MISS XIIS 2020 | QALBI DHAYA | BARNAAMIJKA CIIDA

  Рет қаралды 868,516

MAAME HD MEDIA PRODUCTION

MAAME HD MEDIA PRODUCTION

4 жыл бұрын

MAAME HD MEDIA PRODUCTION
Barnaamijka ciid
Waxaa idin soo diyaariyay
Maame HD Media Production
Heesta Qalbi dhaya
Codk miss xiis
Erayada abwaan Qiiro
Laxanka Nimcaan hilaac
Music Mawliid xasan
Barnaamijka ciida
Waxaa Dhanka musiga
Gacanwayka ka gaystay
Mawliid xasan faarax
Dhameeye Studio
Dhanka camerada
Acdbiraxman ka gabo
Amiin cabdifatax
Maxamed xasan faarax
Sadik Gorgor
HaMsiC PH
Maame HD
Dhanka Waraysiga
Muxiyadin &
Hana indhayare
Directing By
Maxamed xasan faarax
(Maame HD)
Special Thnks
Xulka fanaaninta DDS
Decoration By
Iftin Dicor
Amiirka Geeska Dicor

Пікірлер: 185
@hudanmohamed395
@hudanmohamed395 4 жыл бұрын
caadi mahan anaba modaa in ay hees tan igu socoto siduu igu dheer yahay ana ugu dhiganahay cidiba qarin mayse dadka beenta dhurayow runtu dhadhan macana hees buuxda💯❤❤😘❤❤
@xilwah5645
@xilwah5645 3 жыл бұрын
Isaguna dhiiri mooyee dhantaal iima quuroo wiilka waanba dhowrtaa isaga waanba dhowrtaa anigu waanba dhowrtaa 🤴💏😍🥰👌
@qalanjomoha1833
@qalanjomoha1833 4 жыл бұрын
Mashlh gabadhan labis wa kawadataa iyo qurux Jamaal dhoolacadayn waa na qof Dagan kibir iyo islawayni maleh 🌹👸
@khadracabaade4475
@khadracabaade4475 4 жыл бұрын
miss xiis waxay geshay booski xaragada ee xamda queen banaysay qurux iyo cod masha lah
@susum9099
@susum9099 4 жыл бұрын
Oo walaalo geeska ayay ku biirtay
@tusmogaas2889
@tusmogaas2889 4 жыл бұрын
Waa run wlhi way ino buuxisay⚘
@muhiyadiin9624
@muhiyadiin9624 4 жыл бұрын
Walalyaal ceeso inama anfacayan ee kalaam la alle s,w,t ayaa ina anfacaya xamdina alle ayaa inoo soo hadeeyay inta kalan alle qalbiGo haka madoobeyo ka qadaya iyo ka hee sayaba 😪😪😪😪
@user-tw1qi9sm2c
@user-tw1qi9sm2c 3 ай бұрын
ZZZ. ....6
@abdulahiahmed6459
@abdulahiahmed6459 3 жыл бұрын
Isna dhiirin mooyee dhantaal iima quuro siduu igu dheeryahay inaa ugu dhiganahay dhado qarinba meesee dadka beenta dhuraaya runta dhadhan macaanaa👌👌👌
@abdirizakdarwizh9509
@abdirizakdarwizh9509 4 жыл бұрын
Wow gabadh kablalax daroda oo Jidwaq absama oo waliba yabara qurux kama maqna l love xis😘 From Lascanod☝️
@abdulkadirbashir7856
@abdulkadirbashir7856 4 жыл бұрын
Nice sida aad u qeexdey
@think4358
@think4358 3 жыл бұрын
Kkkkkkk waaka xumahay sxb inantu waa DIR AKISHE ah oo reer jigjiga;
@hoo3976
@hoo3976 3 жыл бұрын
@@think4358 abowe daadka somalida qaarkoda wax walbo quruxbadaan qabiilkodha aye umodayaan yaab
@muniiryusuf9994
@muniiryusuf9994 3 жыл бұрын
Quruxdii ree jigjiga waa dhal faafan xiis waa akisho shabcaana waa gari koombe
@hanixasan5467
@hanixasan5467 11 ай бұрын
🤣🤣xiis wa akhisho garikoombe dhalay shcbaan wa garikoombe malaha walajeclaty
@abdiweli1187
@abdiweli1187 4 жыл бұрын
Msha allah wllshy miss xiis you ar the one and only jigjiga my homelnd ❤❤❤
@xamdamaxamuud6282
@xamdamaxamuud6282 4 жыл бұрын
Miss xiis wlhy waan ku jcelhy abaayo codkaagu caadi maaha horw usoco
@samsambarud4376
@samsambarud4376 4 жыл бұрын
Woow Ma sha Allah Beautiful songs n very emotionally I really love ur songs n may Allah protect u from evil eyes Aameen Ya Rabbi
@abdeek_.othman
@abdeek_.othman 4 жыл бұрын
Miss hiis inanta🥰 keliya fananinta ugu jeclaHy☝️ cod io jamal qurxooN😇 alleha daaye jig jiga iyada u hormuuda wllhie ❤🙏
@abdirahmanabdullahi4709
@abdirahmanabdullahi4709 4 жыл бұрын
Waaah waah hesta siduu igu dheryahy INAAN Uu ugu dhiganahy dhada qarin ba meeysee dadka beenta dhurayoow runtu dhadhan macaanaaaa 👌👌❤️❤️👌👌❤️keep going sister m. A ilaahey hakudaysto
@rayanjamac6557
@rayanjamac6557 4 жыл бұрын
Miss queen
@khadarbuush4893
@khadarbuush4893 4 жыл бұрын
One million markay gadho like ii saara
@Abdiqadir9
@Abdiqadir9 4 жыл бұрын
Allow Ya ka iga dhiga ❤️🌹 Heblaayooy waan kaftama ee ha hinaasin hadad comment ka aragto 😉🤣🤣🤣🤣
@leeahmed3533
@leeahmed3533 3 жыл бұрын
Miss xiis so beautiful lady and nice song
@mowlidabdikadirmohamed7683
@mowlidabdikadirmohamed7683 4 жыл бұрын
Xiis qofka mar walba beenta lo sheego waa aniga keep going miss xiis🙏💕👌
@aishaayanle1780
@aishaayanle1780 4 жыл бұрын
Dadka beenta dhurayoow runtu dhadhan macaana intii ka heshay intaa LIKEta haygalla bakhayllina waa wllshiin oo hargeesa idinka soo Tuugsanaysa
@aaminaqali6041
@aaminaqali6041 4 жыл бұрын
Miss xiis my suportigaga ahay
@shukrishacni7487
@shukrishacni7487 3 жыл бұрын
Ww
@manerajepreel2696
@manerajepreel2696 4 жыл бұрын
Eesh calaah hees io miss xiis allah yah cisak💐💞
@hibaaqhasan3938
@hibaaqhasan3938 4 жыл бұрын
Mis xiis qofaan jecelahay fankeeda wan ku tagaraa wll noloow wllshay qof qimo leh💋💋💋
@asmasuldan249
@asmasuldan249 4 жыл бұрын
Mch alLha Hees qalpIigyga so JedaTy😍😍
@choukriahmed6822
@choukriahmed6822 4 жыл бұрын
miss xiss gabadh qurux iyo cod leh keep going
@mumtazqaali9906
@mumtazqaali9906 4 жыл бұрын
Ad iyo Aad ban ugu helay Txnz miss 🥰🥰🥰
@iqraxurmo8632
@iqraxurmo8632 4 жыл бұрын
Miss xiis wllhi xppti aad baan kuu tageera wlll
@abdirahmanabdikadir7882
@abdirahmanabdikadir7882 3 жыл бұрын
miss xiis My Special Favorite
@naruuro659
@naruuro659 4 жыл бұрын
Qurux qurux lagu daray miss xiis cod io haybad masha Allah
@mahadcabdi581
@mahadcabdi581 4 жыл бұрын
Mash allha
@umulkhayrduniyo428
@umulkhayrduniyo428 4 жыл бұрын
Fanaanda aan aad ujecelay miss xiis 😍😍❤💯💋💋
@fahiimaiskufilan9105
@fahiimaiskufilan9105 4 жыл бұрын
Xiis mohamuud raage miis xiis xarago❤
@asmaatoahmed7696
@asmaatoahmed7696 4 жыл бұрын
Inta aragta in miss xiis dhagahay xidhanatahy ay marisay xamuurada cidiyaha o u eeg dharkeeda like hay saaraan
@wardasaleeban1039
@wardasaleeban1039 4 жыл бұрын
Ciid Mubarak xiis muxumed raage ku jcelhyMcn hore usoco mcnto 🥰🥰💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋🥰🥰🥰
@abdirashiidahmedmuse6097
@abdirashiidahmedmuse6097 4 жыл бұрын
eid wngsnmashalah xiis heso mcan baa qaday alaha kuu barakeeyo codkaga
@beer-lula_22
@beer-lula_22 4 жыл бұрын
Dharaar qura imuu oran Waxey dhagahu diidan ❤😙 xiiis😙
@abdiboodhle1
@abdiboodhle1 4 жыл бұрын
Miss siix aniga wlzhy keep going
@alale-ali-8730
@alale-ali-8730 4 жыл бұрын
Miss xiis Queen of the year Nace hit song😍😍😍😍😍
@sabrinasaid1533
@sabrinasaid1533 4 жыл бұрын
EID MUBARAK SOMALI MAXAMAD RUNTU DHA DHAN MACANA WALEE WA DHAB 2 QOFBA IGA SO HOREYAY LIKE ISARA WLA LAYAAL INTA IGA DANBAYSA SOMALI WA MID WAN IDIN SLAMAYA INTA IMAN DONTA DHMNTIN FROM HARGEISA SOMALILAND IDINLA SO SALAMAHA WLA LAHAYGA SOMALIYEED WAN IDI JCLAY♥️🇸🇴💪🇸🇴🥰♥️💋
@nitaqurux8257
@nitaqurux8257 4 жыл бұрын
Mizz xiss xidigTa jigjiGa XbbTi keep going Ku layaHYe
@mumtazmohamed572
@mumtazmohamed572 4 жыл бұрын
Ruunta dhadhaan mcaan heeesta wnga gadaantahye✌✌✌
@mustafeyaya9301
@mustafeyaya9301 4 жыл бұрын
Gabadhii akisho
@zahrahussein9179
@zahrahussein9179 4 жыл бұрын
Hees iyo badh wye wlhi❤️🤤
@munaomer9946
@munaomer9946 2 жыл бұрын
Aniguna wax dhaawaca dhabtii uma quudho wiilka wan ku dhaatah🫂❤
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 Жыл бұрын
I was present this show 27 Ramadan jigjiga it was raining until the end of the show I miss 2020 zero stress year❤️😭
@zakisuldaan9975
@zakisuldaan9975 4 жыл бұрын
Miss xis keep going 👍👌
@abdulahiahmed6459
@abdulahiahmed6459 3 жыл бұрын
Alla gabadhu cod macaanaa miis xiis waligee ma arag fanaanad ka cod wacan waxaasaa kaa fanaanaa
@asiye717
@asiye717 4 жыл бұрын
Runtu dhadahn macnaa ✔✔💯 Miss xiis 👸❤💋
@abdullahifarah4194
@abdullahifarah4194 4 жыл бұрын
Miss xiis gabadha kaliya an katagero Dhanka Gabdhaha.
@imaanmataan258
@imaanmataan258 4 жыл бұрын
Hees iga dheh waa ku wataa miss xiis
@Ayanabdi7
@Ayanabdi7 4 жыл бұрын
Runtu dhadhan macana 🥰🥰 mss xiis
@haleelchannel6152
@haleelchannel6152 4 жыл бұрын
Miss Lady Miss Queen Miss Xiis 😍 u ar the one and only
@user-zp5qq1lt7k
@user-zp5qq1lt7k 4 жыл бұрын
Masha Allah habluhu quruxbadana
@Asmaaa_12
@Asmaaa_12 4 жыл бұрын
The one and only marwo mss xiis😘😋dadka beenta dhurayoow runtu dhadhan macaanaa💘😍Amazing words💪🏿😋
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 4 жыл бұрын
Yaa qaba wllo ma cawaale
@rahmaadaan6523
@rahmaadaan6523 4 жыл бұрын
Wooow cod iyo qurux iskudarsatey miss xiis
@thestrongperson519
@thestrongperson519 4 жыл бұрын
Miss xiis wnku hystaa❤❤❤
@sahracarabow7470
@sahracarabow7470 3 жыл бұрын
Esh callaa hees wanku jclhy xayaati alpi💓💓💞🎧🎤♥️💓
@apdishakourbaska8476
@apdishakourbaska8476 2 жыл бұрын
🎤🎤
@munalizashow5969
@munalizashow5969 4 жыл бұрын
Xidigta sanadan waa Xiis Xarago🙌❣❤❣💎👑
@muxiyodiinadanoffline5904
@muxiyodiinadanoffline5904 4 жыл бұрын
Heestan qalbi dhaya sii gara ayay iso jidatay
@xamdaaxmed3301
@xamdaaxmed3301 4 жыл бұрын
Miss xiis one love ❤💋
@hafsailkacas6754
@hafsailkacas6754 4 жыл бұрын
Gawadhaan cod iyo qurux Allah siiuay
@farxaanaliiidle8360
@farxaanaliiidle8360 4 жыл бұрын
Hees shaqo badani gashay AXasan yaa hees Ereeyada bawaan qiiro 💯 Laxanka hilaaca hir galay 💯 Music mawliid faraax 💯 Cadku waa boqorda codka miss xiis 💯
@cawilmaariyo8735
@cawilmaariyo8735 4 жыл бұрын
Miss xiis best song fanand cadi ahna 💉
@princesszeyes719
@princesszeyes719 4 жыл бұрын
My queen❤
@bilanbelo5614
@bilanbelo5614 4 жыл бұрын
Axayaa hees io cod mcn boqorda codka miss xiis ❤️❤️
@hamzerobleh1189
@hamzerobleh1189 3 жыл бұрын
Dadka benta dhurayow runtu dhadhan macana masha allah xiis xarago
@nabadoon8156
@nabadoon8156 4 жыл бұрын
Miss xiis inant booskii xamda queen noo buuxisay👋
@princessayanaragsan4243
@princessayanaragsan4243 4 жыл бұрын
Woow Heez iga Dheh♥️1m mrky dhagrto like
@khalidaden2250
@khalidaden2250 4 жыл бұрын
Cod macaana gabartu ❤️
@suhaybmuse5679
@suhaybmuse5679 4 жыл бұрын
Ya allah ma saas bay kugu danbaysay sheikh muhiyadiin....ilahay ha ku asturo wllkay wax kale oon dhaho garan maayo ee😥😥😥
@hodanhananwanaagcadey8492
@hodanhananwanaagcadey8492 4 жыл бұрын
suhayb muse shiikh wakee wl
@hibaaqcabdi7096
@hibaaqcabdi7096 4 жыл бұрын
Wowo hees badh
@nasriinamagan5738
@nasriinamagan5738 4 жыл бұрын
Laxanka hilac hirgalay Codka xiis xarago Waa loo dhan yahy heestan 🎧🎧
@faisalnooh6787
@faisalnooh6787 3 жыл бұрын
èesh calla a heez
@munamoztaphe5433
@munamoztaphe5433 4 жыл бұрын
My queeN❣
@abdirahmanhassan9283
@abdirahmanhassan9283 4 жыл бұрын
Style qaataar ah ayd ledaahyy
@umulkhayrduniyo428
@umulkhayrduniyo428 4 жыл бұрын
Eid mupaarik miss xiis
@ammaralfaqeeh9246
@ammaralfaqeeh9246 4 жыл бұрын
😘😘😘miss xiis love you
@umaqalidiyoabuqalid
@umaqalidiyoabuqalid 4 жыл бұрын
Mashaalaa warun
@nadrayazin4325
@nadrayazin4325 4 жыл бұрын
Best song
@mohamedyusuf-cm5co
@mohamedyusuf-cm5co 4 жыл бұрын
hore usoco wllo miss xiis
@najmamaxamed1778
@najmamaxamed1778 4 жыл бұрын
Miss xiis qurxu iyo codo 💯🧕♥️
@hodansawahili3129
@hodansawahili3129 4 жыл бұрын
Runtiu dhadhan macana inderty xiis xarago
@kingmuzze2125
@kingmuzze2125 4 жыл бұрын
Somlida Ethiopia fanka way qurxiyaan mncha allha mss xiis codkaaga yaa heli kara hnoh Qlih
@falismohamudgelle6984
@falismohamudgelle6984 4 жыл бұрын
Boqrada codka miss xiis wan kuwata💋❤
@cabdihilaal577
@cabdihilaal577 4 жыл бұрын
Waa Runta abayo🤴
@ramlacabdi4852
@ramlacabdi4852 4 жыл бұрын
Miss xis my queen of voice❤💝
@Somali_flims
@Somali_flims 4 жыл бұрын
Miss xiis 🔥✌🏼
@fahmimaxamed5727
@fahmimaxamed5727 4 жыл бұрын
Toduirrktoc j gicichvguppfitfhfijgugf gig in
@aminaa3363
@aminaa3363 4 жыл бұрын
Booqaradi Akisho ❤❤
@maizaquruxxox9145
@maizaquruxxox9145 4 жыл бұрын
😂😂😂Yaa rabi
@ugbaadaxmed2582
@ugbaadaxmed2582 4 жыл бұрын
Miss xiis ku watah
@shafiomar4106
@shafiomar4106 4 жыл бұрын
Eid Mubarik fananinta deeganka ugu cadcad. Miss xiis
@qumanqaliqumanabdilahi3105
@qumanqaliqumanabdilahi3105 4 жыл бұрын
Mame HD keep going 🙏
@caamirhazam2169
@caamirhazam2169 4 жыл бұрын
Ku helaa nasiib leh miss xiis
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Masha Allah Xiis qurux badan codkeedu waa cajiib mar walbey heesto. Odey nimcaa hilaacna laxankuu iskaga jarey maanta.🥰👍👏👏👏
@idmanofficial7803
@idmanofficial7803 3 жыл бұрын
Miss xiis xarago waxaas baa fanaan lagaa dhahaa
@amsamohamoud1838
@amsamohamoud1838 4 жыл бұрын
alleyle bagad xiis noguso horaysiisay 💎💎💎💋maame HD keep going prother Ciid wangsan
@amsamohamoud1838
@amsamohamoud1838 4 жыл бұрын
inay ani iga hadlaysabad mooda
@bintiburco4485
@bintiburco4485 4 жыл бұрын
San uwada sugaynah bay lasocdaan
@amsamohamoud1838
@amsamohamoud1838 4 жыл бұрын
@@bintiburco4485 haaheey
@hsadia2799
@hsadia2799 4 жыл бұрын
♥️🔥
@zunduzabdi8228
@zunduzabdi8228 4 жыл бұрын
Eesh calla hees❤❤❤😘😘😘😘💋🙋‍♀️
@reo9475
@reo9475 4 жыл бұрын
Xiis 💖💖💖 the one and only queen
@fathiaabdi2547
@fathiaabdi2547 4 жыл бұрын
Xiis xarago nolow wllo qll
@AL-kv6kn
@AL-kv6kn 4 жыл бұрын
Miss xiis wa queen of ogadeen 🤪
@daahirjv
@daahirjv 4 жыл бұрын
Walal og maha
@kayoyg9208
@kayoyg9208 4 жыл бұрын
Queen miss xiss keep going
@xamdafayzal3369
@xamdafayzal3369 4 жыл бұрын
My Queen miss xiis❤❤
@abdiayeeyo4102
@abdiayeeyo4102 4 жыл бұрын
Dadku benta dhoraya runta dha dhan macaana NAFTA been looma sheego wa sida xoriyada ku jirto Take me qofan ogahay 🚬🚬
@saciidoomar9006
@saciidoomar9006 4 жыл бұрын
Dadku benta dhoraya runta dha dhan macaana nafta been looma sheego
@empiresaara9927
@empiresaara9927 4 жыл бұрын
👏🏻👏🏻
@juweeriyacumar3906
@juweeriyacumar3906 4 жыл бұрын
Wwwwmasha allha❤❤❤❤❤🌼💋💋💋
@sadaamabdi4746
@sadaamabdi4746 4 жыл бұрын
Asxan hees iyi badha
@ayaandhawrsan4316
@ayaandhawrsan4316 4 жыл бұрын
❤❤❤✌
@sadaamabdi4746
@sadaamabdi4746 4 жыл бұрын
Laxanki nimcaan hilaac
@mahadomuhubo7617
@mahadomuhubo7617 4 жыл бұрын
Io cabdifatax
@ayanlexuzzen1566
@ayanlexuzzen1566 4 жыл бұрын
Runtuu dhadhan macana waa runta
@mahamedsomtel1185
@mahamedsomtel1185 4 жыл бұрын
Mashaallah.heesmacaan
ILMADA IGA QUBANAYSA || MISS  XIIS || HEES CUSUB 2019
4:50
Somali Global
Рет қаралды 249 М.
MISS XIIS | HANTIDU WAY II DHANTAHAY | SHOWGI AWALE ADAN & MISS XIIS 2022
4:53
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,7 МЛН
1,000 Diamonds! (Funny Minecraft Animation) #shorts #cartoon
00:31
toonz CRAFT
Рет қаралды 40 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 194 МЛН
YURUB GEENYO 2017 HEESTA NAXLI
7:47
Waqal WStudío
Рет қаралды 5 МЛН
FAYSAL MUNIIR & MISS XIIS | SIDA WALAL | New Somali Muisc Video 2020 (Official Video)
8:18
MAAME HD MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 3,1 МЛН
Hees Cusub Qalbi Dhaye | Tufaax Darajo
7:43
Fadumo Riyaad
Рет қаралды 1 МЛН
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 12 МЛН
MISS XIIS WUU I DAADAHEEYAA AROOSKII ANSHAX 2020
4:21
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 214 М.
New song miss xiis
5:50
khadar ismacil
Рет қаралды 303 М.
HODAN ABDIRAHMAN - NIYADA AN KA WADA JOOGNO OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:08
Liibaan Jama
Рет қаралды 16 МЛН
MISS XIIS | MA DHAMAANAYA | BANDHIG - FANEEDKA LAMANAHA 2022
4:01
Awale Adan
Рет қаралды 2 МЛН
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 20 МЛН
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 81 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 911 М.
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 2,7 МЛН
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 405 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 30 МЛН