Cashuuro lagu soo rogay lacagaha mobilada la iskaga diro.

  Рет қаралды 6,032

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 61
@ismailosman6581
@ismailosman6581 6 күн бұрын
Baahii cusub waxasan Alleh
@idiriscabdale2706
@idiriscabdale2706 6 күн бұрын
Golahii wakiilada een dooraney hay naga hor istaagaan hadey shacabkii soo doortey u tudhayaan.
@HamzeOsman
@HamzeOsman 6 күн бұрын
Golahan aad ka sheekaynaysaa mushaharkodii ayay saddex laabteen, intaas waxa u dheer mashariic iyo dhac xoolihii ummada, Hal nin oo lala xisaabtami karaana ma jiro, bcz qabyaalad baa dantii bulshada ka muhiimsan😢
@MaxamuudFarax-f8g
@MaxamuudFarax-f8g 6 күн бұрын
Balaayo idin cashuurtay midba midbuu kadaran Yahay
@FarxanCali-l1c
@FarxanCali-l1c 6 күн бұрын
Horta wasiiradu muyaanay waxba diidin wali wasiirka la leyahy wuu ka aamusay ama wuu diiday maan arag wasiiradu dhaman ansixiyeen uunbaan maqla mid yidha halga dayo wali maan arag
@Hodan-l5m
@Hodan-l5m 6 күн бұрын
RAGGII LAYS LAHAA DADKAY WAX TARAYAAN MA IIMAAN LA AAN CUSUBAY LA YIMAADEEN. IIMAAN CUSUB AAMINKA LAYDINKA QAAD
@Geedi19
@Geedi19 6 күн бұрын
Allah kariim tani waa shalay dhaan ma taasay kuwana la yimaadeen.jeebkooda ayuunbay balaadhsadeen wixii ku dhici lahaa awalba imada wax lama tarayn waxa lagaga ladnaa
@billionerzam2048
@billionerzam2048 6 күн бұрын
Cash hadaan ku qaato maxaa layga jariba😂
@manitbaacy3413
@manitbaacy3413 6 күн бұрын
Waxaas oo dhan waa ninka sawirka kuu saaran . Isagaa Zaad shilling ka sameeyay .
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 6 күн бұрын
😂😂😜😁😁😁 wad iga qoslisey bello ku degtay
@Abdurrhmanzaki
@Abdurrhmanzaki 6 күн бұрын
@@manitbaacy3413 ninkii tagee shicibka imika ahna weli maad daba socotaa 😂😂
@farduus_
@farduus_ 4 күн бұрын
Waxaa lagaray waqtigi shirkadaha falisi lahaayen oo wax waxdhigto la weyn lahaa
@AbokorHassan-e3t
@AbokorHassan-e3t 5 күн бұрын
Cashuurtan iyo baadan lagurayo maxa la igu qabanaya 30 sano ayaan wax qabad la aan laygu mawelinayaye sidan wax halaga badalo hadaan dhalin yar nahy nama anfacayso
@Geedi19
@Geedi19 6 күн бұрын
Ganacsadaha waxba kumay kordhin wuu dul saarayaa uun isagu
@NadiraMohamed-vt6us
@NadiraMohamed-vt6us 6 күн бұрын
Shacabka lacagta aad ka rabto shaqo abuur u samee Ma iyagiiba faqriya intooda badan baad cashuuraysaan mida kale aaway cashuurti hore
@Ahmed99-p9x
@Ahmed99-p9x 6 күн бұрын
Wax kale ma garanaysaan, lacag mooyee.
@AxmedDeeq-z8l
@AxmedDeeq-z8l 6 күн бұрын
Hanaanka cashuurta iibka waa hab horumar ah❤
@maryanabdi4200
@maryanabdi4200 6 күн бұрын
Dhaqaalaha wadanka u tudha, cashuurtana idinku iskaga bilaaba, Fooq iyo Baabuur V8 iska ilaaliya oo proboxes iyo vits iibsada si dhaqaalaha Dalka wax loogu qabto oo dhalinyartana camal u sameeya Wasiir kastana ha la yimaadaa Creative ma aha in uu Farta taago oo Wasiirnimadiisa ilaashado Dalku idinkuu idin sugayaa
@nawaladam114
@nawaladam114 6 күн бұрын
Horta dadaka comment ga bixinayaa wadad qabiil wadad rooray oo cay iyo aflagaadu ka adag yahuu markuu muuse hadaarba idin haysat xaqiina kamaydin hadlin jirine mahadaad soo baraarugteen
@roobleyare2351
@roobleyare2351 6 күн бұрын
hadan ku shubto iga qaada xukumada gaajaysan
@Mrmjxirsi
@Mrmjxirsi 6 күн бұрын
Haduuba laysa qabsanyaa wakaa waa bilamataye war hoooo iska daaya imsa cashuur ayaa laga qaaaday .uea miyaa waxa laga soo waayeey
@abdit8270
@abdit8270 6 күн бұрын
Cashuur cashuur waar afsrtan jiro afartan milyan doonaya inay 5 sano ka urursadaan alakariim...dadkaba bakhtigaa u xalaala intooda badan. Skoolku waa lacag. Djalhtarku waa lacag biyuhu waa lacag boouad baan ka shubanaa...xashiishkii lacag baan bixinaa..wado ma lehin. Maxaad cashuur ku doonausaan?
@MustafeAhmed-po3uo
@MustafeAhmed-po3uo 6 күн бұрын
Maxaa la cashuu Raya dhaqala dalku aad buu uhoseeya dadku waa masakiin ilay ganac satadu dadka wax ib sada sarayaan dhaqaala dalku wuu hooseya
@AbokorHassan-e3t
@AbokorHassan-e3t 5 күн бұрын
Sida dadka lobaadho uunbay u firfircoontahy lkn iguma ogid adeegsi shirkad
@mariaahmed9018
@mariaahmed9018 6 күн бұрын
Yaa yaa wlhi iimaan la aan Horley ba timi oo zaadkii cashuuraysa cajoib 😮😮
@iOnSL
@iOnSL 6 күн бұрын
😂😂😂😂 lacagta ciidanka loo balan qaaday ba shacabka laga qaadaya
@idiriscabdale2706
@idiriscabdale2706 6 күн бұрын
Culeys kale ayuunbey soo kordhisey xukumada cusub . Waxa faan u noqon lahaa xukuma cusub cashuurtiina waan dhiney. Dakhligiina wan kordhiney. Oo ah cashuuro kale oo fudud ayaan soo kordhiney .
@Abdurrhmanzaki
@Abdurrhmanzaki 6 күн бұрын
halkee laga keenaya 1.5B la yidhi miisaniyadan ka dhigayaa iyadon cashur kordhin la samyn ?
@ismailosman6581
@ismailosman6581 6 күн бұрын
Caajiib kiiyimada baahii hoorleh waxbarashadu waa lacag cafiimadku waa lacag biyihu waa lacag laydhku waa lacag amniga dalka reerkasta lacag ayay kubixiyan khasatan goboolada bari.
@HaliimoShafec
@HaliimoShafec 6 күн бұрын
Wegereey waa Hawlo cusub iyo culaysyo aan haboonayn oo la dul saarayo dadkan masaakiinta ah
@faysalxuseenfaarax8084
@faysalxuseenfaarax8084 6 күн бұрын
ma shekadi xasan sheikh ayuu la yiimi
@NaemaNuura-b2u
@NaemaNuura-b2u 5 күн бұрын
Midh kama fahmin musalsalkan
@ahmeddakir9262
@ahmeddakir9262 6 күн бұрын
waxay dawladan abaarta ee aan dooranay inaa waxtar noosoo kordhisaan ayaan rajaynaynay ma culays kale ayaa nagu kordhinaysaan , laydhku waa 0.73$ kwatt kii cid ka hadlaysaa ma jirto hadana cashuur 3$ ayaa raacsan marka tan hada xagay u socotaa walhi cirooy annaa kuwii kuu codeeyay kamida inaa cagaag lagaaga saari hadaa dadka culays kusii kordhiso waxay ahayd in cashuurta aad loo yareeyo oo waxsooosaarka la kordhiyo dadka hadaa tax ku dhibtaan xagee loo soconaayaa
@nawaladam114
@nawaladam114 6 күн бұрын
Markuu muuse hadraaba korsanaa faqariga jira kamaad hadli jirine mahada soo hadashay
@DhissanCC
@DhissanCC 6 күн бұрын
bixinta cashuurtu waa mas’uuliyad aad u weyn oo muwaadiniinta ka saaran dhismaha qaranka. waxa ka muhiimsan waa hufnaanta sida loo isticmaalo lacagaha cashuur bixiyayaasha. Dawladdu waa inay isku daydaa inay xidho dhammaan daldaloolada musuqmaasuqa ee wasaaradaha si loo yareeyo musuqmaasuqa. waxaan arkayaa wasiiro aad u faraxsan marka canshuuro cusub lagu soo rogo shacabka 😂😂😂
@AbdirahmanMohamed-h3b
@AbdirahmanMohamed-h3b 6 күн бұрын
Kani madaxwayne maahe wuu madha. Yahay, iibka hala cashuuro dee maxaa keenay, lacagaha mobile ka la isugi dira la cashuuraya.
@nawaladam114
@nawaladam114 6 күн бұрын
Dibi uus mahada soo bararugtay
@Qarandhise
@Qarandhise 6 күн бұрын
Man fahmi
@asayrchannel
@asayrchannel 6 күн бұрын
Xukuumadda waxaa in ee iska deyso , xamar fikirkaa latimid imika ma somaliland , mashruuca lo so raray ma,ahaa , qudhunka bulshada in laga daa,yo weyaan
@SHUCAYBJAMACAHMED
@SHUCAYBJAMACAHMED 6 күн бұрын
Kow waar adeer aduunkoo dhan baa cashurta laga qaadaa maxaad ka hadli waxay dawladu ku shaqaynaysaaba waa cashure hadii layska daayo ma in lagu qabsado rabtaa marka markay dawladi shaqayn weydo mida kale xamar iyo halkani isku mid maaha halkan sharci iyo kala dambayn baa ka jirta dhaqaale la,aana waxba socon maayaan 😂
@faizalcamuud3530
@faizalcamuud3530 6 күн бұрын
Qorshahan anigu wan ku taageersanahay in ragan ganacsatada ah sidan loogu so rogo cashuuraha
@Abdurrhmanzaki
@Abdurrhmanzaki 6 күн бұрын
shicibkunbay saarayan iyaga waxba kama goayaan
@Fzia-l8q
@Fzia-l8q 6 күн бұрын
Mabay dhalane dhawrtaysan ogaa haduba sii go ay shacabkii ilaahey bayse talo saarteen
@dhebidhanan
@dhebidhanan 6 күн бұрын
Telesom iyo Somtel bixiya cashuurta waligiin cashuurta la idin kama qaadine 1mil o qof iyo 1 sanno o cashuurta si saxa looga qaado isgaadhsiinta aya isku dakhliya. Cadhada cashuurta ka ilaaliya in sixir ka khidmada lacag diristu kaco😂 Hadaynu haynaa sharciyada an maskiinka uun lagu raran E sharciga lo simanyay
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 6 күн бұрын
Wadani iyo Ciro waydiideen in ay Dalka Difaacaan.Ceerigaabo Somalia-Talyaani ayaa weerar ku ah. Ciro mee???
@SHUCAYBJAMACAHMED
@SHUCAYBJAMACAHMED 6 күн бұрын
Wey diideen kulahaa waar doqon yahay caanyada ahi iska aamu ciro waa ninkii cerigabo xooga kaga saaray huwanta qaabka uu imika cidanku u dagaal gala inaba caadi maaha sidii muuse bixi cidan jabiye ninkan hamodin😂😂😂
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 6 күн бұрын
Maad Fahmin. Wadani iyo Ciro car hayskeen Garab taagaan. Dadkan waa Qaar Qaranka Somaliland lagu dhex Darsaday sidii Cabdirisaaq khaliif oo dhaartii been ku dhaartay. Wadani iyo Ciro Qaranka way Jabinayaan. Afkooda iyo Adinkooda eeg waa Cadowga koowaad ee Qaranka Somaliland. Ii soo sheeg meel ay ku difaaceen umada Duulaanka lagu yahay. Maxay Somalia-Talyani oo Duulaana ugu jawaabi waayeen???
@abdirashidhassan5027
@abdirashidhassan5027 6 күн бұрын
😂😂😂 waxaasad meelkasta kusoo qor qortaye adigu miyadna somalilander ahayn adeer waxkasta farsamadeeda ayey liyihine kawar sug dawlada
@CaMelboyZZZ
@CaMelboyZZZ 6 күн бұрын
2 xukuumadood ee ka horeeyay waa ka goaan qaadasho fiicanyahay madaxweynuhu uma joojinayo telesom iyo dahabshiil danta qaranka ayaa laga horaysiinaya Danta ashkhaasta yijaarta ah
@muxumedmohamed5008
@muxumedmohamed5008 6 күн бұрын
Shacabku shaquu kaga fadhiya
@SaluglaSicid
@SaluglaSicid 6 күн бұрын
300 ee xil mawaxa loo magacaabay in bulshadan waahaya dhaqaalexomo ladaaladhacaysa in cashuuro ladulsaarto
@Rithwanmohammed
@Rithwanmohammed 6 күн бұрын
Umada lacagahooda u daaya Laga yaaba maaamo kaariyoon caruurteeda ku biisha in cashuuro Kala duwan lagu qaado
@goobjoog7658
@goobjoog7658 6 күн бұрын
Wlhi runtaad ka hadashay
@dhebidhanan
@dhebidhanan 6 күн бұрын
Shirkaddaha is gaadhsiinta caalamka waxa xaq loogu leeyahay cashuuro badan Ta wicitanka Ta sarifka Ta Dhismayaasha Ta shaqaalaha Ta sanadeedka Ta hawada iyo Signal ka Ta faidada Iyo qaar kalo badan waligod lagama qadin inay ka xanaqaana U badan. Waayo iyaguna xuquuq badan o wadanka ay Ku leeyiin qaranku ma siinkaro way kala gabanayeen 😂
@KhadarKhaliji
@KhadarKhaliji 6 күн бұрын
Kkkkkk
@cristiano-7x9
@cristiano-7x9 6 күн бұрын
Umadan in dhiiga lagashubto uun weyan nacalaa abihin kuyaal dhe
@user-mohmed_thaaJir3
@user-mohmed_thaaJir3 6 күн бұрын
Hooyadiin ka goosta awalpa lacag mañan dirayn
@ahmedosman6344
@ahmedosman6344 6 күн бұрын
أضن يريد فلوس خلال الخمسه سنوات الحاليه طيب الضريبه دى هل الناس كلهم موظفين وهل عندهم شغل الناس بدون شغل وصاحبنا شغال فى الظرائب شعب نايم لا يعرف حقوقه
@abdirashidhassan5027
@abdirashidhassan5027 6 күн бұрын
😂😂😂😂 meesha somali kuso qor carabi majogte meelahas ayunbad carabi kuso qorqortaye
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
Musuuliyiin Dawladda Somaliland ka tirsan oo la maamuusey.
7:32
TOOS: Dunida iyo Maanta
1:01:01
BBC Somali
Рет қаралды 13 М.
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН