Hes xasus igu lee 2015 saxibtay ayey wil iska barten mel barefada an dhigan jiray saxibtay way qalbi jilicsan tahy wilki marki ay 2 bil wada socden oo ay nafteda kaa jeclatay bu tahribay zxibtay haben iyo malin dhabtayda ku oyn jirtay ana san ula oynayey ayan isla garay her anu wax barasho kaa haray cuno kaa go nay iyana way tah ribtay waxay ku dhimatay bada 2016 /4 /20 ilhy haku naxaristo zxib gada sha zxib iyo wax walba wan kaa haray dumarna col ban kaa gostay wilkina mel uu ku dameyey maqan zaxibtay hestan bay dhegaysan jirtay ana ila hada hesti dhegesta😭😭😭😭
qof walbe oo niyada laga jabiyay waxan sinaya talo wallnimo waliga ha is racin qof hana ku kalsonan naftada ha dulayn ciil iyo murug ha ku nolan qalbi jab xanun oyin intaba wan so maray qofkan dhibtas u maray kuna gulaysan naftina ilaliha farxadana adigu samayso alx wax iga maqan hada maleh
@Abdi-rahmanAli Жыл бұрын
Anigoo wx jeceL ayaa Layga tagay hadaan is dhaho iLawna ma iLaawayo ❤😢🫀
@HassanBile10 Жыл бұрын
😢Waxaan ahay maquuste goaan ma qaate wyoo qalpigaa I qasbaayo sababtoo ah waxaan ahay mucaashaq ❤waqtiga uu ciiley😢💔 ileen mucaashaqiintu waa sida fuqurada oo kle waayo waxey leeyihin riyooyin badan balse anan u rumoweynin💔😢💔
@AbdirahmanMohamudmohamed-ww7rf4 ай бұрын
Kulamid ban ahay 😭💔
@almamohaabdullahi197810 ай бұрын
20/12/2023😢 Waa hbnkii Go.aan saxan ka qaatay qofkii an jcl😢😢 murugo iyo xanuun muddo kdb cawa go.aan baa Baa noloshiisa ka gaaray 😢😢 Jclka xanuun bdnaa markaa lagula fahmi waayo😢 Kaskii kaa saray manka Galgacal hada kuma qabo qalbiga waa ka baxday😢😢Dadka qaar barashadooda kadib waxaad ogaan dontaa bani adamku badankoodu iney yihiin bilaw qurux bdan😢😢 Xanuunka ugu weyni waa inaad ilahay ka barido inu ku ilawsiiyo qofaad shalay ku ducaysan jirtay😢😢fiicnaanlaheedaa qofka markuu naga tagaayo inuu horay usii qaato xasuustiisana.🤒😢😢😢😊 farxad igu nolaw meel walbo aad joogto nolosha kuma xumeyso wayo waxaa i bartay cashir aan ilaabi doonin😢😢😢
Stop crying to us and go put your shit together get your money up😂✌🏾
@Kayzem9k Жыл бұрын
8/7/2023❤❤❤❤
@AhmedDawlad-om7do8 ай бұрын
29/2/2024😢
@qureshtaqarniga3721 Жыл бұрын
23/8/2023💔🥺
@hamdimed2608 Жыл бұрын
😢💔💔💔💔💔💔💔💔😢🥺
@Glowing-Glam9 ай бұрын
8/1/2024💔
@MohamedOlad2 жыл бұрын
💔💔💔 🌹
@AbdiqadirMohammed-n2e9 ай бұрын
A
@SahraMohamed-z5q Жыл бұрын
7/5/2023❤️🩹💔
@abdiwassahahmed6041 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢
@user-hh6hx3rq6h Жыл бұрын
Qoftaan ka tagay ka radinyy meshan 😂😂 lkn masakin kle bdn arka 😢 danbilihi u horeyy dhibanayasha la hadla noqday SORRY 😢
@baxsan10 ай бұрын
Ku qalbigeeda kabay heshay kolay waaba hdy si dhaba kuu jeclayd😂😂se adigu hdaad qof qalbiga ka jabisay mxaad udaba geli boqolaal baa maalin walba kala hadhee ma damac baa kaaga jiray inanta?😂
@user-hh6hx3rq6h10 ай бұрын
@@baxsan weli igama aysan harin way so labaty wa ka aqbly ina dib isugu so labano lkn waxy damacsanthy fahmi la ahay hhh sidii hore mahan 3 bil ka dib iso wacdy updateka idin la socodsina 🤣🤣