAN HUBEEYO OO PASSAPORT DJABUTI SIIYO, WAA NINKA DIIDAN IN SOMALIYA AY HESHIISO MW HASAN SHIIKHNA GACAN KU DHIGEY KANA DHADHICIYEY IN UU DIIDO IN UU TARTAMO, DASTUURKA BADAL KULA TALIYEY, MARKA ISMA’il O GEELE WAA NINKAAS IN LOOK TAGO MA MUDNA.
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 3 ай бұрын
firdhiye waxba kama badali karo khaatumo laakiin firdhiye waa ku qaldanyahay inuu aado halkaa waxaana udiray horgalada ushaqeeya xasan tuug ee timacade iyo bidhaan iyo qaawdhan markaa haduu kahadhi waayo nimankaa isagaa iskatagaya firdhiye adeer khaatumo waa tashatay nin qudhina wax kama badalikaro taa ogoow
@yarka4574
@yarka4574 3 ай бұрын
Khaatumo Naasa-Dheer 😆
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 3 ай бұрын
ciilan aan bilaa nasab kadhigay irir carab yuhuud oromo sheegtay inuu caaytamaa waa gar
Kaftanka Siyaasada 527 oo aad u xiisa badan
42:56
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 45 М.
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 56 МЛН
Do you choose Inside Out 2 or The Amazing World of Gumball? 🤔
00:19
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 149 МЛН
WAR DEG DEG AH
29:41
somalidnimo media (SMLNMOMEDIA)
Рет қаралды 185
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 56 МЛН