“Nasiiba Sh. Aadan Siiro Golaha Wakiiladu gef iyo sharci jabin ayay kula kaceen.” Garyaqaan Farduus.

  Рет қаралды 18,117

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 99
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 Ай бұрын
Shiikhii Marxuum Shiikh Adan Siiro Wax Uu Katagay Hablo Uu Aabe U Yahay Oo Aad Iyo Aad U Wanaagsan Rabina Kurisaqay Diinta Islaamka Maasha Allah.
@hamzeabubakr8378
@hamzeabubakr8378 Ай бұрын
Wllhi waxaynu nahay umad dhinac kasta laga soo weerary lakin aan dhaadan boogta bugta iyo mesha uu nabarku ku yaal 1: dhinag bulsho 2:dhinac diimeed 3:dhinac dhaqan 4:dhinac dowladeed 5:dhinac dhaqaale Dadbaa waxan u arka waxyar oo iska caadi ah lkin xaqiiqdu waxa weeye maaha wax caadiya Inaga oo dad muslim ah ayaa rageeni iyo dumarkeni laysku diray oo dumarkiina la yidhi xaquuqbaa idinka maqan oo waa laydin cabudhinayaa Ragiina la yidhi talo idinka uunbay idinka go,daa ee maslaxad ha samaynina dumarkana ceebahooda raadiya Waar illaahy ha laga baqo sharcigan laysla hoos boodayana diinta iyo xadhiga illaagy ayaa ka wayn qof walbana maamuus bay siisay aanu qofna uga daba fadhiisanayn oo uu isagu ikhtiyaarkeeda leeyay Dad baynu isku aragnaa horu mar iyo badhaadhe gaadhay lkin waxaynu nahay somali ahaan qoomiyad qiyaamaheedi dhacy 😢 Godbaynu kusi soconaaye xaga alle haloo laabto dadoow
@nimonimco3063
@nimonimco3063 Ай бұрын
Parlamen maaha ee waa saqidiin la soo ururiyey. Awqafina ma jirtee waa shaydaan 😭😭😭😭
@user-io8ig1yk2q
@user-io8ig1yk2q Ай бұрын
قال الله تعالى فمن يعمل مثقال ذره خيرا يره ومن يعمل مثقال ذره شرا يره
@Userr9595
@Userr9595 Ай бұрын
Qaran dumis batahay
@CumarAhmed-uu7xo
@CumarAhmed-uu7xo Ай бұрын
Diintu barasho kaag baahan wllo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fuaadmuxammeddaahir4028
@fuaadmuxammeddaahir4028 Ай бұрын
Waa arin run ah maanta waxay ahayd in hablaha la dhiirigaliyo ee may ah hayan in la niyad jabiyo
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r Ай бұрын
Waxa laga hortagayaa in dumarka diintu bartaan. Barashada diinta ee dumarka waa fidinta diinta Islaamka oo dumarku waa waarshaddii ubadka soo saaraysay ee barbaarinaysay, arrintaa waxa ka dhalanaya in jiilal muslimiin ah oo wanaagsani soo baxaan. Taas ayaa laga hortagaya, mana aha wax ka soo go'ay labada xildhibaan ee waa la isticmaalaya (gaalo ayaa ka dambaysa)
@abdirahmantama8859
@abdirahmantama8859 Ай бұрын
Anaaba la yaabanaa yaasiiyay sharciga inay dad shicib ah golaha ugu yeedhaan mayay ahayd
@assadabdillahi1461
@assadabdillahi1461 Ай бұрын
Fardusey fariidbaa tahay waad imatashaa💪🏿
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Ай бұрын
halgankii dumarka oo bilaabmay xawli ku socda !!!!!!!!!!!! dadaadii raga oo abuse iyo dulmi ku haya haweenkii !!!!!!!! from saylac
@Moyou562
@Moyou562 Ай бұрын
Halganka dumarku waa maxay walaal? Dumarku miyey dulman yihiin ee ay halganka u galayaan?
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 Ай бұрын
Ragan😢kibreen🎉sun😎loqaso weye
@Moyou562
@Moyou562 Ай бұрын
@@asiilmahir6072 rag kibray ma arko haddaad jeedin ninkaa waashay ee maanta la xidhay kaasina ragu iyagaaba neceb neefka xun waa in Dhowr sanno OO dhaqan celin ah loo qoraa
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 Ай бұрын
@@Moyou562 .Hadii haweenka soomaliyeed rag keyihiin.sida'dumarka Muslimunta😎aye sharaf I yo mam us jujiri kahayeen ninkasna.iyokuwo.bad an Somali.ah,aduunka raga Joga,arkimeysid rag dumarkoda fadexaynaya xagee lagaxiray xamarbuu jogaa
@Yosef-ev6wl
@Yosef-ev6wl Ай бұрын
Kani wa doqon, hore ayaan u arkay mmtv
@abdirahmanwaber6529
@abdirahmanwaber6529 Ай бұрын
Wadanka rag baa ka masuul ah dumaoow guryihiinii ku noqda.
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 Ай бұрын
Dumarka sawta golayaasha dawladda laga qaybgeliyay diintaa loo diidayaa miyaa
@user-ke6vx4tj5g
@user-ke6vx4tj5g Ай бұрын
Hadad masuul ka tihin maxa dumarka uu dawatsatan oo gajada idinku riday cadhyahy caydha dhalay.
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq Ай бұрын
​@@user-ke6vx4tj5g😂😂 ragu markay caydh noqdaan ma dumar ayaa wax haysta aduunka iyo wadankeenaba xoolaha ragbaa haya Xaliimo kaliya in lagu raaxaysto waxna dhasho waxaan ahayn looma hayo 😂
@user-ke6vx4tj5g
@user-ke6vx4tj5g Ай бұрын
@@AhmedDaariq Proving my point😂 Waliga nag SOMALIYAD ah oo dawarsanysa ma aragtay? Waxoduba way shaqaysanayan XITA KUWA LA QABO ee nin isku sheega qabona uu qayiilayo Lkn waxxa la arkay maku sheega; Rag wa wayn oo leeh “asxaabeey qabiil igu hiilya like iisara” Askar dumarka dawarsada oo 5KUUN Uu dabasooda Wad ceebowdeeneey isaso qariiya Iinata gabadh la tirsanysid tirsiga dumar ba lagu tala galee orod oo shaqyso gajada ka bax mid cream ah iyo midh sabun aah ad iibsatid ee😂😂 hadi kale dirac soo xidho an kula murme quruxey🤣
@user-ke6vx4tj5g
@user-ke6vx4tj5g Ай бұрын
@@AhmedDaariq Hada lacag haystan may iidinka muuqato warya mashaqystow Hadh iyo habeen dawarsi iyo lacgta naga yareeyaay taas ba la calacaysan War meesha ka fadhiita oo diracyo soo tosha ama rag iska dhigo lacag yeesha
@zahraibrahim6236
@zahraibrahim6236 Ай бұрын
Dadkani shaqo la anba haysa dadka kafadhista dumarow ilahay kayaba waxad karanaysan aya iska yaar udaya ina adan siiro shaqo fican ayey wada inataa dumarku waxaba iskuma ogolaa balayo aya ku dhacday
@Fadumogele1533
@Fadumogele1533 Ай бұрын
Sax sax wllshy ❤🎉
@user-fd3io4qr5j
@user-fd3io4qr5j Ай бұрын
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد Barkhadow waa aduunyo iyo xaalkeed أ سال الله على القدير أن يرحم اخى وشيخ الحارتى ادم ويجمعه بين الأنبياء والشهداء امًا بعد Barkhadow Sheikh Adan intuu taray Daamiye dadka ku nool adigaa markhaati ah…Intaa inanta aydun ixtiraamtaan ayey ahay laakiin waa aduuno….intaa kuu dhaafi maayo…. Waa Khayran katiiran
@xafsaosman7405
@xafsaosman7405 Ай бұрын
Xeerka diinta islaamka ayaa kaweyn
@Hawd74.
@Hawd74. Ай бұрын
Yaaaaaa
@odayjama1829
@odayjama1829 Ай бұрын
Tv waxuunoqday maqaaxiyihii fadhi kudirirka
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 Ай бұрын
Midgaan mansab helay maamuus daranaa miyuu illoobay intuu aadan siiro midgaha abaal u taray
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r Ай бұрын
Waxa midgo ka dhigayba waa abaal la'aanta iyo xishood darrida
@dulmar9139
@dulmar9139 Ай бұрын
Xildhibaan nada gabay wixiiloo doortay ee lagu khasaaray ee cadawga somaliland afhayeenka u ah inay ucagu jugleeyaan hablaha sharafta leh waa gefwayn👎😢wuxu xabaal kuhubsaday abaheed Allah ha u naxariisto sheekh kheenii adan siiro iyo dhamaan maytideenii oo dhan aamiin
@dulmar9139
@dulmar9139 Ай бұрын
Waa gefwayn oo hablaha iyo dumarka loogaystay waana inay raali gelin kabixiyaan
@MukhtaarMohamed-ih6mw
@MukhtaarMohamed-ih6mw Ай бұрын
Hesua
@Yoo-g5n
@Yoo-g5n Ай бұрын
Farduus guulayso eddo was geesiyad garyaqaanad sharciyaqaanad aadna u Akhlaaq wanna san
@FREESOMALILAND-m1g
@FREESOMALILAND-m1g Ай бұрын
Hablaha ha noowadeen diinta barshada deeda waxaas waa ogaan iyo bahdilaad.
@user-ke6vx4tj5g
@user-ke6vx4tj5g Ай бұрын
Ragu sheekh iyo shaydan waa wada duli
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq Ай бұрын
😂😂😂 single mother kkkkkk waad iska barooran kartaa
@user-ke6vx4tj5g
@user-ke6vx4tj5g Ай бұрын
@@AhmedDaariq Lol wxanad ahyn hada lagu dhaho midh maka qaadayo nice try tho farax faqiiroow😂
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq Ай бұрын
@@user-ke6vx4tj5g xaq wad rabtaa inaad ninka ka hesho xaqii ilaahayna waad diidan tahay xagee iska qabanaysa wll Horta ta ilaahay horfuli kow dheh dabadeedna xaqaga raadso
@aamohamed5102
@aamohamed5102 Ай бұрын
Runteed Weeye. Dumarka imika dhinac kasta way ka dhismeen
@maxamedthanks3788
@maxamedthanks3788 Ай бұрын
Maxaa fidhiqo wax ismooday😢😢😢😢😢😢😢😢
@alcadaadichannel2583
@alcadaadichannel2583 Ай бұрын
Kkk
@Yosef-ev6wl
@Yosef-ev6wl Ай бұрын
Qof shacab ah looga ma yeedh karo golaha ciyaala suuqdiinta
@maandhisacademy6419
@maandhisacademy6419 Ай бұрын
Aad iyo aad baan ugu riyaaqey sida hablaha reer soomaalilaan u foojigan yihiin. Diinta la idin kama xiga barta, ku dhaqma daalimna yuusan idinku soo dhuuman.
@NimcoAbdulaah
@NimcoAbdulaah Ай бұрын
Walee dumer land meelkaste way ka dhismeen❤
@fuaadmuxammeddaahir4028
@fuaadmuxammeddaahir4028 Ай бұрын
Aad ban uga xunahsy arintaa lagu lakacay haween kaa kayrka waday
@zayidcadnani355
@zayidcadnani355 Ай бұрын
Ader sharcigad baraty waxa ka fican ado hal aayad ama xadiis barta sharcina ma taqanide
@mohammedhirsi6500
@mohammedhirsi6500 Ай бұрын
dumarkan xuquuqda ay doonayaan yaa kala maqan???. Murankan siyaasadaysan yaa dumarkan usoo dhiibay???.
@shan-maalsomali8533
@shan-maalsomali8533 Ай бұрын
Waxgarad weeyaan gabadhan
@adamfarah7638
@adamfarah7638 Ай бұрын
Inantani wax aan sakaaro ka biirsan ayey hada la gola timid.
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Ай бұрын
Barlamaanka wuxuu noqday meel islaamaha u soo kaadi tagaan
@xuseenwarsame8357
@xuseenwarsame8357 Ай бұрын
Hhhhh
@harushhassan5248
@harushhassan5248 Ай бұрын
In xumaanta la iska reebo wanaagana la isku sheego ma dad gooni ah ayay shaqadooda tahay
@aamohamed5102
@aamohamed5102 Ай бұрын
Barkhad may noqoto. Inuu xumaan ka reebo naftiisa. Sinada may diintu ka reebto. Barkhad intuu Sinaystay, oo inan Ilmo garac ah ka dhalay ayuu dooxa ku tuuray. Isagoo guur hore soo maray in DHAGAX LAGU DILO AYAY AHAYD.
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 Ай бұрын
​@@aamohamed5102subxanaallah war ilahay kacabso
@cosobprimarycareclinic6735
@cosobprimarycareclinic6735 Ай бұрын
Daaci salaax this may ka hadlaan
@maxamuudgurmad3752
@maxamuudgurmad3752 Ай бұрын
Dumaroo raga hagarab cararka joojiya
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 Ай бұрын
Doowlada Somaliland Waxaan Leeyahay Hablaha Ilmo Shiikh Siiro Culuska Halaga Daayo Gaar Ahaan Wasaarada Arimaha Diinta Iyo Uqaafta Si Aay Dadka Cilmiga Ilaahay Baray U Gaarsiiyaan.
@saeddahir7600
@saeddahir7600 Ай бұрын
Waar hablaha inooga ilaaalia Waa fadare
@alcadaadichannel2583
@alcadaadichannel2583 Ай бұрын
Dood raga iyo naaga ah
@khadijac9841
@khadijac9841 Ай бұрын
Faarax iyo xaliimo bisad iyo jiir baryahan faaraxna dhibaa haysta xaliimaa waxbaratay daaci saalaxna wuucariyay😂😂
@AhmedCoomey
@AhmedCoomey Ай бұрын
Dhako kale tira muslimiinta ayaa la yaraynayaa guur ma jiro hhhh hhh
@Somali_Geologist
@Somali_Geologist Ай бұрын
Waar hayaay dumarkii dagaal aan dhinacna ahayn Bay soo qaadeen
@prosl11
@prosl11 Ай бұрын
Batuun marku gabadha ciidagale xaraam kula socday dabeetana garac kaa dhalay maa d sharcigaga loo qaado
@said1498ify
@said1498ify Ай бұрын
I bartaay i bartaay iyo caanimo Dal wareeray. Bal maxaa soo.kalifay yarta. Waxba meeshan ma jiraane riwaayada joojiya.
@mohamedabdullahi4555
@mohamedabdullahi4555 Ай бұрын
Cheap talk.
@yusufjamanoor417
@yusufjamanoor417 Ай бұрын
Dadkii waxay maqleen waa la hadlaa uun. Sharciga ay ka hadlaysaa??? Sharci jiraa ma jiro ee buugii yaraa ee Ina cigaal ayey odhanayaan waxan ahay sharci yaqaan. Lakiin meesha waxa ku jira fikir gaallo( feminist) oo mar hore bulsha lagu dhex fidiyey, dabadeedna waa taa dadkii/ bulshadii muslimiinta ahaa madax laysu geliyey.
@fardusomar2794
@fardusomar2794 Ай бұрын
Intaad haweeka gumaysanaysaan walaahi inaad sharaf aduunka kuueelanayn.
@fardusomar2794
@fardusomar2794 Ай бұрын
feminist qaladbaa kagahanteen habluhu hadda aqoonbay barteen weyna fahmeen quudhsigiinii.
@yusufjamanoor417
@yusufjamanoor417 Ай бұрын
@@fardusomar2794 Aabaha miyuu gumaysan jiray markaad gurigiisa joogtay ama joogto.??? Dadku marka iska hadlaan iyagoon waxba fahmin waa sidan oo kale
@fardusomar2794
@fardusomar2794 Ай бұрын
@@yusufjamanoor417 Waalidkaay afka hala gelin, waalid cay inga reeb oo sifiican wax ii waaydii. Gabladha somaaliyeed in la gumaysto waxa kuugu filan in ay idinka jariyad idiin yihiin oo aydaan ku qiimayn inay idin caawinayaan, balse aad u haysataan in ilaahay ku adoonsaday.
@yusufjamanoor417
@yusufjamanoor417 Ай бұрын
@@fardusomar2794. Adeer iska seexo arintani waa arimo sida muuqatay kugu culus. Arimaha dhaqanka bulshada waxa lala akhriyayaa idinka iyo mustaqbalka nolosha laga leeyahay. Halkana adoonsi iyo waxaasi ma jiraan ee dad iyo bulsho is dhashay isuna dhashay. Markaa wixii aanad garanayn waa laga gaabsadaa
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 Ай бұрын
Naa orodoo gurigaagii qabo dhoongayahay
@maxamedadan9024
@maxamedadan9024 Ай бұрын
WAAR REER HARGEYSOW DHIIG ISKU YEELA OO ILAAHEY BAAN IDINKU DHAARSHEE DHAWR XILDHIBAAN EDBIYA
@abdalleali5822
@abdalleali5822 Ай бұрын
sharmuuto ayad haayado dabada kuhaysa waxaku dhibaysa inlais guursado si xalaal ah adigo ahfaqir
@ayaanmaygaag1761
@ayaanmaygaag1761 Ай бұрын
Dinta dumarka loogo so gabadaa ragu wa balayo
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq Ай бұрын
Gabadha diinta ku gaftay miyaad leedahay in lasaxo maaha 😂😂 Kkkkk
@nimonimco3063
@nimonimco3063 Ай бұрын
Barkhad diin islaam muxu ka yaqanaa? Miyaanu meher been caruur ku dhalin? Nasiima Aabaheed baa dhintay sidaasa loo eryanayaa😭😭😭
@HASSANDheere-dt8gm
@HASSANDheere-dt8gm Ай бұрын
Wll miyaad hubta inuu meher beena ku guursaday Akhiirose miyaysan danbeen
@HASSANDheere-dt8gm
@HASSANDheere-dt8gm Ай бұрын
Wll miyaad hubta inuu meher beena ku guursaday Akhiirose miyaysan danbeen
@abuuilyaas4413
@abuuilyaas4413 Ай бұрын
Haday jirto inuu fal,danbiyeedkaa kudhacay waxay ahayd inuu kuwaayo xasaanadiisa
@saeddahir7600
@saeddahir7600 Ай бұрын
​@@HASSANDheere-dt8gm wall horta ceebta waa la Astoria laakiin ninkaasi warkiisu wuuu cadyay
@AhmedIlyas-d1y
@AhmedIlyas-d1y Ай бұрын
Barkhad iyo kuwa kale Meehan halaga soo dareriyo golaha weey iska fadhiyaa uun
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 33 МЛН
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 46 МЛН
Isagoo nool ayaa xabaashiisa la diyaariyay.
29:57
MM Somali TV
Рет қаралды 4,2 М.
HARGEYSA BOQORKII GABOOYE OO BUUDKA LAGULA TUNTAY (4430)
32:46
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 6 М.
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
FILO PART 110
30:37
Abukar Mahdi
Рет қаралды 392 М.
Haween iskugu soo baxay barxadda hore ee dhalinta.
9:53
MM Somali TV
Рет қаралды 121 М.
“ Nin faqiir ah ga guursanina Hablow ” Shiikad Muna Axmed
28:06
Galaydh Media
Рет қаралды 78 М.
Nasiiba Sheekh Aadan Siiro, iyo Haweenka magaaladda Hargeysa
47:33
Galaydh Media
Рет қаралды 123 М.