Illaahow u soo sahal maskiintaan gabadheeda hadii ay dhimatana qalbiga u qabooji samir iyo iimaana ka sii yaa qof qadarta rumey sane yaa Allah u gargaar
@asmaanaxariisbdn2105Сағат бұрын
Hooyo mcny ilhey waxa kaga baryaa siduu intaso sano sabarka ku siiyey inuu gabadhada oo nabad qabta ku keeno bi idinillah 🤲 Midkle dadka leh ayada tahribisey iyo maxey sida usameysay Alle wu idin istajin kara xaladeda ookle ee qadarta ku dhacdey hooyadan duco ku kalmeeya ama xumantiina labtiina ku hesta subxnllh
ALLAHA USAHLO GABARTEEDA OO NABADQABTO OOTINTA E OOYSAY ALLAHA UGU BADALO FARXAD
@KiinAbdulle-dj7oy3 сағат бұрын
Allah usahlo insha allah
@canabmuktar49572 сағат бұрын
8
@IstarIstar-y5v33 минут бұрын
Allaah hausahlo gabadheda
@bintuomar3114Сағат бұрын
ilahey haku sahlo idoo nabad qabto
@abdulmoaw73043 сағат бұрын
Illaah hakuu sahlo aamiin
@marianabokar78092 сағат бұрын
Abtiga aa ku tacadiyey inuu ka tago maaheen kaas walaal maaha ee ilaahay hakuu sahlo hadey nooshahay qalbigana hakuu qaboojiyo abaayo
@UmuMAmiin2 сағат бұрын
Alaha usahlo😢😢
@FeisalCade5 минут бұрын
Wlhi waa qalbi jab sorry mama iska sabar😢😢
@MaryanMaryama-cj5hy3 сағат бұрын
Thank you so much Abdiaziz
@fatoumahassan1993Сағат бұрын
Yarbi uso sahal miiskiintan ax
@BaqiisaHaaji3 сағат бұрын
Waxay ahayd inay ku adkeyso inay so laabato ma ahayn inay horey usii dirto o lacag kashubto lkn way dhacday wa wax uqoran ilhey hauso celyo gabadhed
@QueenAnuush-b3s2 сағат бұрын
Aloow u fudueey oo usoo sahal gabadheeda
@ikhwaikhwamog69323 сағат бұрын
Ayaadaa tahriibisay maxay KA hadlee
@asmaanaxariisbdn2105Сағат бұрын
Shaqadada maha
@Abdimahat16Сағат бұрын
So ma dambi ayee gashay hadey tahriibisay somalida wada tahriibe ma iyagaa is wada bixiye mise waalid iyo walaalbey ku tiirsanaayen Caqligaaga Suu u shaqeeya maxaase Naxariista kaa qaade Weli wax madhalin miyaa beer adkidaa
@Fowzia692 сағат бұрын
oo Islaantaan maxay gabadhaan u diree soo laabo may dhahdo nimanka may Intay lacag siiso soo cesheto gabadheeda?
@asmaanaxariisbdn2105Сағат бұрын
Maxey usamene inta iska dhafto uducee ama hadal xumida ka daa