#TOOS

  Рет қаралды 23,807

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 47
@hassanburalle5456
@hassanburalle5456 3 жыл бұрын
Waan soo dhawaynayaa barnaamijyadiina insha Allah welcome welcome
@dalalmaakhiri1060
@dalalmaakhiri1060 4 жыл бұрын
👍👍WARAAYSI qiimi leh Cimrigiisa Rabbi u barakeeyo Odaygaa GEESIGA, KHABIIRKA, DIBLOMAASIGA ah, Wax badan oo TAARIIKHDA Soomaali Qudhunleyda ah baa laga baranaya oo ay ugu weyn tahay CUDURKA DILAAGA ah ee Soomaali QUDHUNLEEY Qudhunsaday waa QABYAALADA & MUSUQMAASUQEE. Mahadsanidin badiya Waraysiga RUUGCADAAYADII ummada u soo shaqeeyey. 👍
@Zak_99
@Zak_99 6 ай бұрын
36:00
@badridualle
@badridualle 4 жыл бұрын
13 mnts ma shaqaynaso mise Waa xagayga Mr ilig salam hore usoco
@xuseenalayahdiik6712
@xuseenalayahdiik6712 4 жыл бұрын
War odaygani in tixaan bu ahaaba kolba midbay ishaysteen Hoyadaadi ishaxumayd was 😂😂
@basiralasow792
@basiralasow792 4 жыл бұрын
Walaalow intaad nooshahay oo maantadan laga billaabo qofna aflagaaddo ha u geysan xitaa qofkii ku caaya. Taasi waa iga talo oo aakhiraada ayey u wanaagsan tahay.
@sayidali5879
@sayidali5879 4 жыл бұрын
Qeybtii 2aad meeday gudoomiye Waraysiga
@khadarhassan882
@khadarhassan882 2 жыл бұрын
Waxaan ka xumaadey inaad tidhaa iligoow somaliland iyo Somalia waxay ku midoowbeen dal la yidhaa Somalia. Masha taariikhdu sidaa... somali Republic ayaa lagu midoobey wax Somalia la yidhaana laguma midoobin. Adoo wariye ah inaad sidaa taariikhda umada u qaladu waa kugu aqoondarro
@xamse1
@xamse1 4 жыл бұрын
waraysi liita oo waqti lumisa. macluumad intas ka badan o ka muhiimsan ba odayga laga heli karayay waayo si fiican bu wax u xasuusan yahay lkn suaal xuma waqtigi ku lumay. ma taariikh nololeed ba , note kan faraha badan ee wax walba la qoranayana muxu aha ma baadhitan ba .
@alphamale5802
@alphamale5802 3 жыл бұрын
Aabaha nacas nimada ka was 1988 oo waqooyi waxaad ogtahey lagu sameynayey ayuu Afweyne iyo cali samater futada u leefayey.
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 3 жыл бұрын
Waa duli nacalaa abihii kuyaal
@yassinawil5158
@yassinawil5158 3 жыл бұрын
Xidigle xasan yare siday sheege n ambassador awil ali duale iyo ambassador abdilahi congo waa ninkii fashiliyay inqilabkii 1961kii waraysigana kumuu cadayn cida fashilisay lkn wuxuu sheegay inuu diiday inuu ka qaybgalo isagoo ku andacoonaya in ay isku qabiil yihiin raga inqilabka wadaa waana raga soo hindisay ee u badhadhey khatartaa waanay isku dayeen awil markuu cadadlay cidankii cadaadley ka qaaday lugooyo ee qoriga madaxa ka saaray xasan yare isagaa sheegay inuu cawil yay ninka kahadlaya foomiyaha ee lugooyo iska dhigayaa xasan yare wuxuu noqday baasaskii fashiliayay inqilabka
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 3 жыл бұрын
Waa duli odaygani isagaa sirtii ugudbiyey reer somalia
@ahmedraygal8086
@ahmedraygal8086 4 жыл бұрын
Xassan Fidhato waa Khaa'inul Waddan.
@hanadugsiiya3681
@hanadugsiiya3681 4 жыл бұрын
keep giong MM somali Tv
@ahmedraygal8086
@ahmedraygal8086 4 жыл бұрын
Wasiir Gaashaandhig gar iyo Gardaro toona lalama murmi karo ee waa beentii, weliba xilligii kacaanka.
@ahmedzakimahamed5056
@ahmedzakimahamed5056 4 жыл бұрын
Asxaan fale weeye ka bilaw waraysiga 13:05 😊
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@Ameinchanel
@Ameinchanel 2 жыл бұрын
Wad mahadsantay taliye
@Masdille
@Masdille 4 жыл бұрын
#MMTV-Ma Maamo Malyuun Ayaa Share Ku Leg.
@Truthmoi
@Truthmoi 4 жыл бұрын
saxafiga qarniga Maxamuud cabdi ilig
@ahassan1205
@ahassan1205 4 жыл бұрын
Waxay iila muqaataa inaan laga tagin taariikhda hore sida dhalashada meesha dhalashada xiligii uu dhashay waxbarashadiisii yaraanta qofka la waraysanayo. Magaciisa oo saddexan Sidaasay ku qurux badan tahy kadibna mawduuca loo galo.
@mowgayare916
@mowgayare916 4 жыл бұрын
Waraysiga inqilaabka 1961 ee ciwaanka ah inaad ku koobtaa wacnayd iligoow 1961-1980tamaadkii ayuu kula galee ajandihiiba waad iskala baxdeen inqilaabku siduu ku dhacay iyo siduu ku fashilmay maba hayno sxb ilaa kacaankii uunbaad ka sheekayseene
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 3 жыл бұрын
Isagaa fashiliyey in qilaabka oo dhabarka kajabiyey xasan keyd c/kongo iyo cawil
@commonsensebornandraise8451
@commonsensebornandraise8451 3 жыл бұрын
Doonyaale oo a-ha group ka cali samatar maxuu ka wada? Ma qabiil ahaan gabooye
@rooblechannel6379
@rooblechannel6379 2 жыл бұрын
Waa nin Doonyaale. Allah ha unaxariisto
@MuruqsayPodcast5223
@MuruqsayPodcast5223 Жыл бұрын
Doonyaale nin HG ahaa ragii 12 ka ahaa ee ciidankii Samatar iyo Abdullahi yuusuf kamid ahaa
@bardehanad4919
@bardehanad4919 3 жыл бұрын
Ninkaa warkiisa run ayuu u eg yahay. waa Soomaali xalaal ah. Inan da' yar oo wadankiisii oo markaa xorimo qaatay dadkana ugu nolol wanaagsanaa xilgaa wax uu cinqilaab u sameeyo meesha ma ool.
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 3 жыл бұрын
😄😄😄 wariyuhu waxba kama garanayo arrimaha u ka waraysanayo.
@abdiazizibrahimfarah6105
@abdiazizibrahimfarah6105 2 жыл бұрын
Aad iyo aad...muuqaalka uu c.laahi koongo waraysanayo ayaa ka daran
@fdama
@fdama 4 жыл бұрын
Ka bilow 13:06
@shardiyare2662
@shardiyare2662 4 жыл бұрын
Aadan isaaq axmed iidle gasle kidifaar Jibriil yoonis reer axmed.
@ahmedraygal8086
@ahmedraygal8086 4 жыл бұрын
Bal waalidaa maqla, Cali Samatar weligii muu xukumin Xerada Birjeex Hargeysa.
@xuseenalayahdiik6712
@xuseenalayahdiik6712 4 жыл бұрын
Intii dagaalku socday 1977 aya taliskii cidanka losoraray qaybtii 26aad e hargaysa sidaasu cali samatar iyo Cornell ciro ayay xukumijiren
@nagibelmi9956
@nagibelmi9956 4 жыл бұрын
@@xuseenalayahdiik6712odeygu runbuu sheegaya maxamed cali samter birjeex wax uu xukumi jiret 1961 ilaa 1965 markaasoo loo badaley muqdisho lona dhibey hogaankii isboortiga ee wasaraddii gashandhiagga, sidaas ayuu xaal ahaa.
@ahmedraygal8086
@ahmedraygal8086 4 жыл бұрын
Xassan Fidhato runta ma sheegayee Janaraal Gabayre wuxuu ahaa nin Waddani ahi oo wuxuu ku diiday oo uu ogaa inuu basaas ahaa oo uu fashiliyay inqilaabkii 1961.
@ridwaansiciid4215
@ridwaansiciid4215 4 жыл бұрын
Horta 1961 yaa la inqilaabayay yaase wax inqilaabayay ? Ninkaagan salaad gabayare wuxuu lahaa sheegidiisa u haysta in diintii laga baxayaw
@barkadfarah5155
@barkadfarah5155 3 жыл бұрын
odaygani wa basaaski fashiliyey inqilaabkii1961 reerna maaha wayo kuwo ay isku reer yihiin aya qayb ka ahaa ujeedaduna waxay ahayd xornimadi aynu dayacnay inaynu dib u so celino odaygani wuxu ku qanacsana xilkaa u hayo dana kamu lahayn xoriyadi luntay in laso celiyo caqligaana mu lahayn wa basaas in la waraystana ma istaahilo wa cuqdadoole nacas nacas dhalay faqash daba leefna ahaa 1961 bu reer sheekh isaxaaq o mid ahaa ciiise muse iyo wax ka sheekenaya laangaab laangab dhalay o inan gumeeda manta dal xora ayeynu ahanlahayn hadaanu basaasin inqilaabki 1961 wuxu istahila nacaskani in halkiisa wax lagaga qabto viva somaliland
@sayidacool7190
@sayidacool7190 4 жыл бұрын
odaygu waaqoloma
@MohamedAli-yq4ox
@MohamedAli-yq4ox 4 жыл бұрын
Ciise muuse
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 4 жыл бұрын
Hadii aad doonaysaan taariikhda dhabta ah ee inqilaankaas waa sidaa uu sheegay xasan fidhato
@abdirizakzak3650
@abdirizakzak3650 4 жыл бұрын
Ciwanka mesha ku qoran iyo taariikhda laga hadlaya isku mid maaha MM bal xalka adigu na nala eega
@davidwillium371
@davidwillium371 3 жыл бұрын
Ilig , check your facts.somalia bla bla. It was somali Republic (1960-1969). Somali democratic republic(1969-1991). Now ?? you r not journalist, are u?
@mmcc4347
@mmcc4347 4 жыл бұрын
waar iligoow ninku ma xasan fidhato miyaa
@adamomar7279
@adamomar7279 4 жыл бұрын
Haa lkn halku magacu karacy ilig muu abarin iyo fashilkii inqilabka donrkuu ku lahaa
@ahmedraygal8086
@ahmedraygal8086 4 жыл бұрын
Haa waa khaayinkii Xassan Fidhato wuu qarinayaa Ilig naanaysta si aan looga boodin.
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
Somaliland water projects May 2023
5:55
Pharo Foundation
Рет қаралды 33 М.
Subax Wanaagsan iyo Berbera.
5:08
MM Somali TV
Рет қаралды 4,5 М.
Cashuuro lagu soo rogay lacagaha mobilada la iskaga diro.
2:16
MM Somali TV
Рет қаралды 1,3 М.
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН