Minimalism | Qaanuun noloshaada qurxinaya oo la mahadiyay.

  Рет қаралды 36,424

Sahanka

Sahanka

Күн бұрын

Markii badhaadhihii iyo barwaaqadii aadamuhu ay badatay ayuu qaanuunkani soo ifbaxay, qaybta danbe ee muuqaalka ayaadna ku fahmaysaa ujeeddada qaanuunka.

Пікірлер: 130
@hamzaabdinasir4842
@hamzaabdinasir4842 3 жыл бұрын
Sidii in ay hadiyad isoo dhacday oo kale ayuu igala dhigan yahay muqaalkan mahdsanid
@ahmedothman9791
@ahmedothman9791 3 жыл бұрын
The lion is back in media.. Mahadsanid ustaad
@cabdiqaadirhoodaar1838
@cabdiqaadirhoodaar1838 3 жыл бұрын
Mansha Allah, runtii waa qaanuun dhowrasho qiime iyo mid qofnimaba leh.
@sahanka97
@sahanka97 3 жыл бұрын
Asc Waa kan Linkiga Iiqra Books laanteeda dibedda oo buugteenna haysaa, gaar ahaan dadka ku dhaqan Maraykanka, Yurub iyo Turkiga ayay gaadhsiin kartaa, ee qofkii u baahani halkan ha kala xidhiidho. Message Iqra Books on WhatsApp. wa.me/message/56XT3I62JZ6YN1
@عبدالرحمن-س4ه1ق
@عبدالرحمن-س4ه1ق 3 жыл бұрын
Sxb qaanuun ina barta rabaa ee wax ka dheh law ga diinteyda wax ma udhima aaqiradeyda
@shaqalecabdikariin1565
@shaqalecabdikariin1565 3 жыл бұрын
Oo dadka kalena xagay ka helayaan wll ???
@mohamedsiraaje6869
@mohamedsiraaje6869 3 жыл бұрын
Nairobi wali masoo gaadhin ?
@zalwabintuabdalah4630
@zalwabintuabdalah4630 3 жыл бұрын
Shukran wll
@mozayidofficial2125
@mozayidofficial2125 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@zakariyeahmed1857
@zakariyeahmed1857 3 жыл бұрын
Alx maanta anaa ugu soo hormaray
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 3 жыл бұрын
Aadan khader Ali mahdsanid ustaad
@ibrahimali250
@ibrahimali250 3 жыл бұрын
Nolosha waxaa qurxiya markaad diinta sifiican ugudhaqanto noloshaadana kutarbiyeyso lisaankaagana dadka kailaaliso caruurtaada iyo xaaskaagana kutarbiyeyso wanaaga iyo inaad Barto xaqa uu rabigii uuntay kuleeyahay iyo adoomadiisa inaad kadhowrto inaad xamato ama aad dhibaateyso iyo dhowrista jaarkaaga dhaqanka wanaagsan markaasi waxaa meesha kasoobaxaya qoys nolol wanaagsan ama qofka noloshiisa oo wanaagsanaato
@samararashad9272
@samararashad9272 3 жыл бұрын
Allah ha kaa abaal mariyo wllo. mahadsanid in badan
@bahiirbashion3008
@bahiirbashion3008 3 жыл бұрын
Masha Allah my teacher keep going thanks
@rizaksulub6263
@rizaksulub6263 3 жыл бұрын
Legend is back respect wll aadan sahan❤
@cabdinaasirmaxamuud697
@cabdinaasirmaxamuud697 3 жыл бұрын
Waad soo laabatee dhawaan lagu waayey
@mahamed.10
@mahamed.10 3 жыл бұрын
Allah haku xifdiyo zhp
@cartoonsomali2524
@cartoonsomali2524 3 жыл бұрын
Legend❤
@mubashirmahamud
@mubashirmahamud 3 жыл бұрын
Ilaahay wax wanaagsan hakuugu badalo wll Aaamiin
@duqayare6543
@duqayare6543 Жыл бұрын
Nabiga kusaliy wllyl
@RaageI7
@RaageI7 3 жыл бұрын
Aad baad u mahadsantay wll. Waxaan kaa codsan lahaa inaad muuqaal inooga soo diyaariso soomaali galbeed iyo jabhaddii onlf.
@husseinmursal7830
@husseinmursal7830 3 жыл бұрын
wcs allah ku cizeeyo will aad baad u mahadsantahay
@moahmedaidarous4886
@moahmedaidarous4886 3 жыл бұрын
Aadan sahan wll muhiim ah
@amranahmed1478
@amranahmed1478 3 жыл бұрын
Masha allh wllo.allh kubarakeyo❤
@fatushbbe689
@fatushbbe689 3 жыл бұрын
Masha Allah ❤️
@nas6114
@nas6114 3 жыл бұрын
Adna mashallah
@naasiryuusuf5347
@naasiryuusuf5347 3 жыл бұрын
Wllky aadan sahan maalin walba wax soo dhig aad baan kaaga faaideystaa caqiiqatan
@abdihakinbedri6117
@abdihakinbedri6117 3 жыл бұрын
Wll aaden allaha ku baraskeeyo
@Najma-u3n
@Najma-u3n 3 ай бұрын
Mash allh guulayso labada Daaroodba wllo
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 3 жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@hiilshacabmediainc3977
@hiilshacabmediainc3977 Жыл бұрын
Maansha Allah ❤❤❤❤❤ mahadsanid
@abokoridiris1742
@abokoridiris1742 3 жыл бұрын
Keep going pro
@abdulrazaq2302
@abdulrazaq2302 3 жыл бұрын
Niyahow waan jeclahay barnaamijyadaada ilaahay hakaa awaal mariyo 🙏❤❤
@akbarnews2410
@akbarnews2410 3 жыл бұрын
Good man masha allah
@baxwaryaa4706
@baxwaryaa4706 3 жыл бұрын
#aadan khadar cali in badan ayan ku sugayeye wllhi
@mahamedmawlid1604
@mahamedmawlid1604 3 жыл бұрын
Wa runta wlhi aadanaw wx [ money circulation ] la dhaho aya jira lcgtu inay wareegto o aanay jeebadaha ku jirin Islaamka tiisa ayan u wcn oo dadku wy is leegiyihin lacgtuna bulshada ayy dhex wareegta
@alidahirmohamed7574
@alidahirmohamed7574 3 жыл бұрын
thank you bro
@hiboaxmed8440
@hiboaxmed8440 3 жыл бұрын
Ilahay haku barakeeyo Adanow Jasakalaaahu khyrn
@honestman4046
@honestman4046 3 жыл бұрын
MAHAD SANID TALIYE 🤍❤🖤⚡⭐
@mohamedabdiqadir8810
@mohamedabdiqadir8810 3 жыл бұрын
Adan sharafi korkaga ha ahato❤✊wll
@abdiali7328
@abdiali7328 3 жыл бұрын
Msha Allaah wd mahdsntahy wll
@mohamedabdaazizmohamed1852
@mohamedabdaazizmohamed1852 3 жыл бұрын
Wll Mahadsanid✊❤
@abdikhaliqmohmett9862
@abdikhaliqmohmett9862 3 жыл бұрын
Let's go brother
@shiekhabdihakim3402
@shiekhabdihakim3402 3 жыл бұрын
Thanks
@amiirmahdi8266
@amiirmahdi8266 3 жыл бұрын
Mansha allah alle aqaliga wanagsan ha ku barkayo wllo qali
@nasradahir1250
@nasradahir1250 3 жыл бұрын
Ameen ya rabi
@dagandagan5000
@dagandagan5000 3 жыл бұрын
Mash allah
@cfataahmahdigangi1081
@cfataahmahdigangi1081 3 жыл бұрын
Waa Xaqiiq nio
@asmahquen7756
@asmahquen7756 3 жыл бұрын
Jasakalahu Khayr Adam ❤
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 3 жыл бұрын
Dadku maalaCyaniga ka helaan. Barnamijkan Xaqiizu waa like badan. Kuwa macno lahayn wax ka like badan ma araG!
@khalidalpha1416
@khalidalpha1416 3 жыл бұрын
M alh xufdulaha wll adan khadar cali
@nasradahir1250
@nasradahir1250 3 жыл бұрын
Masha allah
@shukriduale735
@shukriduale735 3 жыл бұрын
keep going
@camirgadid2518
@camirgadid2518 3 жыл бұрын
Waa tu uu hadaraawi lahaa Dhowr iyo labaatan sanno ka hor Dukaamadu waa nuxuus Sun iyo dacar bay hayaan Daraandariyey hayaan Darren xagatay hayaan Dalaaqda tusmay hayaan Waxay damash soo rogeen Waxay diric raarayaan Duraaxad u heesataan Waxaa lagu doonayaa WAX AANAD FU DAAFAH HAYB Waxan diro lay carree Wax soo daggay lay cusbee Ka dooro intaan lahaa Kusii dar intaan lahaa Kusii DIL ayuu lahaa Ninkii digashada badnaa Inyar oo kooban mooye Dadwaynaha intiisa badan uu ka dhoohan yahay
@mustafomarali5180
@mustafomarali5180 3 жыл бұрын
minimalism calls out to us with a smaller, quieter, calmer voice. It invites us to slow down, consume less, but enjoy mo
@kaderapdih8486
@kaderapdih8486 3 жыл бұрын
Wll aan aad ugu xidhanahy First baan ahy wll pin igu qabo
@xasanturky1935
@xasanturky1935 3 жыл бұрын
Keep going zxpQali pro
@amaanmaxamed7838
@amaanmaxamed7838 3 жыл бұрын
Xaqiiq wlhi waa wax yaabanaha bulshadeena imika ka jira oo haysata maanta adanaw zhp dadku waxa ay ku hagaagaan marka ay maskaxdooda wax ku gartaan ama loo sheego oo ay qaataan lkn bulshadeena maanta caqlina ma jiro waxna kaa ma qaadanayaan
@boyga752
@boyga752 3 жыл бұрын
Ustaad aadam.🇸🇴
@sawirrokaliye909
@sawirrokaliye909 3 жыл бұрын
War muuqaaladaan oo kale ku dalaan inaa noo soo gudbisid
@mohamedabdiqadir8810
@mohamedabdiqadir8810 3 жыл бұрын
Ilaa iyi waagi antikhiristoos taxanihi wan kugu xidhna ilahay haku barakeeyo wll❤
@wanaagfaris4234
@wanaagfaris4234 3 жыл бұрын
Aadan zxp baryahan xagaad kadhacday Dalka miyaad kabxaday Xagee joogta
@abdirihinmohamed77
@abdirihinmohamed77 3 жыл бұрын
Waar barnaamijkan raga guurdoonkaad ugu danayse imikan dumo link ugu dirayaa🤣🤣
@Nuurmaanka
@Nuurmaanka 3 жыл бұрын
Thanks 😊 bro
@daauudmukhtaar4759
@daauudmukhtaar4759 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@Ayub_kaarlo
@Ayub_kaarlo 3 жыл бұрын
Wa lgu wayey aymhn
@haboonmukhtaar8256
@haboonmukhtaar8256 3 жыл бұрын
Keep gion
@abdullahisaed10
@abdullahisaed10 3 жыл бұрын
Alalha kuxafido
@moamiir2027
@moamiir2027 3 жыл бұрын
M.a pro👍
@hamzedool1102
@hamzedool1102 3 жыл бұрын
Amen
@mahamedmawlid1604
@mahamedmawlid1604 3 жыл бұрын
Wali caday ado raba super market ma gashy kadib cadey iyo bac buuxda o kle alaaba maso qaadaty 😂 Wxa u bahanty muuqalk sahanka xogaha ina si fcn u daawato mhdsnid
@SacdiyaCali-tb8jy
@SacdiyaCali-tb8jy 5 ай бұрын
Aadan khadar❤
@ismacade1648
@ismacade1648 3 жыл бұрын
Waa sax sxb aniga ayaa tijaabiyay
@omarfarah5790
@omarfarah5790 3 жыл бұрын
Sxb adba u mahadsan tahay runtii vediogan wax badan ii ififaaliyay, wado toosana wuu ifuray mahadsanid
@salahibrahim5417
@salahibrahim5417 3 жыл бұрын
Sir baan ku haya ee halke kala xidhidha
@abdiduhurduhur7435
@abdiduhurduhur7435 3 жыл бұрын
Yaa izoracaya oo sarirtena wadaniga ah udhiga si ay lacag badana inogu badbado 🤗🤩😎🤔
@anyaaaadan2636
@anyaaaadan2636 5 ай бұрын
I.a aniga garanaya lkn adiga ii gadi maysid ❤😂😂
@zalwabintuabdalah4630
@zalwabintuabdalah4630 3 жыл бұрын
Waa qodob muhiiima uah bulshadena
@farhan_taffo
@farhan_taffo 3 жыл бұрын
Adban kuu taageernaa
@abuubakarelmibowlax3954
@abuubakarelmibowlax3954 3 жыл бұрын
m.a wll adan waxa thy xqqdi dhirigeliye maskax qudiye hana kadalin sxp sre ajrar allaha kasiye kuwi kafaideystana allaha nagadhigo kaliya wan inan kudjiri gelinaa sxp + wll
@naskavicatlazy2717
@naskavicatlazy2717 3 жыл бұрын
M a wll Aadan
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 3 жыл бұрын
درهم وغايه خير من قنطار علاج
@mohameddahir1092
@mohameddahir1092 3 жыл бұрын
Aadam waa ku salaamay Nidaamkaan dhaqaale ee Capitalism ( raasumaaliga ) aad ayaa u dhaliisha ee ma communism kaa kula wacan adiga. Economic System ka shuuciyada sow ma liito oo kama dhiig miirasho badna midkaan aad dhaliisho ( Capitalism ) wayo marar badan ayaan muqaladada Ku daawaday adigo dhaliilaya
@abdalaali6591
@abdalaali6591 3 жыл бұрын
Labada midna Aadan ma raacsana ee wuxuu raacsanyahay Islamic economics oo ka duwan labada midba. Islamic economics •dhanka tacbashada hantida iyo lahaanshiyaheeda wuxuu ooga egyahay capitalism •dhanka ad adayga iyo shuruucdana wuxuu ooga egyahay communism Tusaale Islaamku wuxuu kuu ogolyahay inaad goonidaada lacag utabcato lkn sako ayaa kugu waajibaysa sidoo kale sadaqo ayaad ka bixinaysaa, wixii adigaa leh hadana dawladu waxbay kaa qaadaysaa oo bulshada intooda tabarta daran dib loogu celinayaa. Sidoo kale Islaamku ma ogola Interest (( Ribada )) iyo sidoo kale in laga fa'ideysto danta qofka, sidoo kale wax bulshada dhib ukeenaya ma iibik karyid oo waa kaa xaaraan. Sidoo kale Islaamku wuxuu ilaalinayaa habka macmiilku wax ugadanayo oo laga doonayo inaanu ku takrifal hantiyeed uuna sameyn. Dhaqaalaha dalku markaas wuu fariisanayaa 😚 Islaamku wanaagsanaa
@abdiwaliabuukar3430
@abdiwaliabuukar3430 3 жыл бұрын
M.a
@ibraahim4977
@ibraahim4977 3 жыл бұрын
Sxp horta wax badan baan kaa bartay sxp bal noo so tabi ta rikhaha
@cabdicasiisxiis1190
@cabdicasiisxiis1190 3 жыл бұрын
Xaqiiq
@Iftiinshe7
@Iftiinshe7 3 жыл бұрын
Hore wan u yaqiiney minimalism ka lkn waan sii hormarinaya
@jaahayfx3718
@jaahayfx3718 3 жыл бұрын
Adan sahan waxaa kuula bxay aadan dhise ✊👊 coz waxa dhistaa maskaxdeena noso badi vedioska nocn ah
@s.f.amedia
@s.f.amedia 3 жыл бұрын
👍
@ataakemoha6662
@ataakemoha6662 3 жыл бұрын
Sxb video taariikhda iyo siyaasada noosooceli fadlan
@football___mavio7193
@football___mavio7193 3 жыл бұрын
Wll waxan ka codsanayaa ciidanka onlf ee deganka somalida itobia muqal kasoo sam3 wlll wa codsi fadlan ii tixgali☹☹
@aishamursal1321
@aishamursal1321 3 жыл бұрын
nairbi masoo gaareen
@zak5582
@zak5582 3 жыл бұрын
Ciidanka Delta force muqal kaso samee
@yaxyeadan3123
@yaxyeadan3123 3 жыл бұрын
deeq Allah weeye
@drscaishamaxamed4422
@drscaishamaxamed4422 3 жыл бұрын
Mansha allah❤
@QAYSTUBE
@QAYSTUBE 3 жыл бұрын
Tageero number one
@califaaiido3538
@califaaiido3538 3 жыл бұрын
macalin faqir nimada ayaa ka qurux badan taajir nimada mar marka qaar zabab too ah lacagtu waaba werer wer iyo dhib 🔻
@mustafeahmedali5000
@mustafeahmedali5000 2 жыл бұрын
Horta ma ila aragteen in soomaalidu Tahay umada kaliya ee hablaha yar yar xijaabka iyo asturnaanta iyaga oo aan qaan gaadhin bara Taasina waa wanaag aynu dheernahay Umadaha kale ee muslimiinta ah
@Edbashir
@Edbashir 3 жыл бұрын
❤️
@sidiiqcaydiid2542
@sidiiqcaydiid2542 3 жыл бұрын
zxb aadan waxaad mooda inaad malinba maalinta kadanbaysa waxaad moodaa inaad kasoo darayso wlhi
@cabdiwaxidaspiima4412
@cabdiwaxidaspiima4412 3 жыл бұрын
Aadanow guulyso
@oszma19
@oszma19 3 жыл бұрын
QANUUNKAN FILM AYAA LAGA SAMEYY 2016 WAX BADAN WANKA OGADY I.N
@mahamettandgapope5270
@mahamettandgapope5270 3 жыл бұрын
Aadanow zxp baryahan dibu dhac baa kugu yimid ee nio dadaal my name GABOBE AND mahamett
@ahmedtarax6912
@ahmedtarax6912 3 жыл бұрын
Macalinkeyga ayaad Tahay iLaa 2018kii ayaan Kugu xidhanahY waxanad Tahay Ninka kaliye dhagarta reer galbeedka Daaha ka Qaada
@amiinyare5520
@amiinyare5520 3 жыл бұрын
UzTaaD adaM
@FaraH-dw7cb
@FaraH-dw7cb 3 жыл бұрын
Ustad adanaw buugagtadii maad noo soo daabacdid sida Faca koraya Hayankaygii rumaynta
@Ahmeto536
@Ahmeto536 3 жыл бұрын
Way yaalaan suuqa walal oo anigaaba iibsaday
@daacigaislaamka124
@daacigaislaamka124 3 жыл бұрын
M a
Sababta aad faqiirka u tahay ilaa hadda! 🤷‍♂️
15:27
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 55 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,9 МЛН
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 334 М.
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 117 МЛН
7 Dhibaato oo ay Kaliya Dadka Caqliga Badan la Kulmaan
4:25
Farxadaada waxa ay ku jirtaa gacantaa - Your happiness is in your hands
16:31
TALAABOOYINKA ISBEDELKA SHAQSIGA | CAWAYSKA AQOONTA
28:17
Macalin
Рет қаралды 24 М.
7 Caado Oo Burburin Kara Noloshaada | Ka Digtoonow
8:45
Wax Ka Barro
Рет қаралды 57 М.
Karma! | 12 qaanuun sannadka cusub ku dhaqan!
10:15
Sahanka
Рет қаралды 63 М.
سورة البقرة كاملة رقية للبيت, علاج للسحر - القارئ علاء عقل Sourate Al-Baqara
3:52:00
Iska Daa 8 caado oo xun xun  ? | Si aad u hor marto | Nolosha
7:28
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 55 МЛН