Moobilkaaga ka xorow maankaagu ha furmee | Miyi ayaan tegay...

  Рет қаралды 55,817

Sahanka

Sahanka

Күн бұрын

Baraheena Bulshada:
Facebook: / aadansahan
Instagram: / aadan_sahan
Teitter: / aadansahan
Tik Tok: vm.tiktok.com/...
Waxa aan jeclahay aqoonta Taariikhda, Juqraafiga & Falsafadda.
Waxa aan aad u xiiseeyaa akhriska, qoraalka & Tarjamaadda.
Higsigaygu waa bulshadayda oo wada indheergarad ah.

Пікірлер: 478
@فاطمه-ف6ز1ف
@فاطمه-ف6ز1ف 4 жыл бұрын
aar saaxiibayaal iiga duceeya in ilaahay hamigayga ii dhib yareeyo ilaahey wuu aqbalaa ducada walaaka kaamaqane 🤲🏳
@umusheikhabdalaikhyaar2082
@umusheikhabdalaikhyaar2082 4 жыл бұрын
Niyadaada wixii khayr ku ah oo aad jeceshahay iyo wax kasii fiican Allaah swt haku Sahlo si fuduud Aadan filayn Allaahuma Aamiin
@asiaayman6744
@asiaayman6744 4 жыл бұрын
Insha allh wll ilaahey ha kuu rumeeyo
@asiyaahmed5182
@asiyaahmed5182 4 жыл бұрын
Alleh hakuu rumeeyo wllo haduu xunyahey alleh hakuu hakajiyo haduu fagyaheyna alleh hakuu soo dhaweeyo
@hanaansamechannel2072
@hanaansamechannel2072 4 жыл бұрын
Hamigaga hadu kheyr yahay ebe haku fududeyo
@richhome3678
@richhome3678 4 жыл бұрын
Allah hakuu rumeeyo waxa aad jeceshahay wll
@Sahalhassan2030
@Sahalhassan2030 4 жыл бұрын
Xiligii Aan U Baahnaa Ayaad Soo Dhigte Masuul✌ Shukran
@faromsahd8003
@faromsahd8003 4 жыл бұрын
Inta quraanka jecel like saar halkan
@nemomohammed4808
@nemomohammed4808 4 жыл бұрын
Wlhi wax intaas i yidhaahda ayaan rabay waayo wan isku taag la’aa Mahadsanid...جزاك الله خير
@Naamir03
@Naamir03 4 жыл бұрын
Masha allaH wll alle Cilmiga, Cimriga iyo Caafimaadka intaba Hakuu BarakeeyO😍
@abdirahmanharir3638
@abdirahmanharir3638 4 жыл бұрын
Asc wllalayaal imixaan ayaan ku jiraa alle ha ii fudeydiyo ii duceeya 🤲🤲🤲🤲
@Just2facts2
@Just2facts2 4 жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
@iqraileysgurs1874
@iqraileysgurs1874 4 жыл бұрын
mashaa allah wll alley cafimaadd iyo cimri dheerr haku siiyo
@axmedcumar8907
@axmedcumar8907 4 жыл бұрын
Waxaan joognaa xilli ay hurdadeena ku xirantahy dabka taleefankeena
@qumeiniahmed6437
@qumeiniahmed6437 4 жыл бұрын
#Axmed Cumar wllhi xaqiiqdaH ayad abaartay
@khalidfantastic5007
@khalidfantastic5007 4 жыл бұрын
Waa dhibaato jirta wlhi
@MawliidAliAbdilaahi
@MawliidAliAbdilaahi 4 жыл бұрын
Aadan sahan moobilkaasi waa dhibaato weyn oo dhamaanteeen ina haysata, mahadsanid lipH
@alizaki2310
@alizaki2310 4 жыл бұрын
Khadar aadan Ali macalimiinta macalinkooda alle Haku sharfo 🥰🙌
@alizaki2310
@alizaki2310 4 жыл бұрын
@Cade Faysal Haah wllo waa runtaa labada magac ayaan is dhaafiyy
@ahmedaymanofficial8196
@ahmedaymanofficial8196 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll aadan ifiyaha nolosha ayaad yahay run ahaantii
@mutaassahardiid1780
@mutaassahardiid1780 4 жыл бұрын
Maashalah xaqiiq jirta weeye wllo alle ha ka abaal mariyo waa barnaamij qurux bdn oo dhiirigelina wata
@dalxiisdamaashaad8005
@dalxiisdamaashaad8005 4 жыл бұрын
Mowduuc aan ubaahnaay in muddo ah thanks sahanka xogaha barnaamijyada qiimaha leh.
@aftaxkaraamahofficial7493
@aftaxkaraamahofficial7493 4 жыл бұрын
Miss you brother 🖐️
@cabdixafiidheersare4125
@cabdixafiidheersare4125 4 жыл бұрын
Mashllh walal Kunjeer ayaa kuumahadcelinayaa Allh haku xafido waanu kahelay barnaamijkaan Allh Riyadadaada hakuu rumeeyo
@mohamedatromohamedatro6050
@mohamedatromohamedatro6050 4 жыл бұрын
Wllahi zxp aad ayaan codkaaga uga helay caafdayda oo dhan subcrip way kuu wada saaren hore usoco pro
@mohamoudgurreh949
@mohamoudgurreh949 4 жыл бұрын
Waa wax loo baahnaa wallo ..wax faaido ah ayaad nalla wadaagta ALLAAH haku xafido mahadsanid
@apdyrizakiprahim6613
@apdyrizakiprahim6613 4 жыл бұрын
Anigu moobilka maba qaato maalin kasta xaafada waxaan ka baxaa oon waxbarasho tagaa 3:00 pm casarnimo waan ka maarmay mobilka الحمدالله
@fatimaahmed3526
@fatimaahmed3526 4 жыл бұрын
Allah protect us from evil satanic world we live in amiin yaarabi shukarn your video
@hannad879
@hannad879 4 жыл бұрын
@ fatima ahmed amin quruxey
@mohajama6079
@mohajama6079 4 жыл бұрын
شكرا للمواقف التي تظهر حقائق البشر💞👍
@abdilaahikhader5003
@abdilaahikhader5003 4 жыл бұрын
ilaahay ha ku xifdiyo ustaad Adan sahan 👏👏
@huthamohamed1010
@huthamohamed1010 4 жыл бұрын
Alle cilmiga iyo caafimadkaba haku barakeyo wll
@mohamaddekmaslahabdalla7708
@mohamaddekmaslahabdalla7708 4 жыл бұрын
Masha Allah 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍 Professor Adan, thnx big Bro
@mohamedabdullahi7183
@mohamedabdullahi7183 4 жыл бұрын
Masha allah waad noosoo noqotay allaha ku barakeeyo
@todaysports9662
@todaysports9662 4 жыл бұрын
Wlhi waxaan wax ka qabsan la ahay waa adaga inaad ka xoroodana waxay ubahaan tahay go'aan adag 😭
@amiishahasan3936
@amiishahasan3936 4 жыл бұрын
Taaz ana kula arkey wlle maalinta aan mobilka isticmaalkisa iska daaayo waxan ahayn qof xasilooni iyo deganaansh0 aan arkayo dareema☝️😋
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 4 жыл бұрын
Masha allaah Waa meeshan rabbo inaan inan mustaqbal dego Insha allaah Alxamdulillaah Moobilka aad uma isdicmaalo hadan is dicmaalana Waxaan ka dhagaysta muxaadorooyin tTaariikhaha iyo diinta iyo macluumadka faiidada leeh iyo wararka balse mar mar ayuu Ila tararaxaa wanse isku baraarugsanahay Alxamdulillaah
@shaafiinsprirator7655
@shaafiinsprirator7655 4 жыл бұрын
Masha allh aadbaad umahad santhy zhp qali arin muhiima taabatay wlhy run ahaantiii🥰keep going zhp
@haw_6060
@haw_6060 4 жыл бұрын
Allow aqoonta inoo ziyaadi 🤲
@wardamohamed5050
@wardamohamed5050 4 жыл бұрын
Horta Alx anigu mobilkayga aaadba uma xiiseeyo even haduu maantoo dhan xidhanyay laga yaabaa in aanan dareemin sababtoo ah mashquulkaya kalaaba ka badan alx inta aaad ula qabsatayna waan uga ducaynayaaa Rabbi ha idiin fudaydiyo wax kastoo khair idiinku jiro iyo hayaanka noloshiinaba Amen
@zaamchannel8527
@zaamchannel8527 4 жыл бұрын
Aad baaad u mahad asamatahay waxad video gan soo post garaysay xili aan u baahnaa waanan dijaabin doona hadii Allaa yidhaaa waanan ka xoroobi doona ..waxan leeyahay inay i yeeshaan insha Allah جزاك الله خيرا 🙏
@user-vg4xw5bu9u
@user-vg4xw5bu9u 4 жыл бұрын
Guriga ayuu kuugu yimid quraankii ee ka faaidayso oo 30minut kaga faaidayso barashada quranka adoo gurigaaga jooga. Adiga iyo caruurtaaduba ا.القرءان ٢.العربيه٣.الحديث ٤.التفسير ٥.التجويد chat.whatsapp.com/HpiZxtW2BkHKNeKkq0spWg Mahadsanid in badan
@maprukadeeqa7956
@maprukadeeqa7956 4 жыл бұрын
الله يجزيك شكراً wllo runtii wan u baahna barnajimkan ❤😁👍
@alilucky6874
@alilucky6874 4 жыл бұрын
M.a macalin aadan cilmigaaga allaha kuu kordhiyo🤩🤩
@abdiadde9900
@abdiadde9900 4 жыл бұрын
Waa xaqiiqda jirta, ee anagoo og hadana isku dhiibnay, waa muhiin ustaad mahadsanid
@maxamedmahdi9593
@maxamedmahdi9593 2 жыл бұрын
Ilaahay ha ku barakeeyo waad mahadsantahay walaal
@ayaanmahadobziye3102
@ayaanmahadobziye3102 4 жыл бұрын
Macalinku maaha kan meel kula jooga ee wakan maskaxdaada xata kula maamula runti wax badan baan kaa faaidey anoo magaalo kale jooga mahadsanid macalin aadan ❤❤
@nadiirashawo3111
@nadiirashawo3111 4 жыл бұрын
Waad ku mahadsan tahay wllky aadan sahan insh allh inan dabaqana waan isku dayaya
@somkhayrmedia3251
@somkhayrmedia3251 4 жыл бұрын
Chenelka aadan maamulo waa chenel soomaaaliyoo dhan udhexeeya Waana ka intaan chenel arkay ugu faa iidada badan Allah cilmiga hakuu barakeeyo walaal Aadanow
@mohamedkhader5365
@mohamedkhader5365 4 жыл бұрын
Waa aarin xaqiiqa ah runtii oon la fhaadanayn inbadan Horey samaanta ugu soco abti
@HamishandIsmael
@HamishandIsmael 4 жыл бұрын
Mansha Allah. Waxa aan bilaabi doonaa in aan ku dhaqmo talliyinkaa aan na siisay. Mahadsanid.
@sakariyekamaal2404
@sakariyekamaal2404 4 жыл бұрын
mansha allah wll farxada alle haku siyadiyo anagana inta naga dhiman alle ha noo buuxsho
@princeabdulhakiimnani5609
@princeabdulhakiimnani5609 4 жыл бұрын
Masha allah jazaakallahu qayr waxaan isku arkay bishii la soo dhaafay ayaa telka iga halaabay deedna waxaanba jeclaaday wax aqriska, hada oo aan soo sameeyayna mar waliba oo aan buug soo qaato waxaan is dhahaa iska dhaaf hadhow ayaad aqrinaysaa waan isku kari la'ahay lkn waan dadaali doonaa insha allah
@jimcaleismail1024
@jimcaleismail1024 4 жыл бұрын
Wll Aad ayaad u mahadsantahay Waxaad Noo Haysaa boos aad u muhiim ah 💪💪😍
@Kaarshe_channel
@Kaarshe_channel 4 жыл бұрын
Keep going
@raaniyamohamoudali3201
@raaniyamohamoudali3201 4 жыл бұрын
Nolosha somalida waxay macaanayd markii Hore lkin Cilmigu wa Lama Huraan ❤
@cabdicasiismaxamed7281
@cabdicasiismaxamed7281 4 жыл бұрын
Wlhi waayadanba qlbigyga waxa ugu wayn ee ka dhax guuxaya waa miyiga inaan mar aado inshallah ilahay nafta haygu daayo ano nabadana wadanka haygu soo celiyo walee baadiye waan aadi wakhti fcna waan kuso qaadan
@HasanAbdi-zy6gi
@HasanAbdi-zy6gi Жыл бұрын
Masha allah alle ha ku sharfo wll aadan Anigu waxaan goaansaday ramadaantii inaan isricmaalin bishaa oo dhan Markaa wax aan la dayn Karin ma jirto
@SomaliTopMedias
@SomaliTopMedias 4 жыл бұрын
Thanks aqoonyahan aadan qadar waxaan soo xasuustay 10 Sano ka hor
@jiyoo4207
@jiyoo4207 4 жыл бұрын
Walaahi That’s a true fikirkaasi wuu iigu jiray thinks pro
@cismanh.c
@cismanh.c 4 жыл бұрын
Aminka aad heysataan rabi ha idin barakeeyo.
@mohamedabdirisak3699
@mohamedabdirisak3699 4 жыл бұрын
Keep Going Aadan SahaN 💯💯💯👍
@mustaphaismail3330
@mustaphaismail3330 4 жыл бұрын
Aadan sahan Allah haku xifdiyo
@zaliimxigmaawi9499
@zaliimxigmaawi9499 4 жыл бұрын
Maalin aan miyiga ubaxay ayaan arkay 4 (afar) aayadood uu ilaahay kusheegay quraan kiisa uuna ku xusay ila afar aayadood oo isku xiga waana geela iyo samada iyo dhulka iyo buuraha الايات في سورة الغاشيه افلا ينظرون الى الإبل كيف خلقت ١٧ والى السماء كيف رفعت ١٨ والى الجبال كيف نصبت ١٩ والى الارض كيف سطحت Waligaa hal meel makula kulantay wll ( iisoo jawaab ) mahadsanid
@zakirbossofficial9641
@zakirbossofficial9641 4 жыл бұрын
Mzha allh wllky Aadan khadar cali marna macalinkaygiii Alleh ha ku sharfo Xogo badan mahadznid wllkayow
@mohamedabdirisak3699
@mohamedabdirisak3699 4 жыл бұрын
Aadan Sahan thanks Zhp go forward zhp 💯💯💯👏👏👏👍👍👍👍💥💥💥
@safaibraahin4153
@safaibraahin4153 4 жыл бұрын
Jazakallh khayr brother
@ibrahimmohamedosman6389
@ibrahimmohamedosman6389 4 жыл бұрын
Nin aqli usaaxiib ah ilaahay hakuu siyaadsho
@khayrhesho4463
@khayrhesho4463 4 жыл бұрын
Aadan sahan aad baad u mahadsanthy wll waa baraarujin xilgeeda timid
@ibnuyaxyaibnuyaxya8969
@ibnuyaxyaibnuyaxya8969 4 жыл бұрын
Maaaa shaaaa alah alah ku barakeeyo waaà runtaaa wax way ayaaa ka hashay
@aqoonguud7523
@aqoonguud7523 4 жыл бұрын
Mnzha Allah wll Aadan Qof jiraa ayaa Tahy
@geedimasnaawi9832
@geedimasnaawi9832 4 жыл бұрын
Shukran wllky moobilkani waabu I rogy anigeee
@mucadalharawi258
@mucadalharawi258 4 жыл бұрын
Wllo allah Ku sharfo Hadal aad U qiimo badan ayaad Nagula Talisay Mahdsanid
@naimashawo8937
@naimashawo8937 4 жыл бұрын
Wallahi waa runtaa nolosha miyigu way ka Mudan tahay tan magaalada
@subeyrupdy3882
@subeyrupdy3882 4 жыл бұрын
wll aadan fanka imika ka soo hadal ado raaliya🥰🥰🥰🥰🤗
@pilanpoqoro9125
@pilanpoqoro9125 4 жыл бұрын
M.a xaqiq weeye odhaah dadaa rali ahaanzhaha naftu waa kali gaa addoo meel jooga dagan hore uzoco wllky qali 💝💝💝💞💞💞💞 allah ha irumeeyo hadafyada nolazheyda inzha allah waan gaadhi 💝💞💞📚📑✍ akhristaha maanta waa hogaamiyaha pari
@saidaabdirashid5939
@saidaabdirashid5939 4 жыл бұрын
Alxm sidooklayto wle ayan usootijaabiyay alxm imnkna waan awoodaa inaan 6sac inaan kamaqnaan kro inshalh inta ii hadhsana ilahy haiirumyo adbaa umahdsanthy well qli
@salmahassan6998
@salmahassan6998 4 жыл бұрын
Waxaa dareemay in waqtigayga inta u badnaa aan ku lumiyay mobileka wado cad ayaa I tusisay caawa ka bilaabato exam adag noloshayda galinayaa ilaa inta sacad aan ka maarmi karo isticmaalka telka cadowga ugu weyn I haystana waa netka waayo netka markuu iga g'o maba isticmaalo mobile ilaa call ka dirsanayo se marka kale noloshayda isagaaba leh
@hamsehaajiaar3684
@hamsehaajiaar3684 4 жыл бұрын
Social media ha Ayaan Hada bishii labaad kamaqnayahay Khaasatan Facebook, Iyo whats app kii walaahi waxaa lamoodaa inaan kasoo baxay cilaaj dad xanuusayaa ay ku jireen. Mahadsanid Walaal Aadan.
@Sharmarke_15
@Sharmarke_15 4 жыл бұрын
M.a ,wllkeyga qaaliga ah ilaahy haku xifdiyo , cilmigaagana ilaaahy hakuu barkeeyo, i.a ilaahy wxn weediisanayaa in aaan maalin un kula kulmo si aaan cilmigaaga kaaga kororsodi🤲☝️ i.a
@Sharmarke_15
@Sharmarke_15 4 жыл бұрын
Meeel aan kaala soo xidhiidhikaro ma jirtaaa wll?
@califaaiido3538
@califaaiido3538 4 жыл бұрын
macalin. aadan khadar wlhi wan kaa faa iiday. mobilka marka uu dabku iga dhaco ayaan ka qooma meeyaa maxad ku falaysay waxa ee aad isaga dayn wayday. lkn maanata wixii ka dambeya wan iska yarayn --
@beo4532
@beo4532 4 жыл бұрын
Hdad thay qof jecel falsafada lasoco sahanka xogaha, hdad thay qof jecel dhacdoyinka lasoco Dadwaynaha iyo buulo xuubay, hdaad thay qof jecel tarikhda lasoco Waberi media, sidookale lasoco+Ogaansho, Ogaalka dunida, annaga production,
@mohamerwarsame123
@mohamerwarsame123 4 жыл бұрын
Wlhi waa xabsiga u wayn ee ay dhalinyaradu maanta ku jiraan
@zouhaibmoud992
@zouhaibmoud992 2 жыл бұрын
Machallah adan aqonyahan loo bahanyahay wll wanada aqonta kuu dhehan Wan uu bahanahay hadan jiilka imika nahay aniga garan'ahantayda wax badan bay kaa badilen noloshayda malinlaha jazakallahu khyr wll
@abdijomaofficial7034
@abdijomaofficial7034 4 жыл бұрын
Allaha hakaa abaal mariyo miisanka xasanadkana kuugu daro wll
@abdihakiimabuukar5229
@abdihakiimabuukar5229 4 жыл бұрын
Aadan sxp waxaad warbixin ka soo diyaarisaa alberto enishtine
@mukhtarshafici8871
@mukhtarshafici8871 4 жыл бұрын
Ustad aadan waxaad muuqaal nooga soo diyaarisaa forex iyo siraheeda
@superstartigerhero5740
@superstartigerhero5740 4 жыл бұрын
I miss your one week My brother 💎🛌
@mahamedbadalali2317
@mahamedbadalali2317 4 жыл бұрын
Allah ku barakeeyo Adam sahanka
@nasramahudin9229
@nasramahudin9229 4 жыл бұрын
Mobilkan xidida dena ayu dhex socda illhey ha naga qabte aad bad u mhd san thy adamow🥰🌹💐⚘
@labbadhagaxnindhexdoodkaso8483
@labbadhagaxnindhexdoodkaso8483 4 жыл бұрын
Wlhi arrin xaqiiq ah ayaad ka hadashay sxb Aadan sahan slmulah ustaad
@hindaismail8701
@hindaismail8701 4 жыл бұрын
Chanaalka kaliya ee aan 2sano toos ugu xidhnaa wlhy waxa aaan ka FAA iiday lama soo koopi Karo wll abaal wayn igu leh Ale waxaan kaga baryaya sacaado lapada daaroodba 🤲🤲
@roodaxabiib3802
@roodaxabiib3802 4 жыл бұрын
Mahadsanid hno Allah haku xafido
@tosanetosane5502
@tosanetosane5502 4 жыл бұрын
I miss you aadan sahan❤❤
@jamaalabdikariim6850
@jamaalabdikariim6850 4 жыл бұрын
Mahadsanid Libaax hore usoco sxb
@MohamedAli-hq9ub
@MohamedAli-hq9ub 3 жыл бұрын
Mzh allaha ILahay haku barakeyo wll Adan khader cali(Adan Sahan) runtii waxaa Aad kamid tahay dadka Aan sida Aadka Ugu Xirnahay Chanelkoda Ee Aan waliba Ka Faiido macluumad badan ILahay raali Haka ahaado wll Waa maxamed cali cadow Oo Jooga Jigjiga ( Somali Galbeed)🥰❤
@hamseshaafi8840
@hamseshaafi8840 4 жыл бұрын
Mnsha Allah Aadan khadar keep growing pro
@zuhaybziyaadxasan2649
@zuhaybziyaadxasan2649 4 жыл бұрын
Aar walahi zxp waa dhab oo uuna dhibay
@axmedwaaberi854
@axmedwaaberi854 3 жыл бұрын
Mnsha allllh Adan sahan allh yaa cisi pro
@muscabxussenmaxamed5338
@muscabxussenmaxamed5338 4 жыл бұрын
wll aadan hory u soco maal mahan waad naga mashquushay waana noo mashquushay
@Abdirahman-Koronto
@Abdirahman-Koronto 4 жыл бұрын
Masha allah wll aad baad u mahadsan tahay
@said77-i5
@said77-i5 4 жыл бұрын
شكرا يا اخي الكريم❤❤
@ilyasmuse5257
@ilyasmuse5257 4 жыл бұрын
Wlhi mawduucan aad buu saamayn iigu yeeshay waxaad gar naqday dood u dhaxaysay garaad kayga iyo doonistayda mararka qaar wll kaa ayuu illaahay kaaga dhawaajiyaa si uu ku hanooniyo
@cawilld_wanted7900
@cawilld_wanted7900 4 жыл бұрын
Masha allah ustaad hada kadib waxa isku hawlaya inaan mobile lahaado
@HANGOMEDIA1
@HANGOMEDIA1 4 жыл бұрын
Waa wax cajiib ah wlhi mahadsanid wll waana lagu tabay
@nasramohamed6338
@nasramohamed6338 4 жыл бұрын
Masha allah jazakumulahu khayr wall
@abdullweli-geesood21
@abdullweli-geesood21 4 жыл бұрын
#sahanka xogaha❤ zxp Baaddiyaha miyiga mudug ayn kuso qaata waqti dheer
@Wadaniga_1
@Wadaniga_1 4 жыл бұрын
Aad ayaan u sugaynay barnaamijyadii sahanka xogaha
@abdirahmanharir3638
@abdirahmanharir3638 4 жыл бұрын
M.allah ustaad khadar
Argagixiso ayay ahaayeen | maanta waa halyeeyo | Tolow...?!
12:30
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
Xorriyatul qawl ayaan rabnaa | Maxaa naloo cabudhinayaa?!
13:05
Siyaasadda isbeddelka nolosha.
9:58
Sahanka
Рет қаралды 68 М.
70 jirkaaga | maxaa ku sugaya? | maxaad ku sugan tahay?
11:35
Khusuusiyadda | Privacy | Dadka Naftooda Dagaalka Kula Jira!
11:46