Munasar habo kheyr Allaha kusiyo qofka kali ee aan ka cajisin marxuumada waa adiga iyo Zaki yare waxaa tihiin laba wariya oo cadalada ushaqeyey waxaan ka codsanayaa dadweynaha kuxiran labada wariye in LEK loo saaro maxkamada haloo duceeyo madama ey cadalada fulisey Allahayoow somalida Allaha xaqa tusiyo plz cadalada kudadaala🙏
@najmomaxamed9156Ай бұрын
Inkani xawaadle ma matalo waan yaabamahay anaga waxaan taageesanahay luul xaqeeda ay hesho
@SuleymanAhmed-u9nАй бұрын
Nin kii habargidir udoodo xawadle ma matalo😂😂😂 ilaah ha idin caafiyo
@shaaciyecadawe4810Ай бұрын
@@SuleymanAhmed-u9nhabargidir maxaa loogu dodaa ma xaq ayey ku taagan taha 😢
@shaaciyecadawe4810Ай бұрын
Aniga talada aan beesha xawaadle usoo jeedin lahaa waxaa waaye iney ninkan odaygaa laftiisa ku wareejiyan beesha shiiqaal kadibna dhahan qisaasta madama uu yaha benaale shahaado suur ah!
@MOHAMEDNOOR-vj5bsАй бұрын
Odeygaas Mooryaaan waaaye Bee Baastarka Maxaa kagalay asi Gabadha Muu dhalay mise Ehel.yihiin
@MaxamedcadiSalaxАй бұрын
Ninkan waa nacebeyay nama matalo besha xawadle hadi ay yihin byby
@mrkeepgoing7959Ай бұрын
wuu is ceebeeye dheh maadaama uu idinka matalin
@kowsaralihassan7674Ай бұрын
Ninkan wu qaldan yahay gabadha dhiigeeda waxa xaq u leh inu ka hadlo aabahed iyo dadka ay ka dhamatey
@jiiromaskiinАй бұрын
Kanu xawaadle ma'ahan ee waa dameer lacag soo qaatay ee isagana hala toogto.
@fartunabdullahi9804Ай бұрын
Allaahu Akbar 😢😢😢😢😢
@omerhassan3041Ай бұрын
Meesha xawaad leh wax uga firan ma jirto dhiiga hooyadii miskiinta ahayd Allaha u naxariiste isaga ma leh warka badan ha ka baxo! Dhagar khabahana halaga hor wareejiyo ummada hana la qisaaso sida Rabbi quraanka inoogu sheegay in qisaasta nolol noogu jirto.
@FaaraxFarey-od5vcАй бұрын
Xayawaan ayaad thy ee ilmaha yaa masuul ka ah
@omerhassan3041Ай бұрын
@@FaaraxFarey-od5vc Aniga iyo adiga midkeena xayawaana Ilaahay baa og! dhagarkhabe ilmihii caloosha isaga loogu siday u nixi waayey maa ilmo dadoow u nixi? Qabyaaladii ku qaadatay kuma dhigtee dhiga hooyadan miskiinta ma xawaadla leh???mise saleebaan??? Dhibta adigay kuu gaar tahay aabaha iyo qaraabada marxuumada qisaas ayeey raali ku naqdeen!! Ilaahayna wuxuu quraanka noogu sheegay inqisaasta nolol noogu jirto!! Waxaad u eg tahay ruux wax yar kasaaya!
@xasanaxmed770Ай бұрын
Xukunka aadanaha ay xukuman iyo ajashii uu allaah qoray waxba iskama quseeyaan sxp ee ha xad gudbin adiga
@abobasement346Ай бұрын
waa moryan doqonah wuxuu u yimid xamar waa hungurih tugan
@mamamuslim1003Ай бұрын
ALLAAHU AKBAR ILLAAHAY luul xaqeeda ha oofiyo aamiin
@HusseinAli-l1dАй бұрын
We munasaroow Kan namamatalo Waa Nin cabsan. ❤❤❤ Hadaanahay. Xawaalle
@umuclaahi5562Ай бұрын
Saxiix
@Rocco-v7hАй бұрын
Sharaf iyo karaamo ❤
@GuxayeGarmaqateАй бұрын
Waa aduun wareersan oo xaqii ito xaqdaradi aan lakala garaneyn
@DeeqojimcaleJimcaleАй бұрын
Waan filayay inaad fidiyowgan ka so hadleysid Thanks my brother
@ilyasyunis9725Ай бұрын
Xaqa halaga ofiya dad bathan odahye hala dili ayawa kardintay inta dimatay Allah SWT haunaxaristo
Anigu waxan leeyahay isaga laftigiisa aya far ku jirtaa ee halaga dheeraado waa wasaqysanyahay ninka haga qabto umada si umadu u wada noolaato ninka hooyada diley waajibkiisu waa dil
Ninkaan xaq uma laha in uu doodo. Waayoo gabartii la dilay dhinac kama soo galo. Qoyska dhintay, haddey cidda dhashay ay mag qaadanaayqan xaq bey leeyihiin, haddii la dilana waa xaq. Laakiin kolley 2da dhinac ayey u taallaa. Laakiin waa qaldan yahay.
@ahmedhazzaa3676Ай бұрын
War kan wuu ceebeeyay beelweynta Xl Waa oday doqon ah oo aduunyo ka door biday ilmaha hooyadood lagu hor gubay
@natureanimalsonearthandund163Ай бұрын
ODAYGA KISTIISA AYUUU QAATAY DHIGGA LUULNA MA LAHAN AFKIISA AYUU KA QIRANAYAA WAXA KA QEYLISINAYAA WAA LA OGAADAY.
@411muminАй бұрын
Ninkaan waaba la weysanaa.. baafin looga quustey...cid uu matali karo ma jirto.. warkiisa meel kasoo qaad ma leh...caruurta masuuliyadooda waxaa lagu ogyahay aabahood Cabdicasiis
@Muslimocaliabkey-f5uАй бұрын
❤
@Farxiyo-c2nАй бұрын
xawadlow ninkaas iska qabta yuu idin ceybenine😢
@umuahlaam4170Ай бұрын
Gabadhiisa inee ahaatoo ku fiicneed waa nin jeebka loosoo buuxiye
@nurodayhiraabwalaal6103Ай бұрын
Midkan maxaa Ka galay ilmaha awoowaha u eh wiilkisa gabadha dhaqan keeda ayuu lahaa ee dhigida ma laha luul Aabahed ayaa dhigiida leh ninkan awoowaha eh ha ugaado caruurta wiilkisa dhalay ayuu dhiigoda leyahay ee gabadha luul ma dhalin luul na Xawaadle ma aha ee saas ha u ogaado maxkamada waxey waraa qaha uga qaban weyday waa ku saxan tahay waxa la dilay gabadha wiilkisa dhalay ma aha ha ogaado inuu qaldan yahay luul Aabahed ayaa nool walaalked xitaa wax malaga weydinaayo isaga xaguu jogaa ninkan waa walan yahay ee xawadlow qabsadda waa iga talo
@ayaanleabdule4715Ай бұрын
Asc Munasar ha nagu daalin Xukun aan waqti laheeyn in la toog to Qaatil Qabiil ku tashan Xasan Madharge Umada Somaliyeed ha ka hor wareego haduu fulin Karin Xukun Xaq ah ee ha iska Boobo dan tiisa Guud
@WarsanOsmaanАй бұрын
Nama matalo odaygaan waxaan ka mid ahay dadkii udoodayay oo jeclaa in ay walasheen Luul cadaalad hesho
@fathiyayusuf1332Ай бұрын
Ninkaan waa dhuuni raac acuudka waligay ma arag kanoo kale, nin kale gabadhiisa ayuu leeyahay xaq bean ku leeyahay dhuunta beel.
@kingabshaofficial4147Ай бұрын
الله اكبر
@xabiibaahmed6053Ай бұрын
odaygaan mana matalo xawaadle ma ahan
@Abdi-uy2jjАй бұрын
tuug waa
@MohamedMohamed-eb6ntАй бұрын
Gabadhan abaheed aa jogo yaa wax wey dinayo qofkan 1990 waa shey waa oday sheydhan ah
@katuunomar2814Ай бұрын
Ma xawadlaa xaqdaro yaqaano mxaase kagalay luul wiilkooda mar horow dhintay ilmaha ayuu kahadli karaa ma ahee luul wxbo kma galin
@bazeera5520Ай бұрын
Ilmaha haddii la dili laha ayey ila tahay inuu hala isiiyo oran laha,laakiin waxa dhintay waa nin kale gabadhiisi mase wuxuu ka wada caruurta aan awoowaha u ahay haddii mag la siiyo taas baan wax ka raba Maxaa yeelay asagu luul ma dhalin.waxay u muuqata awoowaha wiilka dhalay arintiisu qof leh mara cad waa gaduud
@AhmedIsmail-x7gАй бұрын
waxad tiraahdaa Sodog
@DeeqojimcaleJimcaleАй бұрын
Waa uday wareray
@ClaahiCusmaan-s3jАй бұрын
Waa oday busarad heesaa oo bar go ah laariga haloo qaado ninka kanina xaqa halaga oofiya asaga ayay dan u tahay
@mascuudfeysal8327Ай бұрын
Kkkkkkkk kkkkkkkk
@AyaanJaamac-c8eАй бұрын
Sodoh xawayan uma xuma xitaa kuma fakaraayo ameeya ilmaha uqdada ku qaadan😂😂
@@xashicali9633 Ama cantan ama qayli ama jini xamaasadeed isku rid odaygaan ilmaha agoontaa awoowaha u ahi oo Aabohood dhalay asaga ayaa xaqa ilmaha kamasuula sharciga islaamka markii la aado sharci kale iyo binaale cidii wax ku xukumaysaa ayadey utaalaa
@ashamahamud5420Ай бұрын
Dablaq magabar dadow ayuu xaqeda raba dabnared laq
@AlfiaAmiinАй бұрын
Ciilka aad qabto udhimo , odagan ciddisa waxkama galin haddi sharcigu u ogolyahay in uu talo Ku leeyahay ilmaha diyada hoyadod Waa in lo qalo haddi sharciga islaamku u ogoleyna hadde warma yaalo didcali tiisa haddey gasho qofna ma baajin Karo .
@fadumafareyАй бұрын
Oday walan waye
@omerhassan3041Ай бұрын
Maya! Maya! Meelkasta oo fagaare banaan waa lagu qiyaasi kara ee nin yohow Ilaahay ka cabso oo jooji warkaas! Mise maajo ayaad khaadatay?
@nasreenwhatdowedohavali1425Ай бұрын
Ilmaha ayaad awoowe u tahey ayaga m.arkii ladilo lacagta ka qaado laakiin odey adiga maaha kuwa dhiiga leh oo uu alle quraan kiisa ku sheegey adiga iska daayee xitaa kii qabey ayaan cafin karin dhiiga luul cabdicasiis ee meesha katag wajigaa gubaye
@amnaali8642Ай бұрын
arya xawadle dolarka waxey u yaqanin boqolki badaneyday wana jini cambar arkayo kale iney ugu dhagaan 😂❤
@ilhansufi-fm8nbАй бұрын
Aan kale aankaaa
@HaweeyoHaashiАй бұрын
😢
@ChhvvVhiggАй бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👌👌👌👌👌
@Tasniim1Ай бұрын
Dadkan diin iyo dhaqan toona mayaqaanaan. Bal hadda odaygan xagee buu case kan kasoo galayaa? Wiil uu dhalay baa gabadhii lagubay qabi jirey wiilkiisiina wuuba dhintay ninkale ayaa uga dambeeyey wiilkiisa gabadha dhimatay. Wuxuuba taagan yahay caruurta ayaan awoowe u’ahay. Adeerayaaloow odaygan qolaa dhabarka soo taabataye oo soo lugaysaye dadkiisu ha qabsadeen.
@YahyeHADJiАй бұрын
😓😓😓😓😓😢😢😢
@dhemanduceysan3255Ай бұрын
ASC WLLE GABADHA DHAQANKEDA AYAAD LEEDAHAY EE DHIIGEEDA MALAHA SOW MA AHAYN SIDAA DARTEED GABADHA DHIIGEEDA AABAHED AYAA LEH EE NINKAAS SODOGEED AHAA ALLE HAKA BAQO SHAHAADO ZUUR MA FIICNEE HADUU WAALAN TAHAY DADKIISU UMADA HAKA QABTAAN MABA FIYOOBEE
@ahmedsheikhamud5809Ай бұрын
LACAGU QAATAY NINKAN XAWAADLE NONKA XAWAADLESE GABADHA DHIIGEEDA MA ALAHANE DHAQAN AYU KU LEEYAHAY.NINKAN
@MuayadSadiiqАй бұрын
Ciqaamada waxa uu ku jadiid sado oo raba ijaarka sanad ama 6bilood ayaa labixiyaa kahrabaa u taal odaga
@محمد-ظ6و3ظАй бұрын
Munasar walaal waxaan kuu sheegayaa ninkaan inuusan u imaanin iskiisa iqaamada ayaa ka haawday kadibna waa lasoo tarxiilay mana ulaaban karo sacuudiga
@sowdahassan9690Ай бұрын
Xawadloow odaygan qabsada o afka wax u galiya waxaasi wa saqajanimee