Ujeeddooyinka Curinta Maansada iyo Macallin Gaariye, Abijaan 1995

  Рет қаралды 36,545

Boobe Yuusuf

Boobe Yuusuf

Күн бұрын

Пікірлер: 21
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 3 ай бұрын
ALLAHA u naxariisto abwaanka weyn ❤
@suleekhacismaan5696
@suleekhacismaan5696 3 жыл бұрын
Allaah ha u naxariisto macalin gaariye janatufirdowsa allah hageeyo
@cirguje40
@cirguje40 3 жыл бұрын
Gaariye allow albaabada janada u fur adigaa wayn oo waaxid ah
@king-seid5862
@king-seid5862 3 жыл бұрын
Dadka haybso moye ayaan sii hundo ogaanin hebelow ma nabadba ayan horr u weydaaran gariye allow ku naxariso
@ahmedbashiirdhoofe3948
@ahmedbashiirdhoofe3948 3 жыл бұрын
Rabbi naxriisto aakhiro ha siiyo macalin gaariye
@abdit8270
@abdit8270 Жыл бұрын
Ilaahay ha u naraxariisto marxuunka
@ibrochannel1722
@ibrochannel1722 3 жыл бұрын
Amiiiiin amiiiiin amiiiiin
@hassanwalibadal4683
@hassanwalibadal4683 3 ай бұрын
Nin saboola iyo awrba way shall dhaqaqaane; labadaba hadaan seeto Celin socod madaayane. Waxaa tiriyay allah ha u naxiirstee Aw Maxamed baaruud.
@haibesuleiman8388
@haibesuleiman8388 Жыл бұрын
Cirka meel dushaada ah ilayn dooxis lama gaadhid Ilayn laguma doog dhabo hadhuudh goob aan kuugu daadan Meel aan dani kaa wadayn Ilayn kama dalxiisootit
@ahmedmohamoudfaarah9309
@ahmedmohamoudfaarah9309 Ай бұрын
14/09/2024
@AqoonJire
@AqoonJire 5 ай бұрын
Hadaad aragto qoobwadadhashoo Kalaqaloonaaya Qormogaabatiyowaxa udanbayn Qadaydanaagaha e
@ismailomarfarah9585
@ismailomarfarah9585 2 жыл бұрын
Ninka Gaariye agfadhiya yaa Garanaya? waa Dr Cabdiraxmaan Ducaale beyle wasiirkii maaliyadda ee Somaliya
@haibesuleiman8388
@haibesuleiman8388 Жыл бұрын
Nin saboola iyo Awrba waa sibiqdhaqaaqaaye labadu hadaan seeto soo celin socod ma daayaane
@haibesuleiman8388
@haibesuleiman8388 Жыл бұрын
Taageeraday laba gacmood tamar ku yeeshaane Tiska waxa la qaadaa haday tiirisaa bidixe Haday midigtu keli taagantahay Tahar ma goyseen
@haibesuleiman8388
@haibesuleiman8388 Жыл бұрын
Culumada tembiga weynleh ee taajudka ma ihi hayeeshee kolkaan salaad tukado toobada ma ilaawo Warmahayga dhiig inaan ka tiro uma tumaalaysan hayeeshee nimaan ii tudhayn ........................ buuxi meelaha banaan oo soo dhamaystir 😅
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 2 жыл бұрын
Cali jamac habiil miyuu ahaa mise raage u gaas taloow
@buuxciise2167
@buuxciise2167 2 жыл бұрын
wa cali jaamac haabiil lkn raage ugaas na wu jiray gabay baroor diiq ahaa oo uu walalki u tiriyey
@haibesuleiman8388
@haibesuleiman8388 Жыл бұрын
Nin labaatan wiiliyo Nimaan weli lamaanin Lixdan Nimay u fooftiyo Nimaan layli raraneynin Ninaba hadaanu laasanayn waxa u laacaaya Maxaan kaga lulmooda aduun lumaya weeyaane
@AqoonJire
@AqoonJire 5 ай бұрын
Hadaad aragto qoobwadadhashoo Kalaqaloonaaya Qormogaabatiyowaxa udanbayn Qadaydanaagaha e
@AqoonJire
@AqoonJire 5 ай бұрын
Hadaad aragto qoobwadadhashoo Kalaqaloonaaya Qormogaabatiyowaxa udanbayn Qadaydanaagaha e
@AqoonJire
@AqoonJire 5 ай бұрын
Hadaad aragto qoobwadadhashoo Kalaqaloonaaya Qormogaabatiyowaxa udanbayn Qadaydanaagaha e
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 4,2 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 33 МЛН
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,6 МЛН
Maansada Daba-taxan - Gaarriye AHUN - 1997
36:42
KHAALID-ASKAR
Рет қаралды 330
Abwaan Maxamed Xaashi Gaarriye (AUN) oo ka Sheekaynaya Farqiga u Dhaxeeya  Tix iyo Tiraab!
7:53
Intergovernmental Academy of Somali Language AGA
Рет қаралды 3,9 М.
Noocyada Ugaadha Iyo Xabbad Ibraahin
14:14
Boobe Yuusuf
Рет қаралды 18 М.
XASUUSTII AUN ABWAAN MAXAMED XAASHI GAARIYE MAANSADII GABYAAGA IYO QAYBTII 5AAD
19:31
Miisaanka Maansada Caraale vs Gaariye (Dood)
42:21
Bartamaha
Рет қаралды 45 М.
Macallin Gaariye iyo Hummaagyada Kinaayada iyo Xuska, 1995  Abijaan
32:47
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 4,2 МЛН