Gawadhida la keen Wadanka wa qorqor dhamatay iyo kuwo calanka laga mamnuucay oo kalia. Yaa wax inaga baadhaya? Yaaba dan inaga leh?
@abdirahmantama885913 сағат бұрын
Ninkani ma wariyaa mise waa dhakhtar
@nuhliban383111 сағат бұрын
Reer hargeysa ama dadka galbeedku maaha dad la socda in dadkale ay wax la wadaagaan,waxa kali oo ay ka fakeraan deegaanka ay degen yihiin,Hordaland looga maahmahay.
@khadaryusuf82008 сағат бұрын
Sixid: cufnaanta carbon monoxide way ka culus tahay oxygen. Marka ay dibada u soo baxdo waxay la falgashaa oxygen waxaana soo baxa carbon dioxide. Hadii neeftani soo gasho meesha oo xidhan oo uu qofku neefsado waxy la falgalaysaa oxygentii aad neefsanaysay,qofkiina wuxuu u dhimanayaa oxygen la,aan.
@ilwadhurreh6 сағат бұрын
Waxaad tidhahaa marka guriga la rinjiyeyo hadii dab makhsinka la dhigo albankana la xidho waa lagu dhintaa
@khadaryusuf82008 сағат бұрын
Qiiqa gaadhigu inta aanu dibada u soo bixin waa carbon monoxide.
@MohamedGabgriel7 сағат бұрын
MIYAA LA GARAN WAAYEY 1- WAA IN GAADHIGA LA NADIIFIYO 2- WAA IN LA DHEX DHIGAA DAAYEER AMA BISAD 3- WAA IN LAGU XIDHAA GAADHIGA GUDIHIISA MURAAYADAHANA LOO XIDHAAA IYADA OO LOO FURAAYO AC ga SI SHAARAC AH OO SAXAAFADU JOOGTO
@museibrahim27967 сағат бұрын
Waa qiimayn wanaagsan
@ilwadhurreh6 сағат бұрын
Waxaa fican in si famliga iyo shacabka loo qanciyo neef xoolo ah la soo iibiyo oo la geliyo gadhiga lagu xido si loo ogado arinkan, haduu neefku dhinto baaburta kale ee wadanka taala si loo seefgareyo
Guleed cunaabi, markaad leedahay " dadka hargeisa ama somalida, TVgu ma Hargeisa uun ba ka shaqeeya lol talabaad, ma waxaad garanwaydeen sida qalinkaa casaanka looga saaro ereyqda somaalida lol MMTv good program laakin level up a little bit.
@nuhliban383111 сағат бұрын
Dadka reer hargeysa ama dadka galbeedka degaa inta badan Kama fekeraan in dad badka kale wax la wadaagaan,waana taariikh fog oo ay soomaalidii hore ka maahmaahday,ogaw inta badan inta uu ka fekero wiilka 20 jirka ha ee Bari ku dhashay Kama fekero 60 jirka galbeed,
@PacificBruva11 сағат бұрын
maya indr sida ha ufogeen, ee wa khalad journalism ah oo ubaahan saxid. @@nuhliban3831