MOUNT KILIMANJARO | Buurta Africa ugu dheer 🏔️

  Рет қаралды 242,584

Qays Qeyser

Qays Qeyser

Күн бұрын

Пікірлер: 545
@Samiirofarxaan12
@Samiirofarxaan12 Жыл бұрын
Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ Like Saara🤲🥰😢
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 Жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم
@ahmetyaziin3196
@ahmetyaziin3196 Жыл бұрын
Scw❤❤❤
@Engyasin75
@Engyasin75 Жыл бұрын
Legen wad naga waa shay.
@abdiraxmaanaxmed1760
@abdiraxmaanaxmed1760 Жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@umusuldaan7904
@umusuldaan7904 Жыл бұрын
Scw scw scw ❤😊
@ayaniita9386
@ayaniita9386 Жыл бұрын
Cidna iima maqno ceelna iima qodno😢aduunka ina ku dalxiisana wan jeclahay😂😭allow riyadeyda irumee 😢❤🤲
@Naasir-u5o
@Naasir-u5o Жыл бұрын
Aamin dhamaanteen😂😂😂
@NaasirAbdirahmanHassan
@NaasirAbdirahmanHassan Жыл бұрын
ILma Huuhaaa Maka mid Tahay Hortta😂😂
@abdulmohammed7039
@abdulmohammed7039 Жыл бұрын
I visited there many times it's soo beautiful next Mountain Kenya 🇰🇪
@suugaan
@suugaan Жыл бұрын
ciyaalkii hore KILIMINJAARO STUDIO yaa soo gaadhay
@Samiirofarxaan12
@Samiirofarxaan12 Жыл бұрын
ALLAH IS ONE ☝️ 😢
@nimcomaxamed6548
@nimcomaxamed6548 Жыл бұрын
Aaad ban idin salamay Qeys iyo mawel✋️
@MuhiimDhagacade
@MuhiimDhagacade Жыл бұрын
Africa waxa ugu folxun intay somalidu Dagto waxasina wa Dagalada sokeeye
@shuayb8pack
@shuayb8pack Жыл бұрын
Diyaar noqo libaax
@zakkihuzzein1153
@zakkihuzzein1153 Жыл бұрын
Ku saliya xabiibkeenna Mohammed ﷺ SCW. ♥️
@siciidaxmed8928
@siciidaxmed8928 Жыл бұрын
اَللّٰهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدْ اَللّهُمَّ صَلِّ عَلَيْهِ وَسَلِّمْ اَللّٰهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدْ اَللّهُمَّ صَلِّ عَلَيْهِ وَسَلِّمْ اَللّٰهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدْ اَللّهُمَّ صَلِّ عَلَيْهِ وَسَلِّمْ
@HOOYOFATUSHHASSAN
@HOOYOFATUSHHASSAN Жыл бұрын
The best person ever, the most trusted person ever, the most knowledgeable and ever shining person is our beloved Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤❤🕋🕌🕋🕋
@missnajma5505
@missnajma5505 Жыл бұрын
Scw❤
@Ishowrizzzz546
@Ishowrizzzz546 Жыл бұрын
Wow this area is cool
@Umiishnur309
@Umiishnur309 Жыл бұрын
𝑇ℎ𝑒 𝑝𝑢𝑎𝑡𝑖𝑓𝑢𝑙𝑙 𝑞𝑎𝑦𝑧 𝑞𝑎𝑦𝑧𝑎𝑟
@nimofarah8193
@nimofarah8193 Жыл бұрын
Mashaa allaah dee dhul aanan arki ayaad guryahayaga nagu barteen waa mahadsantihiin ❤
@nabadoonkakhadar7079
@nabadoonkakhadar7079 Жыл бұрын
Inta aduunku hore u socdo somalidu dib by u socota
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigena ﷺ ku saliya Scw love saar ❤ dheh❤❤❤
@ayanbarre9696
@ayanbarre9696 Жыл бұрын
I climbed the mountain in 5 days and came down same day. Its total of 6 days. I am.first Djiboutian to climb..
@bashir-faqih
@bashir-faqih Жыл бұрын
7 sifo uu Allah kuku jeclaanayo .... 1_ ixsaan inaa sameeso ان الله يحب المحسنين. _sifada labaad uu Allah kuku jeclaanayo waa towbah ان الله يحب التوابين 3_ sifada sadaxaad waa dahaarada ان الله يحب المتطهرين 4_sifada afaraad uu Allah kuku jeclaanayo waa Allah oo kacabsato ان الله يحب المتقين . Sifada shanaad uu Allah kuku jeclaanayo waa sabirka ان الله يحب صابرين . Sifada lixaad uu Allah kuku jeclaanayo waa cadaalad ان الله يحب المقسطين . sifada toddobaad uu Allah kuku jeclaanayo waa tawakalka ان الله يحب المتوكلين inaa Allah talo saarato.
@Ismail-m4o
@Ismail-m4o Жыл бұрын
Welcome Tanzania 🇹🇿 my beautiful home mashallah
@Salmaanrashiid
@Salmaanrashiid Жыл бұрын
Mash allah yutuberkena qudha wakuwata from hargeisa 😂😂😂❤❤❤❤❤❤
@Badrudiinmedia
@Badrudiinmedia Жыл бұрын
QAYS AND MAWEL ARE TWO BEST MODELS
@hafsasulaymanyusuf2442
@hafsasulaymanyusuf2442 Жыл бұрын
Maybe mawel not qeys😂
@ZubeyrCabdi-ni9ih
@ZubeyrCabdi-ni9ih Жыл бұрын
@@hafsasulaymanyusuf2442 afar xasle maa ka xanaqaday 😭
@AbosHam.11
@AbosHam.11 Жыл бұрын
Don’t forget legend of the legends the one and only dhaqtr❤
@NassirGlasses
@NassirGlasses Жыл бұрын
​@@hafsasulaymanyusuf2442hi
@shakirasmart7030
@shakirasmart7030 Жыл бұрын
Wow beautiful mountain 🏔️ thank you bro Qays
@Nothing.3238
@Nothing.3238 Жыл бұрын
You are old people because you joined to KZbin in 8 year ago 🤣
@hamdimohamed6552
@hamdimohamed6552 Жыл бұрын
Somalidu wax ha ka bartaan African ka kale siday u dhisteen wadamadooda ay wada dalxiis place uga samays teen mashallah 😍
@maxamedxasaasi443
@maxamedxasaasi443 Жыл бұрын
Qays qaysar guuleyso aduun iyo aakhiraba insha allah sxb qaali From galkio puntland somalia
@iqraahmed7360
@iqraahmed7360 Жыл бұрын
Way buurti Aan kudhigtay cilmi bulshaha inan manta arkofarxad bay wllhi itahy waliba anon tagin Ayan faraxsanahy keep goin my brother qays Wan kusalamay adiga iyo maaweelba share gareya azxapta please 🙏 😀 😊
@cayuushmaxamed273
@cayuushmaxamed273 Жыл бұрын
Kilimanjaro intii markii yaren maqli jirte isoo raaca cwa live u arkeyna😅
@zameHD15
@zameHD15 Жыл бұрын
Incredible land and prosperity places thanks brother for your sharing amazing video's we give you thanks brother I'm your fan's fron sadiego|lossangelles 🇺🇸🙏
@Abdihakin_Omer
@Abdihakin_Omer Жыл бұрын
❤❤Qays qayser horay u soco sxb❤❤❤
@AbdiwaliAdenDirie
@AbdiwaliAdenDirie Жыл бұрын
ma.a qaysqays guul wacan my best youtuber my volog ninka dalxiiska badan legend❤ From galkaio puntland_somalia
@AHMEDofficial-10
@AHMEDofficial-10 Жыл бұрын
Qays and mawel legendary
@NajmaIsmaciil
@NajmaIsmaciil Жыл бұрын
Masha allha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@najiipkaape
@najiipkaape Жыл бұрын
Cajiib Tanzania ❤
@hanacabdi9965
@hanacabdi9965 Жыл бұрын
Masha Allah waa muuqal qurux badan 🍀🌲🌱
@LPKINDS1
@LPKINDS1 Жыл бұрын
QEYS QEYAR KZbinR TALENTY LEH 🙏😎🔥
@YusufAbdi-f5h
@YusufAbdi-f5h Жыл бұрын
Qayska duula mansha ALLAH
@omerabiib1422
@omerabiib1422 Жыл бұрын
Kusoco qays waan ubaahnaa qofsomaliah oosoosheega kalimanjaaro
@A-mm315
@A-mm315 Жыл бұрын
Qays qeysar meelnwalba waan kula joogaa Facebook iyo yiutube tiktok 😅
@WaabariAbdilahi
@WaabariAbdilahi 5 ай бұрын
Kulamidbaan ahay whi qaysqayssr cilimi baad kafaadaysaa
@Faarizi_channels
@Faarizi_channels Жыл бұрын
Best video 🔥🙌 ninka kuxiga labadin nin ee soo duubi doona waa aniga insha allah These two men are among the men I will emulate on KZbin 🙌 mawel qays my brothers 🔥
@maxamedaxmed3270
@maxamedaxmed3270 Жыл бұрын
Alle hakuu rumeeyo zhp
@SabaaxIbraahim-u2r
@SabaaxIbraahim-u2r Жыл бұрын
Qays qayser the KZbinr one of somali❤
@liibaanabdullahiali6545
@liibaanabdullahiali6545 Жыл бұрын
Waw libaxyal i.a inaa tago rajeynaa i.a
@Ahmed_somalilander
@Ahmed_somalilander Жыл бұрын
Masha Allah Go forward brother Team Qays Qayser ❤❤
@FaadumoFaadumo-n4n
@FaadumoFaadumo-n4n Жыл бұрын
nagyhsidhidhadsh😭🐷🐷🐷🐷
@bahzaneahmeth
@bahzaneahmeth Жыл бұрын
Qays qeyser ❤ the goat of tours 🎉
@Dalmardalka-h8z
@Dalmardalka-h8z Жыл бұрын
Qays qaysar adna 1sac kufuul iskor kasi ilaa walika haku xidh nade🎉🎉
@Demohmed_28
@Demohmed_28 Жыл бұрын
اسطوره 🔥 🎉 قيسي 🤙..monster 👹 😎
@hamze884
@hamze884 Жыл бұрын
Qays qayser the legend 💯👏🏾
@fathimaalibulle
@fathimaalibulle Жыл бұрын
Mashallah muuqal qurux bdn .... Recommendation: Filter ka ka daah the natural beauty of the grass is love
@YasiinMaxamed-h5d
@YasiinMaxamed-h5d Жыл бұрын
mahadsanid zaxiib waa dal xiis wanagsan xog fiican iyo muqaal wnagsan maxan dhaliil ku aha 1:- buurta dusheeda kumad qaban 2:- qadadii halkay martay 😅 3:- xogoha aad so tabinayso way wanagsan yihiin ee lakiin gacanta ku cadaadi wanag ban ku rajayna c/raxman
@Farxaanmaxamed-yp8qh
@Farxaanmaxamed-yp8qh Жыл бұрын
Haa❤lajan
@user-cw9pv4if6k
@user-cw9pv4if6k Жыл бұрын
Waaw maasha Allh waan ku taageraa ku soco
@abdifatahali8972
@abdifatahali8972 Жыл бұрын
Qeys qeyser thanks pro
@khadarbidixo2030
@khadarbidixo2030 Жыл бұрын
Kaliman jaaro inaan ku soo qayila rajeena😂
@kHãDãrâWW
@kHãDãrâWW Жыл бұрын
Clraxman clwali wan ku salaamay sxb
@FaadumoAbdi-p7i
@FaadumoAbdi-p7i Жыл бұрын
Walaalayal muraad wayn ayan leeyahay ee iiso Duceeya😢
@hodanxuseen7643
@hodanxuseen7643 8 ай бұрын
Kilimaanjaro buurta tansaania kutaala buurta tag oo soduub wey qurux badan
@AbdirshidMahamedhagi
@AbdirshidMahamedhagi Жыл бұрын
Kilimnjaro iyo maadaudii 4000 Atitud baad joogtaa. Waad dedaashey imderkiis Mse carii saxdii baad tahay Bro Another Mc. Kusalmey 👍
@faizalamare
@faizalamare Жыл бұрын
Zxp qays qaysar wxn maqli jirey barigan yaraa ee an iskulka dhigan jirey oo laga shekeyn jirey hda adigaba isoo xasusiyey. Go forward wll 🤴 from borama
@cabdifataax3739
@cabdifataax3739 Жыл бұрын
Qeysqeysar hore u soco legend
@muxyochannel2989
@muxyochannel2989 Жыл бұрын
WALHI man taa Nloo Dhigayy Burta Afterka Ugu wayn Kilimanjaro❤
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Big legend always qays qeyser another's levels beautiful 👍💯💯🌹📤❤😍👍👍
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love Aan ku salino nabiga scw😢
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 Жыл бұрын
Qays mahadsanid inad qurux Africa na tusto maawel na wan salamaya ❤❤👍
@khadarmohamed295
@khadarmohamed295 Жыл бұрын
thanks bro Qays Geography and land learning is the best way of living this world
@Poqorfahad
@Poqorfahad Жыл бұрын
The number one somali travel geenyada meadow team
@AbdirahmaanAbdikadirMohamud
@AbdirahmaanAbdikadirMohamud Жыл бұрын
The Best Valoger and Qeys Qeysar🙏
@SadaamCali-v5p
@SadaamCali-v5p 6 ай бұрын
Aniga mi gainas aniga labo sacadod ku koraye
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Жыл бұрын
Masha allah great vedio
@adwehfarhan
@adwehfarhan Жыл бұрын
Siduu u iri "Caalamka oo dhan"😂😂 Qays isn't easy. Really so beautiful place waa meel wada green ah🌿🌴🍀❤❤🇹🇿
@ZuhaipKaamil
@ZuhaipKaamil Жыл бұрын
Hore socda zcpyal lkn in badan imtixaan final ah waa ku galay buurtaa kilimanjaar0 go forward baa idain leeyahay ❤🙌
@princekaavic
@princekaavic Жыл бұрын
Waan dawanaya
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 11 ай бұрын
Mansha allah ❤
@cabdisalaansiciid9882
@cabdisalaansiciid9882 Жыл бұрын
dalxiisku waa wajiga fiicn
@Musam377
@Musam377 Жыл бұрын
Jr is watching and relaxing 🎉
@MarwaNuur-k6b
@MarwaNuur-k6b 11 ай бұрын
Alla ilahayaw calaf igu ka dar aan mel walba ku racee❤😢
@mohamedmohamud9691
@mohamedmohamud9691 Жыл бұрын
Buurta Kilimanjaro waa buurta Ugu dheer Africa. dhererkeedu na wuxuu gaadhayaa in ka badan 19000 ( Sagaal iyo toban Kun oo feet) Runtu waxaa weeye in Buurta korkeeda marka la joogo inay hawada Oxygenta loo yaaqano ay yartahay dad badan oo dhib kala kulmay na ay jiraan.
@SamsamAbdilahi-l3r
@SamsamAbdilahi-l3r Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ mansha Allah
@FatimaIstahil
@FatimaIstahil Жыл бұрын
Indero alle ha idiin xafiide is ilaaliyaa
@dr-abdala8041
@dr-abdala8041 Жыл бұрын
Mashallah dalxiis qurux badan waaye😍
@nimcocige3037
@nimcocige3037 Жыл бұрын
Masha allha walalaheega quruxda badan allha idin xiftiiyo 🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩
@abeyanovandijk4037
@abeyanovandijk4037 Жыл бұрын
Next mount Kenya soo sameey
@nuuradiinxariir1307
@nuuradiinxariir1307 Жыл бұрын
Basadiir raadiya sxbyl
@updyrazaaksomali2593
@updyrazaaksomali2593 Жыл бұрын
Zhp video yadada playlistes u same oo wadan walba dhinac isku raaci
@Al.vanan.Abdillahi
@Al.vanan.Abdillahi Жыл бұрын
The best vologer qays qaysar🎉❤😊
@qatroadan6474
@qatroadan6474 Жыл бұрын
M.a allah❤
@habanemuse3240
@habanemuse3240 Жыл бұрын
Mozambique zoo gaadh
@YasmiinRooble-iw8xg
@YasmiinRooble-iw8xg 2 ай бұрын
Massha Aalh hoorey uu so da 😮
@dayibhurredayibhurre6959
@dayibhurredayibhurre6959 Жыл бұрын
مشا هدة راءعة ما شاء الله 😊😊❤
@khadarzaxane3548
@khadarzaxane3548 Жыл бұрын
Qays qaysar legend dalmareen ah wllhi guulayso zhp qaliyow💋 waan.ku taageeeraa zhp qaali💋💋💋💋♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@SagalMaxamed-fm9em
@SagalMaxamed-fm9em 3 ай бұрын
Mashallah wllkay ❤
@nouradinjama5225
@nouradinjama5225 Жыл бұрын
Qays qaysar 🔥
@zakihazaazi
@zakihazaazi Жыл бұрын
Yaaaa diyaara asxaabey 10 cisho 5daadag 5fuulis Waanba kahelay lkn bilaa asxaab manuurayso meeshu❤❤❤❤
@alkheyr4
@alkheyr4 Жыл бұрын
صلوا على الحبيب المصطفى(ﷺ)
@sahraxajicabdi3952
@sahraxajicabdi3952 Жыл бұрын
TEAM Qays Qeysar Frista One 😂❤🎉🎉🎉
@kadiguaabdallah5255
@kadiguaabdallah5255 Жыл бұрын
très beaux vidéo la montagne le grand de AFRIQUE mais tu a oublié le large et le ôter mreci
@WaabariAbdilahi
@WaabariAbdilahi 5 ай бұрын
Qaysqayssr the best KZbinr
@CharanKhan-ub9qq
@CharanKhan-ub9qq Жыл бұрын
Rabiyoow muraadkeega iisahal, rabiyoow riyadeeda iirumeey, Rabiyoow muraadkeega iisahal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirisakhusseingallaydh3965
@abdirisakhusseingallaydh3965 Жыл бұрын
Wlhy video Gani wuu igu badhgo-ay Soo Badi
@hargeysamedianetwork2461
@hargeysamedianetwork2461 Жыл бұрын
Waana buurta ugu dheer aduunka een silsilad ku oolin ama kaligeed meel taagan
@MOHAMEDTayip
@MOHAMEDTayip 11 ай бұрын
say m.a so beautiful video
@xafsajaamac6903
@xafsajaamac6903 Жыл бұрын
Taageerahaygiii guulayso😊 wllo
@mohamet_fouzi4504
@mohamet_fouzi4504 Жыл бұрын
Buurtaan iskuulkii hoose ku dhigan jiray xusuus😂😂😂😂😂✋👍
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 Жыл бұрын
Goslis mountain😂😂😂😂😂😂
@Dhaqanbaadiye5824
@Dhaqanbaadiye5824 Жыл бұрын
Basadiir ma aragteen
@Idriis-Sheikh-Abdirahmaaan
@Idriis-Sheikh-Abdirahmaaan Жыл бұрын
Thank you sxb❤
@Cabdihakin1122
@Cabdihakin1122 Жыл бұрын
Qays qaysar wlhi wll waaN ku taGeRra ❤️😊🎉
WAA SIDEE BUURTA UGU DHEER AFRICA ⛰⛰🏔
22:04
Maaweell
Рет қаралды 58 М.
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶 #gen
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 32 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
НИКИТА ПОДСТАВИЛ ДЖОНИ 😡
01:00
HOOOTDOGS
Рет қаралды 2,8 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
Dalkan ugu yaraan 3000 kun oo Dollar ayaa lagu Shaqeeya 🇮🇸 Part 3 Iceland
16:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 174 М.
Beerta xayawanaadka ugu wayn Africa | Masai mara 🇰🇪
17:40
Dhakhtarrr
Рет қаралды 491 М.
Buurta ugu dheer - BUURTA SURUD || the highest mountain in Horn of Africa
12:28
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 93 М.
Safarkaygii  meesha Africa ugu qurux Badan | Zanzibar island 🏝️
16:38
WAGAR || BUURTAN WAXA LAGA DUL ARKAA YAMEN, BARBARA IYO BURCO.
16:30
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶 #gen
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 32 МЛН