MUQAALKAAN WXN KUSOO MARNAY WADOOYINKA KALA AH CABDI QAASIN 21 OGTOOBAR IYO LAMIGA CUSUB SUQA BERTA

  Рет қаралды 4,897

Ajmal Services

Ajmal Services

Күн бұрын

Пікірлер: 20
@kamalali79
@kamalali79 Жыл бұрын
Asc abaayo sacdiyo xasan waan ku mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasnaad ilaah haka siiyo walaasheey Amin Amin Amin howl fiican ayaad u heysaa dadka soomaaliyeed mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan abaayo sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado iyo macluumawdka qiimaha guryaha ku yaala magaaladeena muqdisho ilaah haku dhowro Amin Amin Amin mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan
@ahmedibrahim3070
@ahmedibrahim3070 Жыл бұрын
MASHALAAH MAGAALO QURUX BADAN MUQDISHO
@kamalali79
@kamalali79 Жыл бұрын
السلام عليكم شكرا اختي على الفيديوهات الجميلة التي تشاركينا بها دائما جزاك الله خيرا وبارك فيك آمين آمين.
@hassanmahdi8901
@hassanmahdi8901 Жыл бұрын
umadkastaa waxaa lagu qiimeyaa sida uu dalkodu yahay nabadgelyad aqonta nadaafada dhismaha
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv Жыл бұрын
Masha allllah❤
@abdimoha9206
@abdimoha9206 Жыл бұрын
Mahadsanid ukhtii wadadaas waxaa la dhihi jirqy Jidka Afisiyooni
@shugriyamahamud8199
@shugriyamahamud8199 Жыл бұрын
Maasha allaah shugran walaashey
@sahankaaqoonta1526
@sahankaaqoonta1526 Жыл бұрын
mahadsanid abaayo muuqaal nooga soo duub laamiga cusub ee ex control afgoye ilaa kaxda
@ruqiyoxasan8119
@ruqiyoxasan8119 Жыл бұрын
Maasha allah weeye deee
@AbdifitahJimcaale-o6c
@AbdifitahJimcaale-o6c Жыл бұрын
Mahadsanid.waxad.ku.dartaa.muqaika.dagmada.aytahey
@nuroducale7302
@nuroducale7302 Жыл бұрын
Mashà Allah.
@AbdifitahJimcaale-o6c
@AbdifitahJimcaale-o6c Жыл бұрын
Abayo.waxan.ranaa.in.anfaidno.muqalka.no.raaci.kow.17ka.dagmo.ku.yahey.mcanaha.damowalba.xafadeheda.in.teyyihin.in.aan.barano.iyo.wadoyina.aycan.ku.tahry.maxa.yeelay.anigokale.in.aan.barto.ayaan.raa.ado.mahadsan
@AbdifitahJimcaale-o6c
@AbdifitahJimcaale-o6c Жыл бұрын
Abayo.muqalsa.dagmada.u.yahey.noo.raaci.magaceda..xaafadaheda. 9:24
@mohodinPliano
@mohodinPliano Жыл бұрын
❤❤
@ahmedbarow9300
@ahmedbarow9300 Жыл бұрын
Farqi ween baa u dhexeya hadda iyo markii hore lakin dadka hareraha wadoyinka bacaha iyo jinkadaha ka dhisaya gudomiye madalena digniin buu u diray hadhow markii laga kala tuuro bey donayan iney tv yada soo dhobtan iyagoo cabanaya dadku waa iney ogadan amar dowlo waa fariin iyo fulin sido kale liidinta dhexda marta wexey ku muqan ogtahay isla markana sax ku tahay in ay yellow ama orange mid ahaato cadanku ma muqanayo wuxuna ka turjuma wado one way ah oo hal jiho u socota tanina waa is dhaaf balse muhimadu waa rinji muqanaya ugu danbeen waxan kaa codsanena inoo badan inaad hambalyo inaga garsiisid gudomiye madale oo aan inaga shaqesane inoo shaqeyey sidoo kale ninka dhalinyarada ah qurbaha ka yimid ee wadoyinka hagajiya iyo team bilal bulshawi oo beryahan wadoyinka xaqaya wana waxa laga donayo ama leynaga wada doonayo thanks
@ahmedibrahim3070
@ahmedibrahim3070 Жыл бұрын
MAHADSANID AJMAL
@yarka4574
@yarka4574 Жыл бұрын
Fiiloyinka korontada iyo Bajaaj ayaa bilicda dilaaya. 😎
@nouhahmed7743
@nouhahmed7743 Жыл бұрын
ventuno october means 21 october
@bajabir-rubby.35
@bajabir-rubby.35 Жыл бұрын
Bajaaj magaaladi foolxumo ka dhigtay yac
@AbdifitahJimcaale-o6c
@AbdifitahJimcaale-o6c Жыл бұрын
Abayo.waxan.ranaa.in.anfaidno.muqalka.no.raaci.kow.17ka.dagmo.ku.yahey.mcanaha.damowalba.xafadeheda.in.teyyihin.in.aan.barano.iyo.wadoyina.aycan.ku.tahry.maxa.yeelay.anigokale.in.aan.barto.ayaan.raa.ado.mahadsan
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
QURUXDA WADADA AADA WAABARI ILAA BUUNDOOYINKA
11:51
Ajmal Services
Рет қаралды 25 М.
BBC Somali Radio Idaacadda Subaxnimo  23-01-2025 #somalia
30:10
Somalia Radio News
Рет қаралды 575
Sidee u dhisi karaa Jirkeyga, sideese ayaa isku caateeyaa,
40:14
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 2,1 М.
Barnaamijka Weydiimo:  Muqdisho yaa iska leh ?
1:03:58
Goobjoog
Рет қаралды 18 М.
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН