Mujaahid Xasan Maxamed Ubaxle (Xasan Ganay) oo ka hadlay Gudagalkii Hargeysa ee SNM

  Рет қаралды 17,156

Kulmiye Party

Kulmiye Party

Күн бұрын

Mujaahid Xasan Ganay wuxuu ahaa Taliyihii Gadiidkii SNM ee Hargeysa galay 31kii May,1988, taas oo ahayd maalintii ciidamadii Mujaahidiinta ahaa ee SNM goor saq dhexe ah ka dhex hilaaceen gudaha Magaalda Hargaysa oo ay ku sugnaayeen ciidamadii Maxamed Siyaad Barre.

Пікірлер: 28
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 2 ай бұрын
Mujaahid qaali ah oo qiimo badan Xasan Maxamed ubaxle (xasan ganay) adeero Alle ha ku xafido.
@etooyt7967
@etooyt7967 3 жыл бұрын
Alleh cimriga ha KU barakeeyo ADEERO long life
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 8 жыл бұрын
Allow u naxariiso mujaahidiinta intii dhimatay..... Aamiin
@achmedhussen10
@achmedhussen10 9 ай бұрын
Adr mujaahid xasan ganey cimridharar iyo cafimad kunolow Aakhirana janada Abaalkaga lama gudi karo mujahidintii snm Allah ha unaxariisto janadiina kuwara
@abdiibrahimmoussa1706
@abdiibrahimmoussa1706 8 жыл бұрын
masha allah ; alaha cimrikisa haa dhereyo muj ; intidhima tayena alaha haa uu naxristo niiniti ku dhawacan taye cafimad sarecan
@mohamudabdi5567
@mohamudabdi5567 6 жыл бұрын
Ilaahow ku dhawr muj hassan mohamed ubaxle (hassan ganey) nin kaalin dahab kaga suntanaa SNM,waana ninkii qudhahaa ee la siiyay biladdiigeesinomada lagu maamuusay
@snmtv1499
@snmtv1499 4 жыл бұрын
Sancaano dhan baa bilada lagu maamusay
@NickelodeonKings
@NickelodeonKings 6 жыл бұрын
😰😰😰😰 ilaahey ha unaxariisto
@hodanhassan2569
@hodanhassan2569 6 жыл бұрын
aabo illhay ha iikaa xifdiyo geesbad ahayd naftiisa wadnkiisa uhuray illhay ha unaxriiso intii dhimytyna
@Afhayeentotal
@Afhayeentotal 5 жыл бұрын
amiiin waalaalo ma abahaabaa xasan ganey
@omaryusuf4060
@omaryusuf4060 5 жыл бұрын
amiin
@somalifrancetv6868
@somalifrancetv6868 5 жыл бұрын
amiin adero
@ameenahmed1222
@ameenahmed1222 4 жыл бұрын
Allah cimriga iyo caafimdka hku ziyaadiyo muj xasan mxmed wxd no hor seeden nabada mnta aan ku Nolnhy Illhy ka sakow wxtihiin hormuudkii wdanka intii dhimtyna alle haw naxariisto viva snm
@galaydhyare4940
@galaydhyare4940 4 жыл бұрын
Hodan Hassan Wll hadii ay tuurto gal tahay waxaan jecelahay inaan la xidhiidho Ma iga caawin kartaa please
@hibomohamed4167
@hibomohamed4167 5 жыл бұрын
Arab abaal kiisii muu heelin 💔
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 8 жыл бұрын
Rag Raga SNM
@oneworld3034
@oneworld3034 4 жыл бұрын
Geesi geesi dhalay
@ismailmohamed7789
@ismailmohamed7789 2 жыл бұрын
Maha Allah somaliland gull iyo gobanimoo lojojinmayo ciid kasta o kasohorjeda qadiyada iyo qarannimada qaranka somaliland xadudaha somaliland wa muqadiis wa lamatabtan somaliland waxay ledahay haal cadowuu wayo wa somalikushega konfured kkkkkkkkkkkkkk jecliyaa markuu jaboo cadowugaa rer somaliland somalikushega konfured kkkkkkkkkkkkkk wan kuraxaysta markuu jaboo cadowugaa rer somaliland somalikushega konfured Cidanka qaraanka somaliland waxan leyahay habalyoo habalyoo habalyoo guul iyo gobanimoo
@ciyaalgooladahorex3632
@ciyaalgooladahorex3632 6 жыл бұрын
Geeeesi
@munaxasan1910
@munaxasan1910 6 жыл бұрын
Rkwkeodjeskdjeosk
@Afhayeentotal
@Afhayeentotal 8 жыл бұрын
ninkan walee hargeysa 1988 waxan ku arkay geedeeble isagoo sabaabka xabaad kaga dhacay geeeeeeeeeeeeesi
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
ma runtaaba kkkk oo mxd dagaalka uga qeyb geli weyday talow.
@Afhayeentotal
@Afhayeentotal 7 жыл бұрын
az mclkkkkkkkkk deee ciyaalbaan ahaaa 7 jiir
@munaxasan1910
@munaxasan1910 6 жыл бұрын
Dhamac Abdi used issue it Siwiroe
@rabiicyare8501
@rabiicyare8501 5 жыл бұрын
Qoladisa i shega
@somalifrancetv6868
@somalifrancetv6868 5 жыл бұрын
waa arap indr
Xasan Ganey Gabaygii Daylo " Xarshin Daylo Snm "
11:52
Cabdisalaan Gentelman
Рет қаралды 13 М.
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 20 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 39 МЛН
Waraysigii Muj Maxamuud Wadaad Ee Gudagalkii Burco.  Q: 4-aad
30:01
Barnaamij Xiiso Leh: Guda Galkii SNM Hargeysa
59:11
SAAB TV
Рет қаралды 77 М.
Qaybtii 2aad ee allaah haunaxariistee mujahaahid daahiryare
13:59
Guda Galkii SNM Ee Hargeysa 31may 1988
59:12
Hawd joog
Рет қаралды 53 М.
Mahadhooyinkii xasan sheekh muumin
15:08
Saxartire
Рет қаралды 13 М.
TAXANAHA TAARIIKHDA GALITAANKII SNM HARGEISA MUJAAHIDIINTA SNM
2:14:58
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 20 МЛН