Gabadhu waa heer sare ! Kabanka codkiisa hoos u dhiga. Durbaanka iyo qofka hesaya codka koor u qaadaa. Isku misama codadka. Talo yar saxibayaal. Good job !
@najibmoha69783 жыл бұрын
midka yari waa mucjiso, m.a
@mohamettdalnurshe11893 жыл бұрын
Wlahi waa runta markii koobad ban dareemay intaaba
@mohamedhassansaney25753 жыл бұрын
Gawadha masar cada caadi maaha masha Allah iyo wiilka heestii Mohamed burci qaadi halaga hor leexdo
@jallam3 жыл бұрын
eshcalaa kaliya codka hagaajiya codka tartamaha iyo kabankaa kala dheeer sida kala amaan baa mudan tihiin wax laydin ku dhaliilo male intaas dib baa ka soo saxaysaan waan hubnaaa
@mohamedbundid9223 жыл бұрын
Wah wah Qatra dahir o yar weye gabadhu kabanka codkisa aya ad u dher moyee
Howl fican aad haysan waxad sameesay microphone u dhiiba wiilka hayaa doongada ama dubaanka mida waxad sameenaysan microphone ku xidhan kaban ka codkiisa gaabiya si loo maqlo qofka codkiisa aad iyo aad waxan ugu habalyeenaya ninka kaban ka garaacaya waa macalin Masha allah gacantiisa fadhido aad na u bahnamaya speedka uu qofku ha heesayo iyo toonka uu codka ku qaadayo habalyo waxad nin aad u fahansan kabanka aad ban idin salaamayaa dhamaan idinka oo isku dhuuban
@ibrankogaradka69433 жыл бұрын
Xusein xasan wlhi wa fanan buxa uma bahna inu markle kulabto tartan wayo ki horey ayu sobaxay kape ana ku malgelinayo ila so xidhidh
@xusenxasanmaxamuud31413 жыл бұрын
Zxb mcne waaikan bro ee WhatsAppkaga isoqor zxb aan wada shekeyne
@@xusenxasanmaxamuud3141 m.a sxb mahadsanid marka hore. run ahantii anigo wax aqoon ah kuu laheyn hadana codkaaga iyo kalsoonida aad isku qabtid baa aad iisoo jiidatay sxb, kaalmaha hore baan kuu rajeeynayaa in laguu doorto insha allah🏆🙏🏾
@moafku-xoogle83763 жыл бұрын
War aabahood cunooyin ninka saas ah got talent gii udambeeyey ayaa lagu reebay qaybtii saddexaad ee finalka loogu gudbayey
@moafku-xoogle83763 жыл бұрын
@@xusenxasanmaxamuud3141 Xuseenow tii hore qalad baa lagu reebay lkn tan inshalah 1 ka innagaa qaadayna
@beer-lula_223 жыл бұрын
@@xusenxasanmaxamuud3141 Guuleyso wll Waanu ku wadanaa
@nasraosman76863 жыл бұрын
musicada aad u dheer codka sifiican looma maqlo wax ka badalaan sidaan inkastoo music da ay aad u macaan tahy codadkana wa in maqaqkoda xoogaa ka sareeyo
@Abdifitahabtidoon3 жыл бұрын
5:14 maxay tahay meeshuu ka gelilahaa buu ilaawayaa uu
@sofiaosman67303 жыл бұрын
Tookadan haday wiilkan Xuseen Xasan Maxamuud ay rebaan gudiga cadaalad ma ahan ayaan dhahi karaa wiil yar degan oo dadaal badan waye marka gudiga Garsoorka waxn ka codsanaa in si fiican ay ugu fiiradan
@abdirahamanmahadsamaan71583 жыл бұрын
Akeam iyo rag ka adagba joga lkn nin walba calafkisa ayo qabaa