Sababta aad faqiirka u tahay ilaa hadda! 🤷‍♂️

  Рет қаралды 58,144

Sahanka

Sahanka

Күн бұрын

Asc
Turkey, Maraykan, Australia iyo Yurub ayaad buugtan ka heli kartaa oo laguugu keenayaa:
1- Hayaankaygii Rumaynta (Aadan-Sahan)
2- 55 Dhibaabo Jacayl ah (Jacfar Suldaan-Yuusuf)
3- Mashruucii La-Dagaallanka Nuurka (Cabdiraxmaan Cismaan Jaamac)
4- Qawaaniinta Suuqa Sarrifka Lacagaha Qalaad (Cabdiwali Mucalimuu)
5- Loollan (Aadan-Sahan)
6- Aabbe Hodan ah, Aabbe Sabool ah (Dr. Jaamac Sahal)
7- Salaad Ayaa I Dhaaftay! (Cabdulxakiim Muxammad Obsiiye)
8- Dabadeed Qofna Ma Hadhin (Aadan-Sahan & Jacfar Suldaan-Yuusuf)
9- Faca Koraya (Aadan-Sahan)
10- Xusuusihii Guwaantanaamo (Cabdicasiis Maxamed Iimaan)
11- Garaadso inta aanad guursan (Mubaarak Hadi)
12- Qudus Haa Iska Leh (Cabdiqani Xaaji Cali)
13- Yaa Qaatay Burcadkaygii (Nasruddiin Maxamed Axmed)
14- Dib u Qor Sheekadaada (Hodan Xuseen)
15- Yididiilo (Cabdijabaar Aadan Cabdi)
16- Wabar (Jacfar Suldaan-Yuusuf)
17- Maanshaxan (Khaalid Mahad)
18- Cilmi-Boodhari Caasaqiisii (Maxamed Xirsi Guuleed)
Dhammaantood ka dalbo Website kan:
www.iqrabooks....
Haddii aad Turkey Joogtana la xidhiidh Lanbarkan:
+90 (551) 993 46 35

Пікірлер: 233
@Maryama-idil
@Maryama-idil 3 жыл бұрын
Ilaahay haynaga yeelo hantiilayaal mahadnaqa ana kibrin diinta iyo dalkana ku Anfaca. 💕💐
@PerspectiveNarrative
@PerspectiveNarrative 3 жыл бұрын
Ameen dadaalkeedana an la imaadno
@A...A09888
@A...A09888 2 жыл бұрын
Aamiin🤲
@suhaylaimaan1798
@suhaylaimaan1798 3 жыл бұрын
Marwalba wax aan ku fikiraa in aan lacag yeesho si aan sadaqad badan ula baxo Illahay ayaan waydiistay in aan hanti xalaala yeesho Allahuma Amiiin Amiin
@saadaqmohamed5660
@saadaqmohamed5660 3 жыл бұрын
Masha allah ilaahey haku rumeeyo wlshee sido kle isku ra'yi ayaan nhey guuleyso🤍🥀
@zirhamsa
@zirhamsa 3 жыл бұрын
Haaye iska iman mayse shqyso de
@DrNasiib
@DrNasiib 3 жыл бұрын
Wll masha allah
@DrNasiib
@DrNasiib 3 жыл бұрын
Wll intee jogtaa
@ayazmoha8704
@ayazmoha8704 3 жыл бұрын
Hadalkiiyo kooban !! Ugu horayn ha izku qancin inaa niyadda hodan ka tahy ee fikirkaaga badl oo kakac fadhiga اليد العلي خير من اليد السفلي Maahmaah soomaaliyeed ( xag laaban xoolo kuma yimaadan ) Daadal saamee oo rabigaa talo saaro تو كل علي الله ☝ خيرثر وة يملكها الانسان : القناعة👍
@sahalduale7531
@sahalduale7531 3 жыл бұрын
The one who feeds you controls you من لا يمللك قوته لا يملك قراره 🥰
@yaskacade234
@yaskacade234 2 жыл бұрын
9
@yaskacade234
@yaskacade234 2 жыл бұрын
9
@sahalduale7531
@sahalduale7531 2 жыл бұрын
@@yaskacade234 Waad ISO xasuuse thanks❣️
@calicabditokiyo9692
@calicabditokiyo9692 Жыл бұрын
Yes all in all
@MadaniCabaas
@MadaniCabaas 11 ай бұрын
❤​
@libaaneonline4046
@libaaneonline4046 3 жыл бұрын
Insha Allah sanadkan cusub 2022 waxa balan ah Daqliga iso gala 30% ina keydsado Qarashadki badna e bil walba iga baxa wa iska yareyn dona wxa ino balan ah 2023 iyo Isbadal fican insha Allah, Alle ha iwafajiyo
@xamsecali8471
@xamsecali8471 3 жыл бұрын
Waa xaqiiqa sxb Nabigu faqiir muu ahayne wuxuu ahaa saahid waxa soo galana inuu cuno wuxuu ka jeclaa inuu bixiyo,saxaabadiisuna la mid bay ahaayeen oo waa raga iyagoo guryohooda Timir iyo biyo laga cunaayo dagaalka ku bixin jiray lacag aanay hantiilayaasheenu haysan halmar.alle hayna fahamsiiyo xaqa اللهم إنا نعوذ بك من كفر والفقر
@mohamedafgub5055
@mohamedafgub5055 3 жыл бұрын
Risaaaqadda rabbi ba hya wl
@accounting188
@accounting188 3 жыл бұрын
Dee iska naso gurigaaga Fadhi waxna ha qaban
@fihimaasad6811
@fihimaasad6811 6 ай бұрын
Haa lkn فنتشير في الارض
@mohamedmursalsaciid9972
@mohamedmursalsaciid9972 3 жыл бұрын
Ilahay Ban ku dhartayee adanow waxad kafala qaday dhaqajinta qalbiyada Geysida Ilabay wax geesi u yihiin ialhow Hano qaban wax faleen doqomadena ilahow Hano cadabin ❤
@amiiraabiib2001
@amiiraabiib2001 3 жыл бұрын
Ilahay Haynaga DHigo Kuwi and kibrin "INSHA ALLAH"
@KhadarAfgaab-y7
@KhadarAfgaab-y7 2 ай бұрын
Yeah bro runta aya ka hadashy👍 islam is the solution of all problems
@mohaqaasim7767
@mohaqaasim7767 3 жыл бұрын
اللهم اني اعوذ بك من الكفر والفقر و اعوذ بك من عذاب القبر.
@fuaadcumar9503
@fuaadcumar9503 3 жыл бұрын
Markaste waxan ku fakaraa inan Maal badan oo xalaala shaqaysto si an sadaqo badan ula baxo illahay hanti xalaala oo Waasica ha ii sahlo dhamantenana rizaq xalala hana siiyo
@gacaalwalaalofficials2450
@gacaalwalaalofficials2450 3 жыл бұрын
adigoo iloobeeynin cabdiraxman ibnu cowf jazakaallah
@Weber6656
@Weber6656 3 жыл бұрын
Mawduuc aad iyo aad ii qanciyay, mahdzanid wll .😊
@FPT326
@FPT326 3 жыл бұрын
Barnaamijyadii wax ku oolka ahaa ee aan kugu baranay ayaad dib u soo celisay thanks Aden
@cjabardeeqclaahi9829
@cjabardeeqclaahi9829 3 жыл бұрын
ما شاء الله ما شاء الله
@jamaaljocker8205
@jamaaljocker8205 3 жыл бұрын
حياك الله يا استاد ءادم
@asmaraden6779
@asmaraden6779 3 жыл бұрын
Runti waa mowduuc saamayntisa leh Shaqsiyana aad baan uga soohorjeedaa faqriga sanadaha soo socdana isbadal baladhan baan rajaynayaa thnks ustaad aadan sahan
@Ummmusdalifa
@Ummmusdalifa 3 жыл бұрын
Alle maaanka iyo cilmigaba hakuu barakeeyo maskaxda togan ayaa maqaalkan kuwaanobqaadanaysa Wllo shukran
@yahyefarah9180
@yahyefarah9180 3 жыл бұрын
Asxaab badan oo dhaha lacag bad kuwalatay Lacag muhiim maha bn xasuustey
@norbilmusic3549
@norbilmusic3549 3 жыл бұрын
Subiscrabe isiii zip
@Abdullahi--Abdidahir--Nur
@Abdullahi--Abdidahir--Nur 3 жыл бұрын
Masha alaah. Hadal xaaladeena bulsho ku jirno toos utilmaamaya "Dhul faqri majiree lakiin maskax faqri jirta" Mahadsanid legend Aadan sahan.
@hamidchanel3093
@hamidchanel3093 3 жыл бұрын
Qofka uku horeeya ee daawada barnaamijkan love ii saar sahanka xoggaahow
@norbilmusic3549
@norbilmusic3549 3 жыл бұрын
Zhp wanku ognahay ee isii subiscrabe
@qaaliqaluuda5603
@qaaliqaluuda5603 3 жыл бұрын
qeyr allah siiyee wilkan malin walbo shaqada ku jiro dhagestaa 🤲🤲😃wax bdn ka faiday
@thetruth-ol3os
@thetruth-ol3os 3 жыл бұрын
Wax badan ayaa faidi dontaa insh'allah
@jaalemaadam5261
@jaalemaadam5261 3 жыл бұрын
Waa muhiim xalaashu. Xoolo badan oo xaaraan ah waxa ka wacan faqri iimaan leh.
@monamohmet8870
@monamohmet8870 3 жыл бұрын
Aadan sahan my favourite 😍
@najiibcolaad2876
@najiibcolaad2876 3 жыл бұрын
Cajiib! Wllhi waxaan ka yaabay sidaad xaqiiqooyinkaa u soo ururisay wll.Mahadsanid Aadan.
@abdallaabdullahi5942
@abdallaabdullahi5942 3 жыл бұрын
waxaan u baahanahay inaan bedelno hab fikirkeena si aan faqriga iyo jahliga uga baxno. dadka qaar baa faqriga u yaqaan iney tahay diin oo ku qanacsan dullinimada iyo tuugsiga shisheeyaha. mahadsanid
@gacaalwalaalofficials2450
@gacaalwalaalofficials2450 3 жыл бұрын
mahadsanid walal sharaf mudan adigoo mahadsan ma nooso diyaarin kartaa qisadii khaliifkii shanaad eecumar binu cabdul caziiz
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 3 жыл бұрын
Fikir ahaan inay qofka ku dhalato inuu shaqayso ayaaba wax wayn ah dad ayaa jira weli aan fikerkaa haynba in la fikiro ficilkaa ku xiga yaanu is yaraysan markaa qofka fikir ahaan ugu jirto inuu shaqayso.
@khawlahirsi238
@khawlahirsi238 Жыл бұрын
بارك الله فيك
@ahmetkadar6401
@ahmetkadar6401 3 жыл бұрын
Mahadsanid😥 wll wax badan ayaad no fa'iideysay🙏🙌👏
@travelandnaturechannel5875
@travelandnaturechannel5875 3 жыл бұрын
Please don't forget abdiraxman bina cowf Thanks for the encouragement
@Podcast.FAQRUDIIN
@Podcast.FAQRUDIIN 3 жыл бұрын
M a wa rajo talo tusaalo Diin & xikmad ku dhehan abid aan maqlo God bless you
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 3 жыл бұрын
Wuxuu ahaa Mawduuc wanaagsan mhdsnd ustaad🖤
@Mubarik-Abdi
@Mubarik-Abdi 3 жыл бұрын
Zhp adanow Dhalintena wx walay w laba shay ki wx bartayna xafiiz bu rbaa kii aan wxba brna u xamalanya lkin waa bilaa save ama tazhilazho Mid ba z rco hantidi aabihi bu ku xizabtamaya wxn aminzanahayy in hadii ayny ficil ula imano zidii aanu tawakul ba jirin allena aan u talo zaarano zidii aanu ficil ba jirn ugu yaraan lama arken qof wx zhaxaada ama dulayzan horena wx lo idhi cadawgaga koobad waa caloozhada cawa iyo malin bay cuno k rbtaa Jazakallah wlky adan💯
@abdiphone3
@abdiphone3 3 жыл бұрын
M.a zxp aad iyo aad u mahad santahay
@hooyohooyo697
@hooyohooyo697 3 жыл бұрын
Machallaha keep going 💝👏
@norbilmusic3549
@norbilmusic3549 3 жыл бұрын
Subiccreb isii plz
@maxammadxaajiyow149
@maxammadxaajiyow149 3 жыл бұрын
Wad asiibtay wllahadsanid diintu name farin faqiirnimo!
@CAziz13
@CAziz13 3 жыл бұрын
Sxp mahadsanid dadkana intad uqabaty wllhi lama sokobi karo boqorka somaliyed ddka iyo dalkaba adigu iyo anaga ayu nobahan yahy
@CAziz13
@CAziz13 3 жыл бұрын
Yes
@abuabdirahman892
@abuabdirahman892 3 жыл бұрын
Waa muhiim aad baa mahad snty aadan sahan.
@keewayekaask7165
@keewayekaask7165 3 жыл бұрын
Mahadsanid Walaal. Ustaad waa no hos gelisay shidanaba shidan
@thegloriousquran1208
@thegloriousquran1208 3 жыл бұрын
Maqaal meel ka go'an ay tahay ku Dhaqmidiisu. Waynu bilaabaynaa dadaal taaba gala Ilaahayna Waynu talo saaranay وبالله التوفيق
@najiibbarreahmed5891
@najiibbarreahmed5891 Жыл бұрын
Mahadsanid zxb aadan sahan
@axlaamaxlaam7883
@axlaamaxlaam7883 3 жыл бұрын
mashalah dawr muhiima ayaan ka hadashay wall ❤❤💯💯💯💯💯👌👌👌👌
@machofit3172
@machofit3172 3 жыл бұрын
Horey usoco Wallkey
@hamseheis5642
@hamseheis5642 3 жыл бұрын
Asc wll Aadan kama helo inta aan ka helo ee ah waano talo iyo dhirigalin kuwa dad iigu dhaw Runtii garaad kayga iyo fakaradayda kaalin mug iyo miisaan leh ayaad ka qadatay Wll alle haku barakeeyo kuwa ku guulaysta aduunyadoda iyo aakhiradoda alle hakugu daro Aduunku waa iska cidhiidhi waxan alle inooga rajaynaya in uu janada inagu kulmiyo inaga oo aan dhabarka isku jeedin doonin kala dhaqaaqena
@hugamiyesomali
@hugamiyesomali Жыл бұрын
m.a ilahay hakaa abaal mariyo orahdas adaybay uabaartay xaqiiqqda
@ismailjabane2847
@ismailjabane2847 3 жыл бұрын
Manshallah Walal maccan qali waa runtaa mahasanid walal
@mahadyare9556
@mahadyare9556 3 жыл бұрын
Mahadsanid ugaas adan sahan👏
@suhaibmustaphe1450
@suhaibmustaphe1450 3 жыл бұрын
Mnshaa allaah wllo aadan go forward guulayso if iyo aakhiraba
@ahmedabdi3102
@ahmedabdi3102 3 жыл бұрын
😅😅😅👌👌👌 adan illahey haku barakeyo meshada aya dhigtay
@sulekhaismacil6133
@sulekhaismacil6133 3 жыл бұрын
kep going😇
@hooyohooyo697
@hooyohooyo697 3 жыл бұрын
Aadan khadar Cali (Aadan sahan)
@issackshekh6278
@issackshekh6278 3 жыл бұрын
Fantastic that is a nice topic keep going people are taking puberty nice to admire that is far from true what to look up or being nice to see is that some one who is better than you be it rich , education and hardworking So that To follow his foot step.
@YOUSOPHAA
@YOUSOPHAA 3 жыл бұрын
Mashaaalah
@gh72883
@gh72883 3 жыл бұрын
Waa run baahida waa hooyada shararka buur buuran iyo kuwooda yar.
@adnan8395
@adnan8395 3 жыл бұрын
Jazaka alllah wll
@princeabdulhakiimnani5609
@princeabdulhakiimnani5609 3 жыл бұрын
Masha allah waxaan kaa sugnaaba waa qisadii cabdiraxmaan binu cowf
@mymomiseverything7358
@mymomiseverything7358 3 жыл бұрын
من لا يملك قوته لا يملك قراره
@Abdiyare2050
@Abdiyare2050 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad guuleyso
@Yuusuf-z4p
@Yuusuf-z4p 3 жыл бұрын
Thanks sahanka xogaha
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 3 жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@sayidhabiib478
@sayidhabiib478 3 жыл бұрын
Mahadsanid wall aadan
@abdiaden273
@abdiaden273 2 жыл бұрын
Thanks
@fahdious
@fahdious 3 жыл бұрын
Muhiimadu waa inaanad is dhiibin naftaadana ku qancin inaad waligaa sidan ahaanayso adigoo aaminsan qadarta iyo qoraalka rabbigaa haddana marwalba dedaal iyo inaynu wax tabcanno ayaa layna faray
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 3 жыл бұрын
mowduuc muhiim ah 👍
@ibraahimmalabbiyemc4441
@ibraahimmalabbiyemc4441 3 жыл бұрын
Maansha alah sxb guulayso idam alle legend
@wacaysmaxamedaxme2224
@wacaysmaxamedaxme2224 3 жыл бұрын
Keepgoing my sister
@safiyaomer4115
@safiyaomer4115 3 жыл бұрын
Mashallha Hore usoco 👍
@eventsland4k90
@eventsland4k90 3 жыл бұрын
Thanks bro
@wacaysmaxamedaxme2224
@wacaysmaxamedaxme2224 3 жыл бұрын
Keepgoing mysister
@xarago6929
@xarago6929 3 жыл бұрын
The one who feeds you controls you
@mucaadyare2372
@mucaadyare2372 3 жыл бұрын
Wxaan Kula talini lahaaa dhalanyarada soomaaliyeed freelancer iney noqdaan 😍😍😍
@foziasheikh4654
@foziasheikh4654 3 жыл бұрын
ولا تنس نصيبك من الدنيا
@buunkahasancade-fe3yr
@buunkahasancade-fe3yr Жыл бұрын
Dadal allah yiri
@Limole56
@Limole56 3 жыл бұрын
Masha allah..
@mohamoudsaed5168
@mohamoudsaed5168 3 жыл бұрын
Waa run xaqiiqatan wlhi
@fatumaosman4305
@fatumaosman4305 3 жыл бұрын
masha allaah tabarakallaah ilahay aqligada haku barakeyo walal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@salepanturtur2906
@salepanturtur2906 3 жыл бұрын
Illhy hku barakeyo
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 жыл бұрын
Taariiikhda cabdiraxmmaan binu cawf barmaaij kasoo samee borther
@cibraaniname9337
@cibraaniname9337 3 жыл бұрын
Wlaahi waa cod macaan thy zhp aadan
@sakisuldaan5111
@sakisuldaan5111 3 жыл бұрын
😊thanks bro
@abdinoor3341
@abdinoor3341 3 жыл бұрын
Intii iga dambaysa like plz
@gahmed5947
@gahmed5947 3 жыл бұрын
Goodmorning bro
@haybehyare1306
@haybehyare1306 3 жыл бұрын
Number 1 Waxad ka hadlayso wax fahmi kaara qofka waxbarsho iyo cimli kuu dhanyhy iyo inta uu dhalathy Aqlika fican
@Xogogaal-s4k
@Xogogaal-s4k 3 жыл бұрын
Beenta maaha sxb
@haybehyare1306
@haybehyare1306 3 жыл бұрын
@@Xogogaal-s4k haaaaa sxb
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 3 жыл бұрын
Alle haku barakeeyo Wll adan
@maxamadjaceelow504
@maxamadjaceelow504 3 жыл бұрын
M.a
@munamohamed470
@munamohamed470 3 жыл бұрын
Faldan soo turjum buugaas
@khadiijocadceedmuxyadiin4072
@khadiijocadceedmuxyadiin4072 3 жыл бұрын
that is right thanks bro
@nazrazead
@nazrazead 3 жыл бұрын
Keep going indr
@norbilmusic3549
@norbilmusic3549 3 жыл бұрын
Subiscrabe izii plz walashay qaliyeey😭😭😭😭🙏
@cabdiqanicabdiraxmaan341
@cabdiqanicabdiraxmaan341 3 жыл бұрын
Keep going my pro
@nimcomohamed9191
@nimcomohamed9191 3 жыл бұрын
Ustaad 🤗
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 3 жыл бұрын
قال إمام على بن أبى طالب: "اذافقدت المال لم تفقد الشيء وإذا فقدت الصحة فقدت بعض شيء وإذا فقدت الأخلاق فقدت كل شيء ""
@amiinhassan6747
@amiinhassan6747 3 жыл бұрын
وعليكمسلام
@amiinhassan6747
@amiinhassan6747 3 жыл бұрын
Horta hadii sida looga hadlikaro hadii lorumaynkaro wax Ayay ahanlahayd lkn barnamijkaagu uuna anfacay mahadsanid
@qadijomaxamed6076
@qadijomaxamed6076 3 жыл бұрын
Sxb sare waa rutaa waadna ku mahad santahay Soo diyaarinta barnaamigkaan oo kale
@Mr_qubays
@Mr_qubays 3 жыл бұрын
KEEP UP PR0
@norbilmusic3549
@norbilmusic3549 3 жыл бұрын
Zhp isìi subiccreb
@abdulwahabmahad5717
@abdulwahabmahad5717 3 жыл бұрын
Inaad Dadaasho Illahayna Talo saarataa Iyadaba Qaninimo ah...
@Forex_academyone
@Forex_academyone 3 жыл бұрын
Aden well done bro
@kingyaasiinchannel5126
@kingyaasiinchannel5126 3 жыл бұрын
Illahay haku xafido walaalkay
@maxamedcabdi5705
@maxamedcabdi5705 3 жыл бұрын
Wcs wll
@munasarabdisalaan9364
@munasarabdisalaan9364 3 жыл бұрын
Masha allah
@yoonisibraahim7447
@yoonisibraahim7447 3 жыл бұрын
rabiyow walalkeen dhowr
"Suuqa i tusa!" | Qaanuunka hodannimada kaa xiga.
13:59
Sahanka
Рет қаралды 49 М.
Sirta waxqabadka noloshayda | barnaamij khaas ah.
13:30
Sahanka
Рет қаралды 71 М.
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
SHEEKO: Maxaa Ka dhacay Qolka 1046 ee Hotelka The President
13:19
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 74 М.
Jeebkaada Muxuu u Maranyahay ? | Buugaan Ayaa Xalka Kuu Hayo .
15:01
067 | Buugga ugu waaya'aragsan ee Soomaalida | Nin Miyi iyo Markab!
1:15:42
Sagaal Qodob oo kaa hor istaagi kara inaad TAAJIR noqoto
5:21
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 72 М.
Adduun i khatal...! | maxay xikmaddu nolosheenna u tartaa?!
13:04
034 | 20 fekradood oo ay tahay in aad degdeg wax uga beddesho.
1:24:04
Sahan Podcast
Рет қаралды 162 М.