Waayojoog: Dagaalkii Mashruuca Wajaale - Halgamaa Maxamuud Xasan Doob, Qaybtii 3/4.

  Рет қаралды 20,627

CBA TV

CBA TV

Жыл бұрын

Waayojoog: Dagaalkii Mashruuca Wajaale - Halgamaa Maxamuud Xasan Doob, Qaybtii 3/4.
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 43
@kaderabdiadam9443
@kaderabdiadam9443 Жыл бұрын
Jibriil abokor waa gob wlhi waa laandheere deeqsinimada way udhasheen
@mohamadismail1880
@mohamadismail1880 Жыл бұрын
DOOB SXB WAAN KU SALAAMAY WAXAAD KATAGTAY MARKII WADAMAKAAHIIL LAYNAGAQAADAY GOOR HABEENIMO AH LAYNAMA GAYN MASAAJIDKA E WAXA LAYNADHIGAY KAYN CIDLA AH OO MADAWEYN U DHOW HALKAA ROOB AYAA INAGU HELAY INAGOO GEEDAHA HOOSTOODA JIIFNA OO WEYNU KU DHIBTOONAY DHAWR HABEEN BAYNU U HOYANAY KADIB AYAA MASAAJIDKA LAYNA GEEYEY WAXAKALOON KUU SAXAYAA DHAKHTARKA AAD MAGACAWDAY WAA CABDI SUUDI REE QORILUGUDBUU AHAA ALLA HAWNAXARIISTO WUXUU KUDHINTAY SWEDAN REERKII IYO CARUURTIINA HALKAASAY JOOGAAN HADDA WIILKA TV GA JOOGANA ADEERBUU U AHAA
@DavidEric1
@DavidEric1 Жыл бұрын
Been badanaa ninku
@mohamadismail1880
@mohamadismail1880 Жыл бұрын
@@DavidEric1 Waad igu gaftay dambibaad iga gashay wax aanan ahaynbaad igusheegtay beenaalaad igusheegtay igamakaaqabato waxaan ahaa goobjoog dhaawacii snm ee goobtaa yaalahbaan kamid ahaa marxuumkan dhakhtarka ahaa ee uu sheegayna aqoonbaan ulahaa kuwii nadawaynjiraybuu kamid ahaa bal hadaba adigu maxaad iigu gaftay eed beenaale iigusheegtay????
@abdihakimali7431
@abdihakimali7431 Жыл бұрын
Alle haku xifdiyo adeer, xil waynbaad gudateen.
@mohamedabdikadir6939
@mohamedabdikadir6939 Жыл бұрын
Galbredka dagaalo culusbaa ka dhacay from caynabo
@kayseali9510
@kayseali9510 Жыл бұрын
Alle hawnaxariisto SNM intii dhimatay inta noolna caafimaad iyo cimri dherer hawgu deeqo..
@saleebaancali9814
@saleebaancali9814 5 ай бұрын
walaahay sawirkaa waan diiday aqoon la.aan isoo martay igadheh
@mahamedaxmed6817
@mahamedaxmed6817 Жыл бұрын
Geesi izaaqa oo h jeclo ah oo cududiiza ku xorayztay dalkiiza io dadkiizapa
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 Жыл бұрын
Mujaahidka iyo wariyahaba wansalaamayaa
@w410921
@w410921 Жыл бұрын
Waraysi xiiso badan leh iyo taariikhba
@mustafeciise4172
@mustafeciise4172 Жыл бұрын
Waa geesi isaaq
@dacarabdi726
@dacarabdi726 Жыл бұрын
Libaax Dumar kii Ka tirsanaa SNM Bal iyana waxaad Heli karto Barmaamij nooga soo Diyaari isha Allah
@qodaal5098
@qodaal5098 Жыл бұрын
Cabdi cawl wali wajaaluu joogaa
@AhmedHassan-yo8gr
@AhmedHassan-yo8gr Жыл бұрын
Sheekadani way iga oohisay runtii. Bal ka waran ninka ilaa 1987 to 1989 aan hooyadii ogayn inuu dhintay iyo in kale
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 Жыл бұрын
Halgankii SNM Bari ilaa galbeedka somaliland si isku mida ayaa looga qayb qaatay xoreyntii dalkeenan somaliland
@AbualiGeleh-hi2ur
@AbualiGeleh-hi2ur Жыл бұрын
Ninkan aad ayaan u nebcaa laakiin imika aad ayaan u jeclehay ilahay haku xifdiyo walaal I saamax
@nuurkaariye6377
@nuurkaariye6377 Жыл бұрын
Oo muxuu kugu sameeyay
@SamiraXussen-lb5ln
@SamiraXussen-lb5ln Жыл бұрын
Oo injirtii garaad Cali sheegayy ileen waa run wuxuu yirih anagu injir buuraha nagugalimeeysee. Taangiyo iyo hilib geel baan kudagaalameeynaa
@user-cv4og6mn5d
@user-cv4og6mn5d Жыл бұрын
@Mamar6310
@Mamar6310 Жыл бұрын
Waa runtiisa injirtaasi way buuxday ikaa nihin to garan to sharabaadkay naga gashay
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
haduu rasaas haystay muxuu la orday waa dad caamo ah oo lasooraafay
@calixuseen9631
@calixuseen9631 Жыл бұрын
Siwanaagsan oo faahfaahsan ayuu ninkaasi uga waramay Taariikhdaa
@mukhtaarmaxamuud5234
@mukhtaarmaxamuud5234 Жыл бұрын
Nikaasi waa rutiii waxaa usheegataa oo dhanba
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 8 ай бұрын
Faqash kkkkk
@mohamadabdi6785
@mohamadabdi6785 Жыл бұрын
Hadda dadow kuwa wax laynaya iyo kuwa sidaa loo laynayaaba waa somali
@KAMAALSHAH-sc9ms
@KAMAALSHAH-sc9ms Жыл бұрын
Who is a somali there are iidoor and daarood dofar killing
@w410921
@w410921 Жыл бұрын
Somail waa tee, ma tii dadka shacabka ah xasuuqaysay, ni hubaysan oo nin hubaysan iska celinayaa waa gobanimo dagaalan. @@KAMAALSHAH-sc9ms
@TayasirWarsame
@TayasirWarsame Ай бұрын
Mujahid
@maxamuudmuse2186
@maxamuudmuse2186 Жыл бұрын
Mujaahid nolow oo noofaahfaahi oo nooga waran dagaalkii kalabaydhka ee qosolwayne ee 25ka cisho ladagaalamayey
@mohamedmuse3892
@mohamedmuse3892 Жыл бұрын
qudhistii intii dhimatay allaha cadaabo inta joogtaana ha waashaan waxba maaney soo kordhine
@kosaryusuf3418
@kosaryusuf3418 Жыл бұрын
Afqadhmuune
@mohamoodfaarah3408
@mohamoodfaarah3408 6 ай бұрын
Ina buuxsade iyo aar booraan labaduba waxay ahayen hj gaar ahan cibraan waliba reer cabdale
@SamiraXussen-lb5ln
@SamiraXussen-lb5ln Жыл бұрын
Oo hada ma waxuu kufaanayaa daarood baa iguumeeysanjiray oo Beebe iguceyrsaday baarti 2 haduu socdaa xasuuqii. Iidoor wagaash soogurta lafihiinii baarti 2
@user-fv3vr7mq6b
@user-fv3vr7mq6b 2 ай бұрын
Soomaliland cid kale ugama baqo laakiin hal mar baan u baqay waa marka inagu isula nimaadno wixii laga dagaalamay sida quudhsi, cadaalad daro iyo sadburi markaa wada jirka hala ilaaliyo qaranimadda
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 Жыл бұрын
Waar ileyn doob mayara ilaa muuse biixi iyo maxed kahin ayuu halgankii snm lasoo galey waa ninka kaliya ee mujahida ee xisbiga wadani kujira
@mohamedmuse3892
@mohamedmuse3892 Жыл бұрын
garxajis ayaa qudhmistii ugu awood badnaa jibriil abokor basaasiin bay siyaad bar e u ahaayeen anagaa joognee
@apdirahmaanhandule1588
@apdirahmaanhandule1588 Ай бұрын
Waar xoolaad tahee reeraha ha caayin dulitahaw
@kosaryusuf3418
@kosaryusuf3418 Жыл бұрын
Nacdal kugu dhacday
@drabdirashidjimaleh678
@drabdirashidjimaleh678 11 ай бұрын
Ninkaa beebahu kari waayay waxa la yidhaa ina balo katiibo waa jibraacin samaroon waxuu ku nool yahay hada gabilay
@hamzedeek5281
@hamzedeek5281 Жыл бұрын
Jeegaaantu ilaaa barigaaas ayey jirtay
@AhmedHassan-yo8gr
@AhmedHassan-yo8gr Жыл бұрын
Lol halganka ayaa ka dhab ahaa
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,8 МЛН
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 42 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 21 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 8 МЛН
Barnaamij Xiiso Leh: Guda Galkii SNM Hargeysa
59:11
SAAB TV
Рет қаралды 74 М.
DAAWO  SHEEKADA: Maxbuuskii Xabashida ka yaabiyay dagaalkii 1977-kii. WAREYSI
1:22:36
Waraysi Xil. Maxamed Maxamuud Diiriye .Qaybtii 2-aad.
1:40:47
National Museum of Somaliland
Рет қаралды 2,5 М.
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,8 МЛН