"Madaxwayanaha hadalkiisa iyo Ficilkiisu ha is yeeshaan." Maxamuud Xaashi

  Рет қаралды 91,901

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 308
@Mujapdirahmaan40
@Mujapdirahmaan40 Жыл бұрын
Mid kamida xadiisyada Sanadlaha ahaa oo maanta so dhacay Mahadsanid awoowe ❤️🙏
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 16 күн бұрын
JOOKARKU DALKA WAA BADBAADIYEY ALLE HANKIISA IYO HIMILADIISA HAW RUMEEYO INSHA ALLAAH FUUL BAAN U RAJAYNAYAA HOGAAMIYE XAASHI
@mubarakwere5689
@mubarakwere5689 Жыл бұрын
Jokar ka siyaasada hore u soco madaxwayne ❤
@Iftiin501
@Iftiin501 Жыл бұрын
May Allah protect you ❤️ Mudane.
@wellsmart
@wellsmart Жыл бұрын
This man is legend tbh.
@CiiseShire-n8y
@CiiseShire-n8y Жыл бұрын
Maxmuud waa halayaay qaran guul iyo gobanimo aay u rajinayAa
@SL-te5gj
@SL-te5gj Жыл бұрын
Thank you for these informative shows.
@vidasi7735
@vidasi7735 Жыл бұрын
Maxamuud xaashi Waa mid kamid ah tuugtii waaweynayd ee dalka boobay xiligii siilaanyo , lacagtii madaarka hargeisa lagu casriyeyn lahaa , iyo biyo xidheenkii xumbo weyne ninkii mashaariicda cunay weeye isaga iyo team kii la shaqaynayay ee dalka kan oo kale inuu soo hor istaagaba may ahayn
@alcamuudishow6050
@alcamuudishow6050 Жыл бұрын
Cabaadka jooji Xaashoow waad ku saaqiday siyaasadda . Awrkaa ku eryay
@bushraxuseen5225
@bushraxuseen5225 28 күн бұрын
1 year kadib kawaran maanata😂😂😂
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 16 күн бұрын
​@@bushraxuseen5225 Good Question 😂
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 18 күн бұрын
Absolutely Genius 💯
@abdirahman2569
@abdirahman2569 Жыл бұрын
Illahay haku daayo adeer
@abdiqanicaano7608
@abdiqanicaano7608 Жыл бұрын
Keep going Mahamoid Hashi Abdi
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r Жыл бұрын
Waraysigani wuxuu xaqiijiyey codkii sirta ahaa ee laga duubay Cirro inuu run ahaa
@HamidAlqumairi
@HamidAlqumairi Жыл бұрын
Waa siyaasi ruug cadaa ah 👍
@maxamedibrahim
@maxamedibrahim Жыл бұрын
Mohamoud Hashi Abdi is the political legend of Somaliland
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv Жыл бұрын
Siyaasi qaaliya maxamuud xaashi
@abdirisakmohamoud3086
@abdirisakmohamoud3086 Жыл бұрын
smart and wise next president,welcome dalkaa kuu baahan maanta oo kale yaa ciidamin jiray bay joogtaa waa maalintii shirkii Burco odayaashu shireen dalka yaa ka saari kara ee inta cigaal la doonay oo kale maanta taagan .
@xasannuux5275
@xasannuux5275 Жыл бұрын
Mansha allah
@mohamedomar2367
@mohamedomar2367 Жыл бұрын
Hambaylo siyaasi Mohamud Xashi soo dhawow.
@mohamedaliahmed3419
@mohamedaliahmed3419 Жыл бұрын
Maraawaaxid mucaaradad wax aan duminayn ee wax toosinaysa midhkaa waaan kugu raacsanahay Mujaahid xaashi Nin gobeed
@aliyeyeding6588
@aliyeyeding6588 Жыл бұрын
M ILOG WERIYE CAJIIB AH BAAD TAHAY HOREY U SOCO KEEP GOONG
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht Жыл бұрын
MM Tv Hambalyo sida dhexdhexaadinimo
@mahamedibrahin6598
@mahamedibrahin6598 Жыл бұрын
Good program you presented the people.
@Samiirofarxaan12
@Samiirofarxaan12 Жыл бұрын
MM TV JIRO JOOGA SAXIPYAL HOWSHA HALKAAS KASII WADA❤
@uthmaan1191
@uthmaan1191 Жыл бұрын
Maxamuud xashi waa nin aad u fiican oo libaax ah❤🎉
@nimcoomuusa3202
@nimcoomuusa3202 Жыл бұрын
TUUG. XAASHI. WAA AY. XARAAMI. AH. INLA. DILO. AYUU. ISTAAHILAA. WAANA. ARGAGAXISO
@abdihashi9195
@abdihashi9195 Жыл бұрын
​@@nimcoomuusa3202 waar xishood , wax isku fal
@abdifatahduale3967
@abdifatahduale3967 Жыл бұрын
Siyaasadu ma ina La xado ooo la fadheysto Xoolaha umada jamhuuriyada Barakeysan ee somaliland
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht Жыл бұрын
Wareysi gara mansha allah
@DowladYuusufMuxammad
@DowladYuusufMuxammad Жыл бұрын
Abwaan wayn Maxamuud Xaashi
@anwaraniis6865
@anwaraniis6865 Жыл бұрын
Siyaasi fogaaday ❤❤❤😊
@abdiyusuf9419
@abdiyusuf9419 Жыл бұрын
Muuse Khaakhuul Yaa Afgaran Waayahayee
@guletizmail8349
@guletizmail8349 Жыл бұрын
Hooyada aya af garane u dir neefyow
@abdiyusuf9419
@abdiyusuf9419 Жыл бұрын
@@guletizmail8349 Adiga iyo Hoyadaadii Labada Siilahayd iyo iyo Muuse Laga Rooneba Anaa wasa Dhedig yaw Dhedigu dhalay ee khaniiska ah
@abdiyusuf9419
@abdiyusuf9419 Жыл бұрын
@@guletizmail8349 hadal ilma Qoomu luud
@abdiyusuf9419
@abdiyusuf9419 Жыл бұрын
@@guletizmail8349 Nacalaa Reer Abaarso iyo Ku daafadaa Tihiin ku yaale Muuse Juudaan Hadii Lasoo hadal Qaado Maxaa Futadu Idiin wada Dhididaa daaradiisa ha Xaadh xaadho hadaydaan Doonayn in Lasoo hadal Qaado
@abdiyusuf9419
@abdiyusuf9419 Жыл бұрын
@@guletizmail8349 Muuse juudaan Anagaa wasna isaga iyo Ilma Abaarso wasakh da Dhaqan ka Xun
@naciimacaalin
@naciimacaalin Жыл бұрын
❤❤❤ addeer kay guul😊
@mohamedsaedmohamed
@mohamedsaedmohamed Жыл бұрын
reer Dhanoo Adeerkay Inaderkay Waxaasuun Guraya Aduunkani Waa Aduun Maslaxado Iyo Aragtiyo Lagu Wada Socdo Xaqiiq Kumana Dhex Noolaan Karaysaan Dadkan Gar-adag Baydin Ku Noqonaysaan Hadaydinaan Caadi iska Dhigin
@zakirboss143
@zakirboss143 Жыл бұрын
Legendary MAn
@mubex199
@mubex199 Жыл бұрын
Siyaassi qaraan
@mubaariktiger4929
@mubaariktiger4929 Жыл бұрын
xeldheere siyaasadeed
@BahabarAdan-ju2ol
@BahabarAdan-ju2ol Жыл бұрын
Madaxweynaha 6aad ee Jamhuuriyada Somaliland.
@suleimanabdirahman5295
@suleimanabdirahman5295 Жыл бұрын
Hoogamiyaha ruuxiga insha allah madaxwaynaha 6aad
@dagansh5606
@dagansh5606 Жыл бұрын
Maxamuud waa raga u qalma madaxweyne haduu noqonlahaa ahaan lahaa qof gari gasho kana baxdo.
@LUQMAANMUSE
@LUQMAANMUSE Жыл бұрын
Aniga 2 iiga baxay ninkaa odeygaa hadalkiisa 1-inuu xal wado 2-iyo inuu danihiisa xisbi ka hadley.
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Жыл бұрын
MM TV soo casuun madaxweynaha Muse iyo gudoomiye Ciro
@musharaxguledcarab1405
@musharaxguledcarab1405 Жыл бұрын
Leader
@apdirizakhazzan4679
@apdirizakhazzan4679 Жыл бұрын
Siyaasi warkiisu cad yahey
@ardoali9558
@ardoali9558 Жыл бұрын
Asc wr wb wlhi hadal islaanimo buu ka hadlay masha Allah ayaan leeyahay alle haka Ajir siiiyo Islam nimada waa wax weyn😊
@Jamal.145
@Jamal.145 Жыл бұрын
Maxamud Xaashi waa oday wax badan og oo dadkiisa taageero buuxda ka haysta😮😮
@somalilandigabadan7588
@somalilandigabadan7588 Жыл бұрын
Keep going mmtv
@yassinsaleban3702
@yassinsaleban3702 Жыл бұрын
Waa dhab
@mohamedomar2367
@mohamedomar2367 Жыл бұрын
Wonderful from waddani supporter
@iqroali7019
@iqroali7019 Жыл бұрын
Guuuuuuuuuul somaliland
@karti-soor
@karti-soor Жыл бұрын
Inadeer Gud: Maxamuud Xaashii Cabdi siyaasi karti iyo Kalsooni huwan. Bal'se marba meel iyo Xisbiga #Waddani #Kulmiye i la kala safta kolba weji cusub... Sidii Xukumadda Muuse Bixi Cabdi #Kulmiye ka fogeeyey....
@HassanWadad-yx1ts
@HassanWadad-yx1ts Жыл бұрын
Mansha.alah.waa.odey.aragtì.iyo.fikir.sax.ah.wadaa.lakin.xusbiga.talada.haya.haqiimeeyan.aragtime. Umada.ufaa.iidada.ah
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub Жыл бұрын
Mohamed Iliig waa nin aaminsan fikirka kooxda Ictisaam, lkn si xirfad leh ayuu usoo diyaariyaa barnaamaj yadiisa
@salebannourelmi1589
@salebannourelmi1589 Жыл бұрын
Warkaaguba waa xadiis❤
@CabdinaasirCumar-r1u
@CabdinaasirCumar-r1u Жыл бұрын
Ninkan ku daydo maxamuud xaashi from sacad muuse
@nadiirafaarax
@nadiirafaarax 19 күн бұрын
Hhhhhhh no dhig magaca Hy wase
@apdirizakhazzan4679
@apdirizakhazzan4679 Жыл бұрын
Nin adeg weeye maxamuud xaashi😇
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Жыл бұрын
URURADII WAY FURANYIHIIN
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Жыл бұрын
SIDAAD MOODAYSO MAAHA BAL HUBSOO MAANTA WAA KALIYA WAXAAN DHAGAYSANAYAA KALIYA HAPPY INDEPENDENT DAY GUUUUUL BRITISH SOOMALILAND GOVERNMENT
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Жыл бұрын
WAA MAALINTII XORIYA WAX KALE MAYA 18MAY DABADEED HADAL
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Жыл бұрын
Wuuu sheegay madaxwaynuhu in ururadii horeeyan
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Жыл бұрын
Xunbo wayne
@abdilaahiawil3289
@abdilaahiawil3289 Жыл бұрын
Madaxwayne maxamuud xaashi madaxwayne 6aad somaliland
@guletizmail8349
@guletizmail8349 Жыл бұрын
Guuul inshallah somaliland ✊️
@mohamedgurre4159
@mohamedgurre4159 Жыл бұрын
Haasha sida hadalkiisa ka muuqata waa madaxweynaha ka danbeeya ciro waanu ku saxan yahay taas
@kadrafuaad1
@kadrafuaad1 Жыл бұрын
Guulayso mahamuud haashii guul kaaH💚🤍❤️💪💪💪💪✋️guul soomaaliland
@mohamoudmohamed9996
@mohamoudmohamed9996 Жыл бұрын
Hoggaamiye.
@mawliidaidid3165
@mawliidaidid3165 Жыл бұрын
Maxamuud xaashi cabdi nin adag walee hooyadaa ninbay dhashay libaax madaxweynaha mustaqbalka unsha allah❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉😢😮
@mawliidaidid3165
@mawliidaidid3165 Жыл бұрын
❤❤❤😅😅🎉🎉🎉
@mohamedsaedmohamed
@mohamedsaedmohamed Жыл бұрын
Subxaana Lahaa Ilaahay Ha Idin Caafiyo
@sarahdirirrayan-rl1ib
@sarahdirirrayan-rl1ib Жыл бұрын
Ninkan dadku haday wada ahaan lahayden beri horaan qayb yurub ka mida noqon lahayn Waar muuse waa bilaa aqoone wadanka halaga qabtoo😂 Aabe xaashi alle hanoogu kaa dhiibo arinta❤
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 Жыл бұрын
Muuse juudaan dawlad ma hogaamin karo Halaga qaado shaqada madax Wayne ragii maanta waxay ku dhamadeen tuulo Samakaab iyo tuuloyin kale 150 baa dhimatay iyo dhawac fara badan goojacade Qatar teeda ayey leedahay.
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 Жыл бұрын
Dhimashada tuulo samakaab dagaal kii maanta dhimashada waa Habar jeclo 47 qof Habar awal 27 qof Garxajis 37 qof Gadabuursay 7 qof Ciise 2 qof Ayub 3 qof Total 123 ayaa idoor maanta ka dhintey , dhawacana 100 qof waxaa lageeyey oog waxaan meeshaa looga cararay , iyo maxabiis badan caawa waraabaha ayaa cunaya idoor wagaash Mac Hhhhhh
@aidenhassan5116
@aidenhassan5116 Жыл бұрын
@@farhiamursal7256 niic da jooji goojacade markaad so daaftan ilahadal
@adenabdi3770
@adenabdi3770 Жыл бұрын
Ninkan horaaa loo tijaabiyey wasiirbaa laga dhigay waa la ogaa dhaqanada uu soo kordhiyey kii aaan garanaynina isagay u taal lkn ninkani waa nin waayo arag ah oo afmacaan
@mohamedomar2367
@mohamedomar2367 Жыл бұрын
Siyasi Mohamud Xashi manta ayu indhaha fuuray
@xasanmaxamed4252
@xasanmaxamed4252 Жыл бұрын
Wa siyaasi dhab ah mashallah
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf Жыл бұрын
Waa nacas. Not time to talk about election. Everyday our boys are fighting to safeguard our freedom. He should to Gooje cade to give moral support to our young boys not to score a few cheap political points. an old tuug
@saxardiidcismaan2690
@saxardiidcismaan2690 Жыл бұрын
Ma sheegin midna
@abdimuse7911
@abdimuse7911 Жыл бұрын
Hada siduu uhadlaayo waa si fiican, laakiin ma ogi siduu u hadli jiray maanta ka hor..
@wellsmart
@wellsmart Жыл бұрын
Waxa uu ahaa nin sida uu codkar u yahay hawlkarna ah.
@aliyeyeding6588
@aliyeyeding6588 Жыл бұрын
Adan Nuux Dhuule dib u dhashay baad tahay ADAN REBORN
@Ahmed-jk6go
@Ahmed-jk6go Жыл бұрын
Wr Ninku afahansanaaa
@ayaanismail5516
@ayaanismail5516 Жыл бұрын
Kolba mid bulshada kiciyaa ha soo fadhiisto aniga waxba iga ma galin Qofna wax kaliya oo wax iga galeen waa Ciidanka Qaranka Somaliland oo kaliya tuugada magaca rabta oo dhan waxba iga ma galin I only care Ciidanka REER Hebel REER hebel waa aniga aniga waxaan ahay anigu kala qaadii maayo same peaple same shit Isaq is Isaq ragani siyaasad ha dhageesanina waa beenalayaal iyo qabiilaystayaal. Only Ciidankiin Quruxda badan ee Cadawga idinka hor jooga difaaca Happy 18 may my peaple Somaliland
@abdoubouhabdillahi5673
@abdoubouhabdillahi5673 Жыл бұрын
MM waa adee cadii Mareyxaanka iyo Majeerteen war hooy Somalilandeey
@AliAhmed-ei8jy
@AliAhmed-ei8jy Жыл бұрын
Keep going future president
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 Жыл бұрын
Saamayn malaha waan u khajilaa muxuu la gariirayaa
@mohamedaliahmed3419
@mohamedaliahmed3419 Жыл бұрын
ragu maxay kugu shuufeen furiinkaaga badan ee lagu furay waan u qajilaa.
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 Жыл бұрын
Arooskaaga haka mashxaradin faankana iska ilaali mmtv waa la yaqaan inta ay danayso badanaa
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Beesha isaaq waxaan idiin sheegayaa iska dhaafa kelmeda ( mujaahid) kana fiirsada
@abdiqanimohamudyusuf8756
@abdiqanimohamudyusuf8756 Жыл бұрын
Ciro & xirsi..shacabka ma midaynkarayaaan iyagaaaba kala qaybiyey...kuwaas iyaga halkaaas iska dhig wayo wajigoodiii wa ay isticmaleeeen iyaga aqoon ayaa lo yeeshay....wajiyo kale ha mideeyaaan..ayey ila tahay aniga..
@ahashi7828
@ahashi7828 Жыл бұрын
War dad islaam ah ayaanu nahaye aakhiradiina u naxa
@gemstar416
@gemstar416 Жыл бұрын
This is exactly what happened. Lack of sharing key national disasters and not getting brief on these matters that led to all of these big problems 😑
@Kbrallh
@Kbrallh Ай бұрын
2026 kaah ❤
@QueenXasan
@QueenXasan Жыл бұрын
Wlhy waa jowkarka siyaasda
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Жыл бұрын
Maxaad doonaysaa hadaa wixiiba way xunyihiin baad leedahay mushkilada yaa keenay ururadu waa diyaar
@MaxamedCabdi-uq7lu
@MaxamedCabdi-uq7lu 2 ай бұрын
Waraysiga jookarku xaguu iga dhaaafay
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Жыл бұрын
Isqabadsii wakiilada maxaa kaagalay
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Жыл бұрын
Hooyo taladada xumeyd baa ureysa hada taladi xumeyd ee muusa ayaa ureysa.
@Hamse-xulbad
@Hamse-xulbad Жыл бұрын
Jookarkena 👋
@kaysehasansaleban4762
@kaysehasansaleban4762 Жыл бұрын
WAR TUUGA DADKA HA HOR KEENINE WAA KHAYN AL WADANE
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 Жыл бұрын
Rubaayadii nus qarniga qaybteedii 678aad
@mohamedsaedmohamed
@mohamedsaedmohamed Жыл бұрын
Waa Aduun La Rogayo Kani Malaha ASTAAMAHA QIYAAMAHA 😢 Waxa Ka Mida Nin Eedo Loo Haysto Oo Loo Haysto Xunba Wayne Loo Haysto Madaaro HADANA NIN BARI AH ISKU HAYSTA Oo ku faraxsan In Reerkiisu Wataan Oo Qabyaalad Ku Faraxsan Subxaana Laah
@Iftiin501
@Iftiin501 Жыл бұрын
Xassidnimada allah ma amaanin(darajada walaalkaa sitaa waa mid kuu dana, kartida khibrada akhlaaqda Halyey mahamuud hashi waa mid somaliland oo dhan u dana waana ninka keliya ee maanta somaliland badbaadinkara hadii aanad gaadhayn cay kuwii horeba waxba kaga qaadiwaaye, runta isu sheeg ninka raga wanaagiisa waa loo qiraa, guul mudane mahamuud hashi future somaliland president ❤❤❤❤💯💯 May allah protect you 🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾
@mohamedsaedmohamed
@mohamedsaedmohamed Жыл бұрын
@@Iftiin501 Ma Waxaa Guula Hablihii Uu Ku ...... Ma Waxaa Guula Xaqii Umadee La Boobay Habar Awal Ban Anigu Dacwadaa U Dhiibayaa " Habar awaleey Waxan Adinkaa Nagusoo Daayay Oo Magaalada Keenay Magana Ay Idiin Yihiin Oo Idiin Gacan Dhaafi Maynee Naga Qabta TV Yadiinana 📺 hanagaga Soo Daynina Please "
@suleimanabdirahman5295
@suleimanabdirahman5295 Жыл бұрын
Mm tv waxan idinka codsanaya inaad waraysi kasoo Qaadan AQOONYAHAN MAXAMED CABAYDH warsysiga danbe
@sakariyahassandahir908
@sakariyahassandahir908 Жыл бұрын
Madaxwaynaha 7aad ee somaliland
@alimaxamed3333
@alimaxamed3333 Жыл бұрын
Ina xaashi macalinkiisu wuxux ahaa siilaanyo siilaayona siyaasadiisa wan soo aragnay
@najaxqalanjo4293
@najaxqalanjo4293 Жыл бұрын
Nin xitaa hduu dhinto kaa sharaf pdn miyaad xagaas ugasoo ciicleedey
@cukeyr12345
@cukeyr12345 Жыл бұрын
Waa nin xiiqsan adeer adigu iyo Xirsi ka noqon maysan madaxwayne Somaliland tuug ilaa tuug
@abdiabdiraxiimsiciiddheere1515
@abdiabdiraxiimsiciiddheere1515 Жыл бұрын
Madaxwaynaha ma hooyadba bixisa dir biijoy
@guletizmail8349
@guletizmail8349 Жыл бұрын
Madaxwayne kasta wadanka meel ayu soo gaadhsiiyay, muusena meel fiican ayu gadhsiiyay, inkasto dhibaatoyin jiran hadana waa qoraal Alle, muusena wax badan wuu qabtay wuuna raba inu sii qabto xilkasi, doorashada wuu u tartamaya illahay kuu ku guuliyaba, kala qayb sanaantana waa lagu soo duulay wadanka waa inaynu waxaasi dhan ugaso wada jeedsano, maha kaliya dhaliil inaynu dusha uun ka saarno muuse.☝️
@maryanmohamed6688
@maryanmohamed6688 Жыл бұрын
Hhhhhh Muxuu Muuse Biixi Qabtay, Cadaw Ku Soo Duuleyna Ma Jiro .
@adamali2729
@adamali2729 Жыл бұрын
nin in uu kulmiye lumiye ma ahayn
@Cazka12
@Cazka12 Жыл бұрын
Rasuul Ina Xaashi Madaxwaynaha 5ta Sanee Soosocota ❤
@wareegmedia1064
@wareegmedia1064 Жыл бұрын
War ka qaad waxan rasuul nah maaha waa qof binaadiin haa rasuul waa kuwaa ilaahay dhoortey haa ka xaq quudbiin dembi nah haa qeelin keeliya waxaad tiraahdah waan taqeersanahay siyaasinimadiisa ama waa halyey lkn rasuul ka dhaa wll waa tallo haadi aad iga qadaanah siid weeye
@Cazka12
@Cazka12 Жыл бұрын
@@wareegmedia1064 hye wll
@WLLMohamud
@WLLMohamud Жыл бұрын
SIYAASADA SOMALILAND KA TAGAN WAXAY U BAHAN TAHAY IN UU MADAX WEYNAHA IL GAAR AH KU FIIRIYO WAX YAABAHA SOCDA ❓
@djcaawiye14
@djcaawiye14 Жыл бұрын
kalay hooyada hadda siyasad ha ku soo hawaysato iska daa siyasade xitaaa yuhuud soo kaxayso
@Qarandhise
@Qarandhise Жыл бұрын
Siyaasada fashiltay adiga ka koow ah waayo adiga meesha saaray
@AliAli-gl4bg
@AliAli-gl4bg Жыл бұрын
Adu iyo kuwa kaleba isma dhaantan ee meesha cid u raadiya
@cabdinasir8591
@cabdinasir8591 Жыл бұрын
GUDOOMIYAHA URURKA KAAH XAGUU ISKAGA INDHA TIRAYAA DOORASHADIII MADAXTOOYADA
@Shankaroon266
@Shankaroon266 Жыл бұрын
Kaah waxa fashiliyey xusbiga wadani
@Jamal.145
@Jamal.145 Жыл бұрын
Waar soo heshiiya oo xalkeena waxaa dhaha oo ku dhiirada hogaamiye daacad ah oo aragti leh oo wadani ah. Muuse Juudaan lagama yaabo inuu caqligaa yeesho😮😮😮
@BarkhadFaarahcabdi
@BarkhadFaarahcabdi Жыл бұрын
Wanu ku doraan gudomiye maxamuud xaashi cabdi
Ganacsatada iyo culimada ugu waawayn Somaliland oo baaq diray.
33:43
Xildhibaan Maxamed Abiib oo hada la hadaly saxaafadda.
10:55
MM Somali TV
Рет қаралды 1,7 М.
Walking on LEGO Be Like... #shorts #mingweirocks
00:41
mingweirocks
Рет қаралды 6 МЛН
When u fight over the armrest
00:41
Adam W
Рет қаралды 24 МЛН
HELP!!!
00:46
Natan por Aí
Рет қаралды 54 МЛН
Jacaylka Sidee ayey isku yihiin Maxamuud Xaashi?
11:00
Hargeisa HD
Рет қаралды 51 М.
Komishanka Doorashooyinka Qaranaka oo soo saaray war cusub
2:33
MM Somali TV
Рет қаралды 4,9 М.
Waraysi HAL-ADAYG: Maxamuud Xaashi Cabdi by Xasan Galaydh [ FULL ]
1:00:26
Madaxweyne ku xigeenka Somaliand oo fariin diray.
4:27
MM Somali TV
Рет қаралды 11 М.
Maxamuud Xaashi Cabdi
36:17
MM Somali TV
Рет қаралды 7 М.
Walking on LEGO Be Like... #shorts #mingweirocks
00:41
mingweirocks
Рет қаралды 6 МЛН