Nin la Moodayay in dhintay oo la aasay oo Si kadis ah usoo galay Gurigooda oo ku yaala Hargeisa.

  Рет қаралды 96,377

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 249
@CabdimaaligIsmail-rb3sx
@CabdimaaligIsmail-rb3sx 8 ай бұрын
Ax ax allaah mahad oo dhan leh war hooy somaliyeed ha lay cawiiye niin Ka mis kiin Ka ah ee xanuun San ha la cawiiyo
@khadracali4640
@khadracali4640 8 ай бұрын
Wagabdh dagan yarta war bixinta lawaydiinayay mashaa allaah wil kana ilahay ha cafiyo
@MaxamuudAbdi-g3b
@MaxamuudAbdi-g3b 8 ай бұрын
Alle ha caafiyo wllo Caafimaad taama Alle ha Siiyo
@fahiimae7336
@fahiimae7336 8 ай бұрын
Allah cafimaad dhakhso ah ha siiyo. Kii dhintayna Allah ha u naxariisto. Wariyow booliska warayso si ninkaa la aasay loo helo dadkiisii.
@AmiiraMahamud-k5c
@AmiiraMahamud-k5c 6 ай бұрын
Please yaa ka hayaa number ka gabadhas
@engrmohamoudgeelemohamoud2303
@engrmohamoudgeelemohamoud2303 8 ай бұрын
سبحان الله سبحان الله سبحان الله
@AbdimalikAdan-c7w
@AbdimalikAdan-c7w 8 ай бұрын
Subxanallaah waa ilaahay awoodiisa
@abdalahkalil3048
@abdalahkalil3048 8 ай бұрын
96su8😮😢😂❤j :)
@Sirsultan77
@Sirsultan77 6 ай бұрын
Rabbi ha caafiyo aamin
@Quulle-ibnu-quulle
@Quulle-ibnu-quulle 8 ай бұрын
Eeg hadda si loo xaqiijiyo in uu isagii yahay ileen qof xabaal la geliyey ma sahlan in u dib uska soo faqo. Bal xabaashi lagu aasay ha la soo eego.
@meesheena620
@meesheena620 8 ай бұрын
Sidaan u fahmay qof kalay aasteen
@AyaanYusuuf-x1l
@AyaanYusuuf-x1l 8 ай бұрын
Maaha wll qofkay aseen isagii ee wa qof kale😢
@SakariyeCarafaad
@SakariyeCarafaad 8 ай бұрын
Wa sidaasba o isaga ayaa mqnaa​@@meesheena620
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 8 ай бұрын
😢😢😢😢😢 reesal wasaaraha xamse abdi bare warkisa waxba kajiro iskama dhihin wa dhintey wa baxsadey run aragney
@Oumalkermohamed-xe8pd
@Oumalkermohamed-xe8pd 8 ай бұрын
😢😢😢😢
@AaminoKhaliif
@AaminoKhaliif 8 ай бұрын
😮
@MaxamedCabdulaahi-j5j
@MaxamedCabdulaahi-j5j 8 ай бұрын
Wll resilwasaaha hadalkiisa wuxuu a haa hadal sarbeeb ah ee walaalo qof geeriyooday dunida kuma soolaabanaayo, Wixii mucjizaad ah waagooni sida nabiceese calayhisalaam oo kale waxaa kamid a haa mucjizaad kiisa qofka geeriyooday in soonooleeyo bi idni llaahi وإذ تخرج الموتى بإذني. ....
@farhiyalyrics5537
@farhiyalyrics5537 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@ibraahimSulub-zm3no
@ibraahimSulub-zm3no 8 ай бұрын
Yaa maydhey maydka
@abdilahiidiris534
@abdilahiidiris534 8 ай бұрын
Waa suuaadhan qabbo 😂
@Haffyy
@Haffyy 8 ай бұрын
😂😂😂maskinka alle hacafiyo qof kale bay asten rerkan
@MohammadAbdi-t5x
@MohammadAbdi-t5x 8 ай бұрын
Rabi caafimaad taama hasiiyo wllka
@ismailcazka1329
@ismailcazka1329 8 ай бұрын
Maskiinka Allah ha u naxariisto
@noahD1636
@noahD1636 8 ай бұрын
Wariyahan waa nin uqalma wariyenimo👍👍
@IsmaaciilCabdi-oj9mu
@IsmaaciilCabdi-oj9mu 8 ай бұрын
Asc xabaashii halafaqo dheecaan hagaqaado waa wax dhikara àduunyada nin noolaw maxaa aragti kuu laaban wax walba waa la arki mahadsanid
@itsbutterfly4544
@itsbutterfly4544 8 ай бұрын
Mxa la qaadi 9 bilod ka hor buu ahaa xilgn qofki wu ibdale lama soo heleyo qofki ay aseen ileyn hadey calam ahaan wala heli lahaa
@abusa3adS
@abusa3adS 8 ай бұрын
Waa sheeko kale😂😂😂 Dhakhtarkii wax baadhay ha la soo xidho iyo kii maydka maydhay.
@ummumahir7551
@ummumahir7551 8 ай бұрын
😂😂wlh wa run dad badan aya sas lagu ase oo sida ku dhinten wa macqul maskin 9bilod god kujire wax cumin nefsan😢
@baabuli8762
@baabuli8762 8 ай бұрын
Qof kale ayaa la aasay oo kagu qalday siday u muuqato markaa qofkii kale waar bal cidiisii iyo dadkiisii haloo raadiyo
@Leona_-
@Leona_- 8 ай бұрын
😂😂😂
@souadelmi5470
@souadelmi5470 8 ай бұрын
dhee xilima laa radin mudo badhan ayaba kaso waregtay 😢
@Haajira-t9q
@Haajira-t9q 8 ай бұрын
Qof ay isu eeg yihiin buu ahaa alle ha caafiyo ka wiilka dhintayna alle ha u naxariisto
@AbdiMohamed-yk5uv
@AbdiMohamed-yk5uv 8 ай бұрын
Alle hacaafiyo wiilka waa wax layaab leh
@mohammethsuleiman9620
@mohammethsuleiman9620 8 ай бұрын
markaaa inan kale ayaaa la aasey miyaaa waaa qiso cajiib ah ee ilkacase ilaahay ha caafiyo ee hala lagasoo xaqiijiyo meeshuuu kuxidhnaaaah halana caawiyoh . inankii la aaseyna astaamihisii dib haloooo baahiyo si family kale ooo weysan wiilkooodii ay uhelaaan.
@ayaanlemohammed1647
@ayaanlemohammed1647 8 ай бұрын
Waa qiso layaableh Alle cafimaad Tama hasiiyo
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 8 ай бұрын
Alle ha cafiyo wiilka somalidu horey isku aasan wax hala hupsadoh
@riyaqmohamed565
@riyaqmohamed565 8 ай бұрын
Wan layabay alaa maxa dad badan oo nool oo suxsan ama komo kujira maxa la asay isla daqiqadas ayeba badelki iyo yambadi lakala ordayan tolow ma culeysba laguhayeye 😂 bisinka
@قناةالسبعالمثانيوالقرآنالع-م9ذ
@قناةالسبعالمثانيوالقرآنالع-م9ذ 8 ай бұрын
Walaalayal caawiya. Waa. Dad. Walaalahena
@Talent_girL1
@Talent_girL1 8 ай бұрын
Ilahayow caafi❤adaa boqore 😢
@abdiisse4172
@abdiisse4172 8 ай бұрын
Waa dhintay waa la helay😅😅😅 ma baxsan. ee fadlan hala raadiyo marxuumka la aasay dadkiisa . Ninkaa xanuun san illaah caafiyo qoooyskan hala caawiyo Sooomaaliyey
@QadanOsman-j7s
@QadanOsman-j7s 8 ай бұрын
Alle ha shafiyo
@MukhtaarXasen-nx5gk
@MukhtaarXasen-nx5gk 8 ай бұрын
Allah ha caafiyo
@hooyoosman8308
@hooyoosman8308 8 ай бұрын
Ilaahow ha caafiyo
@drabdillahisaid17
@drabdillahisaid17 8 ай бұрын
WAA DHINTAY WAA BAXSADAY MIYAA SHEEKADU BAL NINKA HA LASOO WARAYSTO IN SU'AALIHII QABRIGA LA WAYDIIYEY IYO IN KALE
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@faizamohamedabdi2847
@faizamohamedabdi2847 8 ай бұрын
Xasbunallah
@Ismaaciil2130
@Ismaaciil2130 8 ай бұрын
Allaw sahal umuuraha.
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 8 ай бұрын
Ma sha Allah.. Illahay ayan tiisa ka dhigin.. subhannAllah
@hibaaqaxmed3631
@hibaaqaxmed3631 8 ай бұрын
Subxaanalaah, laakiin qof u eeg ayey aaseen, Umadaa masaakiintaa ee wadooyinka ku dayacan, miyirkoodiina alle ka qaaday uun buu ka mid ahaa ninkaa ay aaseen reerkaasi
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 8 ай бұрын
O wllo miyad medhen idinki mad aragteen marka maydhen miyu aha isaga kad asteen
@aliabdi22006
@aliabdi22006 8 ай бұрын
qof la aasay sidu oga soo bixi kara xabaasha?
@AbdimalikAdan-c7w
@AbdimalikAdan-c7w 8 ай бұрын
Ilaahow caafimaadkiisa usoo celi
@roodacismaan952
@roodacismaan952 8 ай бұрын
Wariyana maa ahee umada ka leexo kii la aasanay alle haw naxariisto ka xanuunsana alle ha caafiyo waa qadar alle uune
@jimcaaleabdi9222
@jimcaaleabdi9222 8 ай бұрын
Kiiskaasu baadhis ayuu u baahan yahay ?
@abdiismail-lz5xs
@abdiismail-lz5xs 8 ай бұрын
Waa dhacdo Cashar u aha Laamaha amniga iyo cid kasta oo ku shaqo lahayd
@kooshinfarxaan1707
@kooshinfarxaan1707 8 ай бұрын
Warkalaý kanla assay yu ahaa
@KadarcamirAarkamedia
@KadarcamirAarkamedia 8 ай бұрын
Hargeysay maydkaaga Hubso
@Sadaammuuse-rx4sj
@Sadaammuuse-rx4sj 8 ай бұрын
😂😂
@rahmanuur5191
@rahmanuur5191 8 ай бұрын
Markii la aseyay lama eegin miyaa niska?
@SharifBroncel
@SharifBroncel 8 ай бұрын
Waa waxa iis ku tuus shubax allah😢😢
@mohamedaliran
@mohamedaliran 8 ай бұрын
Isagana illaahay ha caafiyo
@cabdirisaaqxaashi2277
@cabdirisaaqxaashi2277 8 ай бұрын
Ilaahay ha caafiyo isku magac iyo isku naanays ayaanu nahay
@juststuding3029
@juststuding3029 8 ай бұрын
Illahy ha ku caafiyo
@mustafesiciid3696
@mustafesiciid3696 8 ай бұрын
Kan walan allaha caafiyo. Hadii mid dhintayna allaha u naxariisto
@mawliidyuusuf-nd3dh
@mawliidyuusuf-nd3dh 8 ай бұрын
Waa arrin dhici kara aragtidayda inanka xanunsanaya hadda wejigiisa inaad mujisan kalsoni gara ayay noqon lahayd intenna dhibaato haysato alle haw gargaro
@Runtahaygunicin
@Runtahaygunicin 8 ай бұрын
Markay aasayeen may arag miyaa?
@halimamohamed6126
@halimamohamed6126 8 ай бұрын
Allahu akbar
@mohammedahmed6569
@mohammedahmed6569 8 ай бұрын
Alxamdulilah, ilaahii soo nabad celiyay walalkaas ayaa Mahad leh. Laakiin tani waxay cadayn buuxda u tahay masuuliyad darada iyo dayaca laamaha amaanka iyo caafimaadkaba ee macluumaadka khaldan bixiyay. Runtii bulshadeenu way dayacan tahay, ilaahay masuuliyiin kuwan dhaanta ha u keeno bulshada Somaliland ee masaakiinta ah ee dayacan.
@khadarahmed699
@khadarahmed699 8 ай бұрын
Alllah ha caafiyo
@ladanladan1718
@ladanladan1718 8 ай бұрын
Subxaana allaah
@Safiyo-ue4fj
@Safiyo-ue4fj 8 ай бұрын
Allaha cafiyo amiin
@clahiciroole4592
@clahiciroole4592 8 ай бұрын
ninka dhiiga loohaystay ayaa illaahay asturay
@mohamedaden7778
@mohamedaden7778 8 ай бұрын
Waar marxuunka dhintayna hala baafiyo fadlan c/risaaqna alla ha caafiyo insha alla
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 8 ай бұрын
Subxaanalah 😢
@CabdiYare-w4v
@CabdiYare-w4v 8 ай бұрын
Xabaasha ayuu kayimid ictiraafka haka tagin ayuu yiri
@xayleaxmed7625
@xayleaxmed7625 8 ай бұрын
cajib oo markii meydka lameydhayey miyeydaan wejigiisa garaneyn marxuumka aad aasteen
@abdiismail-lz5xs
@abdiismail-lz5xs 8 ай бұрын
Waa Su'aal?Miyaaney reerkoodu garaneyn meydka ay aasteen
@ZahraOsman-l1d
@ZahraOsman-l1d 8 ай бұрын
Kolay dadka ehelka dhow ah ma maydhan maydka
@liveyourlifeinlove9273
@liveyourlifeinlove9273 8 ай бұрын
Marqan is not easy
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 8 ай бұрын
Haa waxanusanayey sax sax
@HamseSADRI
@HamseSADRI 8 ай бұрын
Ma Kafan madhan maa aasteen
@caydaruusjaamac9400
@caydaruusjaamac9400 8 ай бұрын
Wariyuhu xirfad Uma laha waraysiha😊
@awdal_landtv9275
@awdal_landtv9275 8 ай бұрын
Haaa wariuhu xirfad ma lehene
@ASAD-988
@ASAD-988 8 ай бұрын
ilaahoow adaa qaadir ah
@hawokiinofficialhilowle2101
@hawokiinofficialhilowle2101 8 ай бұрын
Allahayoow caafi
@safiyadheman4099
@safiyadheman4099 8 ай бұрын
Ilaahaw ugargaar o caafimaad siih miskiinka
@saedaliadem7699
@saedaliadem7699 8 ай бұрын
SUBXAANALAAH
@abdallabro11
@abdallabro11 8 ай бұрын
Ilaahaw caafi ya Allah
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 8 ай бұрын
subxanallaah inalillah wa inaa ilayhi raajicuun wa arin layab leh
@cabdishakuuraxmad14
@cabdishakuuraxmad14 8 ай бұрын
سبحان الله العظيم سبحان الله وبحمده
@abdiwalibashir1727
@abdiwalibashir1727 8 ай бұрын
Alle hacaafiyo
@khalidelyas1006
@khalidelyas1006 8 ай бұрын
Maxay soomaalidu nin wadnuhu is taagay aaseen
@farxanmohamed4871
@farxanmohamed4871 8 ай бұрын
Subxanallah
@moapdikarem144
@moapdikarem144 8 ай бұрын
wax walba wa qadar rabbi balse wa in dhakhtarki cadeyay in uu dhintay wiilku in talabo sharci ah laga qaado albabadana lo laabo xaruntaass
@hoodoeprahim2683
@hoodoeprahim2683 8 ай бұрын
Qofkii dhintayba maaha isagu wuu xidhnaa mudadaas se waxa is waydiin leh raggi tolkii ahaa miyayna maydka u galin maxaa keenay in calaamado la sheego
@ShucaybCali-eb1mv
@ShucaybCali-eb1mv 8 ай бұрын
Taa saa sax
@Dirir-vg8zy
@Dirir-vg8zy 8 ай бұрын
Kii la aasay hadaba cidii u ka dhintay ma tebeen
@najiibarka7171
@najiibarka7171 8 ай бұрын
Alle HaCaaFiyó😓
@IsmailHassan-j1m
@IsmailHassan-j1m 8 ай бұрын
Ax ax Allah mahad oo leh
@abdiismail-lz5xs
@abdiismail-lz5xs 8 ай бұрын
Su'aashu Waa sidee loo heli karaa Eheladii marxuumka la aasay
@kawdarcabdi-uh3xp
@kawdarcabdi-uh3xp 8 ай бұрын
😮
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 8 ай бұрын
Sheekada ma Fahmin markii la.aasayay miyanay wajigiisa Arag wax baa Qaldan
@samatarabdikaderali6933
@samatarabdikaderali6933 8 ай бұрын
Idacada mm tv ilahay ayaa inaga qaban karaya mantan waxay keeneen nin dhintay oo xabashi ku soo washay mmtv miyay ku dawarsanayay ninka natusa
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 8 ай бұрын
NINKII BOOYADA LAHAA!! XALAAL QUUTE 🎊 AYUU AHAA!! WUXUU YIDHI, DHOWR cisho ayey igu soo NOQDEEN, iyagoo leh NASII XAQAYAGII!! waxaan ku idhi NAYARA SUGA, weli waxba islama haynee!! 14 Ka February, ayey balan kama dambeysa nasiiyeen!! SUB HAN ALLAH)!! waan murugaysna ayuu yidhi, waxba maan hayn!!awooda(ALLAH SWT) bal eeg 12 February. Ayuu GURIGOODII YIMI!! (RABBI) waa XAQSOORE!! iminka iyagii gilgilayey NINKA BOOYADA LEH🎉ayey jiqkutahay!! waayo LACAGTII AASKA iyo LACAG HORUMARIN AH, ayey qaateen!! INAY SOO CRLIYAAN WEEYAAN!! LACAGTIINA MA HAYAAN!! NINKII OO BUKANA GURIGA AYUU JOOGAA!! (ALLAHU AKBAR)!! MARXUUMKA DHINTAY(ALLAH) YARHAM (ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲REERKIISA WAA IN LA RAADIYAA!!
@مزونالشمري-ص6غ
@مزونالشمري-ص6غ 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@somalianneverlie8878
@somalianneverlie8878 8 ай бұрын
Ninkii dhintay dib ha loogu noqfo iyo xabashii Ilayn maydka cidbaa maydhay eh cidii ha loo yeedho C.I.D Waa in ay baadhitaan u dirtaa oo kiiska dib loo furaa Qoladii wax jiidhay yey magta siinayaan ?
@Head_of_the_Table2.0
@Head_of_the_Table2.0 8 ай бұрын
😮😮 😮😮😮😮😮
@daawadmedia8702
@daawadmedia8702 8 ай бұрын
Ar aniga dad badan baa iga maqane hadii ay soo laaban lahaayeen wan farxi lahaa wallaahi.
@osmanibrahim3470
@osmanibrahim3470 8 ай бұрын
KAA LA AASAY MAGTIISA DOONO 😂😂😂😂😂
@abdirisakmohamud1642
@abdirisakmohamud1642 8 ай бұрын
Oo ninkas kale ee la aasay reerkodii way radinayan ilayne maxaa xal ah
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Bintucabdi-c1c
@Bintucabdi-c1c 8 ай бұрын
Xabaal ka muusoo bixine qofkalaa la aasay
@Seed2494
@Seed2494 8 ай бұрын
وحرام على قرية أهلكناها أنهم لا يرجعون Wax kajira majiro warkaas markii horeba isaga lama aasin .
@khadrasiciid4044
@khadrasiciid4044 8 ай бұрын
Dee sawkuwa ku leba nin kalaan aasnay
@saciid_iid
@saciid_iid 8 ай бұрын
Xitaa waxaa dhacday nin lakafanay markii xabaasha lais lahaa dhiga ayuu neefsaday. Qofka markuu koomo kujiro hubsada intaan la qaadin. Aabahay oo koomo kujira ayaa aaskiisa lagudagadagay. Waxkasta wey dhacaan.
@MH__1__MH
@MH__1__MH 8 ай бұрын
Dad badan ba saas lagu aasey oo ku maqan
@Oumalkermohamed-xe8pd
@Oumalkermohamed-xe8pd 8 ай бұрын
😢😢😢😢 waa ruunta
@MedidrissIbrahim
@MedidrissIbrahim 8 ай бұрын
Arintan waxba kaqaldan xabashu walabo mitir masahlana inu qof kaso baxo waside walaal
@cabdimahamud
@cabdimahamud 8 ай бұрын
Walal sheekada horta fahan waxaa ladhahay ruux kale oo ninka u eg oo mayd ah, ayaan isaga moodnay
@dhulgariir
@dhulgariir 8 ай бұрын
Nin aan isaga ahayn ayaa la aasay laakiin waxaa waajiba in la doono ninkaa cidii uu ka baxay ama cida Qof ka maqan yahay Reerkan masaakiinta ah wax dambiya oo ay leeyihiin ma jirto Ilahay ha caafiyo
@abdulrahmanhassankafi6312
@abdulrahmanhassankafi6312 8 ай бұрын
Nin kale ayaaad aaasten mar ka nin kana meeelahaas ayuuu ku maqnaaa ee alle ha caafiyo 😢 wiiil ka mida kale nin ka aaad aaasteeen hala sooo qufo hala baaadho dad kiiisii u raaadiya 😢
@SSS78781
@SSS78781 8 ай бұрын
NIN DHINTAY MA NOLADEE CALASHAAN NIN KALE AYEY AASEEN...
@abdiismail-lz5xs
@abdiismail-lz5xs 8 ай бұрын
Ruuxii la aasay sidii loo heli lahaa ehelkiisi Laamaha amniga ,warfaafintu ha ka shaqeeyaan
@Awaare17
@Awaare17 8 ай бұрын
Waxay ila'tahay in ay qofka dhintay uu ahaa qofkale oo Iyaguna moodayeen koodii.
@naciimaqaali6884
@naciimaqaali6884 8 ай бұрын
Sidaasay uegtahy alaahu aclam
@nathra7351
@nathra7351 8 ай бұрын
Waa caadada awliyada ninkaasina waa Isaaq waana awliyada ilaahay waana calaamadaha awliyada sidaasoo kale horaanu u aragney
@AbdimalikAdan-c7w
@AbdimalikAdan-c7w 8 ай бұрын
Ma adigaa usoo taagnaa oo ay dhacday yaah ma iiwaran
@nathra7351
@nathra7351 8 ай бұрын
@@AbdimalikAdan-c7w sidan ookale ayaan ku maqlay rag badan iyo dumarba somaliland waa rugta awliyada laga xukumo lasoco
@AbdimalikAdan-c7w
@AbdimalikAdan-c7w 8 ай бұрын
@@nathra7351 haye haye awliyaa aa ilaahow noo keen awliyo
@NaasirOsmaan
@NaasirOsmaan 8 ай бұрын
Waa arin cajiiba ?????
@Iamhaaji
@Iamhaaji 8 ай бұрын
Ka la aasay ma isaga mise wa mid saga u eeg
@XaliimoAdan-x4i
@XaliimoAdan-x4i 8 ай бұрын
صبح٦😢
@museegeh5320
@museegeh5320 8 ай бұрын
Waxaan maqli jiray nin waalan tolkiis baa u miyir qaba. Markuu noolyahayna la daryeeli maayo haddii cidi waxyeeshana waa magta na siiya.
怎么能插队呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:12
火影忍者一家
Рет қаралды 12 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 19 МЛН
HAYAAN XALQADDA 13-AAD | "DHAMAAD"
33:45
Astaan
Рет қаралды 764 М.
Goob akhris oo haweenka u gaar ah oo Hargeysa laga furay
8:56
MM Somali TV
Рет қаралды 2,6 М.
Deg deg  - Wariyaha ay ugu necebyihiin Shabab oo aan wareysanay.
52:47
"Somaliland marbaan kaligay Suuxiye ka ahaa" Nin 40 sanno suuxiye ah.
20:43
Barmaanijka Gungaar oo dhamaystiran SNTV 05.02.2023
22:36
Somali National Television
Рет қаралды 452 М.
怎么能插队呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:12
火影忍者一家
Рет қаралды 12 МЛН