Gen. Xasan Cali Cawad Ayaa Ka Sheekeeyey Maalmihii Qadhaadhaa Ee Halgankii SNM

  Рет қаралды 60,884

SAAB TV

SAAB TV

2 жыл бұрын

Пікірлер: 129
@maalikabokor8035
@maalikabokor8035 2 жыл бұрын
Abti General Xasan Cali Cawed, Guul iyo gobanimo abti qaali
@DhagaxKure
@DhagaxKure 2 жыл бұрын
Thank you for your service, Somaliland is free because of brave man's like you we salute you sir
@am.b5688
@am.b5688 2 жыл бұрын
Free from a real government, free from free schools, free from a running water, free from Hargeisa and Burco being the second and fourth biggest cities in Somalia, free for the youth to die in high seas, especially young girls, free from free healthcare, free from real military, free from a navy, free from air defense systems, free from Somali-airlines, free from Berbera being the only free port in Somalia, free for Hargeisa to be the cleanest city in Somalia, free from recognition, free from Mogadishu influence and rule to an Ethiopian one! You are so free that I can write it in pages, good luck.
@bashirarooryoofficial7844
@bashirarooryoofficial7844 2 жыл бұрын
@@am.b5688 bakh bakhle Waxan meesha kusoo qortay intaas iyo in is wacan ba somaliland maanta waa haysataaa ee kaligii taliye afwaynihii macangaga ahaa hadaan la is ka xorayn ma dabada ayaa loo dhiqi lahaa
@am.b5688
@am.b5688 2 жыл бұрын
@@bashirarooryoofficial7844 Soomaali oo dhan baa iska saartay Siyaad Bare! Newsflash! Kii xabada ku bilaabayna ma tihid kii gurigiisa ugu galay oo ilaa Kenya daba joogayna ma tihid, meel dhexaad ka soo gashay qaran dumisnimadii. Dowladiisii dalkoo dhan bay ka dhacday, marka ma horumarka aad sheegayso waa Siyaad dowladiisii baa dhacday! Soomaali oo dhan bay dhaaftay dowladaasi ee maxaad qabatay baa laga hadlayaa sodonkii sano?
@bashirarooryoofficial7844
@bashirarooryoofficial7844 2 жыл бұрын
@@am.b5688 dawlad ku sheeg Dulmi ah oo dadkeeda laysa waxaba dhaama dawlad la aanta Haku difaacin qabyaalad afwaynihii naygeria isagoo qaxoonti ah ku bakhtiyey ilaa maanta waxa dhacayana isaga ayaa masuul ka ah oo bilaabay
@am.b5688
@am.b5688 2 жыл бұрын
@@bashirarooryoofficial7844 Xitaa magaca Afweyne SSDF baa u bixisay, iyagaana ku geeyay Ethiopia. Dowlad la'aanta waan ogahay in dadka qaar ay ugu baxdo laakiin adigaa dowlada wax ku qabay. Waana Allah mahadii inaan arkay Caasimadii labaad ee Soomaaliya, Hargeysa, oo baasaboor u soo doonanaysa Tuuladii yareyd ee Garoowe( oo hada weynaatay) Cida dowlad la'aanta ka faaiidey adiga maaha saaxiib!
@ahmeddubad3461
@ahmeddubad3461 2 жыл бұрын
General xassan cali dheere waa halgamaa naftiisa iyo cimrigiisaba u huray sidii dadkiisa iyo dalkiisuba uga bixi lahaa hadimadii uu ku hayay taliskii maxamed siyaad barre, waxaanu ka mid ahaa saraakiishii ugu horeeyay ee u talaabay dalka itoobiya laguna aasaasay ururkii dhaqdhaqaaqa waddaniga soomaaliyeed ee SNM markiii dambana waxa uu ka qayb qaatay dib udhiska dalka isagoo ka mid ahaa saraakiishii lagu aasaasay ciidamada j.s.l kuwaasoo uu ka mid ahaa 30kii sanadood ee udanbeeyay Waxaanu soo qabtay hogaanka maamulka iyo lacagta ee ciidamada police ka oo uu muddo dheer ahaa iyo taliye xigeenka ciidanka asluubta oo uu ahaa 2010_2019 haddana waa taliye xigeenka ciidamada ilaalada xeebaha jsl.
@hibonour9657
@hibonour9657 2 жыл бұрын
Maashallah tabaarakallah illaahay cimriga, caafimaad ka, cibaadada iyo caqliga ba ha kuu barakeeyo ameen yaarabi mujaahid rageedii cisi iyo sharaf ku noolow intay nololi jirto inshallah
@weerarchannel7041
@weerarchannel7041 2 жыл бұрын
Nin.aad u aqli badan Mashallah Allah Ku Xafido
@sakariyeabdirahman8725
@sakariyeabdirahman8725 2 жыл бұрын
Mansha allah jananku waa ragii nafta usoo huray maantana ku naaloonaya barwaaqada ay somaliland haysato Thanks taliye xassan alli awad
@hussindahir3557
@hussindahir3557 2 жыл бұрын
Asw...waa tarikh aad ufiican
@c.majiidmahamed2766
@c.majiidmahamed2766 2 жыл бұрын
Wey ku mahadsanyihi awoowayashey sey Dalka Noogu Xureyen ooy ugu halgameen waxa lasii Hadal hayo waxaan kasii jeclaan laheyn in Buug loo badalo, oo Maanta lajoogaye waxa is weydiin mudan Dalka 2 sanee Soo socda Xageenu Gaadhsina Se Maxaa Qurux badan oo Dalka Aanu Kusoo Kordhinaa, Isbadal iyo Fikiro Cusub keena.
@aziamohamuud9283
@aziamohamuud9283 2 жыл бұрын
Thank 😊
@sakariyeabdirahman8725
@sakariyeabdirahman8725 2 жыл бұрын
Noosoo badiya taliyuhu taariikh badanbu hayaaye
@saeedshukri6032
@saeedshukri6032 2 жыл бұрын
Wa Run sheeg Muj, General Hassan Ali Dheere . waan ku salaamiya Mujahiid . salute Siciid shukri
@AhmedMohamed-oz1ly
@AhmedMohamed-oz1ly 2 жыл бұрын
Kkkkk sido kale waye kkkk guul wanagsan isha Allah khayr come allahu akbar
@muhsinsharif1199
@muhsinsharif1199 2 жыл бұрын
abti xasan ali dheere allah yabaarik abti mcn
@yuusufadan8800
@yuusufadan8800 2 жыл бұрын
Somaliland guul iyo goobaniimo caadawgeenu hajaabo somalilandaar guul 🥀🥀🌼🌺🌺🌺🏅🏅🏜🤲🤲✋✋✋💐💐💐🌹🌹🌹🥰🥰🥰🎀🎀🎀🤝🤝🤝✌✌🏵🏵🏵💯💯💯👍👍👍👍💪💪👍👍💪💯💯👍👍💪💪🏵🏵✌✌✌💐💐🌹🌹🥰🥰🥰🎀🎀🥀🥀🌼🌼🌺🌺🏅🏅🏅🏅✌✌✌✋✋🤲✋💐💐💯👍👍👍💪💪💪💪
@maxamedaxmedadan8229
@maxamedaxmedadan8229 2 жыл бұрын
WALAHAY CALI SENYO WABEEN MAGUBTE WAA AWOGAY DHAWACBU AH WAYD YUSUF MAYDALI
@dryusufqanimohamedabdi5737
@dryusufqanimohamedabdi5737 2 жыл бұрын
Mujaahid xasan cali dheere. Waa hayleey taariikhda sideeda u sheega, markuu guulaystay iyo markii laga guulaystayba. Abwaan wariye Cali Seenyo waan salaamaynaa isagana
@abdisalaanahmed5164
@abdisalaanahmed5164 2 жыл бұрын
Manshalah alle cimriga iyo cafimadk haw barakeeyo generlaka Wan kugu faanayna in aad maanta madax u tahay dad ku jecel Alle maruun hayla kaa kumiyo
@afrahap4406
@afrahap4406 2 жыл бұрын
Geesiyaal waligiin guulaysta Cali senyo wariye jira ya dhicun hagabin waligaa insha allah
@maxamedsaleebaan3956
@maxamedsaleebaan3956 Жыл бұрын
Sarkal sare xasan wn salamaya aniga laftaydu qaarbaan rarka ka dhigay
@amiinxadaari7954
@amiinxadaari7954 2 жыл бұрын
Allah. Somaaliya maxey heybad laheed. Ilaahow mesheedii kusooceli. Ninkaan. Inuu. Khabiir. Yahay waaka muuqataa
@juma6506
@juma6506 2 жыл бұрын
Asc. Sirmaqabe Allah u saahhanaa. Whatever, President muj prof.president mba keeps leading the kulmiye political strategies so far so good.
@aliabdi3689
@aliabdi3689 2 жыл бұрын
Saab tv waa warfidiye taariiq fidiye xakhiiqada ka hadla
@khadiirbaxnaan5491
@khadiirbaxnaan5491 2 жыл бұрын
Maansha Allah noolow
@mohanahmed7736
@mohanahmed7736 2 жыл бұрын
Wali waxanan arkin laba ninba Cid ka sheekeenaysa. Tarikh dooda.. #Harag #waafi #koosar
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 2 жыл бұрын
Haragwaafi waxa si fiican uga sheekeeyay saaxiibkii Muj Jaamac Doolaal ee waraysigiisa soo daawo. Muj Koosaar se aad taariikhdiisa loogama warramo! Se wuxu ahaa Geesi Taariikh mugweyn ku leh shucuubta Afrikaanka.
@mohanahmed7736
@mohanahmed7736 2 жыл бұрын
@@mohamedothman7519 waan arkay SXb.. lkn waa in Yar OO kamid ah wax qabad kiisii maha tarikh nolaleedkisa
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 2 жыл бұрын
Cali seeyo respect allways
@elmimohamedelmi
@elmimohamedelmi 2 жыл бұрын
Cali seego ❤️
@ladancali5351
@ladancali5351 2 жыл бұрын
ilaahay cimrigan hakuu barakeeyo adeero
@amenludfi4124
@amenludfi4124 2 жыл бұрын
Jir oo jog General xasan waxad kamid tahay raga aan Dartod nool u nool nahay ifka sharaf aakhirona Jano
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw Жыл бұрын
Kkkkkkk shaydaan waqooyi funny ayuu aha ishaada iskeed iskaga madax banaan ayaan ku qoslaya🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@kadiredan798
@kadiredan798 2 жыл бұрын
Thank you
@hargeisa24h
@hargeisa24h 2 жыл бұрын
G/Sare Cali Geedi Warfaa waxuu ahaa Xawaadle...
@afrahap4406
@afrahap4406 2 жыл бұрын
Ragdhe maasha allah
@khadarabdirahmanyacquub5620
@khadarabdirahmanyacquub5620 2 жыл бұрын
Waa general xog ogaal ah oo aqoon ciidan leh. Alle SWT ha xafido oo ha dhowro. Gen. Xasan Cali Dheera.
@kadiredan798
@kadiredan798 2 жыл бұрын
Waa taariikhdii oo qof ah
@khadiirbaxnaan5491
@khadiirbaxnaan5491 2 жыл бұрын
Mansha allaah noolow
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 2 жыл бұрын
waa Shaqsiyad cajiiba waxa uu ahaa sidaa uu sheegay ninkii waraaqaha noo qori jiray marka ay arkaan ciidankii Ethopianku ay salaan nagu dhajin jireen,
@am.b5688
@am.b5688 2 жыл бұрын
Markaa Ethiopianku waa saaxiib miyaa? Aabow ka yar iga celi aan ka weyn iska celiyee! Ninkan in ciidan Soomaaliyeed loo dhiibo ma aheyn! Uraagada Ethiopia cidina wax uma dhiibato. Markii ciidanka la qoray ilaa uu cadowgii Soomaaliya u galay lugooyo ayuu ku wady Soomaalida!
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 2 жыл бұрын
@@am.b5688 Faqash iyo daba--dhilifkoda uma hadal xumid waar yn lga grn cuqdada iyo ncybka ku slysn qbylda aad la taahayso Somali sifcn bay isu taqaan waligiinba wxd tihiin kansarka Somalida iyo munafiqiinta sbabta u ah iny somalia noqoto maqaxi reerkoodu nijaaseeyo sidaana ku burburiyaan midnimdii aanu u hurnay qaranimdydii islmrkna aad tihiin mas iyo abeesada ilaa mnta wda burburka iyo baaba'a u naageeya ethiopia iyo kenya gcntana uga galiyay cdwgodii iny ku warejiyaan dhulkoodii dwldo shisheeye waar ordoo niyow isqariya oo la dhuunta ceebtiina iyo naag-nimdiina soona xidha googaradaha dumarkiina ileen Ragganimo idinka dheere !
@am.b5688
@am.b5688 2 жыл бұрын
@@libaaxasomaliland1066 Weligay ma arkin qolo soomaali ah oo neceb Isaaqa! Waa cajiib neceybkan aad sheegtaan! Soomaaliya Hawiye iyo Daarood baa is ximiya, wax xarash idiin hayaana ma jiraan iska nasta wax dir neceb anigu ma arkin
@Tayasiir
@Tayasiir 2 жыл бұрын
Shaydaan Waqooyi ilaahay ha u naxariistee Stockholm buu ku dhintay. Nin aad u bulshaawi ah buu ahaa
@xaruudxusseen3567
@xaruudxusseen3567 2 жыл бұрын
Xigmad noo sheeg waxbaan xadnay maxay tahay
@muhiyoriyaaleproduction2783
@muhiyoriyaaleproduction2783 2 жыл бұрын
Hazan ali Awad jamac muuse Hayley qaran Aleeh haku ciftiyo
@AhmedMohamed-oz1ly
@AhmedMohamed-oz1ly 2 жыл бұрын
Guul wanagsan isha Allah
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 2 жыл бұрын
BOOBKAAS UU JENERALKU KA SHEEKAYNAYO EE XOOLAHA UMADA LA BOOBAYO TAASI DAWLAD AQOONS HAYSATA AYAY AHAYD LAAKIIN MUUSE IYO KOOXDA HEEGO IYADOON WABA LA HAYNAYAY WELI BOOB IYO TUUGO AYAY KU JIRAAN
@cabdirashiidibraahim4710
@cabdirashiidibraahim4710 2 жыл бұрын
Waa ragga xogtooda loo baahanyahay 💯💯🌹🌷💯 Cali seenyo waa nin dhigiisa hela oo waeaysta
@sakadaadhigaofficialtv1952
@sakadaadhigaofficialtv1952 2 жыл бұрын
Xnuunku wyna
@ginimataan2724
@ginimataan2724 2 жыл бұрын
Kkkkk cali samatar ka qaata
@MohammedHassan-ds1xw
@MohammedHassan-ds1xw 2 жыл бұрын
Nuur sheikh Isaaq
@allaahuakbar6762
@allaahuakbar6762 Жыл бұрын
Yuusuf maydal cumar faarax
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 2 жыл бұрын
Fariid Fariid dhalay weeye ninakan.
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 2 жыл бұрын
Cornel Mahdi Cali Faarax taliyaha Guutadii 50 ee Gaaska 2aad uu sheegayaa ee markii danbe Snm ahaa Xeradii tababarka Awaare haystay iyo taliyihii guutadii 4aad ee lagu aasaasay snm wajaale dusheeda daganayd wuxuu ahaa nin Sacadmuuse/jibriil Abokor
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 2 жыл бұрын
Reer wayoyin Mise reer Somaliland waa sual ?????????
@eye2eyeerigavo777
@eye2eyeerigavo777 2 жыл бұрын
Mid SANKADHUUDHIYA… kulahaa! war kuwani afkoodu liitee yaabaye…waa bilaa akhlaaq! Isagoo da’ ah…
@khankjawil7500
@khankjawil7500 2 жыл бұрын
Cali Hargeysa waxa ku sugan Saraakiishii xiligaas soo hawl galay badankoodu hada hawl gab yihiin laakiin loo baahanyahay in Taariikhda ay u soo joogeen hab dhaxal gal ah looga reebo- iyagana mid mid ama si isku jir ah u soo wareyso....Somalia masiibo aya ka dhacday isku darsigii 1960 ilaa burburkii 1991...
@rajoplantawakul2118
@rajoplantawakul2118 2 жыл бұрын
wlhi waa geesi ninkan
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 жыл бұрын
Wariyuhu hadba waaka dhex gelayaa hadalka
@abdiazizsalah912
@abdiazizsalah912 2 жыл бұрын
Nagaasi rag bay ahaayeen
@ahmedmohamef3458
@ahmedmohamef3458 2 жыл бұрын
Asc w layaab mala waa qaligii iidoorka waa wax u golaayahay waa qayimu wadan waasa yaakii horaanu u aranay waa dad wada mujaahidanah? Waa wada runmaaha?
@naza3086
@naza3086 2 жыл бұрын
Aabahaa faqashtii laga adkaadey ayuu ahaa. Waad jabtey, ilaahay ayaa nasiiyey guusha iyo gacanta sare. Winners write the history
@simanesalbuur5734
@simanesalbuur5734 2 жыл бұрын
Waxan ku galnayba cadaalad daray ahayd buu yidhi. Sidee hada sidee lagu aamini karaa?
@gariyedjama3641
@gariyedjama3641 2 жыл бұрын
Waxan niga codsanaya inad waraysatan abdirahman dhadhan waayo wuxu haya xogo badan
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 2 жыл бұрын
Dharaara nasoo maray dhacdo waayaheeda ninkstoo dhgystaa dhabanada lahaysto , waa taariikh ku suntan seeska iyo aasaska dib ulasoo noqoshda mdx-bananida Jmhryda brkysn ee Somaliland ❤🤍💚
@realwaryaa9193
@realwaryaa9193 2 жыл бұрын
Sidoo kle waaye 😂
@AhmedAli-ge5xf
@AhmedAli-ge5xf 2 жыл бұрын
Waa huuhaa,waxba kama jiraan waxa uu sheegayo-waqooyi iyo koonfur wax la yiraahdo 1972dii ma jirin,ciidamadana looma eegi jirin degaan iyo xaggee buu ka soo jeedaa.
@mohamudhussein8625
@mohamudhussein8625 2 жыл бұрын
Aahahah taariikhda ugu dib u noqo sxb
@naza3086
@naza3086 2 жыл бұрын
Warkii faqashta ee laga adkaadey ayaad aysaa, ka bax meesha what a loser.
@shaakirfarxaansuudi4988
@shaakirfarxaansuudi4988 2 жыл бұрын
Alla maxuu dhiig islaam oo uu cabey ku faanayaaaa balla dhiiig baaan ooda urogney ku ye Dadkani waaa wada khaayinul wadan maxkamad waaa laysa saari doonaa wakhtigeeeda
@jiifcaaqildulmidiid4139
@jiifcaaqildulmidiid4139 2 жыл бұрын
nin nool markhaati ma,u haysataa
@cabdirashiidibraahim4710
@cabdirashiidibraahim4710 2 жыл бұрын
Bal xaasidnimadaa eega ma,qasab ku dhacaa!!!!!
@1962yusuf
@1962yusuf 2 жыл бұрын
Waa waraysi qiimo leh isla markaana uu kaa qoslinayo mararka-qaarkood Gen.xasan ee daawasho wacan. Asc
@AhmedMohamed-qw8gc
@AhmedMohamed-qw8gc 2 жыл бұрын
hhhhhhhh
@saidali8378
@saidali8378 2 жыл бұрын
Cajiib libaax
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 жыл бұрын
Beengadanaa
@omardiin358
@omardiin358 2 жыл бұрын
shaydaan waqooyi wuxuu ahaa muuse cabdalle, wuxuu ku dhintay sweden, sacuudigana wuu soo maray, wuxuu dhalay nin paltalk aad uga caytami jiray oo la odhan jiray xkeyse
@abdulkadirjama4804
@abdulkadirjama4804 2 жыл бұрын
Shaydaan waqooyi alha u naxariisto anaa aqanay Sweden wada joognay nin fany ahaa
@mohozman709
@mohozman709 2 жыл бұрын
Ala gracsana reer wuqooyi😂
@saidali8378
@saidali8378 2 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@donotgiveuphelpneedypeople2241
@donotgiveuphelpneedypeople2241 2 жыл бұрын
Halgankaasi wado xun buu ku socdaaa....
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 жыл бұрын
Madax baad ahayd dalkaagii aad wax ku baratay ku dalacday madaxda ugu saraysa noqotay maamul lacageed noqotay ayaad amxaaro usoo raacday adoo hadaf qabiil ka duulaya
@u.j7332
@u.j7332 2 жыл бұрын
Caaaac cuuuuc
@hargeisa24h
@hargeisa24h 2 жыл бұрын
kkk Askari Bank ayay wada ahaayeen ... Dhamaan Reer waqooyi .... kkk Mushat yar bay Caagle Askari Bank waxay Bilaabeen inay Darajo Been ah sii yaan askarta.Taliye urur waxuu Cuna Dhawr Askari Mushar kood .kkkk wax wayn maaha///
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 2 жыл бұрын
Waxaan La yaaba Qaar Yidhahda Somalilanders Baanu Nahay Oo Yidhada Sheikh Biliso, Waxaasi Ma Ninbu Ahaa Mise Naag? Aiga Maalin Baanu Patrol Station kii Ina Iimaan Ee Dumbuluq Ku kulanay Anigoo Baabuur Petrolaysanaya Markaasu Igu Yidhi Kasaar Baabuuraka Mesha Aamusbaan ku Idhi Markaasu Nin Ila Socday baa Igu yidhi Waar waa Sheikh Biliso, Wa Yelkadi baan ku idhi Wuxu Damacay Inuu I Gacan Qaado Wuxu Gashanaa Hand glouf Waan Diiday. Waxa Jinka ah ba idina Sheikh Ku Sheegaysaan Sasxir.
@MohamedMohamed-qk2bs
@MohamedMohamed-qk2bs 2 жыл бұрын
Reer waqooyigu ma dhacaan kkkkkk kkkkkk waa DABLE derejadiisu aqoontiisuna dugsi dhexe 1974 ninka dhaqaalaha ciidamada la wareegey waa FAANKII oo general ah
@saidabdi73
@saidabdi73 2 жыл бұрын
Shekadu kuma dhadhacin ee cadi u dhsgyso warka
@ahmedfarah6296
@ahmedfarah6296 2 жыл бұрын
Waa nasiib darro in raggii ciidanka badda ka soo baxay jamacadihii Ruushka maanta lagu badalay nin magac qabiil ku socda..Goorma qabiil laga gudbi.Ma sidaas ayaa ictiraaf lagu gaadhayaa.
@ahmedfarah6296
@ahmedfarah6296 2 жыл бұрын
Kan waa in ciidanka badda laga badalaa intaanu ciidanka la degin.
@ustaadclraxmaanofficial4602
@ustaadclraxmaanofficial4602 2 жыл бұрын
Waar maad xanuunsaysaa maxaa kaa si ah adeero dhiiqaad lugaha kula jirtaa ciidanka badohooga lama galo bax waxd kujirto!
@mamadoujama5627
@mamadoujama5627 2 жыл бұрын
odaygu ma haber jeclaa isna
@ahmedfarah6296
@ahmedfarah6296 2 жыл бұрын
Jaahil arabikhida ku cuni galbeedka Hargeisa ayaad tahay.Tayadii ciidanka badda way soo noqon,Inshallah .
@HRU20209
@HRU20209 2 жыл бұрын
Mujaahid Yuusuf Maydal oo ahaa Taliyaha Sareeyo guutp Xasan Cali Cawad wax daraja ah oo la siiyey ama maamuus ah ma jiraan, waxaan filayaa inuu ka tirsan yahay jimciyada Soyaal.... Wixii laga dagaalamey wax iska bedelay oo la taaban karo lama hayo aan ka ahayn lahjadii reer koonfureedka....
@QOFKA.2469
@QOFKA.2469 2 жыл бұрын
Dadka aan kala jeclaayn wax xun iyo wax san ninka dawladii wax bartay aamintay amaandii dawlada loo dhiibay ee khiyaamay ayaa la amaanayaa Ilaahay xaqa ayuu jecel yahay Ilaahayna waxaan ka barayaynaa inuu xaqa ina tuso qof walowba qabri yar iyo xisaab ayaad Ilaahay la hortegaysaa markaa intee ayeynu u sacab tumaynaa denbiilayaasha dawladii waxbartay amaanada saartay khiyaamay qofwalowba naftaada xisaabi
@waayeeloday3473
@waayeeloday3473 2 жыл бұрын
ma caqiidaad ka hadlaysa mise cuqdad baa ku haysa?
@maxamedsaciid7821
@maxamedsaciid7821 2 жыл бұрын
Aniga waxay ilatahay in aad sheekadaa kabaxdaan waayo snm waxay dhashay somaliland markaa waxaa ka fiican ana igu sawirta in halgankii iskuula dalka lagu dhigo maraa waaxid naga daaya igu sawirta ana
@rashiidhassan7963
@rashiidhassan7963 2 жыл бұрын
Cadaladii Siilaanyo derajeda Canadanka logu jala eexaday ayaa muuqata ragii soo halagamay qayaalad logu kala exday cadalad daaro
@u.j7332
@u.j7332 2 жыл бұрын
Waa odaygii cali Loox ee khasiiska ahaa, ee hablaha yar yar ka qadhaaban jiray
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Tariikhda runtaad diideysaa
@Duco-waalid
@Duco-waalid 2 жыл бұрын
Miyuu ku wasay
@Duco-waalid
@Duco-waalid 2 жыл бұрын
Miyuu ku wasay u. J 1
@gorygoryahmed791
@gorygoryahmed791 2 жыл бұрын
This man was ex said Bare Solder was uneducated solder
@u.j7332
@u.j7332 2 жыл бұрын
Kolba oday xashiisha oo isagoo kale ah ayuu waraystaa Yaa waxan oo kale dhagaysta
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 2 жыл бұрын
Kan waa nacas. 😡😡😡😡
@am.b5688
@am.b5688 2 жыл бұрын
Dowladii Soomaaliyeedna waxay ku mashquulsaneyd inay iska celiyaan Ethiopia, Saraakiisha ninkani kamid yahayna xaafadaha Hargeysa ayay ku soo gurayeen hubkii xeryaha ciidanka!
@ismailjama178
@ismailjama178 2 жыл бұрын
Sawkii Siyaad la heshiiyey Migiste una saxeexay Soomaali-galbeed.Si uu kursiga u ilaashado ciidamadiina ka dhigtay xaabo,ilaa laga eryey.
@am.b5688
@am.b5688 2 жыл бұрын
@@ismailjama178 Dagaalka in la kala joojiyo ayaa lagu heshiiyay, wax la saxeexay oo dhul ah ma jirin. Sidee loola dagaalamayaa Amxaaro, hadii reer Hargeysa iyo Gaalkacayo Amxaaro yihiin af soomaali ku hadlaya! Ninkani tuugada wuxuu ka bilaabay dharkii suuqyada Xamar yaalay inay xadaan( Ilaah baan kuugu dhaarshee xitaa dadkii laga xaday way yaabeen Nin tuute sita oo bundad dhar ah sita! oo may ku dhicin inay suuqa ku qabsadaan, way sugeen intay ka tegayeen meeshay ka yimaadeen) Tuugo lagu faanayo fiiriya! Wariyihii baa ka yaabay labada bin ee Amxaaro dhufeyska ugu jira ee midna Habaryoonis lagu sii daayay kii kalena uu ka maadsanayo hadalkiisa oo uu leeyahay was San-ka Dhuudhi! Ma caruur baa ninku? bal eeg isaga sankiisa waa African baxti ah , markaasuu min Soomaaliya waxka sheegayaa oo uu dilay! Waxaa cadaatay in dadku aanay Ła Kicin dhib loogaystay ee markii horeba ay necbaayeen Soomaalida kale.
@ismailjama178
@ismailjama178 2 жыл бұрын
@@am.b5688 haddii anagu axmaaro nahay,idina Walo ayaad tihiin ee Ha ina kala ree in.
@am.b5688
@am.b5688 2 жыл бұрын
@@ismailjama178 Oromada intaanu u bixinay Somali Aboow baan ku hubeenay Amxaarada, Eritria na waan ku hubeenay si ay dekadba u waayaan Ethiopia, marna ismaanan oran Isaaq iyo reer Mudug baa cadow u noqonaya Soomaali ileen Afkaad nagu qaladeen!
@ismailjama178
@ismailjama178 2 жыл бұрын
@@am.b5688 taasi waxay dhacday markii aynu meel u wada jeednay,maaha guul idiin gaara.Laakiin markii xukunkii gacan nin ku koobmay,intiinii kalana qaadateen inaad adoon u noqotaan .Ayaanu goosanay inaysan na anfaceyn daalin inaan daacad u noqono. Muslinimo nimaan kugu dhaqayn Muunimo khaasa Gaal maxasta kuu nabad gesha Ood magansataa dhaama
Barn Xusus Reeb General Xasan Sellin Part 2
1:00:54
Horn Cable Tv
Рет қаралды 38 М.
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 59 МЛН
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 64 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 17 МЛН
Maxaa fashiliyey Inqilaabkii Lixle isku dayey ee Gobollada Waqooyi?
35:30
BARNAAMIJKA GOOB JOOG EE SLNTV...BY BADRI MAXAMED XASAN
34:31
Курение вредит здоровью
0:28
ЮРИЧ
Рет қаралды 1,6 МЛН
😹😹😹
0:19
Татьяна Дука
Рет қаралды 11 МЛН