Muj. Xasan Cali Dheeree oo ka Sheekeeyey Qiso Noqotay Maalintii Ugu Darnayd Nolosha Halgankiisii SNM

  Рет қаралды 66,943

SAAB TV

SAAB TV

2 жыл бұрын

Qaybtii 2-aad ee Barnaamijka Sooyaalka Taariikhda.
halkan ka daawo qaybtii hore: • Gen. Xasan Cali Cawad ...

Пікірлер: 87
@khalidgadari8828
@khalidgadari8828 2 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto intii ka dhimatay SNM inta nool ee uu aabahay ka mid yahayna alle cimriga ha udheereeyo
@abdimohamoud1803
@abdimohamoud1803 Жыл бұрын
Allah ha ku xafido mujaahid, guulaysta dhamaan ciidanka Somaliland
@mustafemohamed4879
@mustafemohamed4879 2 жыл бұрын
Ahmed Muhumed Xayd (gadari) Aan ku saxo magaca Taliye waata maandeeq dhashay alhamdulh 💚🤍❤️
@mahdiqumane7336
@mahdiqumane7336 2 жыл бұрын
SNM xaqbay ku taagnaayeen oo RABBI baa la jirey
@abobasement346
@abobasement346 2 жыл бұрын
benbadanah waa islah ficanyahay wuxuu ku shekaynayah dagal dhacay 30.sanoh war horumar mah haysah waxan waah wax dhacay 30 kah hor
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 2 жыл бұрын
@@abobasement346 waa ragii dalkan somaliland kaxoreyey faqashtii shacbiga somaliland xasuuqaysay doqon yahay
@mahdiqumane7336
@mahdiqumane7336 2 жыл бұрын
@@abobasement346 hormar maxd uun taqaan adigu
@iibgeeyeonlinemarket1210
@iibgeeyeonlinemarket1210 2 жыл бұрын
@@abobasement346kol hadii aan maanta xunyaw nalahayn waa noo guul
@hashimmabdi6409
@hashimmabdi6409 2 жыл бұрын
Waa taariikh ad uu qiimo badan oo xusuus mudan.
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 жыл бұрын
It was best military strategy
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 жыл бұрын
Ninka kale wàa xasan cali mire
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын
MAANSHALAAH MUJAAHID XASAN CALI DHEERE WAA TALIYE KU XIGEENKA CIIDANKA BADA SOMALILAND ADEER NOOLOW WAXAA SAAXIIB TIHIIN AABAHAY OO AA WADA AHAYDEEN LABO SARKAAL OO KA MID AHAA CIIDANKA ASLUUBTA SOMALILAND
@FADSO
@FADSO 2 жыл бұрын
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN.
@sacdaliban3421
@sacdaliban3421 2 жыл бұрын
Shugran wll mcn
@RasmiTV24
@RasmiTV24 2 жыл бұрын
Masha alla
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын
DHAMAAN DHALINTA REER SOMALILAND WAA IN AY XUSAAN TAARIIKHDA SNM WAAYO UMAD AAN TAARIIKH LAHAYNI UMAD MAAHA WAAR BARTA TAARIIKHDA SNM OO XAFIDA SI AAD U OGAATAAN CIDA AAD TIHIIN IYO CADOWGA AAD LEEDIHIIN
@ibrahimsamir4888
@ibrahimsamir4888 2 жыл бұрын
Hayn balyo wariye seenyo .iyo ganaral..muj..xasan conral.ibrahim cali samir
@ladancali5351
@ladancali5351 2 жыл бұрын
ilaahay cimriga iyo caafimaadkaba hakuu barakeeyo
@HoodoHasant474
@HoodoHasant474 2 жыл бұрын
❤️‍🩹❤️‍🩹❤️
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 жыл бұрын
Reer qalib iyo qoyskaygu marwalba wàa walaalo cashuur dilkiisii waanu u aarnay isaga lixle wàa halyeydayadii iyo adeero maxamed jaamac badmaax iyo edo nuura carto ala how naxariisto
@sayidacool7190
@sayidacool7190 2 жыл бұрын
cashuur qolomuu ahaa
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 2 жыл бұрын
HJ Aadan madoobe ayuu ahaa saraakiishii Hargeisa lagu dilay ayuu ahaa markii 77 laga soo baxay
@abdisalaanahmed5164
@abdisalaanahmed5164 2 жыл бұрын
Alle cimriga iyo cafimadkaba haku barakeeyo 2jeerba wadankaga si hagrasho laana ayaad ugu shaqaysaye Wixi igu adkaad waxan leeyay garbo aan ku duulo oo dhalinyaro wada aqoonyahana ayaa ila shaqaysa waa hadal qiimo gara u leh dhalinta dalka oo ay tahay inay ka garab shaqeeyan madaxda wawayn ee dalka kuna kordhiyaan aqonta casriga ah ee hada la barto madaama aysan iygu wkhatigan baran karin ama haleelahynba
@hibonour9657
@hibonour9657 2 жыл бұрын
Mashallah tabaarakallah may Allah bless you and your family inshallah thanks mujaahid
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
halgankii xalasha ahaa ee faqash lugu xasuuqay SNM intii dhimatay ilaahay hawnaxariisto
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 жыл бұрын
Dalku wàa dalkeenii dadku wàa dalkaygii maan gaabna anagoo isku dooban waanu ka adkaanay waanu ka adkaan doonaa
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 жыл бұрын
Idhanka maraags
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 жыл бұрын
He is best somalilander
@muhiyodinahmed6983
@muhiyodinahmed6983 2 жыл бұрын
Mujaahid Aduun iyo Aakhiroba guul
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 жыл бұрын
Geesi
@AhmedOsman-xk1gj
@AhmedOsman-xk1gj 2 жыл бұрын
Waa Mujaahidiin Dalkan Xoreysay ee u halgamay ee ururkii SNM... ee Somaliland ka Xoreeyey Dawladdii Maxamed Siyaad barre ee Digteetarka ahayd Milateri ahayd alle ha u naxariisto. Jannadii Firdowsa Alle haka Waraabiyo amiin
@ustaadclraxmaanofficial4602
@ustaadclraxmaanofficial4602 2 жыл бұрын
Walhyda taariikh buu kashekeyey
@muniirabdirahmanofficial6601
@muniirabdirahmanofficial6601 2 жыл бұрын
Generalka waydii waqtiga uu u baxay halgankii dalka
@saeedadem4205
@saeedadem4205 2 жыл бұрын
Waraysiga Qaybta Hore Ayu Ku Sheegay
@yassinawil5158
@yassinawil5158 2 жыл бұрын
Waraysiga hore kadaawo
@cabdicasiisjaamac7142
@cabdicasiisjaamac7142 Жыл бұрын
Whli WAA ragii hore hadal waa intii yidhi
@AliIbrahim-tu8dg
@AliIbrahim-tu8dg 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🤲🏿🤲🏿🤲🏿🥰🥰🤲🏿🤲🏿
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Adeerkay Muuse Biixi ayaa meeshii ku xaaray
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 жыл бұрын
Fara yard midhihii bataa kama macashaan
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 жыл бұрын
Wàar kala quusane qooma laada
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 жыл бұрын
Awaawa ku aasan
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 2 жыл бұрын
Muj xuseen Dheere Ciidamada Cadaadlay qabsaday ee Hubka soo furtay inuu habeenimo soo dhaqaajay ahayd taaticada ciidankaa kaluntay waayo sidaa dhacday ee caydha looga dhigay hubkoodii oo dhan maalintii diyaaradana kugafayn habeenkiiba tignikada ladhaqaajaa
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 жыл бұрын
Fariid
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 жыл бұрын
Maraaga
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 жыл бұрын
What u mean you were in Afghanistan
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 жыл бұрын
Mayd is serious why their because awoowa ku Ayaa whole somalind
@zad00zed
@zad00zed 2 жыл бұрын
Hadii ladagaalamo dagalkaas khalad kama maqna oo labada dhinacbay way dirireen nina xilkiisa ayuu ilaashanayay nina xoriayad ayuu doonayay, lkn lambada dhinacba shacabka soomaliyeed waxba umaytarin kuwii xoriyada doonayay maanta waxay noqdoon" kud kaguur oo qanjo uguuur" kii kursiga ilaashanayayna waa'a.
@yeexionga1638
@yeexionga1638 2 жыл бұрын
wxba ka garan maysid wixii lasoo maray caruurtii faqashtaad tahay baan filayaa taarikhi waa tii SNM ee meel ku qoro.
@mohedabdi926
@mohedabdi926 Жыл бұрын
Ninka kaliya taariikhda runta ka sheegay
@najeepashir8039
@najeepashir8039 2 жыл бұрын
Marka ma SSDF ba rerka majerten kaliya ahyda gudomiye ku xigenka labaad ba clahi yusuf AHUN kaso galay xilalka kle ha sheegin Mida kle nimanyahow mxd tarikhda uga been sheegtaan
@ahmedhussein97
@ahmedhussein97 2 жыл бұрын
Dad kii waxaasi soo maray ayaa imika xamar iyo qudhun looga taag la yahay dilkii bay u darsadeen
@iibgeeyeonlinemarket1210
@iibgeeyeonlinemarket1210 2 жыл бұрын
Waa runtaa!
@yanyuur
@yanyuur 2 жыл бұрын
Talow gor mee mujaahidiintii USC La wareysanaa?
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 2 жыл бұрын
Way kuxigtaa tani hakugu duxdo Daraawiish iyo Ssc iyana waa taariikh in laxuso somaliland way ogoshahay
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/iGGbm5Wql954qJY
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 2 жыл бұрын
Marka Hawiye miyirsado!
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 жыл бұрын
Cali seenyo Yaa abuuray reernimo waxa keenay baandadii aynu walalaal moodnay laakiin nacabka qowmida somaliyeed
@hij3728
@hij3728 2 жыл бұрын
Walahy waa runtiye snmta dadka Hargeisa cadawga aad u naafeyay haday tahay hogaanka aaga Hargeisa iyo cadaadlay iyo awalba halkii baseka snm lagaga dhawaaqy ee durya Xataa saraakishi ugu hor talowdy waa galbeed uun
@caynaasheshow2961
@caynaasheshow2961 2 жыл бұрын
Mujaahid xalaala weyan ninkani
@faysacaydid9083
@faysacaydid9083 Жыл бұрын
Hhhhh
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 жыл бұрын
Kuwaas ayaa ka hadlaya somalinimo
@aa.aftaag3272
@aa.aftaag3272 2 жыл бұрын
Cali seenyo ninkani ma h/yoonis baa Ilayn waan ogahay oo saabtv iyo weriyayaashiisu waxay waraystaan Cidii beesha ah haday noqoto habar beesha ah oo indhala, way waraystaan Kkkkkkk Si fiican baad qabyaalada u wadaan Waad mahadsantihiin mudanayaal
@mmcc4347
@mmcc4347 11 ай бұрын
Kkkk ninkan garanmaayo lkn waxan u malaynayaa HJECLO inuu yahay
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 жыл бұрын
Are depicting him you are unlawful person
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 3 ай бұрын
Buurta Shiikh, Muj dhegaweyne Abaanduulihii, dagaakasuu ahaa,dagaal geliye Korneyl Cumar, dhako finish, iyo Muj mahamed cali Dagaal geliye yaashu ibrahim Aden siciid allah yarxma Lixle indrkii,
@faisaljama4208
@faisaljama4208 2 жыл бұрын
HORTA BEENTII SNM MIYAANAY DHAMAAN, KKKKKKKKKK MID WALIBA WAANU JIBAYSANAY AYU LEEYAHAY, FULAYDII AYAA DADKA KOLBA BEEN U SHEEGAYA
@amiinali2228
@amiinali2228 2 жыл бұрын
😂😂😂😂CALI SEENYO XARIIF TVga TAARIIKHDA BEENTA AH GARXAJISKA LOOGUSAMEEYO
@moderninformation7931
@moderninformation7931 2 жыл бұрын
Ninkan ma garxajis baad moodaysaa waa nin habar jeclo ah.
@khalidcabdi1171
@khalidcabdi1171 2 жыл бұрын
Axl waxa inaga badan isaaqnimo inagu aynu isku tiirsanaano markaas ayaanu wax noqonaynaa
@moderninformation7931
@moderninformation7931 2 жыл бұрын
@@khalidcabdi1171 Haa wll kan cunsuriga ah baan la yaabay janaraalku taariikh Isaaq oo dhan ka dhaxaysa buu ka sheekeeyay
@qaranmediainc5513
@qaranmediainc5513 2 жыл бұрын
Faakh iyo maxaa been haysan kkkkkkkkkk
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 2 жыл бұрын
Ma awoowgagi la diley ayaad xasuusatey
@qaranmediainc5513
@qaranmediainc5513 2 жыл бұрын
@@caashaqalbi372 awowgay kumajir dagaalka abahay baa kujiray wuuna noolyahay
@warsameahmed1501
@warsameahmed1501 Жыл бұрын
Ha la wareystee halkee lagaala soo xodhiidhaaa
@qaranmediainc5513
@qaranmediainc5513 Жыл бұрын
@@warsameahmed1501 qaranka somalia buu difaacayey
@calibashiirwarsame3335
@calibashiirwarsame3335 2 жыл бұрын
Ninki idoorka ugu beenta faanka badna
@abdiismail6805
@abdiismail6805 2 жыл бұрын
Daarood ku xiir
@abdiismail6805
@abdiismail6805 2 жыл бұрын
Daarood ku xaar
@calibashiirwarsame3335
@calibashiirwarsame3335 2 жыл бұрын
@@abdiismail6805 daarood ku fuul miyaad dhalatay
@saidabdi73
@saidabdi73 2 жыл бұрын
@@calibashiirwarsame3335 isaaaq ka adag zxp
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 2 жыл бұрын
@@calibashiirwarsame3335 darood gumeysiga horta hayska xoreeyo
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 жыл бұрын
Mitid fara midhii bataa kama macashaan
@SAFACLEANINGSERVICES
@SAFACLEANINGSERVICES 2 жыл бұрын
Ninka shaqadiii ayuuu kujiraaa saaacadaaas waaad kakhasaaraysay
@cawilayaanle2440
@cawilayaanle2440 2 жыл бұрын
Jaalle...way u socotaa lacagtu...kkk
Каха ограбил банк
01:00
К-Media
Рет қаралды 11 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 3,9 МЛН
你们会选择哪一辆呢#short #angel #clown
00:20
Super Beauty team
Рет қаралды 19 МЛН
Barnaamajka Xusuus Reeb Cabdilaahi Darawal Qaybtii 1aad
33:26
Horn Cable Tv
Рет қаралды 153 М.
Barnaamijka Xusuus Reeb : Faarax Siciid Sugule Ifiso PART 2
56:54
Horn Cable Tv
Рет қаралды 368 М.
Daawo mid kamida mucjisooyinkii  mujaahidiintii  Ururkii SNM
30:34
Oman: History, Power and Influence | Al Jazeera World
47:11
Al Jazeera English
Рет қаралды 825 М.
Ужасное свидание🤯 #стальноймужик #жиза #еда
0:50
SteelMan XXL | Стальной мужик
Рет қаралды 1,5 МЛН
Нажимай выше ☝️☝️☝️ #а4 #глент #риви #viral
0:36
Как меняются люди
Рет қаралды 3,4 МЛН
Не трогайте эту ВОЛОСАТУЮ ШТУКУ! 😱
0:24
Взрывная История
Рет қаралды 4,5 МЛН
رورو ضد رقيه🔫😲🚀 #shorts
0:13
رورو فاميلي | Roro Family
Рет қаралды 25 МЛН
ЕМУ БОЛЬШЕ НЕ ПРИДЕТСЯ НИЧЕГО ВЫБИРАТЬ😂😂😂
0:39
СЕМЬЯ СТАРОВОЙТОВЫХ 💖 Starovoitov.family
Рет қаралды 7 МЛН
Оказался НЕНУЖНЫМ и Его БРОСИЛИ🐶💀
0:38
ИССЛЕДОВАТЕЛЬ
Рет қаралды 2 МЛН